SIRTA SHUCEYB YARE SHEEGAY MALA YAABTAY HORASE MA U OGEYD? BISHAARO BAANDE MAXEY KU XIRANTAHAY?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 265

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Год назад +20

    Wallahi waan ooyey wiilkaas yar markay dhagaystay xalay! Dulmiga baxada leh ee ka jira somaliland iyo soomaaliya gabi ahanba. Sidee Allah soomali u caawini oo ugu naxariusan haday iyagii isdulminayaan! Subhanallah!

    • @farhiyahaaji5024
      @farhiyahaaji5024 Год назад

      Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah walahii waan naxay maxaa waaye dulmiga inta la eg 😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o Год назад +15

    Subxaana Allaah,,, Rabow noohagaaji madaxda

  • @Ugbaad_abdi
    @Ugbaad_abdi Год назад +3

    Dulmiga xukuumadu wado waan aragnaa blse allh ayan ka codsanaynaa in xilka uu noogu dhiibo caadil yaarab dulmiga naga fogee daalimkana ciqaabtiisa mari inta uu aduunka jooga 😢😢😢

  • @fmg63772
    @fmg63772 Год назад +3

    Alloow dulmiga naga dulqaad adna sh allaah ha ku xafido allaahumma Aamiin

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Год назад +8

    بارك الله فيكم ورفع قدركم في الدارين شيخنا الفاضل

  • @ytb479
    @ytb479 Год назад +1

    Mansha Allah Allahuma barik sheikh and jazakallahu khayran Ilaahayow Somaali dulmiga kasaar

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 Год назад +8

    Subxaanalaah illaahay Somali haka qabto cidkasta oo dulmi ku haysa meel kasta oo ay joogaan allahuma aamiin

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 Год назад +4

    Alla dulmi badana Allahayow Cadaalada nasi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA Год назад +15

    shuceyb yare waa laciilay ilintuuna isku celinaayaa 😭😭😭😭

  • @ummhudayfa2227
    @ummhudayfa2227 Год назад +6

    Yaa Allah nogargaar😢subxanaAllh Alxawla wala quwatii ila bilaah

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 Год назад +1

    Ilaahaay kuwaa masaakiinta dulmaaya masiibo daddaga haukeeno aamiin inshalaah

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +2

    Shuceyb yar ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 Год назад

    Dulmi Diid bilaash ulama aadan bixin ama laguugu bixin, Mahadsanid Illaahy ha kuu abaal mariyo u hadal umadda dulman

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +1

    Shuceyb yar wa gesi samaliweyne ilahay hiiliyo dulmiga duleysiga gumeysiga bu diiday gesi xaqa dirir ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 Год назад +3

    Jasaakallaah qeyran

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 Год назад +1

    MANSHALAH SHEEKH HORTA MADAXDEENU MA AAMINSAN YIHIN ALAH IYO AKHIRO INEY JIRTO MISE WAXEY AAMINSEN YIHIIN DALKA IYO DADKABA BAABIYA, XARAMKANA ADAAN DABIGA ISKU DAHIRIYAN IYAGO DHAC IYO DHIIG FARAHA KU LEH. SUBXANALAH ILAHOW KUWAN NA DHAAFI OO MADAX DAHIR AH OO U NAXARIISTA DADKA NASII AAMIIN YAA RABI.

  • @degmadahassan2620
    @degmadahassan2620 Год назад

    Amiin Amiin Amiin ya Allah ja,zz"aka Allahu khayra jazz"a

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 Год назад

    Subaxanallah illahey wajogaa aduunyo somaaliye meshan qariiba anakunahy

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Год назад

    ilaaheeyoow Dulmi Falayaasha inaga Qabo

  • @MankaYare-bc1be
    @MankaYare-bc1be Год назад +1

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎ في أمان الله
    صل على رسول الله اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا المصطفى محمد رسول الله وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 Год назад +2

    Subxaana Allaah Allaahu Akbar ❤yaa Allaah illaahay Subxaana Watacaalaa Soomaali Xaqa Allaah Ha Fahamsiiyo Wadankeena Macaankiisa iyo Madaxdeena Dhaqankooda Allaahu Akbar اللهم إني أسألك العفو والعافية اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم❤❤❤

