Mahad Gelin hore wan ku sita codka bila musiga ah yaa kugula tartami kara

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 141

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 11 месяцев назад +1

    Allaha u naxaristo abwaan mohamed ALI kariye

  • @myare386
    @myare386 4 года назад +10

    Sagal ineey ku heesato heesaha reer xamarka inta ila aragtay like soo riix.

  • @jinidiljooy9731
    @jinidiljooy9731 5 лет назад +84

    Kuwa rasuulka Iyo magaca alle kuqaraabto like Iyo waxaan loo joogin kuraadinaya alle haka gooyo gacanta

    • @odayram9620
      @odayram9620 5 лет назад

      scw

    • @Saadaqiijiile123
      @Saadaqiijiile123 5 лет назад

      Hshhs hhh meel hooso ka baxayaan bay magaca ilaahay kaga qaraabanayaan

    • @khadaradan2856
      @khadaradan2856 5 лет назад +1

      Scw scw scw magacale iyo rasuulka haddii aad adigu salin waydo xaasd ayaad thy qofka ku yidhi kusali xabiibkeena scw waa kugu waajib sidaa ula soco

    • @abdikadirdeyr5461
      @abdikadirdeyr5461 5 лет назад +1

      Scw

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 5 лет назад +47

    Wll indhaha iyo gacmaha ba Alllaha kuu barakeeyo
    Subscribe ii saar mahadsanid

  • @samiirkennedy8419
    @samiirkennedy8419 5 лет назад +7

    Xaaji mahad si fiican buu uga kululaystey sowka labadodiba isku marey maaha aaar caawa si wacan waa u ladayaa hurdada

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 4 года назад +5

    Waaa sababta aanan u guursanayn gabadh wariye ah ama fanaanad ah waayo kaliga malihid walagula leeyahay😩😏🤭🤗

  • @codkaxaajitvt9778
    @codkaxaajitvt9778 4 года назад +3

    Walahi ninkan waa qalbi saafi asxaabnimo yaqaan gabdhaha suu garabka uqabsaday baa ka fahmee walaltinimada leh iyo asxaabnimada ❤ mahad❤

    • @heegomuuqdheer1
      @heegomuuqdheer1 4 года назад +1

      Inuu garabka qabsado miyaa ubannaan😒

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 4 года назад +3

    Waaw axsan fannaan mahad😍❤💯🙏🙏🙏

  • @aliyabunnysshorts3220
    @aliyabunnysshorts3220 4 года назад +3

    Wow hamari song 🥰

  • @اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي

    sagal lahjada xamarawiga wad garaneysa wll Masha allah

  • @mohamedelmi2863
    @mohamedelmi2863 5 лет назад +2

    Hablihiiba ciyar bu uga dhanansaday

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 4 года назад +3

    Bas bas baba waa noogtay
    Hhhhhhhh
    Heesaha reer xamarka training badan ayaa.loo.maraa
    Heesaha af-koraadka lee noo haay
    ✋✋✋✋

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 года назад +1

    Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysonnnnnnnnn

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 3 года назад +2

    Mahad walaahi waan wataa kalgacalkiisa iyo kalsoonifaasa gaadhay inuu sida walaalahood habla u qabsado kalsooni legend mahad

  • @qeexmarket4833
    @qeexmarket4833 3 года назад +1

    In hablaha la isku dhajiyo yaa u baneeyey iaygu se ma ma raalibaa in ay qabsadaan

  • @dr.sjasmin8125
    @dr.sjasmin8125 5 лет назад +2

    Masha allah aadbu ucod mac yahay bile alla haku barakeyo bro😗❤❤😍

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 года назад +3

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaننننممننننننننن

  • @luulhusseinlatiish5520
    @luulhusseinlatiish5520 5 лет назад +18

    Wan isku leenahey reer xamarku inay leeyahiin ma uquuri weyday😂😂😂 waryaa is xaqiraada iska daaya Somali maxamadey hindi baa leh kulahaa😂😂

