SAALAX SANAAG IYO EGLAN SHOW BARNAAMIJ XIISO BADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • wareysi xiiso leh saalax sanaag eglan show
    Copyright@Hawraar Music

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @zackmustapheinamuse9536
    @zackmustapheinamuse9536 4 года назад +1157

    Zaalah zanaag qofkii ila tagera 💯
    Like hayla dhafin maclin yare 😂
    Waa WlalkaH 🙏

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 4 года назад +40

    Eglan waa aafow inadeerkeed bay dhagta soo qabatay 🤣🤣🥰 dhal duriyadii dhulbahante 🥰🥰

  • @muhannetmahdi1444
    @muhannetmahdi1444 4 года назад +29

    Kaftankii reer Ceerigaabo😍😍😍
    Gobannimo ku noolaada ilmaderrayaal waa ceeri kaloo Turkey idinka soo salmayee😍😍🖐
    Hawraar group👏👍

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 года назад +205

    Salax sanag codkisa ayu fanka ku joga o ana ku tageray🎤💯❤️🌹👈horay u soco tubeca 2020 salax👈💯💯👈

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 года назад +2

      Hamda Abdullahi abayo mcn subscribe isaar plz

    • @ALITAYSO.OFFICIAL
      @ALITAYSO.OFFICIAL 4 года назад +1

      @@tuushofficial6289 abayo adigu noo saar
      ruclips.net/channel/UCIo3kS7IUwdsuRjsp2q1q-w

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад +2

      Hamda Abdullahi walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan plz 🙏🙏🙏🙏🎁🎁🙏🙏🎁🎁ruclips.net/video/9vOy8PVDU0Q/видео.html

    • @shacniqurux6594
      @shacniqurux6594 4 года назад +1

      Mahyzanid xbbti

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 4 года назад +1

      Tuush Official wan ku saray sis e isar👈

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 4 года назад +294

    Dadku ninkan waxay u yaqanaan fanaan soo baxaya io fanaan cusub lkn anaa xaqiijiyay inuu HOBOL buuxa yahay😎

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 года назад

      #Rooxanta abowe mcn subscribe isaar plz

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      #Rooxanta walaal plz subscribe igu caawi 🙏🙏🙏🙏🙏🎁🎁ruclips.net/video/9vOy8PVDU0Q/видео.html

    • @muzehculimoh
      @muzehculimoh 4 года назад

      Saalax sanaaga nin jira meel kazta joogto ku noolow wllo walipa farxda wllo

    • @apdinazirmohaz350
      @apdinazirmohaz350 4 года назад

      Peen .Maha leader

    • @Axmedbile758
      @Axmedbile758 2 года назад

      @@muzehculimoh waaw waan ku jelaabtaah

  • @xasancabaas823
    @xasancabaas823 4 года назад +197

    Saalax nin dagan oo aqlaaq leh waaye m.a dabeecad ahaan waxu u dabecad egyahay Nimcaan Hilaaac ..... waxan kuu rajena mustaqbal wanaagsan .. keep working bro ... 🙏💯

    • @fahmoaliomar5640
      @fahmoaliomar5640 4 года назад +4

      Xasan Cabaas isku rayi ayaanhy wlh

    • @xasancabaas823
      @xasancabaas823 4 года назад

      @@fahmoaliomar5640 🙏

    • @xasancabaas823
      @xasancabaas823 4 года назад

      @@fahmoaliomar5640 waqtiga haduu saacida meel uu gaara shaki la'aan

    • @najahhassan7716
      @najahhassan7716 4 года назад

      Xaqiiq wlahi

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      Xasan Cabaas Plz walaal subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏🙏🙏🎁🎁🎁ruclips.net/video/tJIzTelGqD8/видео.html

  • @salmamohyadin2809
    @salmamohyadin2809 4 года назад +240

    intiH zalax zanag tageerta like izaar😘😘

  • @suleekhamohamed2724
    @suleekhamohamed2724 4 года назад +90

    Masha Allah qurux badana wiilku quruxdii dhulbahante wuu wata hadu yahay ano gabadh darwiisha ah

  • @shukrimohammed7682
    @shukrimohammed7682 4 года назад +65

    Nin rageeD Salah zaanaG wllhi wuu izkaaH ceLiYay🤴🥰

  • @mubarikabdalla5963
    @mubarikabdalla5963 4 года назад +66

    Reer sanaag like saar viva my home town where I was born cerigaabo my beautiful soul

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama9784 4 года назад +33

    kaalay iska arag inankan Salax sanaag waa inan mel wlba ka dhamystiran codka io dagananta ku jeclhay😘👏👌

  • @mohsahlaawi6609
    @mohsahlaawi6609 4 года назад +43

    Saalax waa fanaan buuxa cadeyn waxa kugu filan waxa heesihisa musica u saaarey raga music soomaalida looga hadhey (furinle,bulshaawi,cadceed)

