DEG DEG Hargeysa Oo Af-Oromo Looga Heesay Xalay Iyo Naceybka Xamar Iyo Garowe Loo Muujiyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 июн 2024
  • This video is about DEG DEG Hargeysa Oo Af-Oromo Looga Heesay Xalay Iyo Naceybka Xamar Iyo Garowe Loo Muujiyay

Комментарии • 229

  • @maxamedijo8999
    @maxamedijo8999 16 дней назад +12

    Sahara waa orom runa💯💯💯

    • @hussaintahirabdow7535
      @hussaintahirabdow7535 16 дней назад +1

      Alhamdulilah we’re proud of her

    • @Hciid
      @Hciid 13 дней назад

      Dadka somaliyeed ha ogadeen in dadkaasu yihiin jaaliyad amxaara ah dalka degan waxaa daliilu ah fayasl cali waraabe waxaa ka muqda waa dhiig harar si fiican u fiiriya
      Dhiiga waa soo duxaa inta aydheerataba

    • @f.o847
      @f.o847 12 дней назад

      dadka oodhan ma aha waa siyaasiyiinta qaar ka mid ah iyo inyar oo ay doofsadeen

  • @MaidaNur
    @MaidaNur 16 дней назад +3

    Wow mashallah wll wallahi it true ❤

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 16 дней назад +6

    Ilahay amxar gacanta idingeli
    Qalbixuma show xumanta amxarba mayaqanan yaisdabamariya DDS snm omid walbageya meeshu kakale deganyahay .

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 16 дней назад +6

    Waxaas oo dhan cabsi ay Ethiopia ka qabaan baa ka keeneeyasa isaaq

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 14 дней назад +1

    Kilinka 5aad Allaha ha Nagu soodara iyo NFD somaliweyn

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 15 дней назад +2

    Walaahi waa dareen hadley been maahan haloo sheego hadegaan somali galbeed iidoor hana ku wareejiyaan gobolada waqooyi galbeed dadka dega DDS🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fe8445
    @fe8445 15 дней назад +2

    Allow adaa SSC ka soo reebay.

  • @zaytum
    @zaytum 16 дней назад +3

    Subxanalaah isir naceyb ayeey u aflageedeynayaa garowe iyo xamar...

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 15 дней назад

    Somalida Kilinka shanad wa Somali dhabah guuleysta walalaihi jira❤❤❤

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 16 дней назад +4

    Kuwaan meel ayaa loo wadaa kuwa amxaar madaw u heesay somali oo dhiig iyo dhalasho la lehna ka cararaya

  • @Abdikariimm
    @Abdikariimm 16 дней назад +2

    Asc dhalin yaradiinaan waxaan idin ku jeclahay ethopian nacaybka iyo somali jacaylkaa hadii dadku sìdiina oo kle somolinimada udifaavi lahaa klamaan daad santander kk wlhi beentiin maha hada ka hor ayaan ahay ka maqli jiray markuu bagu xanaaqo amxaaryahay amxaarku dhalay ķkkk aad ayaan unaxaa markaan maqlo ethopian ayaa iiga sokeeyo soomaali

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515 15 дней назад

    Firkiisaa amxaara ayuu yiri iyo gaala raac ❤❤❤❤❤❤

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 16 дней назад +3

    Illahayow idoor caqliga usoo celi way lumeen gaalow raacnimo sayid Muhammad Abdullah Xasan hadal kiisii iyo gabayadiis idoor wagaashliyo kufriga wacad alla uyaale waa niman walaalaha taniyo waaga aakhiri

  • @Ahmedali-dr9cb
    @Ahmedali-dr9cb 16 дней назад +3

    Waa xabashi kuwaasi

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 14 дней назад

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤❤❤🎇🎇🎇🎇🎇🎇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎇🎇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎇🎇❤❤🎇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎇❤❤♥️❤️❤️👏👏👏♥️❤🎇🇸🇴🇸🇴🎇❤♥️♥️👏💪💪💪❤️♥️❤🎇🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️🇸🇴❤❤♥️❤️❤️👏💪

