HEES || "Garoowe iyo kuwa xintama waxaa iga xiga Amxaar" Dayax Band & xuska 26 june.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 июн 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 2,5 тыс.

  • @abubakerbarre3392
    @abubakerbarre3392 Месяц назад +233

    Ethiopia ayan ku dhashay ku korey ilaahadana wan jooga waxaan ka necbahayna malaha Ethiopia 🇪🇹sida modeen ma aha walalyal Somalinimo🇸🇴❤🤝🏽❤🇩🇯

    • @somalilander_army_girl_Bts
      @somalilander_army_girl_Bts Месяц назад +4

      Bacaac qadaadweyn😂

    • @fathiayu3868
      @fathiayu3868 Месяц назад +4

      Qadaad weny haday helayan nakhaska ayey kuwada xidhi lahayan maxa loo dhimanay somalinimo nolalba kuuma ogala malinta wax yar somaliland u soo kirdho waa geeridooda

    • @MrAkim87
      @MrAkim87 Месяц назад

      Qabyaaladi wax korodh ma aha​@@fathiayu3868adigii baa habro isu kala qaaday. Samaroon iyo ciise iyo daarood beelaha darafyada baad u bixisay.
      Ma reer sheekh Isahaaq kaliya baa dawlad noqon? Yibir yahow wax iskula hadh

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Месяц назад +1

      @@abubakerbarre3392 De orod is Xore Somalida aad shegaysid ama Ha ku Xorayso Maxa Naga Rabtan Anaga Ma inan idin Xorayno Marka 🤔

    • @HooyoLuul-yv1nk
      @HooyoLuul-yv1nk Месяц назад +1

      Ethiopia kulahaa warkajoga lafti nagaa 😂

  • @ameinawlvlogs9325
    @ameinawlvlogs9325 28 дней назад +65

    Harheisa anaa ku dhashay somalia cid aan ka jeclay ma jirto qadhmunkani waxay ku hesayan garan mayo somali maxamedey 😂😂

    • @naag-weyn
      @naag-weyn 28 дней назад +2

      Dameeri dhaan raacday😂

    • @CabdalleAadan-hu3eo
      @CabdalleAadan-hu3eo 23 дня назад +1

      Aamu siilka hooyadaa wase

    • @munaahmed6976
      @munaahmed6976 23 дня назад

      Orod garowe aad saliid qundho halagu mariye

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 22 дня назад +1

      Thanks so much brother somalinima na deqday

    • @KotihoitoMehiläinen
      @KotihoitoMehiläinen 3 дня назад

      Naagayee beejo amxaar banaania laguuni qaaday waliga horgal baad tahay

  • @JJAbdi
    @JJAbdi Месяц назад +193

    Waan ka xumahay anoo reer waqooyi ah in heestan qof somali ah maalinta xurnimada uu aaaso 😢 raali ahaada somaliyeey hanoo qabanin

    • @abdiazizmohmud9109
      @abdiazizmohmud9109 Месяц назад +2

      Shaqsi aragtidiid bulsho ma xukmiso sxb horay uga soco.

    • @user-fh4yf6ov5s
      @user-fh4yf6ov5s Месяц назад +7

      Haa wllhi raali galin ayaan ka bixinaynaa wllhi wn ka xumaaday 😢😮

    • @zihaambarwaaqo8660
      @zihaambarwaaqo8660 Месяц назад

      ​@@user-fh4yf6ov5s somalilnimu ma imay dhalaty wliged ayay jirtye midkle xagay joogen markii amxaarku qamadiga kugu quudinayay jooji qiira jabanta ader somalilnimo wa laysku fahany

    • @mohamedtryofficial5162
      @mohamedtryofficial5162 Месяц назад +4

      Wali dadkii gobta ahaa way joogaan waqooyi

    • @najmoQ
      @najmoQ Месяц назад +1

      Kuma matalaan walal waxba haka xumaan waa hees qof waalan soo qoray!! Anu reer Puntland baan ahay reer Somaliland waxba uma qabo waa walaheen🇸🇴Ilaahay nabad hana siiyo

  • @mashaallah2255
    @mashaallah2255 Месяц назад +34

    Aniga Ethiopia 🇪🇹 ayaan ku dhashay oon ku barbaaray hadaan awoodo map ka ayaan ka tirtiri lahaa wlhi ayagana way ku faanayaan kaaf iyo kala dheeri ader ma idin badalnaa dalka idinka xagan naga soo mara kaalaya daba dhaqe u noqda axmaarkan urka badan uf🖕

    • @mubarakxasan9136
      @mubarakxasan9136 28 дней назад

      Caaacda meesha kala tag neefaw ethiopia waa dal balaandhan qomiyado badan baa dega adina qayb baad ka tahay ethiopiana wad tahay.
      Somali dawlada qudhiya yeelatay tariiqda horta hore ma u dhacday

    • @ozzylink
      @ozzylink 27 дней назад

      You live under Ethiopia that's difference between us.

    • @TablettManyitems
      @TablettManyitems 22 дня назад +1

      Farqiga I only dhexeya ah in anay Ethiopia ii gumaysan ee iyagu ii baahden waxaygina ka kirastay😊 maxa oohinta keenaya

    • @Sharmake.224
      @Sharmake.224 19 дней назад

      Isxore horta

    • @guurdoon7335
      @guurdoon7335 19 дней назад

      Hhhh hhhh ogadeen somali iyaga ugu liita somali nin walaalkii soo dhiibay Ethiopia udhiibay amma soo dilay walalkii aabahi dhalay waa ubbo iskago kusubtay iyaga jira shame on you......😢

  • @IqroAbduweli
    @IqroAbduweli Месяц назад +148

    Anoo ah shacabka reer puntland oo garowe ii tahay caasimad wallahi wixii somalia iyo mogdisho nicib waa nicbahay we love somali weyn ❤

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 Месяц назад +3

      Haa ! Haa ! dugaagu urta ayay isku fahmaan, Wenleweyn iyo Qadaadweyn na xumaanta, qudhunka , cadawnimada iyo mooryaannimada ayay isku fahmaan. Isurursada oo Jahanama wada gala !