  • @albahussein5115
    @albahussein5115 4 года назад +34

    ILahay qurux iyo qiimo u dhameeyey Salaax Sanaag Keep going bro Fanaan jira

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 4 года назад +39

    Salax sanag waa fanan aad u cod mcn wxn leyhy hore u soco sxp

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      Abdi Khaliif ascw walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏🎁🎁❤️🙏ruclips.net/video/tJIzTelGqD8/видео.html

  • @ahmedkayze6713
    @ahmedkayze6713 4 года назад +109

    Reer sanaag hada tahay #Like ❤🔥

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      Ahmed kayze walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏🙏🎁❤️ruclips.net/video/tJIzTelGqD8/видео.html

    • @shacniqurux6594
      @shacniqurux6594 4 года назад

      Sanag dhuulki cagarnna

  • @azmitacawil6430
    @azmitacawil6430 4 года назад +239

    Yaa ila arkay inuu saalax sanaag yhy ninka kaliyee iska celiyay England 😂😂

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 4 года назад +4

      Hore malaa wuuxu u ogaa afsoomali xumadeeda Walee

    • @umishaaragsan6990
      @umishaaragsan6990 4 года назад

      🤣🤣

    • @learnabouttheworld3520
      @learnabouttheworld3520 4 года назад +8

      Salax sanaag wa nin Dhulbahante wa inaderkeed

    • @azmitacawil6430
      @azmitacawil6430 4 года назад +2

      @@learnabouttheworld3520 wxuuu yhyba inuuu iska dhiciyay sheegay anuu barsho wngzan sidaana umaba aqoone waad ishegtay wll

    • @ayanabdirisaq913
      @ayanabdirisaq913 4 года назад +2

      @@azmitacawil6430 waaa inadrkeed haduu iska celiyey xitaaa waa isku cali naaleeye

  • @anhaarzalah9217
    @anhaarzalah9217 4 года назад +161

    Zalax sanaag wa wiiil qalbi wangsn isku schoool bn ahyn ceergabo schoolka imamu shafici ilhy hku dhawro wl

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 4 года назад +28

    Confident
    Talented
    Amazing voice ✅✅👍

  • @bashiircadeh5766
    @bashiircadeh5766 4 года назад +184

    Inta og saalax inu Soobaxayo liketa isaara

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 4 года назад

      Ma soo baxaayo fanaana maaha ee waa hobol ninkani

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 года назад

      bashiir CadeH abowe mcn subscribe isaar plz

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 года назад

      #Rooxanta abayo mcn subscribe isaar plz

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      bashiir CadeH plz walaal subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏🙏🎁🎁🎁ruclips.net/video/tJIzTelGqD8/видео.html

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 года назад +1

      Hob Channel adigaa nee isaar plz

  • @durdur77
    @durdur77 4 года назад +58

    Ninkan Edeb iyo daganaan ba ka muuqata lkn qofka marka la waraysto caqligiisa halku jooga la dareemi karaa waa nin caqli badan sida suaalo badan uga jawaabay hore leeyahay salax sanaag

  • @Zaalimaj
    @Zaalimaj 4 года назад +23

    Wiilkan waa wiil yar wax barta hadana Dagan fanaana ah saalax sanaag waa wiil aad iyo aad u Dagan waana qof qalbi wangsan waxaa ka daremi kartaa video gaan

  • @zatmumqrx4302
    @zatmumqrx4302 4 года назад +35

    Masha Allah qurux cod daganan aqlaaq illahey baa iskugu daray intaba alle haku dhowro wllkey kolay aniga aad ayan u jclhy salah sanag🥰❤🤘💥💎

    • @ismaaciilmaxamed880
      @ismaaciilmaxamed880 3 года назад

      Quruxda labadaba waxa. ku dhalay. Hablaha. Habar yoonis gaar ahaan hablaha muuse ismaaciil gadhweyn ee looga hadhay qurux lool

  • @caliyamaxamud3951
    @caliyamaxamud3951 4 года назад +59

    Cali gadhle stadium kasoo HORJEEDKA wasaarada deegaanka . Wow xaafadayahayagii ...... uxiisey wllhi my home ❤

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      Ammo Ayman walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏🙏🎁🎁💕ruclips.net/video/9vOy8PVDU0Q/видео.html

    • @captainmaajid8317
      @captainmaajid8317 4 года назад

      waad keentay hh

    • @faraxfarxaan9433
      @faraxfarxaan9433 3 года назад

      M. A qoka kliye taageero

  • @najaxabdirizak7066
    @najaxabdirizak7066 4 года назад +23

    Eglaney adigu saalax saacado unbaad raadise waadna heshe lkn anigu 3sano baan raadinayaa😭😭😭😭😭😭

