Hud hudkiii ilduufeee Eedeeeyay Nabi suleebaan Sow ma oran ilaalaaan ku maqnaaa ayaamahan Anna sow amaanada Maqan eeegimaayee♥️♥️♥️ Maxamed Cali kaariye “dhaqtarkii jacaylka” AUN
Axsan fanaanka codka macaan mahad mahamed Nuux Gelin hore wiilkaan abtiga u ahay allaaya baarik codkaaga macaan illaahay isha haka xijaabo ESHQiyasak gelin hore hore u soco
😥wa nin qalbi wanagsan, dunidan dadka saas u wangsan kuma nolan karen balse haddey dhacdo waxa laga hela wadamadas rer galbeedka. Somalia amaba somaliland kuma nolan karo qof sas u qalbi fcn wa wada dad nacab hareyay
Heeestaa macanaay ku fadhidaa Waaa markii ciidnkeena somliyeed dhulkii aaan lahyn eeen soo ceshayn somli galbeed Ethiopia galdii u soo gurmadeen ee ka baxa layidhi ciidnkeeni oo Adisa abab u dhawo ciidnkii cuba iyo ruusha ay Ethiopia ka u soo gurmadeen heestu macaneheedu waa kaa anabbax talabad anigoon ital halay 😥😓
Waxaa xaqiiq ah marka laga reebo odayaasha cunsuriyiinta ah ee dhalaanka soomaaliyeed dhagaha ugu shuba xumaanta iyo kalagoynta walaalaha Soomaaliyeed. Ka garo gabadha hadalkeeda. Maashaaalah
Msha allh ninkaan cod baa ku xiran walee Inaba caadi ma aha heesta 🤣🤣🤣🤣❤😂😂😂😂😋 23 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂❤😋😋🤣
Macha allh cod Qur'an weyaaan lkn ma ah cod heeso inta iguh racsan like ta ha.ila dhafin jalayal 👍👍👍
❤😘😘😘❤
yaaahuuu
@@anisaabdulkadir17 mxa dhacay
zalma Huzein huz
waliba ku haysa hush naa isku xishood👎👎👎
Reer waqooyiga ilaahay baa hibo usiiyay inta badan inay cod iyo miroba nooga horeeyaan fanka iyo suugaantaba hadaan nhy reer koonfureed maansha alaah ayaan leeyahay👍
Thanks wlll
@@raxmawiilashasomalilandwal9146 sidoo kale walaalo waaba intaad nagu disheen Masha alaah😀
mahadsanid abbaayo
@Ahmed Yasin jirde isku xishoo yarka hadal nabsi haku hadlin konfur ilahey uma qorin qarax teda kale nocaga cml heer gaari maayo cuqdadu dishay
iglaan ahmed thank you hppti
Inta Salaada Tukata
Scw xabiibkeena
Zcw
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw
War nimanyow reer waqooyiga WAN iska jeclahay sheekooyinkoda waa dad aftahan ah ONE LOVE All Somali dadkeyga❤️❤️❤️
Nabiga halagu saliyo, SCW
scw
Scw
Scw
Scw
Scw
Hud hudkiii ilduufeee
Eedeeeyay Nabi suleebaan
Sow ma oran ilaalaaan
ku maqnaaa ayaamahan
Anna sow amaanada
Maqan eeegimaayee♥️♥️♥️
Maxamed Cali kaariye “dhaqtarkii jacaylka” AUN
Qalbigayga naxariis adigaa ku beeree ama qurux u dhalataay Allahii ku uumaa sharaf kugu maneesto agagaarka beerkiyo wadnahaa ilaa xirkiisa rabbi kugu abuuree nafta ku ogolaato
xarago xilajano bbb
Codkan macaan oo bila musik caadi mahn quraanka ku aqri masha allaah
Daroooraa waa dagmadaydii ayuu ka sheekaynayaa ninkan indheer garad weeye hadaad IGA danbayso like
Ilaahay baa hibo u siiyey
Codkaas macaan ee ad maqlaysaan
Fadlan somaliyey ha xaqirina
Hana ha xasidina
Mahad real talent wallaahay. Mahad Inaadeer heesihii hore noo soo qaad igawalla waa laguu baahan yahay xiligan adag.