    • @MariyaXidig
      @MariyaXidig Месяц назад +1

      Sidoo kale abaayo waa nii jecelnahay❤

    • @Halgame334
      @Halgame334 Месяц назад +1

      GAROWE IYO KUWA XINTAMA

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Месяц назад +2

      VIVA SOOMAALIA XAMAR IYO GAROOWE CALAN BAA KA DHEXEEYA WAANA TAN LAGA NAXSAN YAHAY HEESTANA WAXEEY CADEEN U TAHAY IN AAY HAL CADAW LEEYIHIIN

    • @Halgame334
      @Halgame334 Месяц назад +1

      @@cousinbro1580 GAROWE IYO KUWA XINTAMA

  • @idirisabdi6200
    @idirisabdi6200 28 дней назад +11

    Dadka somalida ha ogaadaan shacabka waaooyi iyo siyaasiyiinata in ay isku mid ahayn kuwa xun allaha tuso amxaaro iyo xumaanteeda somali waa soomaali always❤❤❤

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 Месяц назад +26

    Axmaar kulahaa Somalia 🇸🇴 ka jeclahay cid walba afartan imaan laawe nama matalaan from isaaq axmar walahai banan nin Somali ah ka jeclaanayn

    • @mubaarigcumar9226
      @mubaarigcumar9226 Месяц назад

      Waxbad iska lede orod utagde somalia bariis haku siyane hoyda baahida kawse😂😂

    • @MusasirNuur
      @MusasirNuur 29 дней назад

      Maxamdmou
      ❤ 3:18

  • @thesimgaohios
    @thesimgaohios Месяц назад +24

    Cuqdad family 😢Allaha cafimad ha idin siyo Subhnallaha

  • @gumball894
    @gumball894 Месяц назад +148

    Somalia ha noolaato from hargeisa somaliland ❤

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi Месяц назад +111

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @rayanabdi232
    @rayanabdi232 28 дней назад +8

    It’s sad Wallhi you would choose gaalo over Muslim Somali person that only knows your language it’s so ignorant it doesn’t even make sense . I promise you would never move forward having this kinda of ideology ruunta isku sheega 😂😂😂😭

    • @ozzylink
      @ozzylink 27 дней назад +2

      Ruunta isku sheeg. Iimisa qof oo somali ah a yay somali dishay? Somali Somali Somali. means NOTHING! Disgusting the word "Somali"

    • @ahmedsomali2576
      @ahmedsomali2576 25 дней назад

      ​@@ozzylinkilmo gaalo

    • @smooth2477
      @smooth2477 18 дней назад

      Xaasid

    • @hamdamohamed3499
      @hamdamohamed3499 13 дней назад

      Every Somali government is so corrupted and they only want to create more hatred and division between us!! May Allah bring our people back together united .

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 10 дней назад

      We've been having this decades and reer qaraxland is. Our biggest enemy we don't need to negotiate anything whit rm

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 7 дней назад +2

    Malihin cadow soomali ka daren viva jamuuriyada Somaliland💚🤍♥️

  • @IsmaiAliMohamad
    @IsmaiAliMohamad Месяц назад +243

    Waxaa nahay Somali Waxaan Ahaan Somali Waxii Somali ka xun Waxaan Lenahay Somali Waa Somali kuwa xanuunsan intaaa halosheego 😢

    • @MaaidoAliHashi
      @MaaidoAliHashi Месяц назад +2

      Haloo sheego

    • @Halgame334
      @Halgame334 Месяц назад +2

      WAXAN KA JECLAHAY AMXAAR KKKKK LEGEN KUS UKHTUKUM

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад +6

      Somali aan cadaalad iyo sinaan ogalayn oo qaxooti ah oo xaasid iyo qabiil waalay shisheeya uu jilicsan sokeeyey uu xoog weyn ,somali waa ummad isduulaysay

    • @Halgame334
      @Halgame334 Месяц назад +1

      HOYADA IYO JINZIGAGABABA WAS YAA DOKEEYE KUU AH UF NACAL UMAK BASTARYOW XAASIDYOW

    • @Halgame334
      @Halgame334 Месяц назад +1

      @@prosl11 WAA AYO SOMSLIGAD SHEEGASA NIJAAAS KHANISAAD TAHAY

  • @ayoubrouble3950
    @ayoubrouble3950 Месяц назад +110

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kan lee idiin maamulayo waa is daalineesaan mooyaane💪💪💪

    • @aminajama160
      @aminajama160 Месяц назад +2

      ayoubrouble3950 33 sodon sano ayaad cagsoo dhigi waydee, maxaad maamuli. Caruurtii Amison dhashay aduu is xoree

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Месяц назад

      Oramadii gudaha
      Muuse ayaaa waxaaa wada
      Allah umada kaaaaqanau
      Amxaaar maxay ka sameeyaaaan xamar

    • @HaraareHiibi
      @HaraareHiibi Месяц назад

      ​@@aminajama160 Noloshada was Amison sheegeyso aad ku aadinbe 100k kor ma u dhaafeysan kuligiin orod dhulka nooga kaca aqoonsi io magac sameysta passportka somalia meelaha ku aadan luuqadad ku hadashan way aad u shegene wadan baa nahy muuse biixi idin dhalay wase

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Месяц назад +1

      @@HaraareHiibi Caqli sidu idin Fooraro eeg 🤣 Amisom aan 100kun Xita Half ugu dhicinba idin adoonsada idinkp 7million ah,
      -dhulka Ma baantu Sanku intaas legyhn uga Taga
      -Passport aad shegaysid Waa kii 1960ki la sameyay inkasto anu wax Buran tarin Ana sameeyay
      Luuqada Ana 1960ki idin Barnay Luqdan somaliiga La yihdaba 🤣 illhy ban kugu dharshe Somali Timo Hadhuudha leh La arag Lkn Somali San wayn abid lama arag oo lama maqal muqdisho iyo Reeraha daga Mooye Waana kuwa somalida ugu Caqliga Xon Wax ay kusoo kordhiyeen Ma Jirto
      Isaaq Libin simali bu sheganaya
      Darood libinbuu somali u aheganaya
      Bal idinku somali libin u sheegta

    • @ibrahimabdalle2088
      @ibrahimabdalle2088 Месяц назад

      Adeer maalin cad baad riyoonaysaaye
      Afka laydha ka qarso

  • @Geesiyad-channel
    @Geesiyad-channel Месяц назад +51

    Somalia ha noolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @salihasaliha-ww8gs
    @salihasaliha-ww8gs Месяц назад +6

    Reer muse bixi aya amxaar aa ,e reer Hargeisa inta kale wa somali id xasid ma jirto

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 21 день назад

      Hooyadaa ayaa ka dhilaysata Hargeisa ee seed u kala saaraysaa Madaxweyne Bihi iyo shacabkiisa.Ileen yharmuutaa ku dhashay.