    • @muntahaabdulle428
      @muntahaabdulle428 4 года назад

      Inshaa allah waaad is arkeysaan abaayo😭

    • @engmohamedliban2322
      @engmohamedliban2322 4 года назад

      Sanaag miyaad jogta wll anika kugeynaye

    • @jamacismaacil7006
      @jamacismaacil7006 3 года назад

      @@engmohamedliban2322 wllky qalbiyaw bls gabadha radiya daganka reer sanag🙏🙏❤️

    • @jamacismaacil7006
      @jamacismaacil7006 3 года назад

      Ishalah Bebi qurexey waad heli salaxa dagan wllky salax dagan Luuqa kaso bax😂😂😂💓 guudh wllo hooray isoco slax sangaag💓💓🙏

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 года назад +38

    Soomaalidan wxbaa loosoo bandhigay iyana qabiil bay baalaha iskga rifayaan somaliyey xilimaan rer hebel kadhamanyna 🤔🤔😒😒
    Innkan yar waa fanaan buuxa 😍😍😍😍

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 4 года назад

      Wllhi waruntaa

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 4 года назад

      runtaaa huuno qali

    • @abshirmouse1636
      @abshirmouse1636 4 года назад

      ISKA HADLOOW MA AGOONTIIBAA

    • @abshirmouse1636
      @abshirmouse1636 4 года назад

      Kkk habar yarta miya nosobandhigtay nooca wixi la oran jiray ku xaaraybaad ahayden. Hada miya walalnimo ku dhadhantay xaal-waa

    • @invisible6808
      @invisible6808 4 года назад +1

      Abshir Mouse halkuu ka heesayo iyo halka lagu qabtayba hooyadaa ma laha, halkuu ku ciyaarayayna hooyadaa malaha, halkuu wax ku bartana hooyadaa malaha, ka heesaha u sameeya ee uu leeyay la,aantii meel maan gaadheen reerkiisa maaha, kooxduu ku jirana reerkiisa maaha. Markaa inanka yar dadkiisa haka dhexsaarin.

  • @samaarhassan3176
    @samaarhassan3176 4 года назад +8

    Salax melbu iska saran iglan Waxay jeceshay inay hadalka dadka hos dhigto lakin wuu kabadiyaya 🤴🔥

  • @pharthuzdiamond6967
    @pharthuzdiamond6967 4 года назад +8

    Salax Sanaag wlashii kayar ayaan ahay Iinolow wll gcliye😘😘😘
    Ycnii ilma adeero nahay😉

    • @abdikani6830
      @abdikani6830 4 года назад

      Anuu adigaan kugu hystaa wll ma ceebaa

  • @abdifatahadan1270
    @abdifatahadan1270 4 года назад +39

    This guy looks like nimcaan hillac in terms of character, shyness, expressions, and the looks

  • @samiirkinglove4867
    @samiirkinglove4867 4 года назад +10

    FanaankA KOopaad Aan Taageero Waa NIMcaan cabdi Rahmaan my Legen ♥️ Nimcaan hilaac ♥️🙏waxaa Izoo raca Fanankab Salax sanag 🔴HOrey Uzoco Wlal

  • @yousra52
    @yousra52 4 года назад +44

    Masha allh wiilkaan allaaa qaabeystey qurux cod dhinac walba sidey naftaadu rabto alla kuu rumeeyo adoo kle dhib loogamaba talagalin lkn dunida raaxa malahan maa hineee waad sharfantey saalax sanaag ❤❤💋💋

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 4 года назад

      Anaa wllkiise makugu daraa dumashi qaali

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      Najmo Nashaad walaal plz subscribe igu ruclips.net/video/9vOy8PVDU0Qc/видео.htmlaawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏🎁🙏🙏

    • @mohamedabdi4519
      @mohamedabdi4519 4 года назад

      Reer koonfur Burur loo daa😂😂😂🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @zuuzu_hajji4072
    @zuuzu_hajji4072 4 года назад +18

    Masha Allah hawraar music production hore usocda😍🙏
    Saalax sanaagna wllhi codkiisa aad ban uga jeclahy

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 года назад +39

    Saalax sanaag💙❤

  • @ifraahmohamed1441
    @ifraahmohamed1441 4 года назад +7

    Mansha allh wiilkan yar hees uu qaado oo latuuro malahan waxaasna waa deganaanta iyo cod isku darsadey hore usocowll saalah❣🥰eglan salan sare zxb

  • @boqoradiiali5387
    @boqoradiiali5387 4 года назад +75

    Salaax fariidnima ka muuqata wuxuna ka soo jeeda gobolka ugu wayn somaliland ❤❤❤

    • @hafzaahmed2867
      @hafzaahmed2867 4 года назад +10

      Caadi iskadhig inaadeer ceerigaabo somaliland malehe

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 года назад

      @@hafzaahmed2867 somaliland baa leh, qaracyahoow daarood

    • @zadamzadka725
      @zadamzadka725 4 года назад +2

      Ninkani marna sanaag buu kaso jeeda sanagna somalind xfd kamid ahYbay degta marna soolbu kaso jeda aan somalilandba aqon fuck

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 года назад +2

      @@zadamzadka725 sanaag habaryoonis baa leh, libaaxyada somaliland, halkaad ku ilaawdey maydh, xiis, daalo yaa daga, mayirka sanaag waayo, sool somaliland baa haysata, ilmadeerada ayaa hadh cad laga saarey calashan puntland, somaliyana hadalkeedaba da, xuunbo daarood cirka iyo dhulkaba wuu idin nacey, dhulbahante fuck, tuug, laba wajilayaal, xunbo daarood, saalax sanaag gacantiisa somaliland baa ku xidhan.

