“Sheekh ‘ku cadeeye’ maalmaahan malaha guriga ayuu ku tukadaa oo masaajidkii ku badna” Xil Khayreeye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 153

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 месяца назад +12

    AF-MAROOR M.KHAYREEYE BEENTA, CAYDA, DAMBIGA MAR UUN BAA ILAAHAY IDINKA JARI KHIYAAMADA QARAN

    • @MaxamedCabdi-h4g
      @MaxamedCabdi-h4g 2 месяца назад

      Sacsac muuse ayaa xildhibaanadaxagxaganaya

  • @Hayaan10
    @Hayaan10 2 месяца назад +1

    Xil khayreeye Thanks sxb SIwacan baad u dhigtay, Sheekha way ka hoostay Maanta.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +2

    Xildhibaano AAkhir Saban Kuwani Talo Ahaan Kuwan Ana ku Celino xaafadahoodii❤❤❤❤❤❤

    • @MaxamedCabdi-h4g
      @MaxamedCabdi-h4g 2 месяца назад

      Sacsac muusow xildhaanada xagxagada ka daaya

  • @IsmaacilAbdi-m6c
    @IsmaacilAbdi-m6c 2 месяца назад +3

    ALLAHAY HA KU XIFDIYO

  • @mohamedmohamud5439
    @mohamedmohamud5439 2 месяца назад

    Shiikhu haduu yidhi goaankaa looma dhamayn Mel lagu saxeexayna majirto mikhasab ku murqaan baad kaga dhigaysaan. Waxaan layaabay xiliga quraanka iyo masajidku uu noqday wax qofka lagu yaso. Subxaanalaah

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад +3

    Maxamed abiib wuu is cadeeyay waa nin qarane iskaga taga adeer😊

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 месяца назад +4

    Dibjiriinta Golaawakiilada shacabka reer Hargeisa iyo Somaliland ha kala diraan. Reer Somaliland hurdada ka kaca oo Dibjiriintan Qayrul Masuulka ah waa in Xasaanada lagala noqdo. Waa Qayrul Masuul.

    • @shaahidaskar8789
      @shaahidaskar8789 2 месяца назад

      Dawlada maxa lo kala diriwayey wlhi kuwasa inaga hor jooga haday muxafad u badnan lahayen 2024 wax somaliland la dhahaba may so gadhen

  • @abukarnageye6510
    @abukarnageye6510 2 месяца назад

    ASC DHAMAAN SHEEKHU WAXU KA DHIGAN YAHAY QOF BAD KU JIRA
    OO BIYAHA ISKA DHOWRAYA
    MAHADSANID.

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l 2 месяца назад +6

    Qolo kastoo la cadaabayo sherkh baa horgale looga dhigaa

  • @sayidmuuse2354
    @sayidmuuse2354 2 месяца назад +2

    murankni waxa uu ka taagan yahay:go'aanka waa la saxeexay iyo lama saxeein.
    Sheekha xildhibaanka ahi,wuxuu yidhi:warbixintani lama saxeexin.
    Xildhibaanka kalina,wuxuu yidhi:8 xildhibaan ayaan ku saxeexnay.
    Hadaba midkii warkiisa cadayn loo waayo uunbaa la anshax marin.
    hadii la waayo saxeexa 8 da xildhibaan,waxaa la anshaxmatin xildhibaanka aan sheeka ahayn.
    Hadii la helo saxeexa 8 da xildhibaan,waxaa la anshaxmarin sheekha.
    Waxaa kaloo intaasi udheeraan inuu noqdo sheekh culimadii ceeb usoo jiida.
    Mid kaste ha usoo bandhigo bulshada cadayntiisa.

  • @haydar378
    @haydar378 2 месяца назад +1

    Sheekha diinta hanaga siyaasadayn quraanka ku eekoo hala yidhaa

  • @adanali9910
    @adanali9910 2 месяца назад

    Waad mahadsantay khayreeye

  • @sahraabdideria5574
    @sahraabdideria5574 2 месяца назад +3

    SHeekh haduu yahay halkaba muu yimaaden wlhi diintuna ku dhaqan bay u bahan tahay diinban aqana kaliya maha iyo magaca Sheekh ban wataa alla kariim

    • @faizam523
      @faizam523 2 месяца назад

      😂😂😂😂

  • @abdurazaktahir4172
    @abdurazaktahir4172 2 месяца назад +2

    M.khailyreeye waa garyaqaan caqli leh oo garanaya saxda iyo khaladka kana madhan caadifad.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 месяца назад

