ILA TALI: NINKEYGA OO SAREERTEYNA NAAG KALE KULA JIIFA BAA KU SOO GALAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

Комментарии • 151

  • @asmaelmi8401
    @asmaelmi8401 6 дней назад +32

    Horta fartun maxaynu 1 million u gadh sin waynay dumarow

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl  7 дней назад +104

    Asc walaal gang fadlan like and comment ❤️

  • @ikraangureey6218
    @ikraangureey6218 7 дней назад +24

    Nin sariirtada naag keenay dulqaadka kula joogeysid hadaa leedahay adi waaye lkn ani ahaan kaas lama joogi laheen for my life wlhi 😳

  • @sahruj2haji239
    @sahruj2haji239 7 дней назад +35

    Title ka arkay ducaa la fariistay ilahow nin ibahdila ha itusin ya Allah io dhaman gabdh walibo wang wx ku raadinysa 🤲😿

  • @salmaali600
    @salmaali600 7 дней назад +34

    Fartun, give us more than two dilemmas in a video!!

  • @Dagan.0
    @Dagan.0 7 дней назад +15

    Sbxnllh first story horta abaayoo qalbigaga wixiis raali kayahay oo adi ku qanaacsantahay samey alle tala saaro istiqaaro tuko kadib go'aan qaado ama la joog ama ka tag sidii adiga kuu roon ileen adigaa qalbigaga wixiis rabo ogee Inshllh qeyr ku rajeyna

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 7 дней назад +8

    Talada aad siisey 10/10 siiyey bayoh ilhy hku xifdiyo fartuuney garaad badaney ❤ masha Allah 💗

  • @Aishas_daughter_
    @Aishas_daughter_ 7 дней назад +11

    The first story was a rollercoaster wow 😭😭

  • @sandycupe5103
    @sandycupe5103 7 дней назад +12

    Girl ninkaa mustaqbal malaha. Waaba bilaa anshax see sariirteeda midkale ugu guursadaa. it’s your life start deciding for yourself

  • @Funnyshorts-s6v
    @Funnyshorts-s6v 7 дней назад +32

    Abaayo in talking to a man rn and he says that we should get married but i dont know how to tell my parents. I decided to ask you cos you got married recently can you do a step by step tutorial on how to tell your parents because on really nervous😂 btw hamblyo🎉🎉

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  7 дней назад +15

      Mabrook that is so cute! I’m so happy for you. I will ❤️

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 6 дней назад +1

      I have your problem too I don’t know how to tell my parents

    • @Finestmali
      @Finestmali 3 дня назад +2

      Baby girl tell the guy to come visit your parents and tell them .. I don't know anything about marriage tho😂

  • @CaishaSuudi-pp5ep
    @CaishaSuudi-pp5ep 7 дней назад +3

    Yeah Girl proud of you caqliga kugu jeclahy m.a keep going 💞💖
    Hala wada qadeeyo😂🤩

  • @nastehoelmi611
    @nastehoelmi611 7 дней назад +16

    Why uxnaqay🙄ano dhageysan title lee arke dhiga igu karay

  • @luulahmed7589
    @luulahmed7589 7 дней назад +15

    Arinka 1aad o kale ba jirto ani xita tala raba
    Waxa jiro wllky gbr bu gursaday gabadha wa garob carur hesato lkn wlhi ma umalenayo ine jirto gabadhas gbr ka wngsn wlky qoys bey ka dhiktay wlky iyo hoyadey bey isku so dhawesay hoyadey aad bey u jeclatay gabadhas madama wilkeda ee tosisay anaga dhan wa jecelnahay gabadha hada 2 cunug be u hesaa wilki malin dhaweto intu ila so hadle uu dhahay gbr ba is mehersanay wana jeclahay xaskeygana wa jeclahay ma rabi ina gurigeyga bur buriyo waxa raba ina qariyo nida 2aad aniga wlhi hadalkas ma jeclen ina maqlo wa naxay gabadhas ma rabo in la qiyamo nagtan danbi xita wlhi in la furo ka xiga intey gabadhas qalpi jabi lahed maxa sameya gabdho

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 7 дней назад

      😢ax qalbiga iga xanuunay wllhi

    • @shugrisheekhmohamed8533
      @shugrisheekhmohamed8533 7 дней назад +3

      Gabdhiisa hore hadaryeelo tartiibna hauga dhaadhiciyo inta tan danbe uur kusoo bixin