    • @abdikanicdh9278
      @abdikanicdh9278 4 года назад +2

      Oo hadaa maxaa kenay hadnu z/land amisanyn

  • @Kindlyy99
    @Kindlyy99 4 года назад +3

    Saalax sanaag fanka meel sare ayaad kajoogta sida nimcaan ayaa tahay dhanka daganaanta ♥️♥️💙🥰 from Mogadishu 🙏🏽

  • @eroofficial7577
    @eroofficial7577 4 года назад +37

    Eglan salah inaadeerkaa oo aad isku reer ceerigaabana tihiin inaad soo saarto waa waajin fanaaniin badan baad na bartay laakiin ninkani waa talent faneed anagaa baranay horey usoco bro salah

    • @axmedkhadar9175
      @axmedkhadar9175 4 года назад

      mzha Allh 🌺💞

    • @ruwaydiinainasugule73
      @ruwaydiinainasugule73 4 года назад

      😍😍😍😍😊❤mcha allh

    • @pharthuzdiamond6967
      @pharthuzdiamond6967 4 года назад

      Maanshalah reer sanaag

    • @abdisalammahdi3576
      @abdisalammahdi3576 4 года назад

      Waar Ninku Waa Nin Habarjeclo ah ee kasii daa reerkani sanaag maba dagaan Halkaad uugu qortay reerkan daaroodku waa bilaa talent dadkana wxyba isku dayaan inay xoog ku qaataan

    • @pharthuzdiamond6967
      @pharthuzdiamond6967 4 года назад +1

      @@abdisalammahdi3576 😂😂😂😂😂😂😂 habarjeclo aaaaa hadii xtaa saalax habaryoonis igu qabsanlahayd waxbay ahaanlahayd ileen iyagaan isku degaan nahaye inanka yar kadhamaada kuqabsato yahay
      Teeda kale Daaroodo dhn meesha hakeenin dhulbahantaa kula hadlayee

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 года назад +120

    Anaa ugu horeeya
    Like ta ha iLa Dhaafina👍👈

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад +3

      Quen Filsan Said walaal plz subscribe 🙏🙏🙏🙏🎁🎁ruclips.net/video/9vOy8PVDU0Q/видео.html

    • @suhaybcmy9234
      @suhaybcmy9234 4 года назад +1

      Xaamuut

  • @odasodas930
    @odasodas930 4 года назад +2

    Wa copie niincan hilac weyan saalax saanag wa nin qurux badan karti leh iyo faridnimo isku darsaday nolow horey uu soco ❤👍🙏🇩🇯

  • @isleegmaxamed1680
    @isleegmaxamed1680 4 года назад +10

    Wllhi waan jecelahay wiilkan m.aallah sidoo kaleh iglan show keep going

  • @nurasagalomar
    @nurasagalomar 4 года назад +3

    Kan yareee salaax sanaaag codbuuu meel iska dhigay maasha alh brother go forward from burao. ✅✅✅✅✅

  • @mawliidyaasiin8004
    @mawliidyaasiin8004 4 года назад +9

    Fanan kayaga Yar salax sanaag eecaan ka ah waan ku haystaa heesahaaga iyo codkaagaba kib going cerigaabo gobalgayga weyn

  • @zuhaipiprahim4729
    @zuhaipiprahim4729 4 года назад +30

    Salaax sanaag 😎 inti ila tagerta

  • @sagalb9780
    @sagalb9780 4 года назад +10

    mahs allh mansha allh inanka yar ha cawryina mansha allh dhaha ilahy ha u siyaadiyo wax walba ilaahy dhib kuma tuso salax sanag

  • @mustafesanagc2527
    @mustafesanagc2527 4 года назад +57

    Labo legend Oo reer ceerigaabo ah I proud of you guy’s.from ceerigabo city 🌃

    • @rowdokhalif893
      @rowdokhalif893 4 года назад +2

      Lan dheranimada waxa haku tarto adiga ina ader

    • @salmaaxmed5706
      @salmaaxmed5706 4 года назад +2

      🥀💪👏🔥cergaabo waa barka jirkeGa 💝💝

    • @mustafesanagc2527
      @mustafesanagc2527 4 года назад +1

      Rowdo Khalif qoralka sifac mala umad akhrin sister

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад +1

      CEERO C252 walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏🙏❤️🎁🎁ruclips.net/video/tJIzTelGqD8/видео.html