Walaahi funny in cali cabdoo
Onkod galab hilaaciyo
Roob aroorya da'ayaay weeye
Masha Allah wa talented
Eirirurutititifofit
ninka somaliyey hala garab qapto talent wyeh😘✌
Waar ninka halugoyiiin ma xumaan iyo waax usaan ilahaay rali ka eheen ayaa lagu garaab qabanaa subxanallah
Axsan fanaanka codka macaan mahad mahamed Nuux Gelin hore wiilkaan abtiga u ahay allaaya baarik codkaaga macaan illaahay isha haka xijaabo ESHQiyasak gelin hore hore u soco
Mahad inta cidkiisa kaheshay like iisara
Masha allaah reer waqooyi fanka sharaftiisa waa ayaga aad baan u jeclahay fanaanjntooda 😍😍😍
nin qalbi fiican
@@Totalboyh thanks walaal
Mahad saniid qll
Yaaaa Salam number one Singer wallahi in Somaliland!!
War niyaw ninkan soo qabta fanka keena wlhi qaar badan buu kasaa raya shaa shada
ninkaas qaar badanoo bartaas soo fadhiya ayuu ka cod macaan yahay lakiin danta ayaa haysa 😍💯✔️
Allaah u barakeeyo cod allaah wuu siiyay
Bilaa muzic ayaaba fcn bulshada in aqbaarta loogu soo gudbiyo
Somaliland dad sharaf iyo Milgaba leh ixtiraam Big Respect SLAND ❤❤
Mohamed Mohamud ALI Arralle hh
Masha allah sxb sare noloow waa anigoo ah reer muqdisho like ii saaara
war ninkaan caadi maahan
Cod & kalsooni ayuu isku darsaday
waana shactaroole qosol badan👏
Mansha Allah ninkan cod iyo kalsoniba illahay ba siyay I like it
Wlhi fanan bdn ayuu luuq galinayaa gaduu fanka kusoow biiro.masha allah wlhi shekadada kahely hori usoco kuleyahy
Manta sagal mustafe ka macaneyeene hees ugu dhufteene isiiya la dhacday like 😂😂😂☝👍👌❤❤
Mnsha allh ninkan waa dhaaama qaaar badan oo fananin isku shega xga codka welliba 💋📣 tagero buuxda ku nahay ❤❤ wxn ku qosley ereyga I miss yuo 😂😂😂😂😂
Waaaaaaaw wlle codba ku dhacay waliba milaa music mansha allah kip going wllo👉👉👉👉👉👉👌👌👌👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏
😥wa nin qalbi wanagsan, dunidan dadka saas u wangsan kuma nolan karen balse haddey dhacdo waxa laga hela wadamadas rer galbeedka.
Somalia amaba somaliland kuma nolan karo qof sas u qalbi fcn wa wada dad nacab hareyay
Kurus cali cabdoyeey🤣🤣😅🤣😅2020 daawanya like saaar
Kaltuun cali cabdoo😂😂😂 like Saar Inta Taageerta Mahad
Mahad waa fanaan cod macaan wayahuna hayo legend
Ciidagale 👌
Ma ciidagalaa nio
Ciidagale Reer Gobdoon 👍👍👍
Sacad muse weeye
Heybad allah siiyey waana nin kaftan badan Mahad walaal ilaah waxa jeceshahay ha ku siiyo
Heeestaa macanaay ku fadhidaa
Waaa markii ciidnkeena somliyeed dhulkii aaan lahyn eeen soo ceshayn somli galbeed Ethiopia galdii u soo gurmadeen ee ka baxa layidhi ciidnkeeni oo Adisa abab u dhawo ciidnkii cuba iyo ruusha ay Ethiopia ka u soo gurmadeen heestu macaneheedu waa kaa anabbax talabad anigoon ital halay 😥😓
Mawlid Osman 😢😢😢
Nin talent leh waaye welcome fanka
Igalan cunsuriyad socoto waaye mana rawo in aan kugu fogaado
Sagal sustafa xishmod weyn aad iga mudan thy 🙏🙏
Mahad maxamed nuux waxaan aqaanay ilaa 1994kii walaahi waxa uu ahaa nin sidaa uun loo dhagaysto afkiisa uun la eego oo furfuran oon xanaaqin
Sxb gobolkiu kasoo jeedaa plz