    • @abdisamadibrahim4407
      @abdisamadibrahim4407 5 лет назад +1

      Reer xamarka yaa siiyey😂

    • @amorevalogs
      @amorevalogs 5 лет назад +1

      Wax kaste xamar miyaa iskale 😂

    • @abdoulkaderyonis6101
      @abdoulkaderyonis6101 5 лет назад +1

      Xishoodaa somaliyey garaac baa tigiinee Djabouti ayaa laahayee kkkkkkkkk

    • @drgabriel4216
      @drgabriel4216 5 лет назад +3

      Hindiga ushegayo wxn ufahmay inu ujedo filimanta hindiga ah ee lagu codeeyo lahjada ama af xamariga ee xalada daji i len isku afba ma nihin hindiyee

    • @kurlipaaxofficial9980
      @kurlipaaxofficial9980 5 лет назад

      Dhibka Fanproj Ba Kentay Ee Isaga Iyo Hargaysa Midna Maahe Rali Iska Ahada Re Xamaraw😂

  • @mukhtaar-ahmed
    @mukhtaar-ahmed 4 года назад +2

    Codka milaa musica ah fanankastaa dadka kuma qancinkaro midmidmoyee /iyo anokale moye

  • @idiriscabdi6882
    @idiriscabdi6882 5 лет назад

    Maxamed ila ducee ii ducee nabadu nabadeena waayee

  • @أمسارة-س9ح
    @أمسارة-س9ح 5 лет назад +15

    Naagahas sidaa loogu dhagdhagayo ayaa marwayn rag qabo lagu sheegayaa!!

    • @mustafeahmed2263
      @mustafeahmed2263 4 года назад

      Walaaltimo ayaanad aqoon

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 4 года назад +1

      Dhool Ismacil wa furi lahaa , garacan waa shaxaari

    • @omermdshakir4110
      @omermdshakir4110 4 года назад

      Shaqada iyo qoysku way kala duwan tahay gabdhahan iglan iyo sagal dadkay maweliyaan... Labadooda lugoodna ki gacanta sheekha u dhiibtay aya iska leh

    • @Mosman47
      @Mosman47 4 года назад +1

      aad looma qabo de

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 5 лет назад +18

    Mahad kurus Ali abdi

  • @dheemancabdirahman5990
    @dheemancabdirahman5990 5 лет назад +3

    Alla wall hablaha duriyadu qurux badana

  • @halabuurhadalsame4738
    @halabuurhadalsame4738 5 лет назад +6

    Yaab yaaab yaaab
    Waar tan aan la qabin gartaye
    Sawtii la lahaa sagal mustafe ninbaa guursaday ceeeb ceeeb ceeeb
    Waar ninka inanta guursaday ma sidaa ayuu kaga raali yahay ceeeb ceeeb ceeeb
    Wlhi waan u naxay ninkaa gabadhiisu waxay samaynayso ceeeeb ceeb ceeb
    Wll sagaleey xataa haday maanta kaa dhacday dib arintaa ha ugu noqon dhamaan
    Hablaha somaliyed iyo xataa wiilasha somaliyedna waxan oran lahaa ilaashada dhaqankiina iyo diintiina

  • @apdirahmanapdilahi2602
    @apdirahmanapdilahi2602 4 года назад

    Iglan show ka soo mahad heeskale

  • @qadanabdi3385
    @qadanabdi3385 4 года назад

    Eglan maxaad afkaaga uqarisaa maad ilka dhaa dheertahay wll

  • @abdisalamisse3665
    @abdisalamisse3665 4 года назад +3

    Kan waxiisa hees ma ehee inow habrahan isaga dhegdheguu rabaa ayagane korkooda la isaga dhegdhegaayo wax uma arkaan wax la arag