  • @FatmaDaahir
    @FatmaDaahir Месяц назад +105

    Waa dad xanunsan ee waxan lenahay Allah ha cafiyo from mogadushu and I am proud to be alx

    • @AsmaDayax-xi3kp
      @AsmaDayax-xi3kp Месяц назад +2

      Adaa xanuunsan maraan yahay

    • @ayaanelmi577
      @ayaanelmi577 Месяц назад +2

      HAL QABIL OO IDOOR LA YIRAAH MIYAA DOWLAD U AQOONSANA RIYADA KA TOOSA IDOOROW

    • @faadumomaxamed8172
      @faadumomaxamed8172 Месяц назад

      Dad buka waye xarantu xarantu dhashay ee cudurka

    • @ummumintiyaz
      @ummumintiyaz Месяц назад +1

      cida xanuusan ee somali kushaqaysata waa idinka haday soomali jacayl dhab idinka tahay sidayadii samayn lahaydeen anagoo calan iyo dal haysana ayaan idiin nimid lkn maxa kadanbeeyay somali jacayl heerkay naga gaadhau calanka 7 bixiya lanagu kari waayay idinka se 5 somali somaliland kaliya may noqotay tashaday anaa utashaday dalkayga

    • @NimoYasin-ti4hx
      @NimoYasin-ti4hx Месяц назад

      Maydinka xuman kashekaynaya gunyey Guntur dhashay calanka idinkenay bal mel gadhsiya anagu wanu tashane

  • @Cabdiraxmaan_12
    @Cabdiraxmaan_12 Месяц назад +189

    Somalinimo ayaa iga badan from hargeisa.

    • @foosabmed
      @foosabmed Месяц назад +6

      Mashllh Wllo ❤somali lee naga bdn

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 Месяц назад +4

      Aqoonsi Waa xornimo❤

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Месяц назад

      ​@@MustafaMohamed-ju1ccyusra hadaanay kula socon waligaa aqionsi helimaysid walahi

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Месяц назад +2

      Bal yaabkan daya, sudan iyo south Sudan suday ukala go,een war maka haysaan ereteriya iyo itoobiya siday ku kala go,een war ma uhaysaan?east timor iyo Indonesia siday ukala gi,een war ma haysaan?
      hadava aan idiin sheegee dhamaan wadamadani waxay ku heshiiyeen inay kala go,aan,hadaba dadkayga reer somaliland miyaanay caqli ku filan lahayn, waar aduunka cidna layskama aqoonsado ilaa dalka aad ka cararayso aad wada hadashaan meelna wax isla dhigtaan aduunkuna idinku dhexdhexaadiyo

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Месяц назад +4

      Somalinimadu waxay ahayd wax qaali ah Lkn Xamarbay Raqiis ku Noqotay 😂

  • @fatumaaden2290
    @fatumaaden2290 Месяц назад +2

    MashaAllah May Allah protect our country ❤

  • @jamalgoni8442
    @jamalgoni8442 Месяц назад +2

    As Kenyans we only recognise Somalia 🇸🇴
    #RejectSomaliland

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 10 дней назад

      First you speak for your self 2 we don't care ur shit hole poor countries

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Месяц назад +66

    Viva Soomaaliweyn Somalia Hanoolaato🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍
    Somalia Soomaali baa leh 😊😊😊😊😊

    • @MohamedJama-ep5sh
      @MohamedJama-ep5sh Месяц назад +1

      Waryaa somali baad ahaan waligiin orda ugabaxa somali diinta isaaqow

    • @anigamuse6030
      @anigamuse6030 Месяц назад +2

      Dislike 👎 👎 👎 👎 ku qabta

    • @sulekhasaid2891
      @sulekhasaid2891 Месяц назад

      No more Qadawen cadowga somaliland Reer aamsoin one cadowga somaliland wa munafiqe jealous people argagaxiso Dalemine munafiqe xasidena cadowga somaliland kanaxow naftawa so cawrya yahuuuuuuuuu

  • @SoumayaAbd-eu7fc
    @SoumayaAbd-eu7fc Месяц назад +99

    Cuqdadland Somalia way cishay dee only cawale forever 🇸🇴🇸🇴 from awdal

    • @abdiazizyare6741
      @abdiazizyare6741 Месяц назад +2

      Aad iyo aad ❤ from khatumo so where is somaliland....?

    • @MA-xb3cy
      @MA-xb3cy Месяц назад +5

      Cawale aah that is the flag of Florida saxiib go to school

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 Месяц назад +4

      Awdal tuulada boorama ka degtaa somaliland ayaa na deeqda from awdal xafajooy somalilandernimada reer xareed baa kaa saaray

    • @NimoYasin-ti4hx
      @NimoYasin-ti4hx Месяц назад +2

      Cawale ana sameyey. Hadana riday Idinma rabno uf

    • @mercimoe1055
      @mercimoe1055 Месяц назад

      rer boorama waa gob , intooda laangaabka ah anagaa ciilnay abti . from East of Somaliland

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad 28 дней назад +3

    Waxba YaYnaan qaxiiqada indhaha ka duwine reer somaliland sidaas kagama goanyo Somalia 🇸🇴 wllhi somali ayuunbaa is huran ilaa iilka aynu kala galno😢😢😢

    • @mubarakxasan9136
      @mubarakxasan9136 28 дней назад

      Dr somalia iyo somali gooormay wax isku jireen wllkyaw qof bartaad u egtahee waligaa ma maqasha umada somalida oo dhan oo dawlad qudha leh?
      Jawaabtu haday haa tahay gooorme?!
      Filimka somalininada iyo calankaa shaydaanku horu u so dhanaadaye iimàanso intuu calankaasi ka tagan yahay halkaasa inoo xuduuda

    • @Dr_MustafeDaacad
      @Dr_MustafeDaacad 28 дней назад +1

      @mubarakxasan9136 maya sxp balse ula jeedkeyga fahan ka dib reply iso gal sxp anigu kama hadlaayo isku jir ee sinjiga somalinimo ayaan ka hadlayaa waligeen hadeynu si kasta uga gono somalia markasta hadana somali ayeynu nahay micnaha ula jeedkaan qoraalkan u qoray ayaa wuxuu yahay heestan oraneysa axmaaro ayaa iga xigta xamar anoo u hadanaaya hadii somalinimo ineynu ku midowno la wayey waa inaan hadana iska dugsanaa dadka kale ee Africa inala yaal sxp dhexdeena waxa yaal yaaney ina kala lumin micnaha adna waad baratey ayaad iska leedahay sxp maxaan bartey waa iga su.aale????