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 16 дней назад +3

    Wa naxdin arintan wa in laga dhiidhiyo bisimillah raxmaani raxiim amxaarada inaga kiin xigta heestan wa in an la dhagaysan qofku ku juro dhiig somaliyed walaalayal xamartan ay ku waasheen 247 cuqdad bay u dhimanayan wayna jiran yihiin dadka heestan sameyey

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed 16 дней назад +2

    Geesiyaal guuleysta

  • @user-in1du4bm3f
    @user-in1du4bm3f 16 дней назад +1

    Wll heesta midhaheeda waxaa sameeyay muuse biixi laxanka waa maxamad kaahin muusiga saleebaan gaal

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 16 дней назад +2

    Waa runtii nijaas bay yihiin

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 16 дней назад

      Nijaasyo iyo doofaaro waligood la gumatsan jiray xaraanyay xabashi baa idindhaanta uf anagaa idin nidhi xabashaanu saadhwaynayna

  • @fatmag4592
    @fatmag4592 16 дней назад +2

    Kkkkkk waaa gaalaraac iidoor afdhogor iimaan laawa yaasha

  • @user-nh2mt7ff9v
    @user-nh2mt7ff9v 16 дней назад +3

    Geesiyaal

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 15 дней назад +1

    Naagtaa heesay say waa Jaarso.

  • @poom5180
    @poom5180 16 дней назад +2

    Dad somaalinimo sheeganayo oo amxaaro dhahayo somaalida ayey iga xigaan

  • @xamsecawil542
    @xamsecawil542 16 дней назад +3

    nama metelaan kuwa waxaa la soo hor istaagay umada soomaaliyeed horteeda sankaagu haduu xumaado sidee la yidhaa bal nala taliya meel xun bay nala marayaane

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 16 дней назад

      Weynamatalaan faqashoow

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 16 дней назад

      @@saciid_iid😂😂 xabashida inee ku kufsanayan fuleyana wayihiin wilal qatumo idin xabalay

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 16 дней назад

      @@shamisali4599 xabashi haduu dad soo kufsaday horuu kaaga soo dhargay. Fulay haduu yahay deegaan daarood buu joogaa deegaan hawiyuu joogaa. Jigjiga oromo iyo amxaarba buuxa lagu orankaraa kabax kkkkkk walaahi waad riyooneysaa

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 16 дней назад

      @@shamisali4599 afweyne oo dowllada oo Africa katirsan ayaan xabaalay oo jaajuus u aheydeen. Afarta xabo ee dhulbahante muusa utudhaya haddii gacan laidiin qaado waad ogtahay laascaanood midh kumuu noolaadeen waxaa agtatada katuhiinbaaba is kayar

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 15 дней назад

      Faqash baa calascalaysa niiic nala taliya kulahaa ma caruur baad mooday isaaq waa isaaq Somaliland iyagaa iska lh sidaa qof u hadlaana kama dhalan

  • @cabdixakiinfaarax1472
    @cabdixakiinfaarax1472 15 дней назад

    Xabashida ku dhaanra

  • @faadumoelmi7439
    @faadumoelmi7439 16 дней назад

    Kkkk Maash-Allaah tabaarakallaah
    Walee reer awoowgay waa nasab, waan ka fekerayay inaad falanqayn layaab leh ka bixindoontaan
    Anoo Soomaalilandera ayaa yaabayba

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 15 дней назад +12

    Dareen Soomaaliyeed Dhulkiyo diintiyo Afkaba Dadbaa Nahay Wada dhashoo Dunida Waan iskugu Xignaa
    Hees Ka Timid Gobtii Reer Djibouti 🇩🇯