    • @OmarAli-yl6yv
      @OmarAli-yl6yv 4 года назад +1

      Yarku waa fanaan

  • @mariamohamed8345
    @mariamohamed8345 4 года назад +41

    Saalax sanaag❤️🔥

  • @mohamedshabacaan8075
    @mohamedshabacaan8075 4 года назад +37

    Wiil iyo eedadii salaxax cabdirisaq mohmed farax iyo egalan

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 года назад +1

      Mohamed Shabacaan abowe mcn subscribe isaar plz

    • @mohameddeeqofficial347
      @mohameddeeqofficial347 4 года назад

      @@tuushofficial6289 abyo wanku sry anigu adigna isaar

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      Mohamed Shabacaan Walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏🎁🎁🎁ruclips.net/video/9vOy8PVDU0Q/видео.html

    • @mohameddeeqofficial347
      @mohameddeeqofficial347 4 года назад

      @@damashaadchannel320 zhp wnku sry isar adinh

  • @nimcoxuseen6021
    @nimcoxuseen6021 4 года назад +12

    Masha allah fanan aan jeclahay jaarna aan nahay keep going wllkay

  • @sankaabdi9513
    @sankaabdi9513 4 года назад +16

    Manta ana ugu so horeya like isaar

  • @radwarad8500
    @radwarad8500 4 года назад +15

    Saalax sanag machallah que dieu te donn une long vie en t'adore❤

  • @AA-qu8gx
    @AA-qu8gx 2 года назад +2

    Mansha allah dhal darwiish labaduba waa reer khaatumo
    From sanaag it ceerigaabo

    • @jaybymohaz5603
      @jaybymohaz5603 Год назад

      💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @saluugladarwiish6954
    @saluugladarwiish6954 4 года назад +53

    Salaax sanaag
    Io eglan show
    Dhal-Darwiish❤❤❤

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      Nafiza Jama walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏🙏❤️🎁ruclips.net/video/tJIzTelGqD8/видео.html

    • @saluugladarwiish6954
      @saluugladarwiish6954 4 года назад

      @@damashaadchannel320 kuu saaray wlal keep going 🙋‍♀️

    • @saycaliismailfarahsaydcali5620
      @saycaliismailfarahsaydcali5620 3 года назад

      Daraawiish iyo waxaas Hala Doonan Maahe

  • @abdallealijirde139
    @abdallealijirde139 3 года назад +2

    saalax sanaag mazha allah weeye wlhi dabeecad iyo akhlaaqba wuu leeyahay tana rag badan waraysi waa ku ciqaabtay lkn libaax godkiibay gashay saalax sanag nin kaliyoo iska celiyay💛💛💛

  • @jacayldhaxlgalawaxdhamalaw9226
    @jacayldhaxlgalawaxdhamalaw9226 4 года назад +8

    My favorite fanaan wllhi zalah zanaag best fanaaan❤❤❤💓💓

  • @abdirashidali2669
    @abdirashidali2669 4 года назад +4

    salax sanaag wuxu ku jiraaa fanaaninta kuwa ugu cod ka mcn 2019 uguna heesaha shidnaaa ani run ahaanti aaad ban u tageraaaaa hesihiisa oo dhan waa wda Asal

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 года назад +4

    Ninkani waa HADAL YAQAAN WLHI XATA WAA RAGA #GARTA GOOYA💪💪💪💪🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔❤❤❤❤

  • @kaafiyamohamud6731
    @kaafiyamohamud6731 4 года назад +4

    ilaahay amarki England waxan u malayn jiray isaaq ma dhulbahantaa.reer waqoyiga lama kala garto.

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 4 года назад +1

      Eglan iyo salax sanaagba waa dhulooz labaduba

  • @cusmaanahmed8564
    @cusmaanahmed8564 4 года назад +5

    SaLax sanaaG wa fananN Dayar oo waqtigiiza HaysTa🙏👏👏🔥

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 22 дня назад

    اللهم أنت ربي خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ماستطعت أعوذ بك من شر ماصنعت أبوء لك بنعمتك وابوء لك بذنبي فاغفرلي فانه لايغفر الذنوب الا أنت 🤲🏻

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 года назад +4

    Wwwwww mnzha allh salax sanaag fanaan wanagzan alleh haku xafido♥️♥️♥️♥️♥️🎤🤗🥰

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali5966 4 года назад +10

    Barnaamij iga dheh cajiib wllhi bahda hawraar media pro waan zalaamayaa💯❤

  • @lil.____.kimze____lk9438
    @lil.____.kimze____lk9438 4 года назад +13

    Fanan an jiclahay waye wlhi Allah kudayo brother from Nairobi

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran867 4 года назад +14

    Maftuux cadceed
    👍🙏❤

  • @munazarapdinourjr4145
    @munazarapdinourjr4145 4 года назад +94

    Viva Dhulbahante yaa ila Arkay like dhac ku sii🤣 qabiilku wax xun maaha lool ee qabyaalada xun!😂🖖