    • @hamseharun4645
      @hamseharun4645 11 дней назад

      First Isku day In ad si fiican ad u fahantid waxa laga hadlayo
      Sinji ga somali weeyan dadkani
      Lkn maaha somalia 🇸🇴 ee waa somaliland

    • @mubarakxasan9136
      @mubarakxasan9136 11 дней назад

      @@Dr_MustafeDaacad sinjiga somalinimo iyo calankaa buluugaa maxaad iska galay wll waa su'aale?
      Somali inaan ahay dood kama taagnaa lkn somali waxba isugama jirto sidaa dawladahaa carabta ah baan nu nahay dad isku jinsi lkn dawlado kala leh

    • @Dr_MustafeDaacad
      @Dr_MustafeDaacad 8 дней назад

      ​@@mubarakxasan9136imika sidee ayaad wax u fahantaa wll heesta garoowe iyo kuwaa xintama waxa iga xiga axmaar markaas sinjigan aad ka hadleyso miyaanuu ahayn kaas inta somalinimo layska diidey axmaar laga xigsanayo wll ana kaan ka hadlayaa waa kaas oon leeyahay meelna somalinimo inagaga hadhimeyso markaas waxa u jeedaa diidmadu waa iska caadi waayo kala laba dawladood ayaanu nahay oo la kala dhaho somaliland iyo somalia 🇸🇴 markaas isku dey inaad ifahanto markaas ma haboona inaan somaali ka xigsano axmaar aanan isku sinji ahayn ileen caqliga saliimka ah ayaa na shaqeynaayee

  • @CabdirahmaanNorYosuf
    @CabdirahmaanNorYosuf Месяц назад +1

    Somalia is one,Somalilanf is one of region of somalia.We proud somalia❤

  • @Khadarcali-vw2hj
    @Khadarcali-vw2hj Месяц назад +70

    Dhiigu waa somalya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @haakilaaki8321
      @haakilaaki8321 Месяц назад

      😂Qadaad weyn heesta sidee ku dhageesan karTa

  • @maxamedqaasim3542
    @maxamedqaasim3542 Месяц назад +73

    Waa kaase amaxaar hakusiiyo aqoonsi somalia somaliyaa lehe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-qz3lq7fo9v
      @user-qz3lq7fo9v Месяц назад +3

      Kuuma baaahni hadda. Bahidaan idiin qabay e completed 👍 pro. Soo ciya sida loda BAs 😅

    • @anigamuse6030
      @anigamuse6030 Месяц назад +2

      Dislike ta ku qabta👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎

    • @zahrai.mohamed6623
      @zahrai.mohamed6623 29 дней назад

      Somalia bintu Amisom kkkkkk

    • @user-qz3lq7fo9v
      @user-qz3lq7fo9v 4 дня назад

      Diyaar ma tahay wax yar baa ka hadhaw soo qor wax kale 😊

  • @zahrai.mohamed6623
    @zahrai.mohamed6623 29 дней назад +11

    Xornimo Somaliland ayay ka xanaaqayaan xaasidiin 🥰

  • @fatimaomar1940
    @fatimaomar1940 Месяц назад +3

    ❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚 guul somaliland ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-ut2up9nu4c
    @user-ut2up9nu4c Месяц назад +50

    Hadiii inan rabina somali af somaaliga nodaaya oo af xabashi ku hadla

    • @ismojano5031
      @ismojano5031 Месяц назад +2

      Ragi qoraan ka mid ahaa indhahaygi😂

    • @user-ml9vn1kz2v
      @user-ml9vn1kz2v Месяц назад +2

      Somaliga anigba qorayy

    • @nuramaxamed9117
      @nuramaxamed9117 Месяц назад +1

      😂😂😂😂luqad adledahay ma sidano.... Maba fahano waxad ku hadlaysan

    • @ismojano5031
      @ismojano5031 Месяц назад

      @@nuramaxamed9117 Ani iyo Adi kee afkiisa somalida kale fahmin bal Djibouti inamari keena la fahmo afkiisa

    • @aminajama160
      @aminajama160 Месяц назад +1

      user-ut2up9nu4c Reer Somalilland Somaliga aad ku hadasho kuma hadlaan.

  • @user-iv5sm6qc8v
    @user-iv5sm6qc8v Месяц назад +65

    From kenya somali xanolata😢

  • @faysalthaigacanal2353
    @faysalthaigacanal2353 23 дня назад +2

    Axmaro aqon umale
    Anaga ku dhalanay Ethiopia
    Horta axmaro ma ku ugyiyhin
    Ba ka hureysa inat hes.ku amantahy somalina wad ka xiksatey xabashi itey somali necebyihin ma ugtihin😂😂

    • @user-wb7rq3ye1f
      @user-wb7rq3ye1f 22 дня назад

      Runbad sheegtey bro cuqdad adishey isaqan labada magalo kunool labo magalo miya wadan noqonayana war muuse wuu niwalaya ee iska qabta odeygan gaboobey🤣🤣🤣🤣

  • @husseinapokor6195
    @husseinapokor6195 10 дней назад +1

    Hees qiimo weyn weeye wllhi reer somaliland yaaney idin sirin reer bomb land wllnimo wa beeen fiiri jabuuti maxa logu fhagi wayyey o 20 base kagu leyahy Ethiopia wa kuwi ina bad baadiyey markeynu dabar go ney waxa xasuus ta mar aabahy iiga sheekayn jirey sidi diyago gaajo u fhimanaya ragg oromo ah u keenen cunto ❤viva Ethiopia ❤❤❤ 🇮🇷🇪🇹😊

  • @faysalmahdi2714
    @faysalmahdi2714 Месяц назад +71

    Yay ciday soomalia hanolaato frome jigjiga💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Месяц назад +1

      kula yaabi mayo gumaysi baad ku jirta marka calanka dhiiga 30 sano dhex jiifay iska sido lkn anagu alx calan xoroo tawxiidleh banu ku faana ku xaragoona alx somaliland guul❤❤

    • @siradm
      @siradm Месяц назад

      Ha noolaato. Soomaaliya waa dalka aad adduunka ku lee dahay oo laguu yaqaanno. Gumaysigana adigu ma dooran waana ka bixi doontaa sida aan jecel nahay kuna seexanno kuna soo toonsoort,.waxaase yaab leh, dadka iyagu hadda gumaysi doonaya, jecel iney gobanimo gunnimo dhaafsadaan laakiin ma dhacayso Soomaaliya hal albaab bay lee dahay inta damiirkkodu nool yahay baana u dad ah inta kalena waa loo hayn doonaa