  • @halwohassan5936
    @halwohassan5936 Год назад

    Acs shi dulmi dii ilaahay haku barakeeyo waxaan jevlahay sad unicbatahay dulmiga iyo xaqdarada dhacda oo dad badan caa deeysteen suxaanalaa ayaw diinteenii. Shii ilahay hanoo kaa xiftiyo walay waligey kumutar maqori tan waxaa igu kalifay waanadaad aad usheegey sid umada hadeey ku waana qaadaneeyaan. Ilaahay hanoo kaaxiftiyo. Markasta wan dhageeystaa wanadada iyo wanaagaa.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад

    Sheekh dulmigu waa badanyahay ee illahey see ugu gargaaraa

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 Год назад +1

    Sheekh waxaa cajiiba dulqaadka Rabbi لا اله الا الله

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 Год назад +9

    Subxaan allah 😭

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 Год назад

    Asc sheekh dulmi waaye Allah ha u gargaaro

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Год назад +4

    Subxaanallah subxaanallah ilaahow dalka iyo dadkaba noo hagaaji

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 Год назад

    Jazakallah shekhe

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 Год назад

    Shiiq dulmidiidow Ale haku xifdiyo dadkenana Alaha xaqa tuso adiguna wad bararujisaa sas kuwad maxishodan waa cabsadaan kuwad

  • @FathimaAbdi-ty4hu
    @FathimaAbdi-ty4hu Год назад

    All e waan kabaryaa daylad isllaam ah ookitaabka able kumaamusha

  • @ubahhashi7870
    @ubahhashi7870 Год назад

    Dowlad mooryaan qabiilka iyo qabyalad subhanallah Ya Allah kuwa na dhaafi kuwa ka cilmi aqli emana cadaalda diin wanagsan ilaahow noga badal 😢😢😢😢😢😢😢😢 adunkii wa ka harney emen ya Allah 😢😢😢

  • @hodanhassan2484
    @hodanhassan2484 Год назад

    Subxaanallah dulmadiid walaale qeeyr badan Allaha kusiiyo aduun iyo aaqiro waligaa xaqa ka hadal una hiili diinta iyo dadka masaakiinta Allaha ka korqaado dulanka iyo ciqaabto dadkeena dalkeena dhamaan wadamada muslimiinta waa aaqirsamaan 😢😢😢

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Год назад +3

    Inaalillaahi wa inaalillaahi ilayihi Raajicuun dulmilooyaal Aakhiro iyo aduunka ba Rabbiyoow ciqaabkaga kurid yaa Rabbi Aamiin yaa rabbi. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @foziahared9595
    @foziahared9595 Год назад

    Masha Allah sheekh Alle haku xiftiyo

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 Год назад +4

    Allaahu Akbar

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Год назад +2

    Somali xikamteeda w taaqiyadii (fircoon oo maanta
    Iyo wax qeybsigeedaba Allahu najeynaa

  • @فضلاسماعيلآدمية

    جزاك الله خيرا

  • @nimahasan9746
    @nimahasan9746 Год назад

    Subxana Allah Somali iyadaa is dulmisay

  • @fatimasaeed694
    @fatimasaeed694 Год назад +5

    لهم الله شعب الصومالية 😭😭😭😭😭😭

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад

    Dulmiga Dhabarka Allaha ka jabiyo

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 Год назад

    wiilkaas haku sii dirinina ee lacag haloo aruuriyo hala badbaadiyo aad ayaan uga xumaaday runtii.

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA Год назад +12

    ala maxaa dulmi jiraa wadankii iyo anaa kaa xoog badan😭😡😭😡😭😡

  • @FarxaanAbshir-m4q
    @FarxaanAbshir-m4q Год назад +1

    Asc sheqow ha hatlin ayaa socoto reer hebel laan dheere ayaa kasocota somalia musiibo ayaa heysata ee ilaahey haka qaado aamiin aamiin

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro Год назад

    Thanks dulmi diid ❤

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 Год назад

    Yes Rabbi ku Waan dadka ka qabo❤❤

  • @mohamedhaji7859
    @mohamedhaji7859 Год назад

    Khayr Allaah haku siiyo

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 Год назад

    Dulmiga somalia kajira Allow inta dadka dhibayso qabo

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 Год назад +3

    Subxaanalaah aaway doowlada dan qaran waa ineey waxka qabataa arinkan

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Год назад

      Walee waa hurudaa oo waxa saas yeelaayo sow ayada maahan xasanba haugu horeeyee dowlada dan qaraabo