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 года назад +2

      Munazar Apdinour jr abowe mcn subscribe isaar plz

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 года назад +5

      Dhulbahante masa hargeisa joga ninkan wa habaryoonis doqoney qofwalboo ceerigaabo kaso jeeda maha

    • @saedibrahim3485
      @saedibrahim3485 4 года назад +7

      Sultan Yusuf waar isku khajil ma saalax cabdirisaaq maxamed cali oogle baa habaryoonis ah waa nin dhulbahante ah waxa dhalay Taliyaha booliska gobolka sanaag

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 года назад

      jr muxu shegaya

    • @farhiyojama9956
      @farhiyojama9956 4 года назад +6

      Munazar Apdinour jr dhulbahante haduu yhy saalax maalinkasta waa dhagaysan 😂

  • @amizaamiza5875
    @amizaamiza5875 4 года назад +54

    Nalaye Ahmed nimo❤
    Salah sanaag iyo eglan show

    • @teamhorufadhimedia7168
      @teamhorufadhimedia7168 4 года назад

      Dhulbahante miya kan yar

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 4 года назад

      @@teamhorufadhimedia7168 waan u malaynayaa

    • @suheybamuhiyidn3080
      @suheybamuhiyidn3080 4 года назад

      Wa nin nuur axmed ah dhulbahante wa dadgeygi ama nalaye axmed ❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 года назад

      @@teamhorufadhimedia7168 haaa waa laandhere nalaye axmed

    • @NourAhmed-ku7wo
      @NourAhmed-ku7wo 4 года назад

      @@suheybamuhiyidn3080 kula mid ban ahy nuur axmed and naliye axmed noolad

  • @Bile_sports_media
    @Bile_sports_media 4 года назад +6

    talent ku yaraan iyo waynaan toona ma laha
    heesta ugu horaysa laxanka isaga saaray mrka laga hadlayo dhanka heesaha ee la samaynyo LAXANKU wa halka ugu adag
    go forward bro

  • @anshaxofficial2020
    @anshaxofficial2020 Год назад +1

    After 3 year Ayaaan arkay waraysigan
    Salax sanaag fannaan aan tagero keep going pro

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 года назад +78

    Salax abdirsaq mohamed
    eglan salaax
    Labo Legend oo reer sanaag korkad noo sarnthy
    Hda nahay dhalinta gobolka sanaaag✌❤😂

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 года назад +1

      ibraahim ahmed digaale abowe mcn subscribe isaar plz

    • @anfadaimond9963
      @anfadaimond9963 4 года назад +1

      reer sanaag jecliyaa dadkaa huuno nolada

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 года назад +1

      @@anfadaimond9963 wad mahsnthy ina hooyooy anab sido kale wanku amiznhy korkad noo sarnthy

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 4 года назад +2

      O waliba ilmaadeera dheh i love labadayda garan Eglan Salax iyo Salax sanaag ❤❤

    • @noonecares6018
      @noonecares6018 4 года назад

      ibraahim ahmed digaale wllhi nasiib darro wyn ayaa ku hysa haday legend idin thy England

  • @maryammustafe5802
    @maryammustafe5802 3 года назад +1

    Zaalah sanaag maansha allah ilaahay haku daayo inkastoo codkaaga macaan qur,aan ku macaantay waxan kuleeyahy allah haku sharfo waan ku wataa 😍😍😍😍😍

  • @farhanyasin22
    @farhanyasin22 4 года назад +19

    Saalax sanaag Keep Going ❤✌🌟👌

  • @blistermanic4245
    @blistermanic4245 4 года назад +8

    WoW WoW WoW keep going well don 👏🏻👏🏻👏🏻💐💐💐💐💐❤️

  • @naimajamac250
    @naimajamac250 3 года назад +3

    Allow caruurtayada no dhawr salax sanag wiil darawiiish🥰❤️💋

  • @ridwanridwan9683
    @ridwanridwan9683 4 года назад +1

    Ontira miyeey isatrexa nftan igu jirta ogalatay😍😍😍❤❤❤❤hees io badh😘😘😘

  • @teamhorufadhimedia7168
    @teamhorufadhimedia7168 4 года назад +10

    War kan yar maba ogayn inu yahay dhulbahante saalax sanaag darwiish boy keep goin qootidaan modayaye

  • @anizahfariidoh8138
    @anizahfariidoh8138 4 года назад +6

    zaalax sanaag keep going💞tagero buuxda wllhi

  • @qizohero4371
    @qizohero4371 4 года назад +17

    Salaax sanaag fanaan lengend keep going

  • @cabdirisaaqcismaan7249
    @cabdirisaaqcismaan7249 4 года назад +2

    New iskalaji waa fanan jira da'yarna msha allh fanan isma qariyo bal sanadaha soo socda kaa yar hala eego halkuu gaadhi waxan idiin ogahy inuu fananiintaba ugu sarayn doono