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 5 дней назад +1

      Abaayo ha dhex gelin waad kashalayn adigu gbadhaas positive u ahaw marwalba lkn hda usheegtid hdhawna ee ogaato wxy is dhihi rerkaga burburaya

    • @haa8793
      @haa8793 5 дней назад

      Hadey meher bas ah tahay kafur abaayo una guri lagalin

  • @IfrahMohamed.
    @IfrahMohamed. 7 дней назад +4

    Masha allah xbbt saas waaye meeshan bad waaye weena naga badan tahay ❤

  • @RayaanIsmaaciol
    @RayaanIsmaaciol День назад

    Allh fartun fariidzanida wlhi ku jeclhy hno❤🎉

  • @Tressamaxamedcali
    @Tressamaxamedcali 7 дней назад +5

    Naa isjir waxaba kadaran in ay ciyaal heysato melahas ayuu kuluminayaa nin hadii uu ku qiyamo ama saxibtaa xaskaga wixi aad u amintaa walllah waqalad🏃🏃🏃🏃🏃

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 7 дней назад +5

    Fartuun naag adag😀reer comment waad ku fahantay isku dirka qac baa ka yeertay

  • @khadramuhumed3597
    @khadramuhumed3597 7 дней назад +5

    Wlo diiniyan gabadhu inay dhahdo ama aniga i fur ama naagta labaad waa xaaraam markaa waxa saxan inay iyadu goaan gaadho iyadon shardi ka dhigan gabadhaa kale inay ku joogto iyo inay ku tagto labadaba iyadaa u door leh markaaa

  • @saedahmed8004
    @saedahmed8004 7 дней назад +3

    Runtii Fartuun la talintaada waa mida ugu saxsan intaan daawado

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 дней назад +3

    SUBXAANALAH. NIN. NAAGLEH SINEESANAAYO. ILAAH NAMATUSO. YARABI
    KAAS ANIGA IILMA JOOGEEN YARABI. WAANIN SINEESANJIRIN

  • @Fuaadaelmi
    @Fuaadaelmi 5 дней назад +1

    Gabdhaha somaliyed waxa lola dhaqma ineeysan feelings daremo laheyn ee maseri karin ee furin weydisankarin wa adonsi cadiya no one will ask how you feel,so hart breaking💔

    • @عائِشهعبدله
      @عائِشهعبدله День назад

      Exactly like they don’t have feelings like don’t give a shit what other things all the matter is your happiness and set your boundaries

  • @radwamohamed-t5u
    @radwamohamed-t5u 7 дней назад +4

    Sariirta qashinka ah iga tuur dheeh alaa garacsaana ninku hadu gursadaay muu aqaal kale gaysto ishiii alaa yaa comments ka cod u yeela aan ku nafiise😂

    • @AmalKaalshe
      @AmalKaalshe 6 дней назад +2

      Iyada in bileysa laga yaba😂 uu lacag oo guri kale awodin wa nacas kas

  • @fatxiabdilaahi1466
    @fatxiabdilaahi1466 7 дней назад +6

    Gabadha waxan dhihi lahaa qalbigu mar haduu jabo maso laabto EE ninka iskaga tag waayo kalsonidada way dhimatay

  • @WardaMohamoud-c9x
    @WardaMohamoud-c9x 7 дней назад +2

    Wlhi shekada mrkad ka shekenysay waa ley hahayey xanq dartii 😂😂😂 gabdhas walidkeed wey adeecdey wata ka shaqeysey cafimadkeda lkn why iyada loga fakareyn hadhowna waxa lagu dhahya wa caasi 😂 wlhi qasab qofka wad naceysa mrku ku hilin waayo malaha adag. Na wlley tada raac wlhi naag adag oo kulul wad Ila muqataye❤