    • @vkaniizabts7990
      @vkaniizabts7990 Месяц назад

      ❤❤❤

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 Месяц назад

      Somali hanolato oo hamidowto cadawga xabashidana hajabo FROM JIGJIGA

  • @MaxamedmuuseCabaas
    @MaxamedmuuseCabaas Месяц назад +25

    Guul soomaalinimo
    Allaw axmaar ha i hoos gayn
    Waxaan raadinayaa sidaan dhulka xabashidu xooga ku haysato kula gorgar

  • @IftinMoha
    @IftinMoha 22 дня назад +1

    Khas ano soamliland hdan somali ka jeclahay wxn hku hesine karbashka dhagaysta ✌️

  • @duqbilow
    @duqbilow 29 дней назад

    We always love ❤️ SOMALILAND people Manshallah” and we are Somali Not Xabashi always Somali who care political

    • @ozzylink
      @ozzylink 28 дней назад +1

      Brother if Somalia supported Somaliland stability and sent Somalis from Xamar to acknowledge and apologise the slaughter of our people then today none of us would be talking about this or be hating eachother. I was in Hargesia in 1988 and what happened is unimaginable. Not seen even Hollywood movie similar to the slaughter we faced. Somalia instead put more salt on the wound and still act like they control our destiny and future. Insane

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Месяц назад +36

    Garoowe ay ku khafiifeen viva garoowe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Месяц назад

      garowe waa lasoo hadal qaatay balse Soomaali oo dhanyaa laga hadlaya walal,

    • @lindalulu1386
      @lindalulu1386 Месяц назад +1

      I dont think so ! Dont cry

  • @aminomaxamud7396
    @aminomaxamud7396 Месяц назад +26

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somaliya guuuul ❤

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Месяц назад +2

    Somaliland warkeedu waa cadyahay. Somalidan ilaahay na daba dhigay waxaanu leenahay. Danahiina ku foofa

  • @user-nx2dh7ub6t
    @user-nx2dh7ub6t Месяц назад +1

    The best hees in somaliland❤😂

  • @farxiyaali8696
    @farxiyaali8696 Месяц назад +44

    soomalinimo iga badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ShankaroonInaMoha
      @ShankaroonInaMoha Месяц назад +1

      Saas waaye dis like dheh😒😒😒

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 Месяц назад +1

      ​@@ShankaroonInaMohawaa hor baa

    • @ArafadAhmed-lu8om
      @ArafadAhmed-lu8om Месяц назад +1

      Dad beenta xasan sheekh ku nool😂😂

    • @nuramaxamed9117
      @nuramaxamed9117 Месяц назад

      😂😂😂haku qado awrkagu ayanu idnka Kari lanahay

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 Месяц назад

      @@ArafadAhmed-lu8om daad kunol cuqdad o muse bixi madax ka heysta

  • @anigamuse6030
    @anigamuse6030 Месяц назад +4

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 amxaarku kan ayu ka baqaa 1977

  • @Bareh607
    @Bareh607 Месяц назад

    Love Garowe from Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 10 дней назад

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @FatxiAhmed-fu5wn
    @FatxiAhmed-fu5wn Месяц назад +17

    dad xanunsan waye dadkan somalia ha nolaato🇸🇴🦁🔥❤

    • @Karen56899
      @Karen56899 Месяц назад +2

      Somalinimada hada kugu weyn 1960 anaka nagu waynayd 😂 Lkn waad ku xaarteen somalinamada iniku haysta ka wrn 😂

    • @Karen56899
      @Karen56899 Месяц назад +2

      Somalinimada hada kugu weyn 1960 anaka nagu waynayd 😂 Lkn waad ku xaarteen somalinamada iniku haysta ka wrn 😂

    • @Karen56899
      @Karen56899 Месяц назад

      Somalinimada hada kugu weyn 1960 anaka nagu waynayd 😂 Lkn waad ku xaarteen somalinamada iniku haysta ka wrn 😂

  • @abdibulle3021
    @abdibulle3021 Месяц назад +16

    As from somaliland we are really aplogizing for Somalia.these are haterate and as a youth we are sorry😢 for xamar and garowe. we are some blood

  • @lindalulu1386
    @lindalulu1386 Месяц назад +1

    👍👍👍 i likethis song Guul Somaliland

  • @user-wp9br5tw4o
    @user-wp9br5tw4o 28 дней назад +8

    Cawale jir ojog❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @w410921
    @w410921 Месяц назад +4

    Great song and to the point.
    I listened to it 10 times

  • @suleekhahaji5585
    @suleekhahaji5585 Месяц назад +25

    Somalia ha noolaato ❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 Месяц назад

      Adeer blue iyo qudhunkan meesha lagamayaqaanee , calaalka jooji

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji3898 Месяц назад +2

    The best year song ❤🤍💚

  • @ubaxdegenabdi7241
    @ubaxdegenabdi7241 28 дней назад

    Waxaan hees mahaa waa hees ku sheeg nama matalan ciyaalkan muuse ayey ka baqayaan in uu liin uu qaso ee hadaan dhalinyarada somaliland nahay waan jecelnahay soomaalida waaana walaleheen ❤amxaar nama xigo gaalnimo iyo fakhri ayuu isku darsaday

  • @adnomoha8067
    @adnomoha8067 Месяц назад +9

    Xabashi waji kahelimaysaane Somalinimo ogalaada hoy😂😂😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Месяц назад +2

      Somalinadu waa Tee Ma Ta xarba ilen iminkaba Yuhuud ma Nihine 😂

    • @adnomoha8067
      @adnomoha8067 Месяц назад

      @@hasansudi9404 umadaa so dhaweysateenba ah noh

    • @Geesiyad-channel
      @Geesiyad-channel Месяц назад

      ​@@hasansudi9404yuhuud hdydaan ahayn mxd am amxaaro gaalo ah hoosta uga galaysaan waar umadu yaanay idinla yaabin yuhuudba idinka ka darn oo qoomiyadiina iyo isirkiina diidayee😂😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Месяц назад

      @@Geesiyad-channel amxaarada Mada Galayay nabigeeni subana Waa Meshi u Horayse U yidhi asxabtiisa u Hijrooda, Waa dad islaamnimada idinka hor qatay Muslim saxa Hadad Tihin Waxyabaha qaar maydankk

    • @Geesiyad-channel
      @Geesiyad-channel Месяц назад

      @@hasansudi9404 su aasha is weydiinta mudan ayaa ah waqti xaadirkan la joogo ma wadan Islam ah baa oo wxd leedahay axmaaradu waa islaam qofkagan wayni

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад +79

    Waa xanuunsan yihiin dadkaan ee Allaha caafiyo SubxaanAllaah

    • @bashiiryare8301
      @bashiiryare8301 Месяц назад +2

      Heesta sixun ku gashay

    • @ahmedake4
      @ahmedake4 Месяц назад +1

      Kuwan maso dhawo wlhi

    • @foosabmed
      @foosabmed Месяц назад

      @@bashiiryare8301oo wax lawada fahmay maa dhaheen sixun kuu galy waba loo jedaye 😅

    • @fariida6236
      @fariida6236 Месяц назад

      😂😂😂

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад

      Maxaa kaa galay adiga dhulkoodi bay joogaan maxaa adiga kuu haysta ??