  • @zadamzadka725
    @zadamzadka725 4 года назад +75

    Landherayal dhulpahante ah weliba Ug 😂

    • @sihaambashiirapdi4648
      @sihaambashiirapdi4648 4 года назад +4

      Naga badan naleye axmed nimada hhh

    • @absameyare1614
      @absameyare1614 4 года назад

      Hhhhhh
      Wariyada reerka
      Iyo fanaanka reerka

    • @kooselmi8256
      @kooselmi8256 4 года назад +3

      Dhulbahante Miyaa Labaduba?

    • @Cc-cs9zz
      @Cc-cs9zz 4 года назад

      Koos Mahammed Haa

    • @cabdiqanifanka529
      @cabdiqanifanka529 4 года назад

      zadam zadka bro oromo waaye ayaanbxanhoose ku maqlay his mum from sanaag somalia

  • @apdikadirpirlo3466
    @apdikadirpirlo3466 4 года назад +7

    Inta ila aragta Eglan inay bilaa edaab tahay oo su aalo aan haboonayn waydiinayso fananka like dhac igu siiya

  • @hafzaismail5978
    @hafzaismail5978 4 года назад +14

    SalaH zanag qofkiih ila taageera like

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 года назад +38

    Saalax sanaag waa fanaan socday
    Lkn eglan waxaan odhan lahaa
    Isdeji oo nikh nikhda jooji markaad dadka waraysi ka qabanayso

  • @rithwankiikoh9197
    @rithwankiikoh9197 4 года назад +48

    Eglaney wll bila edabnimada kugu manu ogayne sulah nacsnimada dadka kla hor kac salxna waa fanan jira mise iskabuladad kga bxysa ka yar kkkkkk

  • @nimcoaxmed7223
    @nimcoaxmed7223 4 года назад +5

    Saalax sanaag wllhi mrki igu horysn arky ha hely farxad warto wllo❤❤

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 4 года назад +3

    Wlhyi salax sanag waa wiil caqli badan masha Allah alle haku dhawaro my brother 👑🙋‍♂️

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 4 года назад

      suhur abdi walaal plz subscribe igu caawi adigoo mahadsan 🙏🙏ruclips.net/video/9vOy8PVDU0Q/видео.html

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 года назад

      Hye

  • @aaminaabdulkadir8269
    @aaminaabdulkadir8269 4 года назад +36

    Walahi fariid weyan ayada waa iska celisay👏👏👏naa ethics baro wariye ma tihide uf oo dadka aad waraysanayso Hadalka kasug ree badiyayahay uf

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 года назад +1

      😀😀😀😀 wuxuu wa madhaxad sagashankaba caacdasay haysaa

    • @hooyomcn9315
      @hooyomcn9315 4 года назад

      Tani wariyenimo ma taqaano waa dhadhaan qofka noloshiisa khaaska ah ayay inay gasho rabta doqoniimo ayay wehel u tahay

    • @lofiesan
      @lofiesan 4 года назад

      Alle haku dhawro wllky saalax sanaag yare cod ayaaa kugu dhan manshllah

    • @yartagobalkasool622
      @yartagobalkasool622 4 года назад

      Nayaaa hadaawax iskuhaysid orad iskeen eglan hakumashqulin huno 😡😎

    • @aaminaabdulkadir8269
      @aaminaabdulkadir8269 4 года назад

      @@yartagobalkasool622 naa maxad ka sheekaynaysaa afsomaliga miya kugu adag🤣🤣

  • @inamohammed9363
    @inamohammed9363 4 года назад +8

    Qof qaaliya salaax sanaag hore u soco😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @asiamire9598
    @asiamire9598 4 года назад +6

    Zalax Fanaan Fanka codkiiza ku jooga 😍 Eglan hla yaapina yaaqey Barnaamijkedu Waa Prankiye😂😂

  • @abdiazizsuleiman9997
    @abdiazizsuleiman9997 4 года назад +22

    Eglan maaha wariye sax ah oo talent ah eeee way qasbaysaa wlhi.