  • @mahiiryareofficial2916
    @mahiiryareofficial2916 5 лет назад +2

    Wll heesta daqaq to biyaha qaad yaaa qadey plz isheega

    • @inashacayb
      @inashacayb 3 месяца назад

      Kuluc iyo magoool aun😢

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 5 лет назад +2

    2doodiibà wuu isku maray wllee waa xariif ninkani😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Ar wlley Jabuuti haddaaf Joogto Xasan aaden samatar hadduu kaa ogolaado wareysi kasoo qaad qosolkana ka kala yaree oo...😂😂😂

  • @Cafiifachannel
    @Cafiifachannel 5 лет назад +10

    Wllo is qab qabsiga iska dhaafa dad kala ajnabi ah ayaa tihiin waa iga talo

  • @waancaraabidhaley
    @waancaraabidhaley 5 лет назад +26

    Inta ila aragtay
    Sagal mustafe in guurkedi qaaliga ahaa
    Ay meel kaga dhacaday 🤑

  • @Yasirkingo
    @Yasirkingo 4 года назад

    Poqorka CodkA SOMALIYA 🇺🇿💯👌

  • @maryamali1398
    @maryamali1398 4 года назад

    Wll.mahad.waanu.tageerna.masha.allaah..

  • @anfadaimond9963
    @anfadaimond9963 5 лет назад +1

    iglaneey dabada wll nairobi wa lagu basasaye bal naso gaadh

  • @hiidayoladan3703
    @hiidayoladan3703 5 лет назад +2

    Wooow mashallah

  • @ahmedibrahim4392
    @ahmedibrahim4392 5 лет назад +1

    Masha alah mahad ina caadi maha waa nin talent leh

  • @maaccaac6193
    @maaccaac6193 4 года назад

    He is the best

  • @munobashiir6768
    @munobashiir6768 4 года назад +1

    Bismilaah sagal waxay bidaartu😆

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 5 лет назад

    Dhanaansigi guri barwaaqo sheegay iga dheh hablaha kadaa farahaga salidaleh ilahay ka baq warya

    • @asmaali268
      @asmaali268 5 лет назад

      Iyagaba iskalama hadlayan allow na astur

  • @mukhtaar_officiel
    @mukhtaar_officiel 5 лет назад

    Anaa kuula taartami laaha balsee caan maahi naasib daaro

  • @burco8060
    @burco8060 4 года назад +1

    Naagahan miyan cidi qabin ?
    Bila xishoodka ahi

    • @Umbilal271
      @Umbilal271 4 года назад

      Maxay sameeyeen 😂

  • @abdirahmaanosman709
    @abdirahmaanosman709 4 года назад

    Aaaar gabdhaha ka fuq wxyow foosha xumi lkn gabdhahani maanta sidee ka noqotoy

  • @maxamedqurux1835
    @maxamedqurux1835 4 года назад

    Way iga dulqaad badan yihiin nimanka naagahaan qabo qurux qiima maleh hadiiba saan lays kaga dhagdhagaayo ax ax ax 😪😪😪😪

  • @nimao_ayaan
    @nimao_ayaan 5 лет назад +2

    Maxaa la izkaga dheg dhega pizinka aakhirzaman waan ku jirna🤔

  • @cabdullahimango3061
    @cabdullahimango3061 4 года назад

    Wow sagal aya ku wadata xaga codka

  • @ismailjamaal6122
    @ismailjamaal6122 5 лет назад +9

    Mesha isqabqabsigu ka dhacayo ma banantay yaa ujeeda shaxariga kkkkk

  • @zamococho5098
    @zamococho5098 5 лет назад +2

    Wlshay eglan iyo sagal wan idin salamaya😘

  • @drabdirashidfaisal4365
    @drabdirashidfaisal4365 5 лет назад

    Anaaa ka cod macaan
    Kan ima gaadhi karo

  • @Mrmaake00
    @Mrmaake00 5 лет назад +2

    Comment tiga Waxaan ka galay qeeybta 2 like Waxaan ka galay qeeybta 8 please halmar channelkeega isoo boqda walal laheega somalia