    MUSTAFE KHAYREEYE JABUUTI MAXAAD U SO MARTEY XILI JABUUTI ABAANUAYSO JABHAD KA SOO HOR JEEFA SOMALILAND

  • @IsmaacilAbdi-m6c
    @IsmaacilAbdi-m6c 2 месяца назад +2

    ALLAHAY ha ku xifdiyo, xaqqa ilaali,aad baan kuu tageeraa.sababtoo ah intaan ku daawaday caddaalad baan kaa dareemaa

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 месяца назад +2

    Haatan waaaa ka idiinka tashada

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 2 месяца назад +1

    Kani beenta waxavuu bilabay malinki gudomiye barlamanka cabdirisaq Khalifa marki la doranayey isago adis ababa inu yirahdo walay afdubay beenala

  • @MaaxNur
    @MaaxNur 2 месяца назад +1

    Kaasi sheekhna maaha ee waa qabyaalayste waana wada sidaa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 месяца назад +2

    francisku isga Ethiopia ka baahi badan oo Billion ka sameya shirkadaha assurance-ka maraakibta maraya red-sea Djiboutina waligii ka kacayn hadii indha dhiig laga keeno waayo wuxu ka hela 50% budget -ka france hadu Djibouti ka kaco france waa laga qixi oo waa laga tahriibi xagga loogusoo tahriibo reer Djibouti france

  • @MaxamedJaamac-y3y
    @MaxamedJaamac-y3y 2 месяца назад +3

    Xataa musheekhdii ayaa kaa badbaadi wayday anaguna balan waza naga ah inan muuse soocelino ama adqaraxdid ama ad qaylisid eekutalgal

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Sheekhdaam tuugtaa iyo ina biixi tuugaa ahaa xafadiin xukumi

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 месяца назад

      Imikaba wuu ku xukumaa waanu soo noqonaysaa Madaxwayne Muuse Biixi. Xaafadiinaad xero dhiigii dadka ka dhigtuu sumcadeedaad disheen soo celin ( maydkii ciidankeed madaxa iskaga taagteen)

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      @@jamaadnuura10 fulaygaa ina biixi xafaday waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar barooranay

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

      Soo celinta muuse waa geed ka goan

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      @@mohamedaliahmed3419 anagaa waxa naa gon garxaajis state

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад +1

    Dee sheekhaa kaa saxsan adeer

  • @MohamedYonis-s9v
    @MohamedYonis-s9v 2 месяца назад +1

    Cami you funny

  • @Basshe-r7y
    @Basshe-r7y 2 месяца назад

    Xildhiban mustafe waa xaqiiq annaga qudhayadu hadaanu shacab ka nahay sidaas ayaanu ula yaabanayn xildhibankii dhamaa ee sheekhana ahaa waxan gaarka ah ee cunayay

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 месяца назад

    Afmaroor Isagoo intaa leeg oo la soo doortay ayuu nin debada jooga maamushaa Basaas Huwanta Gudaha u shaqeeya

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 месяца назад

    Xasbunalaahu ilahay sharkooda hanaga qabto tuugtan qaran dumiska Ah ilahay meesha si degdega Ah wadanka ha,idiin dhaafiyo

  • @Jscali263
    @Jscali263 2 месяца назад

    Waa libaax khayreye run sheeg u shaqeeya shacabka

  • @noname-k7d
    @noname-k7d 2 месяца назад

    Wadadkan muuse biixi imika khaladka iyo qarandumiska ku taageersani shalay isago musharax ah ayuu ku lahaa iska soco kulmiye iskama soo sharixi kartid

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 2 месяца назад

    Sheekhu muuse ayuu u shaqeeyaa waa layska ogyajay

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 2 месяца назад

    Khayreye xishod afkagu afjiri buu umuqda. Wanag kamamuqda siyasad ansiminar lahan

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 2 месяца назад +1

    Waxba hacabaadin waalaydin qab qabanaa tuugtiina oodhan allaah ha idinka qabto umada

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Tuugtuu waa ina biixi family

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Tuugtuu inkaa kuu nool xaran munafaaq baa tahay

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 месяца назад

    afdheer oo bari aad ka qoomamayn doontid ayaad afkaaga dheer kula galaysaa sheekh ku cadeeye waxaad ka dhigantahay in khayreeyoow kii yaraa ee caruurta ahaa ee intuu hooyadii buuryada ula soo baxay ku yidhi hooyooy khuukh ee ay hooyadii ku tidhi kii aabahaa ayaa waxba naga guri waayay markaa yarkoow sheekha afka dheer hala galin