Gobolka gabiley ayuu ka soo jeedaa waxay wllo yihiin nin ciyaartoy caan ahaa oo libaan maxamed nuux la odhan jiray waxana abti u ah fanaan manace
@@yaasinwarsame461 SIDAY WALAALO U YIHIIN BRO liibaan ibraahim cabdi ayaa la yidhaa liibaan halaasi kana mahad mohamed nuux bal noo jilci
Mcha allah
Wariye sagal wax ma fahmayso Mahad u jeedo ayuu leeyahay heestu aday kugu socotay dhag wayn baad ku noqotay wax ma fahmayso
Xasan Aadan Iyo Jubaa Dhuuntay
Wuxuu isku Darsaday Cod macaani iyo Shactiroole Ayaa Igu Raacsan Lakta Ila Ogaada
7ud
alle jecliyaa dadkayga iyo somaliland waa wada talented waa wada musrax dhan good job
Musiga qar badan oo cod xun ayuu macneya wale bal wilkan bila musiga ku heesay ega cidkis mansha allah
Waxaa xaqiiq ah marka laga reebo odayaasha cunsuriyiinta ah ee dhalaanka soomaaliyeed dhagaha ugu shuba xumaanta iyo kalagoynta walaalaha Soomaaliyeed. Ka garo gabadha hadalkeeda. Maashaaalah
3dax sano Ayaa mar kale daawanayaa
Talent 💯💯💯👏
Mazhaa allah ninkaa waan aqaan zxp qaaliya mahad 1996 ayan zxpnay ilaa hada waa sidiisii kaftan maydhan aftahan zxp hawada kaa salamay
Soomaaliyeey qurun iyo qabiil baa idin dilee wiilka soo saara ax cod macaanaa dadka talentiga ah ma soo saarno.ninba kii ina adeerkiis uunbuu u gacan haatiyaa
Ramla Ahmed run xppti walahi waa waxa somalida dilay shit
rahmla ahmed ninkan ma taqaan waa reeraha ugu laandheeraysan ee waa jaajaale reer daroora
Fowsi Cumar darooraa wallo wa laandbeere sided sheegtay Mahad maxamed nuux wa from gailey gobolka cagaaran
@@nuurtosharif5574 mahadsanid waa isku mid reer sheekh isaxaaq laandheere ee waxaan ka hadlayaa gabadhu reer xamar ayay moodaysaa duriyaduna waa isku sharaf
Fowsi Cumar idhagayso xppti qali inagadaya qabilka waa shay xun walahi xata haduu reeer gabiley yahay anigaba ah lkn ma qurux badna in qofka qabilkesa la sharsharaxo qaali
Inta somaliland jecel like isaar
Rahma Hussein somaliland iyo somalia isku mid ma ahan miyaa
252907281713 Khaliif .maxaa kadhigey indhoole yahoo gudcurka guureyna indhaha kalAqad .wad riyooni hurdada katoooos kkk😂😂😂
@@rahmahussein1828 anaga kucalina Somaliland viva 🇸🇴
Hhhh walahi wuu iga qosliyay mahad maxamaed nuux magacaa hajiro
waalahi wuu ku sugay igalann heesteydii lacagta aad ka sameysey wax iga sii caadi mahan wuu cod macan yahay waana shaaciroole
waxan fanaan ayy ku washteeen allah soo ha hanuunyo
ilhahaay adiga cuqdadaa aad noo qabtid hakaa saaro dadkan way bashalayaan
virusyoow buuka
Fanan niinkasaa lagaa dhahaaa keep going bro
One millyon wlhi fanaano musik ku qaado oon gaadhin ba jirta
Msha allh ninkaan cod baa ku xiran walee
Inaba caadi ma aha heesta 🤣🤣🤣🤣❤😂😂😂😂😋
23 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂❤😋😋🤣
28/12/2019 habenki u danbeyay
Haaa inaba caadi ma aha heesta
Mahad mohamed nuux anigu waan aqaan waa nin reer gabiley sidan kq wacan inuu xanuunsadan filaya codka allah ku barakeeyo iyo caafimadkaba
sida uu xanuunsanaya sawdigan arkaya inuu caafimad qabo
Hadii macal dhab aheed qalbiqa uga ducee. Privat live kiisa inaad ku dartid maa haboona waliba ado waan agana leh.