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 25 дней назад

    Growe maaha guri xaasid
    Lagu xabaalo sharafta soomaali
    Waa halka xal u ah
    Inta Xiddigta cad
    Waana Xudduntii Puntlnd
    Amxaar xayndaab uguma jirno
    Ingiriis nama xukumo
    Wxaan nahay ummad xalaala
    Islaam ahoo xora🇸🇴.

  • @MohamedDeeq-ky6ep
    @MohamedDeeq-ky6ep Месяц назад +1

    Somali ma sithan ba u dambeysay😢
    Am just Kenyan but am not happy about ongoings

    • @bashiir121
      @bashiir121 Месяц назад

      Adoo dal kuukuuyo xukumaan sheeganaya miyaa amxaar la yaaban munaafaqyaw

  • @HuzeinAbdulkadir
    @HuzeinAbdulkadir Месяц назад +38

    Somali always 🇸🇴 somalia

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan Месяц назад +25

    Qadaad wayn heestan si fiican bay u fahmeen..
    Midnimo dhimatay walee

    • @niciimaali7067
      @niciimaali7067 Месяц назад +3

      Maxa qadad weyn ah aqligiinaba mirqan iyo ictiraf buu race yaahu

    • @w410921
      @w410921 Месяц назад +1

      Maxaad uga Hadhi wayday, because iyagaad wax kutahay

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 Месяц назад

      Qadaadweyneey ​Mirqaanka iyo ictiraafku kaad kaba samri laadahay illaà hada maanu ahayn, lakala tag niyow😂😂😂 ​@@niciimaali7067

  • @user-fy3zz5ez1c
    @user-fy3zz5ez1c Месяц назад +1

    Anigu heesta waan ku haysta from garowe 😂😂

    • @XasanibrahinXasanmaago
      @XasanibrahinXasanmaago 28 дней назад

      𝚆𝚒𝚡𝚒𝚋𝚊𝚍 𝚏𝚊𝚑𝚖𝚊𝚢𝚜𝚊😂😂

  • @ayaanitcabdiayaandagan4486
    @ayaanitcabdiayaandagan4486 Месяц назад

    Xamr wey ku naxasan yihin siyaasiyiint iyo faanaanid xagjiraada ah shacaabka daad xun mahaan waan idin jacelnahye❤

    • @bashiir121
      @bashiir121 Месяц назад

      Dalkaaka imaanso oo atmis iska saar oo kuunfur mideeya anaga amxaar baad sheegte yahuuda nooga kiin dhaw

  • @nuuradiinjoker
    @nuuradiinjoker Месяц назад +6

    Yaan laysku mashquulin dadkani waa dad tashadaye❤ Somaliland happy independence day🎉

  • @user-rh3bt9es5f
    @user-rh3bt9es5f Месяц назад +22

    somalia waa somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 27 дней назад +1

    Kun jeer xabashaa kandhaw ❤

  • @fatimaabdi1133
    @fatimaabdi1133 28 дней назад +2

    Somaliland ha noolaato 💚🤍❤️🥺😍😍

  • @yahyehashi5341
    @yahyehashi5341 Месяц назад +51

    Happy-26- June 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡

  • @bilana289
    @bilana289 Месяц назад +25

    Waar Yaa ILLAAHAY yaqaana anigoo ah gabadh ka soo jeeda JSL doonayana in ay JSL aqoonsi buuxa ka hesho aduun weynaha
    Hadana waxaan ogahay caawa iyo beri Somali meel kasta oo ay joogto in ay walaalahay yihiin
    Xabashi injir leh oo hilib qaydhin cunaa 🤮waxba iima aha
    Somaliyeey kuwani nama metalaan
    Aduunka Xabashi ayan ugu necebahay
    Muuse ayaa cimri dherer ka dhiganaya ilayn ceeb looma dhinto

    • @wardichannelforeducational228
      @wardichannelforeducational228 29 дней назад +1

      Siyaasad baa laysku hayaa wax fahan. Inaga cid inaga somali majirto. Somali waatan 60ki Inagu gumeeyy. Shishaa laysu diidanyhy

    • @cabdalefaysal7866
      @cabdalefaysal7866 29 дней назад +1

      Axmaaro danteena aya gashay ee somalinimo kamaynu bixine
      Soomali waynu nahay lkn xamar iyo garoowe waa cadawgena

    • @bilana289
      @bilana289 29 дней назад +1

      @@wardichannelforeducational228
      In siyaasad la isku hayo waan ogahay qof kastana wuu la socdaa lknse Somali iyo xabashi iima Sina
      Adigoo Somali iska riixaya xabashi ha isku riixin

    • @bilana289
      @bilana289 29 дней назад +1

      @@cabdalefaysal7866
      Axmaarada Waa maxay danta kaa gashay
      Axmaarku isaga dantisa inaga dhex arkay
      Adigoo doonaya in aad JSL jirto oo joogto ayan dadka kale ee Somalida ahna aan colaad la gashan
      Muuse waxaas oo dhan wuxuuu samaynayaa waa cimri dherersi iyo in uu dadka waxaas ku mashquuliyo sheekadasi u socon mayso

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 28 дней назад

      @bilana289 Calanka Somaliland noo dhig adeer faqashyahay…jaajuusadaasoo miidhanbaa kugu dhex dhuumanaysa. Uskut

  • @nadifnadifstar1020
    @nadifnadifstar1020 28 дней назад +1

    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 Месяц назад

    My dhiigay reer xamar cidina nagama kiin xigto from hargeisa

    • @bashiir121
      @bashiir121 Месяц назад

      Cadawgii gudaha miya?