  • @saladohasan1715
    @saladohasan1715 7 дней назад +1

    A whole vibe...loved your talo❤

  • @saladohasan1715
    @saladohasan1715 7 дней назад +2

    You are looking fly Fartunnay❤🎉

  • @birimoboss747
    @birimoboss747 3 дня назад

    Naag sariir saarte lajoo gis maleh waad ku waalane ilaahey hakuu saqiro abaayo

  • @Najmaguleed38
    @Najmaguleed38 7 дней назад +1

    Qofyahy waa kuxiisney nosoobadi meesha ada nagu hayee qalbiyey😊❤

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 7 дней назад +2

    Maya maya aniga taladayda waxay tahay gabadha hore
    Ninkeeda wuxu iila muuqda nin khaaina qalbiga faqiir ka ah waayo nin haduu gabadh kale u baahdo wa guursada lkn si la yaqaan bu u guursada xitaa hadu qarinayo guri caadiya iyo meel hagaagsan bu gaysta, lkn waxaan is tidhi tan ku meel gaadh ahàan bu usoo watay oo bool!!!
    Waxan ku leeyay nin adoo maqan u waliba ogaa halkaad ku maqantay cusbital ku jiray naag kale keenay qolkaaga kugu ixtirami waayay hooyaded oo xanuusan bay haysaye ugu yaran sug bal, waa nin xun wlhi ee noooshaada u tasho
    Wax walba haduu sameeyo ayaanan ogo laadeen hadu xitaa jaziirad dhan ii iibiyo xaasha.
    Reerkisa iyo kaaguba waxba isma dhaaman waa aday kuso tashteen yaan lagu buusin iska celi cirka hala aadaan iyagaanay ku dhicin sidaad ayay kuu cabudhinayaan
    Naag hurdadeedi naag kale lagula jiifay qofta ogolaanaysa xagay ku nooshay.
    Kan xitaa hadu wax walba diyaar bay iga yihiin dhaho hore how aqbalin, teeda kale caruur kuuma joogto miya?
    Qoftan reerka islamed sariirtoda iski wadhay ayan wali la yaabanay wlhi bool muhiima maqan sidan caadi kuma aha ugu yaraan dawaa u socota

  • @FatumaLucky
    @FatumaLucky 7 дней назад +4

    Please guys 400k 🎉🎉please 🙏 guys 🇸🇴🇸🇴

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 6 дней назад

    Fartuuney waxaan dhihilaa baa dhahdaa masha Allah

  • @sucdihassan4511
    @sucdihassan4511 7 дней назад +1

    Can’t wait the video 😂 Allahuma bariik 🎉

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 7 дней назад +7

    Aduunka wax walba waaku arkee 😅😢

  • @MaymaAbdullaahi
    @MaymaAbdullaahi 3 дня назад

    Faarax ma jiro wlh😢😢😢

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 7 дней назад +5

    Num1 naagta wa qaldan tahay maxay si kadis ugu tagte guriga wayna ogeed ninkeda naag kale guursade nin dartiisa maad naf muslim u goynesa ninkan wa bila aqlaaq side naagtada sariirteda nag kale ugu seexise subxanalaah

  • @nastehaabdikadir9170
    @nastehaabdikadir9170 День назад

    Fartuuney maanta kugu so biray wllhi wan ka helay sidaa talada udhibeyso m.a ❤

  • @deeqoibrahin
    @deeqoibrahin 7 дней назад +1

    Fartuun dhiigaa ku karay😂
    Gabadha kowaad waxay la kulan ty dhib weyn😢

  • @Longing127
    @Longing127 7 дней назад

    Both dilemmas you gave them beautiful advise

  • @Ugaso
    @Ugaso 7 дней назад +1

    Wlhi yaab waye indho atka nagta but taladada 10/10 waye aniga xata tasa sinlaha 💯

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 6 дней назад

    Viva fartuun ❤❤❤❤❤❤

  • @Quuu819
    @Quuu819 7 дней назад +5

    Naa adaa goaanka leh iska daa rerkaga iyo sodohda adi qado goaanka

  • @blackskz0
    @blackskz0 7 дней назад +7

    Fartun hide your credit card; the details are visible

    • @salmaali600
      @salmaali600 7 дней назад +3

      I was literally thinking the same thing!

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  7 дней назад +4

      Thank you I’m be careful

  • @HassanAli-ys1bm
    @HassanAli-ys1bm 7 дней назад +2

    guul fartuun wadcalibadantahay waxaanka heleysad ufahantey dadka iskudira dadka waxan kuuqabey fartuney dadka iskaga kurey qabqaboga lakiin manta laga bilabo warid fican baakuso barbarshey waanka danbeyn waxbadan bandawan jirey youtubekaga xataa adoo hoyo lakaftamaya waxaan joga usa manasota niyanbulis waadtaqan manasota waxan arkey adoleh wanjogi jirey

  • @naliyah9415
    @naliyah9415 6 дней назад

    Horta waxaan ka necbahay majirto ”4 ayaa loo baneeyay”. Afarta ma ninkaste baa loobaneeyay. Kan hada xeywaanka ah oo xaaskiisa sariirteeda la imaaday midkale in uu ku la caweysto maa 4 xaq u leh?
    Maxaa naag niman badan janada albaabadooda kaxiri doontaa subxanaAllah!