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 4 года назад +19

    Salax sanaag inuu nimcaan hilaac u eegyhy inta ila aragta like ta ku qabta 😎

    • @janadunia2950
      @janadunia2950 4 года назад

      Wll qaali runtaa fiicane saalax sanaag ayaa ka qurux badan

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 4 года назад +2

      Uma eeka umana dhawa ha ugeyn bilayada madhatay inanka yar jismigiisu joogo

    • @captainmaajid8317
      @captainmaajid8317 4 года назад

      indhaha bay iskaga eg yihiin

  • @wasaayewasaaye8258
    @wasaayewasaaye8258 4 года назад +4

    Mi FV singer saalax sanaaG waan ku taageeraa Best young tallent singer❤💯

  • @cabdiraxmaansaleebaan9732
    @cabdiraxmaansaleebaan9732 2 года назад +1

    Saalax sanaag wan ku tageraa zxp waxad tahy shakhsi xushmad iyo karamo badan iyo iglanba keep going prothers

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed1163 4 года назад +7

    Wiilkan MashaAllah weeye💖 xooga waxaad moodda iney isshabahaan Boqorka codka Nimcaan xaga dhaqanka iyo Akhlaaqda kamuuqato🙏💯

  • @sakariamustaphe5577
    @sakariamustaphe5577 4 года назад +1

    Inaad heesto waa way fududahy lkn inad hibo uyeelata waa wax adag fanan hibo rabi usiyay cod halasi ah taagero buuxda walal salaax sanag🙏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @mahamuudjowle3949
    @mahamuudjowle3949 4 года назад +10

    In LaYs oGyahy yacni inay Been thy inta aragTay likE iisaar🤣✌

  • @Decoz292
    @Decoz292 4 года назад +5

    Dadka leh eglan wariye maaha war eglan somali oo dhan baataqaana inay wariye dhamystiran tHy cuqdada iska saara 😎

  • @mohamudjakaarta7140
    @mohamudjakaarta7140 4 года назад +23

    Labo darwiish Salax Sanaag iyo Eglan ilmaadeerayaal Alle ha idin daayo ❤❤❤

    • @nolashadhabta8005
      @nolashadhabta8005 4 года назад

      caaq dheer hooyada was ninka reeerkisa u dhaaf

    • @pharthuzdiamond6967
      @pharthuzdiamond6967 4 года назад +1

      @caaq dheer waad iska hadashay waa nin dhulbahante ah waliba Naallaye Axmeda oo Cali Naallaye ah iska baro inaadeer

    • @pharthuzdiamond6967
      @pharthuzdiamond6967 4 года назад +1

      @caaq dheer muxuu afkiisa kaqirtay war dadkan yaa waalay wiilkan anagaa ilmaadeera meelna kusoo wada kornay ma wlalkay baad iiga aqoon badantahay mise cidkalaad ku khaldi orodoo ceerigaabo tagoo gurigii hooyadii iyo aabihii tagoo soowaydii hadii aanad aqoona Anaa kuutilmaami

    • @pharthuzdiamond6967
      @pharthuzdiamond6967 4 года назад +1

      @caaq dheer hhhhhhh hadal miyaa lawadin uun doodbaa usoo diyaar garowdeye Jamal onkod waa nin reer buhoodle ah dhulbahantenimo moyee ani iyo isaga aqoon is kuma lihin xtaa ciduu dhulbahante kayahay ma aqaani lkin Salax wa wllky aan isku xaafd joogney isku malin xadaanada nala geeyey mrwalbana wada xidhiidhno mrka intaa kabadan wxkuma fahansiin karee thanks wll

    • @hafzaahmed2867
      @hafzaahmed2867 4 года назад +1

      @@pharthuzdiamond6967 ay dhashii daraawiish wnkuwataa Wllshy Ana jamaan kuisheeego hadaa tahayba dhashii darwiish Waa reer hagar waliba iskuxaafadnaay

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 4 года назад +7

    Reer sanaag salaax sanaag iyo eglan dadkaygi💯❤

  • @munadaganmuna2711
    @munadaganmuna2711 4 года назад +17

    VIVA DHULBAHANTE EGLAN SALAX IO SALAX SANAG DHALADKIII DARAWIISH

    • @hafzaahmed2867
      @hafzaahmed2867 4 года назад +1

      Dhiigaydii

    • @hafzaahmed2867
      @hafzaahmed2867 4 года назад +1

      Dhiigaydii

    • @777-y4k
      @777-y4k 4 года назад +2

      Correction he is Somalilander belongs to Somaliland and power is Somaliland

    • @munadaganmuna2711
      @munadaganmuna2711 4 года назад

      @@hafzaahmed2867 THNKZ MCNTO XAFSA AXMED

    • @rahmarashiid5102
      @rahmarashiid5102 4 года назад

      @Amina Ali So?will that change his tribe or whatever he’s 😒

  • @SiciidGabarre2419
    @SiciidGabarre2419 4 года назад +3

    Hibada fannaanimada waxa u raaca waa afmiishaar maanse ogayn waa nin si kalsooni leh u sheekaynaya.

  • @maxaadsiciid6990
    @maxaadsiciid6990 4 года назад +6

    Legend WallHeidda HanGopadLeY igaH GaddaN 💕🌎♡

  • @muhammadabuukarry5414
    @muhammadabuukarry5414 4 года назад +1

    Masha alah walal eglan waxa tahay qof dulqad badan wilkana wa Wil nasab e horay usocda