Reaction! Heesta Amxaara Xamar Iiga Dhaw Iyo 100sano Kahor ayuu Isaaqu Sidan Sayidki kuyidhi..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 июн 2024
  • Reaction! Heesta Amxaara Xamar Iiga Dhaw Iyo 100sano Kahor ayuu Isaaqu Sidan Sayidki kuyidhi..• Dan baa xaasidkaaga tidhi
    • Ka guur Deriskaaga xune
    • Ma lihin cadow xamar ka daran.
    • Garoowiye kuwa xintama
    • Waxaa iga xiga amxaar
    • xurmiyo sharaf igula nool.
    Abwaan Daaha Gaas@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
    #dagaal
    #Laascaanood
    #gooja_cade
    #Somaliland
    #ssc
    #khaatumo
    #muuse_biixi
    #garaad
    #warqaad
    #warka_maanta
    #Somalia
    #Puntland
    #Somalia
    #saciid_deni
    #Muqdisho
    #hargeysa
    #xasan_sheikh
    #xamse_Cabdi_bare
    #Reysalwasaare
    #Madaxwayne
    #jabuuti
    #Galmudug
    #Jubaland
    #KoofurGalbeed
    #Hiiraan
    #Jigjiga
    #Sool
    #warar
    #ciidan
    #dagaal
    #garoowe
    #saciid_deni
    #aaranjaan
    #Baarlamaanka
    #dastuurka
    #puntiland
    #siyaasada
    #Somalia
    #darood
    #hawiye
    #isaaq
    #garxajis
    #GoojaCade
    #sool
    #Madaxwayne
    #baarlamaanka
    #guul
    #Somaliland
    #somalia

Комментарии • 208

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 Месяц назад +3

    Somalia wa one cadowga Somaliland waligeba ha iska hadlan Allah ha jaabiyo cadowga Somaliland viva Somaliland' cadowga Somaliland cagta hostisa

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 Месяц назад +4

    Guul iyo gobanimo Somaliland iyo waliba Ethiopia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад +6

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and British soomaliland government between borders afrika

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v Месяц назад +3

    MANSHA ALLAH ABWAAN DAHA NIN RUNTA SHEEGA UGUNA HILIYA DADKIISA IYO DALKIISA ABWAAN WAANU KU HABALYEYNAYNAA HALKEEDII AYAAD DHIGTAY. ITOOBIYA AYAANU KA JECELAHAY KONFURTA. WAARUN MIDKAA AAD TIDHI . MADAXWEYEN MUUSE BIXIINA WAXUU YIDHI HASALAAMINA WAANU QADANAY AYAANU LENAHAY. WAA SAX.

  • @khadrakaliilabdi6572
    @khadrakaliilabdi6572 Месяц назад +3

    Guul Ethiopia iyo somaliland ❤❤❤❤

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Месяц назад +3

    Itoobiya waa walaalehen guuuuul somaliland iyo itoobiya uuf soomaali

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Месяц назад +3

    ALI JAMAC HAABIL ALLAHA HAA UU NAXARIISTO AWOOGYE

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Месяц назад +2

    HAMBALYO REER SOMALILND 1960 26JUUN ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤DAAHE CABDI GAAS JIRO JOOG GEESI QARAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdilahimoge1092
    @abdilahimoge1092 Месяц назад +4

    Ethiopia waa hiilka Somaliland(walaalka somaliland)

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Месяц назад +2

    guul qaranka somaaliland guul itoobiya

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад +4

    DAAHA GAAS WAA SUNNN

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq Месяц назад +1

    Whether we give Hargeisa or Berbera is none of your business.
    Guul Somaliland❤❤❤❤❤

  • @Nimcaanabdilahi-qd3fm
    @Nimcaanabdilahi-qd3fm Месяц назад +2

    Guuuuuul qaran somaliland

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Месяц назад +2

    GUUL WALAALAHA ETHIOPIA HANOOLAATO 🇪🇹 ♥️ 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад +1

    Guul itopiya guul somaliland ❤❤❤

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Месяц назад +4

    HEESTAN RUNTAY KA HADLAYSAA.