    • @hamdihenna2051
      @hamdihenna2051 5 лет назад

      Zee som subscribe ku sarey adna isaar wll

  • @zaynebhasan8134
    @zaynebhasan8134 4 года назад +1

    Ninkan dumrka ku dhagdhagan wa maxay

  • @abdallahhussain1333
    @abdallahhussain1333 4 года назад

    Eglan waa reer badiyo

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 5 лет назад +2

    Akhaz naa xishooda waa xay ninka Saad ku tihiin dee

  • @iqraabdulahi4977
    @iqraabdulahi4977 4 года назад

    Obow hadis kan fanan noqdo fananin badan wa go.oynaya kan lee la dhagesaa

  • @Ruujahaji
    @Ruujahaji 5 лет назад

    Ninkaan run buu moodaa naagahaan wey ku cayaarayaan miskiin

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 3 года назад +1

    Ma malintii garab qabsigaa 😂 naa ninka. Iskaga durkaa. Jaanis buu idinku helay wlhi hadad ka durki lahayden ficnan laydaa

  • @Mo-dool
    @Mo-dool 5 лет назад +1

    garacdan diinta ku raadsaneysa like iyo subscribe baan commentka u nacey in aan akhriyo

    • @thegalabs
      @thegalabs 4 года назад

      Waa dhiloodhin gabigooduba. Kkk waa halkii sheekhiiye kk

  • @Yasirkingo
    @Yasirkingo 4 года назад

    Mzha allaah cod macaan

  • @drgabriel4216
    @drgabriel4216 5 лет назад +4

    Ninkan ya u baneyey inu hablahan sidan ugu dhagdhago horta iyaguna wa kaga rali 😡😡😡

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 4 года назад

    Xaraaaaaaaam calayk 😞😞😞😞😞🙃🙃🙃

  • @farhanfantastic1
    @farhanfantastic1 5 лет назад +5

    Waa Wllkiin C/qani isku Filan oo channel kan Cusub Samaystay hye asxaabtayda/taageerayaashayda wax halaytuso oo Meheradda halaykala kiciyo 🙏🙏

  • @aaaaaaaa5197
    @aaaaaaaa5197 4 года назад

    Wawa

  • @zamzamxamze4486
    @zamzamxamze4486 5 лет назад +3

    Asc wllo mcn😍😍😍😍😍😍😍

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 5 лет назад +1

    Ninkani waa magaalo socoto
    Awel reer xamarku maxay odhan jireen
    BEESANI

  • @cawlwaankuslmynuur4935
    @cawlwaankuslmynuur4935 4 года назад

    Garc

  • @hayaadhassan5739
    @hayaadhassan5739 5 лет назад +1

    Iglan qurxey 💕

  • @fadxiyacumar6878
    @fadxiyacumar6878 5 лет назад +1

    Mashallah mahad maxamed nuux

  • @Wasiir
    @Wasiir 5 лет назад

    waaw haye haye iwaad sheekada

  • @abdulqadirabdiaziz7426
    @abdulqadirabdiaziz7426 5 лет назад

    Ninka heestti ina cali cabdow ba ku taagera barnamij noga dayaarin england

  • @mohameddaahir2220
    @mohameddaahir2220 5 лет назад

    Cod kuma arko anigu dookhbaan leyooo codkaas uma qalmo buunbuunin

  • @maryamali1398
    @maryamali1398 4 года назад

    Horta.sagal..miyadan.ku.qanacsaneyn.reerka.ku.guursadey.inan..weriye.ah.oo.la.jecel.yahay.baad.tahay.e.ninku.miyanu.soomaalidi.xulka..ahayd..ka.dhalan..kaa.yabee.yuu.ahaa