  • @habsomohamed2
    @habsomohamed2 6 дней назад

    Fartuun teena🖤

  • @saadoomar9982
    @saadoomar9982 7 дней назад

    Fartun Qalbi wanaag ❤❤❤❤❤❤

  • @SaphaHussein
    @SaphaHussein 6 дней назад +1

    Abyo ani waxa sameen lahaa hadi reerkyga ay ninka xigsadeeen sidan dreemayo yurub jogta power aad naftda ku difaacdona wa hesta ee ninka hada rabty xita sabab aa isku nacsiin karto wa hestaa ee iska fur qiimo iyo jeceel kuma hayo ninkan oo shahwadiisa naag kle ku guursday gurigagana kene iska fur ee noloshada hore u wado familygaga tus ina naag nool tahy oo xaquuqdeeda iyo xaqeedaba u dagaalami krto markas garabkaga way so istagayan sidan fikayo haday dhicina it’s ok adi xaquuqdada wa dhacstay wana gulystay salaada badso iyo tasbiixda garbka ilhy uunba u bhnthy cibaado ilhay iyo adi isla ogtihiin samyso wa gulysty abyo ilhyna grbkaga ha galo ❤

  • @JuweeriyaOsman
    @JuweeriyaOsman 7 дней назад

    Fartun wllo xagee kalaso xidhiidha🎉❤❤❤

  • @anisaadam4383
    @anisaadam4383 7 дней назад

    Fartuun neey dukaan kaaganan jecelahay aniga❤🎉🎉

  • @HourouneSouzanne-n5i
    @HourouneSouzanne-n5i 6 дней назад

    Fartuun❤❤❤❤

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 7 дней назад

    FARTUUNEY REERKA GABARTA WAX KALE UMA BANAANA IN AY DHAHAAN REER KAGA DHAQO, GO AANKA GABADHA LEH.

  • @Fuaadaelmi
    @Fuaadaelmi 5 дней назад +1

    Abayo shekada so dheere.

  • @HSH20233
    @HSH20233 6 дней назад +2

    انا لله وانا اليه راجعون . I don’t think so he was married to other women because he can’t allow her to sleep other women’s house . اعوذبالله من الشيطان الرجيم

  • @FatmaAli-s2z
    @FatmaAli-s2z 7 дней назад

    Asc Fartuney walahi qosol igu dishaa intaaday guursan dalamar wu u bixi jiray caadi header xanaqa marka maqasho naag bud baad wadata Fartun taa aqani 5 sano ka hor matihin me too kulelka hader aa fahantay 😅❤ i love 💕 and you Energy 😂😂😂

  • @aragsanyusuf605
    @aragsanyusuf605 4 дня назад

    Wlhi way jiraan naago noocaas ah oo bilaa damiir ah uf naag sariirteed ayaa ay ogoshay uf dheh

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 7 дней назад +3

    Wax Waliba Waad Arkaysa Yab Sheeko Walan Waye Muxu Kala So doonay Guuriga Xaskisa Kale Mu Mel Dajisto

  • @balqiisabdiwali3238
    @balqiisabdiwali3238 7 дней назад +1

    Nagahan horta mxaa kaqaldan mxy ugu dhaqman dhaadhamin camal nin aad ku qabtey sariirtadii Isgo naag la saran iska bixi wyo wxa loo radiyey nag kle buu qabaa rerkaga dhaqo wax ladhaho ma jiro stress ha isku ridin sis naftada ka fikir sabbab aad kula jogti ma jirte

  • @nimoabdilahi9081
    @nimoabdilahi9081 4 дня назад

    Wllo fartuun waa xaaran inay gabadh furiinkeda ay dalbato

  • @quruxsan287
    @quruxsan287 7 дней назад +1

    Ilaahow ha itusin rabiyow iyadoo sheeko dhageysanaa kaliya tahay aaa dhiiga igu kacayba waaaba suuxi lahaaa naxdin darteed
    Waligeed danbana ninkaas kuma kalsoonaden wax waliba oo dhacco