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 2 месяца назад

    Inankan yari ma wuxuu doonayaa inuu sheekha aakhiradiisa dhaafiyo oo uu cadaalad darada cad ee loo badheedhay lagu raaco ayuu la doonayaa shiikha oo uu afduubo sidooda iyagoo allah ka cabsigii iyo dhaartiiba meel iska dhigay sunahana soo xiirtay ayay bulshada rabaan inay been u sheegaan waar qufulka u diyaar garooba nijaas yahay xaaranta lagu dalacay ee karaamo guuray.kitaabku idinqabay wixii cadaalad darada wadaw

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 месяца назад +1

    Sheekha malaha waxba loo dhiibay sooraan allaah ha u naxariisto waxuu yiri marka wax lagu dhiibo ayaad wax garataa😂😂😂😂😂

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 2 месяца назад

      😂😂😂 waan is idhi

  • @AxmedCuuyia
    @AxmedCuuyia 2 месяца назад

    Sheekh nimadii masaajidka ayuu kaga yimi

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 месяца назад

    ZAAR WEYNE UR NEXT

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 месяца назад

    KANI WAA CIYAALKA LA SHAQEEYA HUWANTA EE WADANKA IIBSADEY

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад

    Maxamed abiib wuu cadeeyay in uu yahay nin qaran

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 месяца назад

    Warkaasi wuu cadyahay ...Sheekhu wuu qaldamay, ma adduunyo ayaa qaaday mise qabyaalad!?

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 2 месяца назад

    ❤🤍💚 1 mu stafe khaayree dalka isaga iyo maxamad abii iyo axmad khaliif iyo ina xeel dheere iyobarkhat batuun iyo jookarka wadani maxamuud xashi ale soomaalilaan haka qabto ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯✌✌

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 2 месяца назад

    Car bal yaa isoo gaadha iidoor intii bugtay qac baa ka yeertay maanta adeer futo jiir baad gasheen maanta maxaa laga qabankaraa ina abiib ilmo farax waanku wataa khayreye nin adag from awdal stete

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 месяца назад

    Sheekhu sidaada nin qayrkii ahi malaha

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 месяца назад +1

    1200 oo cod bay ku soo baxeen waxan golaha dawikhiyey halkay Hargeysa ku dhaceen 5000 oocod eesh qiyaasak 10000 oo saxiix bay dadweynuhu ku qufuli doonaan golahaba haddii xukuumadu degdeg u xarigi waydo .

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q 2 месяца назад

    Xildhiwanadu QURBO JOOGTAA aye so tuugsanayaan.. YAYU😅
    Waa Xildhiwanadi WADANI walay

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 месяца назад

    Osheski iyo qurankiba waad edaynaysa kiidadkacayayayna waatagersantahay labada xildhiban muxukukala doranaya midbuula saxiibyahay

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 2 месяца назад

    Kaireyei waa xayawaan

  • @Qorane-y7r
    @Qorane-y7r 2 месяца назад

    Somaliya cadogeed alle hajabiyo

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 месяца назад +4

    Sheehka saxsan

    • @june6206
      @june6206 2 месяца назад +1

      Haduu saxsanyahay muuse xilka haka qado isaga idin jabiyay eeeeeee

  • @gargaarmultiservice6514
    @gargaarmultiservice6514 2 месяца назад

    Markuu idinla socdo waa nin wanaagsan markuu ilaahay ka baqana waa nin waalan oo wa la ganaaxayaa eesh calaa! Waar meeshii rag aan u qalmin oo ciyaala suuq ah ba ka buuxa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 месяца назад

    MUSTAFE LHAYRE WUU OGYAHEY IN ISNA DACAWAD LA TAALO ISGA IYO TOMTOOMA

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 2 месяца назад

    Waxa cajiiba oon layabay Xukumadan fashilantay hadii qaladkeeda la sheego waa QARAN dumis iyo cadawga gudaha

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 месяца назад

    MUSTAFE LHEREETE SHACABKA SOMALILAND BAA ADIFA IYO KUWA QARAN DUMIDKA EE MASAXWEYNAHA CAAYA SHACABKA GACABTIISA ISAGA KII QABAN DOONO

  • @AliAli-gl4bg
    @AliAli-gl4bg 2 месяца назад

    Hayaaaay xilimanada maxaa maqnaysiyaya

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 2 месяца назад +1

    Ala maxaan arkay shuyuukh Qabyaalada Qaybiya.