  • @hassankeeyeditor8815
    @hassankeeyeditor8815 Месяц назад +198

    Brain washed 😢

    • @Farhanshire5
      @Farhanshire5 Месяц назад +8

      Definitely Wasted generation

    • @mddinho3650
      @mddinho3650 Месяц назад

      Reer Zoomalia you don’t need to feel jealous just fixed your failed state and let us be 🖕🏿🖕🏿🖕🏿

    • @mddinho3650
      @mddinho3650 Месяц назад

      @@Farhanshire5the only waste of space is you my friend. You are ok when your sister gets raped by African Union soldiers but when you hear positive news regarding Somaliland you start crying. You Pussio 🖕🏿🖕🏿🖕🏿

    • @faiabd6621
      @faiabd6621 Месяц назад +23

      Absolutely is not brain wash, you guys are delusional and still sitting on your xaar, we want progress and move on our life. We were stock for the last 30 years wait for you guy.

    • @woowe2
      @woowe2 Месяц назад +14

      ❤❤❤ walaahi waa cadow kadaran amxaaro

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Месяц назад

    SubhanAllaah Alle hadiin caafiyo waad xanuunsantihin dinta islamka waa ka barta amxarka aaad oo saan ku hara

  • @WardaMaxamed-sm9ii
    @WardaMaxamed-sm9ii Месяц назад +1

    Walahi anigo reer somaliland ayaa jecel somalia sababto ah waa dad somalia 😢

    • @bashiir121
      @bashiir121 Месяц назад

      Orodoo u tag gus amisom baad u xiiste hana sheegan

    • @WardaMaxamed-sm9ii
      @WardaMaxamed-sm9ii 22 дня назад

      Inadeer oromo mahayso ictaaraf been lagu sheegin niyow

  • @user-xt3do4pd3u
    @user-xt3do4pd3u Месяц назад +3

    ᴡᴀʏ sɪxʀᴀɴ.ʏɪʜɪɪɴ. sᴜʙxᴀɴᴀʟᴀᴀʜ. ᴡᴀʟᴇᴇ ɪᴄ ᴛɪʀᴀᴀғ ʙɪɪɴᴀᴀ sᴀs ᴋᴜ ʜᴇʟɪɴ .ᴄɪʀᴋᴜ ɪɴᴛᴜᴜ ɴᴏᴏ ᴊɪʀᴜᴜ. ɪᴅɪɴ ᴊɪʀᴀᴀ ɪᴄᴛɪʀᴀᴀғ😂😂😢

  • @abdisalanahmed1219
    @abdisalanahmed1219 Месяц назад +28

    somalia hanolato somali diidku hajabo from Hargaysa

    • @MariaMuhamuud
      @MariaMuhamuud Месяц назад

      Wall sida hadhihin wayo dadka heesaya laftorkooda kuwan kufarxsanyn oo laqasba kujiro hargesa dadka joga mawada xuma ee dad xuna kujira

    • @zahrai.mohamed6623
      @zahrai.mohamed6623 29 дней назад

      Beenaale hargeisa kulahaa 😊

  • @kingaskaritube
    @kingaskaritube 25 дней назад

    War hdii somalilnd ay ictirav qaadato wx uma Arkee lkn ayagoo ithopia iga Xigsanaya aya xanun ila ah lkn siyasiyinta somalilad ee walan wx padala mala waye shacappooow✅️kuwa xanunsan allaha cavio

  • @QABIIRKAOFFICIALIT
    @QABIIRKAOFFICIALIT Месяц назад

    Amxaaro waxa kaga roon xabadda dhulbahante ee iska adkeysta waa walalkaa xabadiis waxba ka dhimi meyso😂😂😂😂
    Viva somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Caishayoolif
    @Caishayoolif Месяц назад +18

    Jawab dagdag ah coming soon 🔜 from fnaniinta xamar dayax kumee ❤

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Месяц назад +5

      Waar Fan Ha Nagula Tartamina Kaasu Dawooyinka uu marsado inu kala sharaxad doonaysa

    • @zapirinarazmi3778
      @zapirinarazmi3778 Месяц назад +4

      Fankaba anaga samyne ma cidan isaaq ahaynba heeso idin samaysa xigmadba malihidine rabkina ku labo😂

    • @amranapdilaahi4228
      @amranapdilaahi4228 Месяц назад +1

      Allah ya ushega abwaan aan sln ahyn majiraa

    • @siradm
      @siradm Месяц назад +1

      Jawaab majirto, annagu cadawtinimo iyo colaad ma qabno hora ayaan u soconaynaa. Siyaasiin baa inta beenti ay 30ka sano shagayeen shaqayn waysay bay soo dhiibeen. Waxaas waa ka xarragoonnaa.

    • @captainmaajid8317
      @captainmaajid8317 Месяц назад

      Dadka maangaabka ah looma jawaapo

  • @Naimadeyr9999
    @Naimadeyr9999 Месяц назад +6

    Ma adoo bukoo
    soo baaqayoo
    beejada Amxaar
    baadi doonayoo
    qaraxiyo bumbiyo
    baylah goobayee
    Ma Banaadir baa
    Rabi baa boqree
    cid u baahataba!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @OmarMohamed-qi2lk
    @OmarMohamed-qi2lk Месяц назад

    Dhiigu waa Somalinimo Somalia Hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cadilkaynan3598
    @cadilkaynan3598 29 дней назад

    Don’t worry.
    Heestan maskiin jaahilka ah ee alifay iyo kuwa la,fekerka ah ee waxmakasta ah ogow waxaa ka badan ISAAQA jecel Somaliwayn.

  • @oomanecade8635
    @oomanecade8635 Месяц назад +45

    Ilmahan fanaanka isku sheegaaya waa in xamar mar kale loo ogolaan

    • @Burcolove
      @Burcolove Месяц назад +9

      Xamar waa maxay oohintu ma runta ha shegin ayaad ku haystana kkkkkk

    • @fariida6236
      @fariida6236 Месяц назад +1

      Taasa waaye waa in eysan xamar so dhigin cag

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Месяц назад

      ​@@fariida6236Ma qarax bad ku dilaysan 😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Месяц назад

      Xilaga doono soo gali kara sidaydin ku ogan amisombaba idin ilaalise 😂

    • @fariida6236
      @fariida6236 Месяц назад

      @@hasansudi9404 amisom waa dad sharci ku jooga iyo midawga Afrika lkin adiga lafti naga marku ku qabsado haku barooran somali nimo.. reer mogadishu waa idinka s jeedan wallahi ee haday idinku soo jeestan waa la idin yaaba