  • @NadaroWarsame-k4d
    @NadaroWarsame-k4d 7 дней назад

    ❤🎉🎉🎉🎉Maa shallahi

  • @hamdihiis5240
    @hamdihiis5240 5 дней назад

    Waxaa layaba gabdhaha laguursado go'aan maleh miyaa saan yeel lee lii dhahy mee ku jirayaan ama ninka go'aan ka gaar ama silicaas iskaga jir uf dheh
    Mideedakle wixii qeerleh la qarsadaa kulahaa naa ninka iska jir dheh 😂😂

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 7 дней назад +4

    Iska fur deh no stress

    • @umama5531
      @umama5531 7 дней назад +1

      Exactly my thoughts🤷🏾‍♀️

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 6 дней назад

    Wwwwww magceega❤

  • @malyuunabdikariim8848
    @malyuunabdikariim8848 7 дней назад +1

    Talada garabka laga bixinayo
    Wax kasta iigu daran wllhi hhhhhhh😂😂😂😂

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 5 дней назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hamdibashir9490
    @hamdibashir9490 7 дней назад

    Masha allah beatifull

  • @SadiaJam-zk3pk
    @SadiaJam-zk3pk 6 дней назад

    Teamkas qac kayeertay dulmiga maxaa kuwatey😂😂

  • @aishagaaboofficial9921
    @aishagaaboofficial9921 7 дней назад

    Fartun wlahi wa iskaga jeclhy abyo xanaq mahane Ana is mooday wlahi N daba wey I dhibtaa 😂😂😂ama ayada ama aniga mid le kula jogeeso 😂

  • @Dunio143
    @Dunio143 7 дней назад +2

    Katagdheh ninka tayo malehe hdu halka gadhay😏

  • @Urfavuser-c3n
    @Urfavuser-c3n 7 дней назад +3

    Kaas nin kuma noqdo imika dhowdahay iska fur family lhyne

  • @idman-p8x
    @idman-p8x 7 дней назад +1

    Fartun wallo in family lagu baro wax qasab ah ma ahan ani ahaan waxaa heesta bf almost 7 yrs 4 yrs ka mid sxp caadi aheyn but wuu ijeclaa i know the same time mar wala hdlay his brother weena ogyihiin ina ani isla socono Lkn ani waxaa mar baray my cousin wee xumeysay marka qaar kheyr ku jiro in liis qariyo tan kale aniga hoyadaa iyo family i bar waba ka xishoda see ku dhahaa ma jeclid idhahee Lkn aduun ugu jeclahy marka is guursano lee 😊mar mid shukansan jiray marka block he calls all my family 😂my mom nayaa wiilkas wuu fiicanyhy abtigey same habarty same block sare dacwo ku talo 😂

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 6 дней назад +1

      Aniga wiil aan hada kahor 6sano wada soconay waligay kuma oran reerkiisa ibar aniguse dhowr ila dhalatay way ogayen xirirkena
      Mar uu xanuusaday oon cid aan kala xiriiro wayey baan asxaabtiisa udhow ku irrih ibar maadana uu wadan qurbe ah joooga uusan familkiisa lajoogin markiina ma uu samayn Ana Dan uma galin
      inkaston jeclan lahaa inuu dad ka agdhow ibaro madama waxkasta dhici karan
      Way fiicantahay qofka inaad familka iyo asxaabta bartid lkn hadad kala tagtan waa lagu waydinayaa waa dhibaato

  • @istarelmie2111
    @istarelmie2111 7 дней назад +1

    😂 i love this girl

  • @khadiijocali6803
    @khadiijocali6803 7 дней назад +1

    In ninka ladhoho naagta fur oo aniga ii go ma bambanaana wa xaaraan reerba duminaysaa cuqubadana gurigaagad ka arkaysaa

  • @nastehaabdikadir9170
    @nastehaabdikadir9170 День назад

    Masha allh😅

  • @idman-p8x
    @idman-p8x 7 дней назад

    Fartun wee ogathy hoyaded iyo gabdh mamada gabdh bixisay sababta ah hadee all family gabdh kale og yihiin Guri naag lagu qabo ma imaan laheyn naag guriyey one months and half ka mqantahy lama fahmi wayo

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 6 дней назад

    😍❤💯

  • @ramloosman2619
    @ramloosman2619 6 дней назад

    Ramlo maxaa ugu bixisay wlley magaceyga caan maahee😂😂

  • @hipomuuse6735
    @hipomuuse6735 7 дней назад

    Walhi waa talo wcn naa sidaa same dheh😅

  • @aminajaamac4765
    @aminajaamac4765 5 дней назад

    Fartun halke kaga so dira dilemmas ahayaa

  • @NawaalAli-g2c
    @NawaalAli-g2c 4 дня назад

    Horta waxan ka yabay Ninka 4hadi lobaneye kaliyamxa lo shega oo la isku ilabsiya gabadhane xuriyad inlasiye ey ka tagi karto hadena rabin Abaayo hada udulqadn kartid lajog lkn ogoaw qof mar ku qayamay 1000 marna kafilo.