wlhi wuu ka cod mac yahay kuwan fadhiya inta ka ahen qamar suugaani
Walal waa live ninkan haa barbar dhigin ilmo automix. Qamar live bila music bal link aan kaa arko ii so dir.
Kan haduu fanaan noqda fananiin badan uu suuqa kasaara noh😂😂😂
Haa noooooh
Reer waqooyi ilaahay baa hibo u siiyay fanka Iyo suugaanta ka baadiye jooga Iyo ka fanka Ku jira Iyo magaalada jooga haday wada heesan isku mid weeyan kuli wada cod macan bay leeyihin
MAHAD IS SO AMAZING 👍👍
Isiiii mahad m nuuh ax yaa fanaan waar fanaaniintan cashar udhig waa bilaa cod waanku salaamayaa fananka 2030 to ka
Waaaw walhi nin kan CAADI maaha
Watsupp Kiisa Ma Ku Siiyaa ama FB ?
Ambabaxa Tallaabada
AniGoon Itaal Hayn 😢😢❤❤
waar yaa dhiig loo jibraa abokora liketa ila booba 😂😂😂😂😂
Ana kow ah
@@amaalahmed5699 hhhhh soo dhowow
Hhh cano hooyo abti waykan
i kacay dhiiga i kacay waykan viva reerkayaga
Ilma maxamed nuux.Maansha alla ah, waa asal.dhalad.waan idin salaamay
Nio videigan kama xiiso jabo. Markasta waan soo raadiyaa.
Wlhi ninkani waa nin adag musicba wuu ka xanaaqaa
Mahad M Nuux waa wiil codmacaan mana ka helo inuu fanaan noqdo oo music loo garaaco intaan ka ogahay waana u dhalasho codkiisu xataa xaafad ahaan lkn ma xiiseeyo inuu fanaan noqdo Abtigiis baase fanaan ah oo heesa.... Noloshu waa cibaado iyo caafimaad, Liibaan Totina aad baan usalaamayaa.
Cod macnyhy wiilkan🇸🇴❤️
Alle Haku Xafido Wllkey
Mahad Mohamed Nuux Ahmed Ali
Halkeedi ayaa dhigtey
Waa Qolama Horta??
Wxy Wa qoloma mesha ma qabil ba laga hadlayaa qabilba masqaxda idnka galay hadad somali tihi ishiiish😁
Wuxu ka
Mansha allah ninkan cod aan caadi ahayn ayu lee yahay hibo ayuu u lee yahay fananiin badan aya luuq gali laha haduu hesii lahaa
Waawoow Maansha allaa Barnaamijka Sanadka Cusub iyo Boqoraddii Quruxda ama Jawharaddii Dahabigga ahayd Basra ina Suldaan Baxsaneey Boqoraddii Quruxdaay waa Miss. Weriye Sagal Mustafe iyo Boqoraddii Quruxda Weriye England Shaw waa Dahab iyo Xariireey Jawharaddii Quruxdaay Dahab iyp Xariireey Xulkii hablahaad tahiyo Xariirta La Daawadaad tahay iyo Xuural Cayn
Ninkan fanaantii meesha fadhiyey koobkii wuu ka qaaday abadirow soo uruuri caashaqa oohow
Sheekh ayu u egyahay fanan astamihisa maba lha
Wa sababta uu udiiidaYo iNu Fanan Noqdo
Kursi maxa logu fiirisin wayay somalida waxan ku nacay isma xush meeyaan qofki magac leh unbaa kursi looga kaca yaahuu
Wlhi kamay xishoon
Sxp kalgaclka lo haya ka wngsn wxaase ka soco wxa xun uun ha fiirine
Waad runtAA
Xushmada w shey qli ah
M eheen sids ine ula dhaqman.