  • @arafogoumaneh6927
    @arafogoumaneh6927 16 дней назад +1

    MashAllah ❤❤❤

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 15 дней назад +1

    🇸🇴🇩🇯❤

  • @waawwaaw453
    @waawwaaw453 16 дней назад +1

    WAA CALAMADAHA LAGU GARTO MUNAFAQNIMADA AYEY KENEN RER HARGEYSA WAA GAALO JACEL HORAA USHEGAY SEYD MAXAMED

  • @rahh4137
    @rahh4137 15 дней назад +1

    ❤Soomaaliya guul guul guul ❤

  • @faisahassan8983
    @faisahassan8983 15 дней назад

    Anigoo habrhaan iyo team qudhmiye layaaban iyo dadakay oromo jacayalku madax maray ayaan idina caydiina layaabay kolay inaad wax fahanatan way fiicantahay in qudhmiye kolba af oromo soo samysto danta kaliye ee uukalahana ay tahay inu hargysa no fadhiyo ayu raba ama uu soo noqodo lkn somli waa walahayo dhiigayguna waa somli

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 15 дней назад

    Waa najaaso maaha dad soomaali dhiigley leh

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 16 дней назад +6

    Habartan sahra la dhaho waa oromo waa xaqiiq

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 16 дней назад

    Afarta koonee wa in lagaweraro,fikirkaaba sax ah:awdal iyo ssc khatumo ha laga reeboo,hanaa la weraro,caqligu uu soo noqon lahaa

  • @akam3835
    @akam3835 15 дней назад

    Waa kuwan yar yarki
    Cuqdada isaaq
    Googoosay

  • @MohamedAli-bv2jh
    @MohamedAli-bv2jh 14 дней назад

    Hargesa waxaa ku soo duuley S N M igana dadkooda qixiyey

  • @MahammedOmarAli
    @MahammedOmarAli 15 дней назад

    Dabaaldagii 26 jun. Baan ka sugaynay

  • @nrx8684
    @nrx8684 15 дней назад +4

    Guul Somaliweyn ❤❤

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 16 дней назад +1

    Anaga hadaa reer xamar nahay waxaan dhahna qofka xaasidka amxaar waye, barigii yaraanteedi sanadki 2000 marke eheed waxa ku heesi jirnay amxaaro dulowday dab u doonan meenee diinta islaamka ku dagaalamena anaga amxaaro xamar nooma soogasho mana kusoo dhaweno waa eryeena lakin africda kale colaad nagama dhaxeso

  • @nacnac5403
    @nacnac5403 15 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 16 дней назад

    Heestu marka horaba waa xaaran,midakale dadka sheegaya inay axmaarada xigsanayaa waa wax cidgaari tidhi waana ashqaas gaara lkn dadka reer somaliland kuma wada raacsana.

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 16 дней назад

    Idoor wagaashliyo kufriga wacad alla uyaala
    Naar quutayaal iyo kufraad nibiyo moodeene nacalihu kuwuu fuuxlay baad daba nashlayseen nasab hadad tihiin gaaladaad nici lahaydeeni

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 8 дней назад

    Dadkan reer hargaysa waa dad aan ogayn dhibta ku soo fooleh maanteyba yiraahdee amxar baa walaal noo ah:( Ilaaher somali gob ah ayaa xududa lawaadagta itobia. itobiyana madhaafi karaan xuduuda,

  • @HassanHabadier
    @HassanHabadier 15 дней назад

    Wa ormo sahra ilas

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 15 дней назад

    Wa sahra halgan mayhayn ee waa sahra ilays oo waa gabadh daarooda oo Ethiopia kudhalatay

  • @hamzaaden-ws5hy
    @hamzaaden-ws5hy 15 дней назад

    Waalida ninki soomara laga waraystayee ‼️ war Ku dhaha xamashi/axmaro anaga"DDS" in niga nakhaan ee naga waraysta waa galo lidato war 😂amay galoobaan kuwani😢 yaaa Rabi soo hanooni oo dintada tus Amine Amine 🙏 somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ha nolaato

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 16 дней назад +1

    Sax walahi 😊

  • @fe8445
    @fe8445 15 дней назад

    Afkooda run Allaha uga dhigo. Soomaali asal kuma laha kooxdan. Sayid Maxamed been ma sheegin.