  • @sahrasaidfarah6140
    @sahrasaidfarah6140 5 лет назад

    Waaw mahad waa laba kaarle saas ayaa loo baahan yahay

  • @anzalmohamed3251
    @anzalmohamed3251 5 лет назад +1

    Bal muxu iskaga dhajinayaaa dumarka 🙈🙈🙈🙈🙈

  • @warsamemahamud1626
    @warsamemahamud1626 5 лет назад

    Awooow Igland salah abaheedow 😂😂😂😂

  • @galbeedi-channel
    @galbeedi-channel 5 лет назад +1

    Isaar wan ku saari waa balan

  • @hawlkarfernandez3887
    @hawlkarfernandez3887 5 лет назад

    Sagal mustafe dumaashi cod mcnidaaaa hhh

  • @IkraIkra-lc8tj
    @IkraIkra-lc8tj 5 лет назад

    Sagal qatar waye kkk xamari iga dheh

  • @abdlladahir3074
    @abdlladahir3074 5 лет назад +1

    Hortan naagahan man laqabin

    • @Umbilal271
      @Umbilal271 4 года назад

      Hadaan nin ahay habeen maan qabeen 😂

  • @xuseenyare8332
    @xuseenyare8332 5 лет назад

    M.a ♦️❤♥️👉

  • @abdirahmanalimohamed437
    @abdirahmanalimohamed437 4 года назад

    Agah awoowgaa la gub sagal bidaar ayeey leedahay agah idoor

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 5 лет назад

    Axlaaa

  • @birmadyare5227
    @birmadyare5227 5 лет назад

    Anigaa la Tar Tami legenD Mahad .....🤣🤣🤣

  • @enggeenyo7009
    @enggeenyo7009 5 лет назад

    Shaxaari😧

    • @40156
      @40156 5 лет назад

      Eng shaxaaryado iyagana dheh dee kkk

  • @muktarabdille1984
    @muktarabdille1984 5 лет назад

    Isku dhaga dhaga muxuu yahay ii macneeya.

  • @abdirazakali6278
    @abdirazakali6278 4 года назад

    Mahad labadaan waa ka waalayaan hhh mida kale heesa reer xamarka waxaa ka tahay ninkii arooska ka qaaday kaltuun Ali cabdooyee

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 года назад

    Walaahi waa funny inankani

  • @ahmedjama1040
    @ahmedjama1040 5 лет назад

    Waa bushucle kani anaa dhaama

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 5 лет назад

    Kkkkkk caadi maaha

  • @shaaficiaariyo6932
    @shaaficiaariyo6932 3 года назад

    isku dar ayuu uqabqbaanya

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 3 года назад

    Kamaarduu kuso cararayaaba hahahah

  • @aasiyabeautynatural7731
    @aasiyabeautynatural7731 5 лет назад

    Nacastan ya dadka ka qabta,na waxy ninka ad dhinaca ku hayso

  • @maxamedfiidow8177
    @maxamedfiidow8177 4 года назад

    .

  • @geesahaye
    @geesahaye 4 года назад

    Walee tan ninka lacag iyo dahab ka bixiyay wuu ku khasaaray maxay ninkale xaaskisa ku tahay sawtan laga lusho maaha

    • @Umbilal271
      @Umbilal271 4 года назад

      Waar walal xagaad ka yara kulushay? Kkkkkk

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 лет назад

    Galin danbe

  • @zamzammohamed2896
    @zamzammohamed2896 5 лет назад

    Ninka muxu idin kaga dhegdhegaya

  • @khaliifxirsi4322
    @khaliifxirsi4322 5 лет назад

    Sagal ninkii qabay aaway

  • @arwadalmar6955
    @arwadalmar6955 5 лет назад

    Warya sodohda sida

  • @yussufosman7881
    @yussufosman7881 5 лет назад

    Hhhh simba

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 лет назад

    😂

  • @universaltvfilms149
    @universaltvfilms149 4 года назад

    ruclips.net/video/3Lfk73p9Pq0/видео.html kaalay itaataabo qaad dhe 😂😂😂😂😂😂

  • @drabdirashidfaisal4365
    @drabdirashidfaisal4365 5 лет назад +1

    Anaaa ka cod macaan
    Kan ima gaadhi karo