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 2 месяца назад

    Sheekhu ilaahay buu ka baqayaa ee intiina kale ayaa tuug kal kaala SB

  • @moseskaahin
    @moseskaahin 2 месяца назад

    odeygaasi shiikh ma aha
    waa munaafaq heego basaas uga ah

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 месяца назад +1

    Nina wuu difaacayaa nina wuu eedaynayaa

  • @axmedyusuf6259
    @axmedyusuf6259 2 месяца назад

    Niic daa oo kale ayaa ku dheerada golaha

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 месяца назад

    SHEEKH SOW COD MA LAHAA UU DHIBTO

  • @CabdiCali-mj1ze
    @CabdiCali-mj1ze 2 месяца назад

    Maxamed.abiib.ma.qarankuu.u.dhaartay.mise..samaroon.hadii.uu.qanka.u.dhaartay.waa.denbiile.hadii.uu.samaroon.u.dhaartayna.wax.denbi.ah.ma.laha.

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 2 месяца назад

    Xildhibaan sheekha baryahan lacag baa lasoo siiyey 😂

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q 2 месяца назад

    Ninka xoliyisii WARAABE racsaday ika amiin darana..
    Marka Reer Somaliland quray caare aye xildhiwana ka dhiktayn😅

  • @CabdisalanDilaal
    @CabdisalanDilaal 2 месяца назад

    Nocas.ayaanu.doranay..dalkoodii.ladagaalamaya..wakii.cabdirisaq.khaliif.difaacayay.indhaadaga.

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 месяца назад

    Kani dalkan taariikhdiisa waxba kaa oga caqlina malaha ? Huwanta laascaanood buu meesha u fadhiyaa dab buu ku dhex ciyaarayaa kibir badawnimo xanbaarsan oo ku ilfuray adeeradiisa amniga dalka masuulka ka ah !

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 месяца назад +1

    Xildhibaanka cidda eryanaysaa waa Habar Awal ama Reer Abaarso school.
    Buurta kala jeexan.
    Kkkkkkkk
    Wax kasta waxay ku qiyaasaan naag.
    Naaso hablood iyo buurta ka la jeexankkkkk

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 2 месяца назад

      Siilkaagii Barkhad Batuun codka ku koray baa eryanaya dhilooy.
      Bari dhow waydin wada dhuuman.
      La soco suldaankii la Fuulay ee ninka daarood guursaday Garxajis buu ahaa

    • @ahmedabdirahman6545
      @ahmedabdirahman6545 2 месяца назад

      Waar dee ninka hadlay inuu garxajis yahay maxaad ku cadeynaya maxaa reerka dhan ee sheekha iyo caalimka leh kuu geeyey miyaanad xalaal ku dhalan​@@aamohamed5102

  • @husseinshabel8158
    @husseinshabel8158 2 месяца назад

    Xildhibaan shakhsi weerarku ma fiicna eh ka xisho saaxiibkaa

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 2 месяца назад

    umada aad udhaarateen iyo dalkii aad udhaarateen ayaad waasheene ilaahay hadinka qabto tuugyahay cadaa qaatayaasha ah ee kii inayar oo lacaga siiyaba ushaqaynaya ee iloway kitaabkii ay mareen xiliban ku cadeeyana waa inka kaliya ee ilahay ka baqaya kitaabkii uu marayna garana daacdana ah ee laiibsankariwaayay tuug ilahay umadan haidinka qabto

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 2 месяца назад

    Ku cadeeye waa nin qaran maaha nin macamuud xaashi iyo ciro wax u yeedhiyaan

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 2 месяца назад

    ADNA GARASHADAADII II GARAABI WEYDEY DHAXANTA IYO GUURAHA.IFKA DHIBI IGAADHAYE. WAA LOO GARAABAA RUUXII GABINAYEE GACALNIMADA EEGOO.

  • @Cabdiraxmaan-n1c
    @Cabdiraxmaan-n1c 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂shekha oquraaka akhriyay hadana goluhu wakan qeylinaya waayo sheekhu qeylada isga bilaabaya

  • @moseskaahin
    @moseskaahin 2 месяца назад

    waa nacas qabiili ah
    munaafaq ah odeygi
    heego buu basaas & qabyaalad ku raacay
    ha laga eryo golaha

  • @AxamedCali-i7j
    @AxamedCali-i7j 2 месяца назад

    War akhas baa tihin mana jirtan marhadadan dadka waxba ka ahayn ma waxba tihin

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 2 месяца назад

    Kheyreeye niiq niiq naga aamu

  • @Hom_of_Islam
    @Hom_of_Islam 2 месяца назад

    Isaaqaw nacnac baad haysaane kaligay baa idinku filan car iisoobaxa

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 месяца назад

    Muuse juudaan soomaliya wuxukulakulmay itoobiya 2ojeer xildhibaan maxsmed waxa eedloogadhigay soomaliya ayuulakulmay.
    Muuse juudaan maxaad loogu eedayn waayey.