  • @soumeya-zb8rp
    @soumeya-zb8rp 16 дней назад

    Afi oromo maxaran baa

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 15 дней назад

    Amxarka waxa katakana caduga soomaliland walaal qiyamo ah waxa dhama oromada

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 15 дней назад

    CASHMERE DHULKA Madale maxa kagalay waxa katalinaya dadkiilaha

  • @NoorHaashi-uz1er
    @NoorHaashi-uz1er 16 дней назад +1

    Isaaaqu waa dad damiirka kadhintay 2007 dii aan Bartay Ethiopian in ay fulay yihiin habeenkasta Wan weerari jirnay

    • @f.o847
      @f.o847 12 дней назад

      waa dhawr siyaasi iyo dhawr heesaa
      qabiil wada xun ma jiree waalaalaheen yaan loo gafin

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q 15 дней назад

    Dadkan waxaa ka dhumey caqligii dad xor ah oo gumeeysi iyo amxaara baan rabnaa leh oo waxa qasa ka dhacaaya ma arkaan miyaa amxaara iyo ethopia hadaay fiicanyihiin ogadenya ayaa laga arki lahaa wa kuwaas canfarta oo raacaya shacabka soomaaliyeed ee gobalka citi war ka jooga yaa dhahaa kuwan

  • @RiyaaqMaxamed-p7x
    @RiyaaqMaxamed-p7x 15 дней назад

    Landhere Og oy wadaninimada kuwayntahay

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 15 дней назад

    AWAWGAA DABNAARA LAGUDHUFAY GAAL GAALDHALAY MUXUU CADHO UQABAA ISAAQA

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 14 дней назад

    Wiilkan walaaha layirahdo Abdirahman waa wiil caqlibadan oo itoopiyanka yaqana ilaahayow sharkahay walaahay wankujecelahay dar ilaahay bankujeclay wiilfani ahbatahay🎇🎇❤❤❤👏👏🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🦁🦁🦁❤️👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🦁🦁

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 16 дней назад

    Habar awal habar jeclo habar yoonis iyo habraha aabo aaway.
    Magaca hooyada in layskugu magac daro heeeey

  • @dahirhikam103
    @dahirhikam103 16 дней назад

    Idoor wagaashiye kufriga wacad aloow yaale

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o 16 дней назад +1

    Wa hees nacasnimo ah

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 16 дней назад

    Awowgiinii waysada khamriga kusitay baa jaajuus ahaa oo idin dhigay xabashi dhexdeed is eeg halkaad dhex fadhifo

  • @qaali4589
    @qaali4589 16 дней назад

    Ha iska ciyaane nacabku ha iska ciyaane cayanka qaraka u giija kuwan yar yari way is cajabiyeen

  • @hussaintahirabdow7535
    @hussaintahirabdow7535 16 дней назад

    Dire dawa kulaha riya aya kujirta adigo qaxoti ah aya laguso dhaweyey dire dawa don’t forget the history sxb we fear ALLAH not does who’s lying on the media

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 14 дней назад

    Hhhh waa ilma abaarso muse iyo qabiilkisa yari waa gun walee🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 15 дней назад

    Sahra ileys waa oromo ilko dheer hargeysa madhaafi karto

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 16 дней назад

    Jun 26 1960 ❤ somaliland guuuuuuuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 15 дней назад

    walaahi waa cajiib dad gumaysi u ooyaaya argnaaaaaaa

  • @theruler411
    @theruler411 16 дней назад

    Xoolaha waa la dhaqdaa Somali waa xoolo xaar badan

  • @mohamedismail3488
    @mohamedismail3488 15 дней назад

    Benalaya batihi aya aydhashay batihiin

  • @xaawomohamuud218
    @xaawomohamuud218 16 дней назад

    Sahro waa oroomo

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 16 дней назад

    Nimaan Kugu Dhaqeyn Walaalnimo Iyo Muslinimo Khaasa .Waxaa Ku Dhaama Gaal Aad Magan-Satoo Maxasta Kuu Dhowra Nebigeenii Muxamed Ahaaba SCW Waa Kii Asxaabtiisa Ku Yidhi Uhaajira Ardul-Xash Una Duceeyey Somaliland Isn't Easy Heestanna Waxay Soo Saartey Waxaad Tihiin Somaliland