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 Месяц назад +2

    YamYam iyo qadaadweeyn oooya Axmaarku waaaa wallahaye huwan huwan dhashey

  • @user-yl4pt7fs6f
    @user-yl4pt7fs6f Месяц назад +1

    Masha tabarakallah walaalkey nolow waxaad tahay gessi qaran🎉🎉🎉🎉🎉🎉👍💪💪💪💪♥️❤️♥️❤️♥️

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Месяц назад +4

    Laba milyan waxay uqaxeen itoobiya 1988 way ku nabadgaleen Xamarna intii joogtay waxa lagalabaxay guryahoodii ayaga oon dagaal kujirin waxana lagu gowr gowracay xeebta jaziira iyamaa kuxiga markaa?

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l Месяц назад +1

    I agree with you smart go ahead

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад +2

    Somali amxaar baa naga xigga maashalah

  • @OsmaanAwAadanHersi-fh7ue
    @OsmaanAwAadanHersi-fh7ue Месяц назад +2

    Waa walaalaheen

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Месяц назад +3

    Waa runtii❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Месяц назад +1

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Месяц назад +1

    Ethiopia may na dhibaateen waana walaalaheen Ethiopia ❤❤❤❤

  • @IdkIdk-tv6lj
    @IdkIdk-tv6lj Месяц назад +1

    Somaliland guul

  • @AmiinYoonis-rx9lh
    @AmiinYoonis-rx9lh Месяц назад +3

    Xaqiiq

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Месяц назад +1

    Yes Amxaar waa tool marki hawiye iyo darood aay gumaddeyn Reer Somalilland amxaaro baa xaadka ufuureey oo qaxodigi Somalilland soo daweyeeyn marka konfourey xaarkina nagalafogodda uuf

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Месяц назад

    Masha alla

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Месяц назад +2

    Amaxaaro waa walaalaha waxaa ka jecelahaye somali naxaliga.xaasidanimada cuqada uqabaana somaliland ufa buunu nidhi somaliya

  • @abdiali6611
    @abdiali6611 Месяц назад +2

    Daahe gaas noolow

  • @cabdiwaasacmaxamed4392
    @cabdiwaasacmaxamed4392 Месяц назад +2

    RUN AYAAD SHEGAYSAA

  • @amiira8902
    @amiira8902 Месяц назад +1

    wa sax. somali amxaaro naga xigta❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Месяц назад +1

    Waa saxantahay 100% cidii dantayada jecel ayaa walaal nala ah cida diidan inaan noolaano waa cadowgayaga ujeedka hadalku waa intan uun

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 Месяц назад +1

    Waaa walaaheen❤❤❤❤❤

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Месяц назад +1

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 Месяц назад +1

    Waa ruunta aanagu somali oo dhan marabno amxaro ayaanu rabnaa hadanu nahay reer somaliland waala jabuuti waala somaliwayen anago amxar baa nabiixiiyay oo aanu ku baad baadanay imkana amxahka noo hiilin doona anaguna wanu nagana isada wax laskaga ceeliyo wax danbe oo anu dhawsanayna majiiirto goojacade waxay darood nogaystay ma ilabidon sakatayadii igoo nol ayaa la harjarayay ciidanbe oo naxariisi aynaga dhaxaysa majiiro guul iyo goobanimo somaliland

  • @davidvictor4625
    @davidvictor4625 Месяц назад +2

    Thank 😅you

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 Месяц назад +1

    Waaa walalheeen ❤❤❤❤❤❤

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Месяц назад +3

    Ma lihin cadaw xamar ka daran waa dhab

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Месяц назад +2

    Gabayga ha jajebinin inaadeer:
    MUSLINIMO NIMAAN KUGU DHAQAYN MUUMINIMO KHAASA
    GAAL MAXASTA KUU DHAWRA OOD MAGANSATAA DHAAMA.
    gabaygu wuu dheeraa ee waa sidaa.