  • @ikran3498
    @ikran3498 7 дней назад

    Fartuney waa iga tallo talada qaldan iska dhaf abayoy adunka wx wlbo waa ka dhacan eee cideyda wxey dhahayn sameyay sxby

  • @Nafteyday
    @Nafteyday 7 дней назад

    Naagaha qaar wlhi damiir malahan naag iga danbeysay o guri iyo caruur huray u lahed aya gurigeyga imaday inta an fasax ku maqney ani iyo carurteyda kadib ayebo igu ceynesa in ey gurigeyga imaday inta an maqna o sariirteyda lagu wax waxeyay yaab

  • @balqiisabdiwali3238
    @balqiisabdiwali3238 7 дней назад +1

    Tan kle sodohoda iyada ah mida sadexd iyda boos dayto ahyd marka buul gubtey buul gubtey kama naxo wiilkeda io iyada ha isla tuurto hdey damiir leedahy

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 7 дней назад

    Abaayo naagaha hada jiro qaarkood wlh ineesan damiir yar leheen guri aaka hadlee dharkaada armaajada ku jiro ayeey xiranee waliba 😂😂😂😂 ilaahow na xifdi maskiinta qalbigeeda dareemooyaa ninka adaa iska furi karo Abaayo waxaas ha qaadanin nin waxaas yaqaano marwalba ayuu sameynaa hadaadan ilmo u heenin ka carar hadaa ilmo u heeso waxaa adiga xal u aragto samee👍

  • @radwamohamed-t5u
    @radwamohamed-t5u 3 дня назад

    Hooyo kartii leh bad thy oo shaqaysataa boqorad bad tahyee noloshada horay u waado huno

  • @queenarwo837
    @queenarwo837 7 дней назад +3

    Cawa magceyga mey ku bilwatey 😂

  • @NasraMooge
    @NasraMooge 7 дней назад

    Fartuun ohge you g😅😅😅😅😅😅

  • @Zahra-yy8if
    @Zahra-yy8if 6 дней назад +1

    Fartun ikram mxa uga hartay Malaysia no shidi lahed hda walal gang nahay

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  6 дней назад +1

      Abaayo honeymoon bee ku jirtaa 😂😂😂 koko malaysia joogin mel ma’aha ayada big fan u ahay

  • @nyg1162
    @nyg1162 7 дней назад

    😍😍👍🏾

  • @sandycupe5103
    @sandycupe5103 7 дней назад +2

    I’ve never been this early 😂😂😂

  • @asrar_saad8027
    @asrar_saad8027 3 дня назад

    😂salaamaad fikradas ah amuu dhahay guriga wa Airbnb macquul ma ahaan bcoz gabdha safarka ku maqneed guriga dharkeeda ma yaalin Miya????

  • @hassanawaleh3126
    @hassanawaleh3126 7 дней назад

    Asc abayo.wanku jecelahay

  • @Sabrin_aqil
    @Sabrin_aqil 6 дней назад

    12:12 So real walhi, beenta ma ahan waliga red flag ha iska indho tirin 😂

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 7 дней назад +1

    😂😂😂😂🤸🤔

  • @anifaahmed6683
    @anifaahmed6683 7 дней назад

    Fariid 😂😂😂

  • @Raaqiyamoha
    @Raaqiyamoha 7 дней назад

    Hablo marba Haduu san ninku kugu faanayn kaas nin maaha gabdha labaad wxaa dhihi lhaa meesha wax makuu yaalaan ka crar kaas😂😂

  • @isonmohed5179
    @isonmohed5179 7 дней назад

    ♥️

  • @sahramohamed6871
    @sahramohamed6871 7 дней назад +1

    Family ka somalida wxn ku nacay waa wxn oo kale gabadhooda mey wiidiiyaan sey daremeyso oo mey faraxsan tahay maxay tahay afar baa loo baneeyayy shit

  • @Aisha-mo9nm
    @Aisha-mo9nm 7 дней назад

    Makurabo ninkas katag wll time is money

  • @lia9838
    @lia9838 4 дня назад

    😂😂😂😂😂