  • @Kitten4you
    @Kitten4you 15 дней назад

    Waa ceeb iyo diinla aan

  • @hindimohamed2217
    @hindimohamed2217 15 дней назад

    Somalia guuuuuuul IYO gobanimo daabaa dhilifkuu hadhaco

  • @ahado3116
    @ahado3116 15 дней назад

    Asc Xamar maxaa layeelay

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 15 дней назад

    Iidoorki waxa laga kari layahey axmaaro jeceyl kudursada soomaaliland gaala iyo axmaara raacyahow waxaad kaheshaan waxba heyga siinina😮😮😮😮

  • @kingckfilmsflogs9586
    @kingckfilmsflogs9586 16 дней назад

    Maxamed Siyaad Barre, bilaash kuma kulama dagaalamin duliga Isaaq loogu yeero.

  • @user-yq6mw4wh2y
    @user-yq6mw4wh2y 16 дней назад

    KKKK mAGACEEDABA MA GARANAYSID WALLAHI WAAD KHALDAYSAA EE MAXAAD SAHARA SHAQSIYADEEDA KA SHEEGI KARTAA ILAHAY KA YAAB

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 16 дней назад

    .waa.runtaa.jaajuus.jaajuus.ayuu.dhalaah.caku.doqn.yaxaas.kii.cunI.. lahaa.ayeey.u.wacanayaan

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 16 дней назад

    Hubaal waxan uscnaa inaan Somali kabaxno wayo way nadhbeen

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 15 дней назад

    Dhillooyinkii hees ku sheegga qaadayey iyo kuwii daawanayeyba waxaa ku jira dhiig Doofaar wallaahi waa runtiis

  • @AasiyaAhmed-i9n
    @AasiyaAhmed-i9n 16 дней назад +1

    Reerkii.ciil.baa.ka.dhamadaye.way.wada.ooyanayane.isaaqa.icid.ma.gumaysto

  • @user-ze3fr6nn9h
    @user-ze3fr6nn9h 16 дней назад

    Nin kilaab rabaysda
    Iyo ninkii Oromo kool koolsha labadaba
    Kursiga aakhirkaa lagaga
    Kaadsha

  • @Khalid-dc4dh
    @Khalid-dc4dh 16 дней назад

    00 kii ogaadeen ee Ina Kumar jees maxaa uga wooden cadaalada Hakan tagging dee

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 15 дней назад

    Qaad sumeysan ayey itoobiya Shalay u didhay somaliland’ markaas bey marqaankii ku heeseen

  • @farxaanmaxamed6690
    @farxaanmaxamed6690 16 дней назад

    Ogaadeen hadduu carab yahey iyo culumadii baydka oo cawdal qaate iyo sab iyo cayn xun laga beerin cawradiisa ayuu qarin lahaa ceeb haduu garan,
    Waa erayadii ab waan afloo horaa laydiin sheegay
    Hadii xabashi cidi dabada uleefto idinkaa uleefa

  • @anab9951
    @anab9951 16 дней назад

    Sahra halgan may ahayn ee waa sahra ileys afakaadhaa saxsan

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 16 дней назад +3

    Waa sida aad u sheegtay Somaliland waxaa ka taliya jaajuus itopiya u shaqeeya siyaasi maba jiro aan jaajuus aheyn dhamaantood xitaa ku dar Deni waa wada jawaasiis

    • @habibaabdalla8264
      @habibaabdalla8264 16 дней назад

      Waad asiibtay kulli jaajuusiin madba midka kale cadow loooga dhigay 😂😂😂

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 16 дней назад

    Mesha hargaysa oromaa haysata ee hamodina in Somali joogto inta yar ee jogtana afka lahayaa