@@nimcoshaandi3606 galkacalka mahan mida adiga aad qalbiga ugu heyso waxa unagsan midka asaga ladarensiiyo oo loomuujiyo kasa muhiim ah
Wadaad baad ku qurux badantahay( abaadiroow iska daa)
Waw walee codbaa alle siiyey quraankuu xiftiyi lahaa
Gggu gb
wilka mdaxweyne mustaqbalaka noqon rabo waye like me
wuunaga qosli yay anago cadhaysan
alle haku dhawro wllo
Axmad aarshe
Wlhi waaa fanan codkiisan ka yabay axyaa fanaan
Masha allah Cabdulkhadir sanka ayaan so xasustay ilahey ha unaxariste
Raaxo Walee aniguba kula dareemay. Allaha u naxariisto Abdulqadir Sanka. Aad baa loo tabey fankiisa uu aad caanka ugu ahaa.
Wllh ninkani
Cod buu leeyahy
Ta kle qosolki bu dadka ka dhmeyy
Hre usco Brthr
Mahad haben aa hida dhowr isla jognay talent uu leyahay Meshaba asaga no shiday 💯
Ninkaan comedian ayuu ku fican yahay halaga daayo fanka.
Kuwa kurasada taxan isaga ka wada cod macaan😍
Wiilka meel Fican mey fasgisiyaaan dadka Maxay oga Sareeeen Axsan Cod bu haya Mashalah nolaww
School may galin habluhu kolkaa haloo dulqaato!
Waa ceeb iyo xushmo daro qof masuul ah in darbi la fariisiyo
I hv watched this vedio more than 10 times so funny
Good eglan
Aad iyo aad
Halkaad tagtay ka shidan tahay
Masha Allaah bila music kuso hees codkagu uuma bahne music
Amgaad Ali j
Waji mayd buu leeyahay ninku 😭😭😭 inta igu raacsan like ta
ma saxirba tahay oo shaydan aya ku sheegay
adna madax jaajuur ah ayaad leedahay. 😃
Ninkaan cod macaan buu leeyahy wlh mnshalah
Lacagta badhkiisii maad siiseen 😂
Yaa
waaaw mahad caadi mahan . heestii ow horay u qaadayey aan xasuustaa. ileen hooy kuma bogsiisoo
kaltuun cali cabdooyey 🤣😂🤣 kurus Cali badooyey🤣😂
mashalH you
Asma Guhad bhszzgx
Bk
I starting a GoFundMe campaign for this brother's teeth! God damn!!
😂😂😂😂😂
😂😂😂 mahad galin hore wlhi wa beer casaad wa fanan cod macan wilba shactarole command ah
Aniyo adiga argti lee naga dhexaysa boowe waa see noh 👌
War ninkuu inabacaadi maahaan mashalah gosolbuuigudili
Muuna Nuux walalkeed weeyan walhy waan garaniye
Inanta igaranaysa waayo talow 😂🤗
Way isku timi ismana oga
@@munanuux5437 wllo walaalkaa miyaa mahad maasha Allah wlhi
@@Jasmine18815haa wllo 🤗 mhdsnid
Ninkan dadki hore ayuu kaharay
Mahad mahamed nuuh the real entertainer alaahu akbar qolooyin cd iyo falaashta watay cidla ayuu kaga tagay alla ha sahlee
Mnsha alle ha kaa abaal mariyo
Wlhi ninkan fanan lama dhihi karo fananyal ayow uqalmaa Sami nolaw yaqey
Reer waqooyi kooda baadiye jooga xitaa codkisa Waa cajiib wlhi
walal yaal aan ku dadaalno kheerka alleh
Masha allh ninkan cod mcn buu leeyahay
Waan tageeraa mahad good fanaan
war niyoow reer waqooyi wey iga yaabiyeen! Hees la qaadi raba bisinka loo qabanaa....Unukaa yaabnay 😂😂😂😂😂😂