  • @FarhiaGedi-vp7mc
    @FarhiaGedi-vp7mc Месяц назад +23

    Viva somali

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Месяц назад +1

    Alla maxay ceeb noo xambaarsheen hargaysa iyo isaaq ba waad naga ceebayseen alle haydin ceebeye

  • @QueenQali-q6n
    @QueenQali-q6n Месяц назад +1

    Cawale🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸🩸🫶❤️‍🩹❤️‍🩹🫶🫶🫶🫶🫶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-zg3hf8se5i
    @user-zg3hf8se5i 28 дней назад +4

    Very true indeed keep going my people ❤❤❤❤

  • @adarabubakar9205
    @adarabubakar9205 Месяц назад +4

    Somali Somali baa leh🎉❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 xabasho key hesatan kaso celinena Midkale malagu darayo

  • @MohamedGaloof
    @MohamedGaloof 28 дней назад +1

    Soomaaliland cuqdada naga dahaafa wixii la soo dhaafe
    Idinka Cadow ka dhigateen xamar
    Anagana cadowgeena Eitopia
    Dal aan ka necbahay ma jiro

  • @umuasiha.bintuaisha
    @umuasiha.bintuaisha Месяц назад

    Waligiinba calaacala Ethiopia ma ahi. Wadan ictirraaf dhiibe caqliga ha shaqeeya viv somali 🇸🇴🇸🇴😢😢😢

    • @user-fx2sr6oo9u
      @user-fx2sr6oo9u Месяц назад

      Wale haday cidi calacalayso waa adiga calacaal uu dhiimo

    • @umuasiha.bintuaisha
      @umuasiha.bintuaisha 29 дней назад

      @@user-fx2sr6oo9u wllo qalbigaad ka daxaleysteen waad un udhimaneysan ma ahee ictiraaf Ethiopia ma bixisa somalinimasana saaskaagama hartal ilaa qiyaamaha waan I
      Wasa soconenen 😜🤣🤣

  • @user-ex5fk9id1h
    @user-ex5fk9id1h Месяц назад +4

    hooyadaadii xabashidu ku wasaysay goondhar wwasee muuuse juudaanow anaga soomaalima nadeeqda FROM GOBOLKA CAGAARAN EE GABILAY

  • @SundusMaxamed-vr9bn
    @SundusMaxamed-vr9bn Месяц назад +15

    Waxaas caac weeye somalinimo waxba MA dhaafsano from burco

  • @ItsMe-xj8qm
    @ItsMe-xj8qm Месяц назад

    Wixii horeba dhaafo sanadkan 2024
    Kuwa inamada reer somaliland ee la joogay u dilay cid ay yihiin ee maydkoodina talaagadii ka bakhtiiye iyagoo qudhmay ehelkoodi usoo diray qaar kale oo bilaa danbi ahna 7bil haystee jidhdilaya ee ku qasbaya inay qirtaan danbi aanay galin ma cadow ka wayn baa jira
    Dhab ahaan ma lihin cadaw aan iyaga ahayn
    Well done Daaha gaas Wixii qalbigayga ku jiraad cabirtay 👍🏼

  • @HannaAli1
    @HannaAli1 22 дня назад

    You captured the feeling of all Somalilanders 🎉

  • @Ali34388
    @Ali34388 Месяц назад +11

    guul iyo hambalyo Soomaalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👍

  • @BileBashiir-hy8sp
    @BileBashiir-hy8sp Месяц назад +10

    Hadii lacagta iyo qurdaarta laga jarto sidaan uma hadaaqeen caku mexey doqon bilaa caqliya nagu dhex nooshahay

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Месяц назад +8

      Lacagta iyo qudarta ma amisomba Na Siisa 😂😂 waar xagad wax nagu siin jirten Wad noso dawarsi tagtanbe

    • @user-cu4zm8rj5p
      @user-cu4zm8rj5p Месяц назад +1

      Hhhhhhhhh ala maxa la kala war la yhy qudaartaad sheegayso hayso bal inan udhimano lacgtana hooyadaa nama siiso tiisaba daryeelaa tukale ku dara idinkiiba bakhtiyay maxaydin cidkale wax siin alxmd ilhybaa noo nimceeyay 😂😂😂😂😂😂😂 waar yaa ila qosla ala muxuu nacas kastaa iska hantaatacayaa

    • @Fariid
      @Fariid Месяц назад +2

      isku lacag ba ma nihine halkaa waxaa iiga muuqda in aynaaba is garanayn kkkk

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics Месяц назад

      Lacag tad Sheegayso futadaada Ku asturo.

  • @the_hit_man_
    @the_hit_man_ 29 дней назад

    Ethiopia 🇪🇹 love you from somaliland

  • @halimanuur1523
    @halimanuur1523 Месяц назад +1

    Masha allah guul somaliland

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Месяц назад +3

    Isaqow ma waxan baad kusoo hesten sida ictiraf uradineysen damirla'aanland wlh inaa qof somali ah igaxigin amxaar sidey donto somali ha isku disho dadka wada dhashayba o hal hoyo wada korisayba wey isku dhacan hadana ma kala maarmaan mana ka go'i kartid marnaba walaalkaa somali ha xorowdo hana midowdo alle idankii aamiin

    • @SomaliViper
      @SomaliViper 28 дней назад

      War aniga ba ku leh, xabashi ba igaka xiga 😎

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 28 дней назад

      Waxaad ka daahsan tahay adis ababa orodoo aad halkani waa YT

  • @samiirosablaale415
    @samiirosablaale415 Месяц назад +7

    Soomaaliyo guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 Месяц назад

    Soomaaliada waa Dad walaalo ah mana Kala Maarmaanyaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @L.B.I.A
    @L.B.I.A 28 дней назад +1

    💚🤍❤️ guul Somaliland Guul Ethiopia

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 Месяц назад +8

    Ayagoon xamar sheegin xitaa masexdan way nagu washen amxaar wax hakuu taro dhe citiraf iyo janda ictiraaf Bay jecel yihiin subxanalha

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg Месяц назад +1

      Xamar marka la dhaho maxaa dadka u dhashay lkn waa dawald ayaa laga wada wayo wadanka kasta marka lashegayo casimadisa la shega xamar waxay kadhiganthay dawalda somaliya o lala hadalyo anigu hestan ma ku racasani xamar iyo garwe waa dada waxa kasta o waalal nimo iyo ehela ba naga dhexeyo xamashi daye carabta ayeey noga dhawayihin waa walaldayo somaliyeda kaliya waxanu isku hayna waaynu kala wadamo noqono