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад

    Maxamed abiib dee waa nin qarane iska dhaafa

  • @AhmedXashi-y1d
    @AhmedXashi-y1d 2 месяца назад

    Waar oorfanadan golihii dhex fadhida bud halagaga soo dareeriyo

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 2 месяца назад

    Qofka runta sheegana dibjir ayaa ka hor imanaya uf

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 2 месяца назад

    Xildhibaanka ayaa saxa ah

  • @Gawrace
    @Gawrace 2 месяца назад

    Aduu lahayste ayd tahay nin adoo kala oo ina xaashi la yidhaa aya kolba si kaa yeela sidee dhediga oo kale

  • @saiddaud-m5t
    @saiddaud-m5t 2 месяца назад

    Kkkkkk ishaad ka riday waa qabyaalad odhan mayno

  • @akam3835
    @akam3835 2 месяца назад

    Kuwa qarran dumiska khayreeye waa
    Ka mid

  • @CabdiCali-mj1ze
    @CabdiCali-mj1ze 2 месяца назад

    Xildhibaanadu.waa.in.sharciga.ilaaliyaan.waayo.hadii.ay.taageeran

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 2 месяца назад

    Qofkii ilaahay kabaqa ayaa sheekha

  • @SuadKab
    @SuadKab 2 месяца назад

    Xildhibano maafiyo ah ,been badan dulmi badan ribo badan ,caybadan ,wanjalaad badan 3 asano oo qas iyo cay ah bay dhamaysteen ,waxan xukumada iyo maxkamada sare haw dul qaadato inta u hadhay iyo inta ictiraafku imanayo .hayka ciyaaraan oo hayska boodboodaan ,hayska feedhtamaan waa waxaan loo noqondoonin in inanyar oo bilaa akhlaaqa golaha lakeeno oo tuulo jooga

  • @skrtube237
    @skrtube237 2 месяца назад

    Wuxuu afku kuu maroortay ee canjahaagii u calashanaysaa waa inaad dadkii ixtiraamka mudnaa aad afkaa miyiga hada kala soo gashay la galaysid iyo xaraan iyo been odayaashii ku keenay ayaa ku leh xataa wixii aanu kuu keenay ma haysid kamana shaqaynaysid sheekhuna sharci ayuu ku hadlay in goluhu afduuban yahayna wuu tusaaleeyey runta iyo diintuna waataad sheekha ugu daba tukanaysay saad sheegaysee wadar iyo waaxid iyamaa waalan dadkii kusoo doortay ayaa kaa yaabane maxaan kaa dhagaysanaa

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid56 2 месяца назад

    Wan kuwata inder inad tagerayso sbb

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 месяца назад

    Dhataqle adaa ka xun Maxamed Abiib oo ka baqaya waxa kugu soo bixi doona sheekadu Maxamed Abiib oo qudha maaha. Waa laydin kala dirayaa gabigiinaba cidda awood dastuuriga u leh a waad ogtahay

  • @CabdiCali-mj1ze
    @CabdiCali-mj1ze 2 месяца назад

    Waa.qaran.dumis.xildhibaanada.

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 2 месяца назад

    Maxaa idinka galay

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 месяца назад

    Badow Badow dhslay 1500 oo cod oo danbe lagu sooo bixi maayo

  • @SamsamCabdi-gz5rp
    @SamsamCabdi-gz5rp 2 месяца назад

    War idinka isku xildhibaane ama dadka wax u qabta ama iska aaamusa ileen waxqabad ayaa laydinka sugayeye eedayn dhegaysan karimayno

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 2 месяца назад

    H JECLO dii walnayd way miyirsatay

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 2 месяца назад

    Dhakhdan munaafaqa waa kuwa calaamadsanmaalinta shacabku gudaha ugu soo gelayo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Adiga munafaaq ahaa skerkh tuuga dhadiga isaaq munafaaq

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 месяца назад

    Kolayba baarlamanmatihidine iska walwalaqda wixina qowmu firconyohow

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 2 месяца назад

    Afdheere Waad kubirteen ciyaal gudaaf

  • @Moyou562
    @Moyou562 2 месяца назад +1

    Sheekhu wuxuu tidhi anoon cadayn ahayn xukumin maayo sidoo kale anoon cadayn ahayn odhan maayo beenbuu sheegayaa, dhex ayuu ahaa ee aduu tuug ayaad tahay

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l 2 месяца назад

    Barribaa isna .orion laga keeni

  • @CabdiCali-mj1ze
    @CabdiCali-mj1ze 2 месяца назад

    adigu.miyaan.laguu.dhaarin

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 2 месяца назад

    Adigu maxaad u hadlaysaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Baroor tuugtii ina biixi family