    • @queency7943
      @queency7943 16 дней назад

      Kaalay ka qaad oroma haysatee hayafaafi faqashta ahayd baa oromo ka xiiran waydee

  • @user-nf3he8rv6o
    @user-nf3he8rv6o 16 дней назад

    Dadkan aad aragtdeen waa muse iyo dirtood

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 16 дней назад

    Waa calaamadaha laku Garto kuwa kaalada Raaca ah hadii Ethiopia walalo nii noqoto kuwi adba walalo aheyden adba diidan walle aaqiro waxba niiyaalo reer Somaliland

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 16 дней назад

    Sahra ilays waa oromo asalkeedu laakiin somali bay la kortay

  • @Garaad.1
    @Garaad.1 16 дней назад

    War nin yahow noo soo badala itoobiyankan itoobiyabku dhalay🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤣🤣🤣

  • @HawaAhmedwarsame
    @HawaAhmedwarsame 14 дней назад

    Habarta waalatzy

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 16 дней назад

    CAGDHEER OGAADEEN 🤣🤣🤣🤣WAXAY AHAAYEN BERIGII SNM KUWA UGU BADNAA EE DAGAALADII KU DHINTAY SPECIFICALLY QAXOOTIGII OGAADEEN EE XERYIHII QAXOOTIGII SOMALILAND DEGANAA

  • @SaeedAbdi-pu1hx
    @SaeedAbdi-pu1hx 16 дней назад

    Saadiid Somaliland ayaa dalkaa xooriyaad qaadaateey ingiirskaa 26 6 1960.

  • @samdaani
    @samdaani 16 дней назад

    Kkkkk
    Haloo badalo iyagaa jecel gaalada e

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 16 дней назад +9

    Amxaarada baa Naga kiin xigaa ee Somalinimada Bada kula dhaca.
    Somaliland and Ethiopian are brothers and sisters.

    • @june6206
      @june6206 16 дней назад +1

      Wayo soomaliland horta isaq dhe hadan nahay samaroon ciise gabooye iyo inta waqooyi ga soomali ya daga itoobiya ma xigta ee wala kahin Allaha idin dayo cadow gaf sheegta a Ha dhacdo lkn magacooda umada haku hadli a scc nasiib badana

    • @abdurahmanmohamed1293
      @abdurahmanmohamed1293 16 дней назад +1

      mar kasta midka la degen ayaa kaa sii xiga hadii axmaar Somali xigaa jiro Ogaden oo afkooda ku hadla ayaa idinka kasii xiga meel kasta oo aad u orodaan waa laydinka horeeyaa

    • @AliMax-yo4dz
      @AliMax-yo4dz 16 дней назад

      @@abdurahmanmohamed1293 iidoor wagaashiyo kufriga wacad allowyaala

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 16 дней назад

      Kakc dhulka somalia kunoqoda oromoada ka imaten reryahow langabka cuqdada dishey

  • @xaajiibraahim7170
    @xaajiibraahim7170 16 дней назад

    #IDINKU MAXAATIHIIN.!?KKKKKKKKK

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 16 дней назад

    Ileys qofta La dhoho. Ha loo geeyo (moorgan). Maskaxdeeda caadi ha u fadhiisatee. Ayaa soomaalida 5ta ah ku waalaneysee?

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 16 дней назад

      Morgan muxuu yahay sowkii isagoo dowlad ah hawiye ka diirteen

  • @nimcanabdi9437
    @nimcanabdi9437 16 дней назад

    somali ilahay waxu dusha kasaray oromo ka ciidanka ee muqdisho joga gabadha somali ayukadhalaya ka hargaysa joga ee shacabka gabadha somali ayukadhalaya ka jigjiga joga waxukadhalaya gabadha somaliyed Beritan ayay wadan ninad abti utahay agtada malagudili intay somali qudhunka qabilka kujirto waliged ha egiin inay somali melgadho dhaman somali labadina kasoqada wa fankaun inay isfaniso mahine majirto