  • @ShaficiCali-f6k
    @ShaficiCali-f6k Год назад +3

    Subxanallah alle hanogargaro

  • @HoodoMaxamed-u6p
    @HoodoMaxamed-u6p Год назад

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 Год назад

    Masha Allah

  • @ak47erronny96
    @ak47erronny96 Год назад +1

    YA Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😪😪😪😪😪😪😪😪🤲🏼Amin ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Год назад +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

    • @ZhaficiSamriye
      @ZhaficiSamriye Год назад

      صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 Год назад

    Ilaaheey waxaan ugabaryaa kuwa cadaalada katagay oodadka dhibay dhulka hallago,o sidiifircoon allaaha uhalaago ayyimakaan eeyjoogaan allaayaqarribakum

  • @kossarmohamed9047
    @kossarmohamed9047 Год назад +1

    Sheekh England bad jogta, shaqo caadi ah mad iska radsatid intad danbi la so fadhidid

  • @lii7560
    @lii7560 Год назад

    WAA MASIIBO SOMALI KU DHACDAYE MEEL WALBE IYO GOBAAL WALBE EY JOGAAN

  • @carfiabdi3987
    @carfiabdi3987 Год назад

    Xasbunalaah wanicmalwakiil ilahayow umadan u gargaar inta dulman inta waxa dulmiyeyesana xaqa fahansii

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Год назад +1

    Walle Aakhira waraa jira ilaahey hortiisa markii latago

  • @halwohassan5936
    @halwohassan5936 Год назад

    Ax ax xanuun badanaa dad ayaa doonaya raxmada alle hadana dumi sameeynaya alla away naxariistii alle war ilahay kabaqa umadeey ka ilaasha lafihiina cadaabka alle alla hay naxariis maheleyno intaan anagu isdumineeyno.

  • @sadia_844
    @sadia_844 Год назад

    Subxaana laah wadankaas dad caadil ah yuu ubaahan yahay oo ilaaheey kabaqaya daalimiintane xukunka lagaqaado

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 Год назад

    SubxanaAllah malin aya lakalaawodbadnen

  • @zalmawadani
    @zalmawadani Год назад

    SubxanalaAh mantay malin an ahayan ayaa la xisaabii donaa Allow xaqaa u hiili 😢😢😢😢🇸🇴😢😢😢Aamiin Aamiin 😢😢😢

  • @Qanciye-pio4
    @Qanciye-pio4 Год назад

    Dulmiga wa wax uu alle swt inooga digay. Didaas oo ay tahay hadane inaku ka soonali ahaan waliba shegananyna bulsho Muslim eh, wxaynu ka digabay wax caadiya. Meeqo agoon iyo dad jilicsan oo Tamar laheen ba la lagu dulmiyaa ayay kula thay. Dexdeena, ilahayow rabiyow raxmanow hanoogu cadhoon inta xun dambigooga iyo dulmiga ay gaysanaya

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 Год назад

    Laa xowla wala quwata ilaa billah subxanallah waa calool xumo in dhalinyada iyo ummada sidas lola dhaqmo lakiin sheikhow goormo ayey cadalad imataa waa marka madax hagaarsan rahay oo allah kabaqayaan iyo intay xisaab danbayso.. lakiin kuwaa wadanka kataliyaa isku sodudub dhamantod miyey aminsanyihiin horta ayaa kahoraysaa... waa suaal meel taalo alxmd inaa lenahay rajo iyo iney jirto cadalada alllah jalejalaluhu malinta maxkamada allah laisasaraayo ayaa ummadan xaqeeda cidna dulmin doonin yaa rabbi allow kuwo dulmiga cadeystay naga qabo adigan kaga dacwoonay

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Год назад

      Dhibka wa shacabka wayo madaxda daliminta ayaga dortay o qabil ku tageray konfur iyo waqoyi 2dabada waxase su al ah inte somali Muslim ah intese munafiq ah anigu waxan is iri munafiqinta baku badan wayo siday u sameyan wax galadu samayn

    • @nasraibrahim527
      @nasraibrahim527 Год назад

      Hodan waa sax shacabka ayaa doortay madaxda noocas ah dulmigana qayb ayey kayihiin marka illahay shacabka somaliyeed xaqa hatuso waa layabyahay somali meshay kudanbeyn doonta

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne Год назад

    WALAL XABSIGA WA BAHI KALYA GAJO WELIBA NO GOOD FOOD ILKAHA IYO JIRKABA WEYKA BA BA EEN MASKIIN❤‍🩹

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 Год назад

    ASC sheikh dhulka somaalida oo dhan ayay ka siman arintaasi djibouti waxaa ku jira jeelka
    Dad 20sano ku jira oona la xakumin

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 Год назад

    Ubaahanahay xisaabtii allaa sugeysa😭😭🇬🇧

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Год назад +1

    Waa Ilaahay Ka Baqo
    Views ha raadine

  • @saidali5894
    @saidali5894 Год назад

    Allahu Akbar tii akhiiro ooh nasugeyso

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Год назад

    Subxaan allaah

  • @leylaadan5283
    @leylaadan5283 Год назад

    Subaxa allha

  • @AbshirS-tb1ig
    @AbshirS-tb1ig Год назад

    Somalia xaqa Allaha tuso. Sidaani xaal ma’ahan.
    Qabilka meel ha idin geeyo, ha idin dhiso dowlad Somaliyey.

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Год назад

    Dulmi badanaa meesha, ODAYAASHA WADANKA QABSADAY WAA IN LAGU JIHAADO.

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 Год назад

    Inalilahi waina ilayhi rajucuun 😢ilahayow fidnadan naga qabo oo kuwaas so qabo

  • @xasannuur9804
    @xasannuur9804 6 месяцев назад

    Sheeq unukaa leh mahaan

  • @MrKayse2011
    @MrKayse2011 Год назад

    Maxaa ummad dulman

  • @ifrahibrahim5788
    @ifrahibrahim5788 Год назад

    😢😢😢😢wiilkaan waan kawayay baraha bulshada ileen wuu xernaa

  • @s.h.fashionandtailor
    @s.h.fashionandtailor Год назад

    Subxanallah 😢 illahayow u gargar umada somaliyeed meel kastay aduunka Ka joogan way Ku dhiban yihiin

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي Год назад

    Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Год назад

    💔 subxaan Allah 😢. Amiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Год назад +1

    Wa wixi ay Reer Waqooyiga ku Abuse jiren 😭

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Год назад

      XadGudbeen
      Ciileen

  • @farhiaismael5009
    @farhiaismael5009 Год назад

    Hasan sheekh in uu jimca walba masjidka Allah ka khudbeeyo umadi Somali uu saas xabsiyad ugu cadabo Allah ahka jazeeyo akhiro iyo aduum

  • @shahad2629
    @shahad2629 Год назад

    dadki shuceyb yare xiray yeey udaahaayaan dadweyn meydhaafaayaan subxaanalaah

  • @omarmoussaabdi54
    @omarmoussaabdi54 Год назад

    asc ilahayow ugargar runtii wan ilmeyay

  • @abuubakarhussein5345
    @abuubakarhussein5345 Год назад

    سبحان الله

  • @dhibics6080
    @dhibics6080 Год назад

    Soomaaliyoodhan ayaalagu dontaan xaquuqadA dadka anaan waxa galabsan lakiin ale ayaa xAqasoore aha❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Год назад

    Allaha ayaa xaqsore ah😢😢😢😢😢😢

  • @scamojeylani9918
    @scamojeylani9918 Год назад

    Ilaahow soomaaliya dulmiga yaala yaan loo qaban dhamaantayo

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 Год назад

    Aamiin

  • @queenikran1591
    @queenikran1591 Год назад

    Subxaanallaah subxaanallaah xasbunallaah wanicmal wakiil yaa rabi masaakiintaas dulmiga ka saar.

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Год назад

    Dulmi an laska celinen ba somli halka dhigay

  • @mustafemaxamed1475
    @mustafemaxamed1475 Год назад

    dulmiga alow naga badbaadi

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Год назад

    Xabio allaho wanicmal wakiil, poor Shoaib 😭😭😭😭

  • @HamdaXuseen-l9s
    @HamdaXuseen-l9s Год назад

    Scw scw scw scw❤❤❤❤

  • @shamsocali8472
    @shamsocali8472 Год назад

    Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne Год назад

    BISHARO KA SO HADAL

  • @foziahared9595
    @foziahared9595 Год назад

    Subxaalahah

  • @husseinmiami
    @husseinmiami Год назад

    Sheikh dadka ka dulminaya ha ka gaabsan

  • @amalabdi2011
    @amalabdi2011 Год назад +1

    Somalia dulmi wayn ba ka jirw😢

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Год назад

      Maamulkaas Woqooyiga Soomaaliya, Fulintiissa Waa ugaar
      Soomaaliya ✔
      (Afsoomaali)

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад

    Ileyn wiilkaan waa xirnaa waan waayey miskiin