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Месяц назад

    Waliba jabhadi Issac itopia ayaa so dhaweysay ta na ku dar thanks

  • @user-cs3cy7hs5t
    @user-cs3cy7hs5t Месяц назад +2

    Wa ruuntay gessi

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Месяц назад +2

    Heestii ree jigjiga ee Oromo iyo Soomqqlida amxaarada iyo binshaangulkaa .....intuba waa walaalo! Soo bandhig iyada oo daarood qaadayo. Baadh heestaa

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Месяц назад +1

      Shacbbiga soomaliland government waxay abaal uhayaan ma nihin doqomo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад +3

    Armaaro waa walaalaheen Failed Somalia italiya maatay laysay axmaarana way nabad galisay

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 Месяц назад +1

    Yes Sir, waad ku saxsantahay Analysis kan boqolkiiba boqol. ReeSomalilandka xalaasha ah dantooda way yaqaanaan cid kele waxba ka waydiinmaayaan Soomaali luqad keliya weeyi waxa kala dhexeeyaa, nothing else.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Месяц назад +1

    Asc we love Ethiopia then Somalia Somaliland and Ethiopia we’re twins ❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Месяц назад +1

    Viva Somaliland

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Месяц назад +1

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuuuu🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedibrahimIbrahim
    @AxmedibrahimIbrahim Месяц назад

    Waa xaqiiqo

  • @husseinadenabdalle5697
    @husseinadenabdalle5697 Месяц назад +2

    Ya isaq raba oo leh hanaga tagin oo haracin oromo

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Месяц назад +2

    Itoobiya waa hiil somaliland ayaan leenahay

  • @AyaanMaxamed-vx5us
    @AyaanMaxamed-vx5us Месяц назад

    Guuuleeso somaliland reer tolkay guul guuul guuul

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t Месяц назад

    Waaku haysta heesta waakusugay abwaanku xaasidka guuuuuuul soomaalilan

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Месяц назад

    Balo balo

  • @madarcali122
    @madarcali122 Месяц назад

    Ethiopia iyo Somaliland guul aay gadheen MASHA ALLA

  • @omarabdullah8958
    @omarabdullah8958 Месяц назад

    Acw brother wan ku salamaya aad ban u daawada barnaamijyadafa aad ugu bogay halka ka wad manshaalah guul iyo gobanimo somaliland

  • @Xasmas
    @Xasmas Месяц назад

    Ethiopia 🇪🇹 Somaliland ANDHI. 1 ❤

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Месяц назад

    Insha Allaah Guul iyo goobanimo iyo Midnimo somaliland, illaahaw Jabi Cadawyada Somalailand illaahaw Fashili Dhagaraha Cadawga Somaliland

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Месяц назад

    Waruntaaaaaaaa❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @iftin2024
    @iftin2024 Месяц назад +1

    Waar nimanyohow waan yaabanahay sow waxan qadaadweynta la yiraahdaa caqli maleh rag iyo dumar, dawlad media ma labadan cunug ee teenager ka ah heestoodii baa kaga oo hisey, waaryaadha heesta ma in muuse biixi sameeyay bay moodeen xitaa golohii parliament koodu shir degdega bay isugu yimaadeen. Oo heesta ku saabsan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 weligood ha ciyaan, soo socda SNM still exist 😂😂😂😂😂

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Месяц назад

    Maanshaalla waa ruuntaa ❤❤❤❤

  • @MubYus
    @MubYus Месяц назад

    Waaa Hees wanaagsan oo ka turjumaysa waaqiciga jira.

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q Месяц назад

    Guuul maxuu cadow sidaa fiinta uqayliiyay woow 😂😂😂😂😂

  • @hodanhussen2656
    @hodanhussen2656 Месяц назад +2

    Asc wakuwii marakii loqaxaya xeebatii jasiira kulayaya dataki uqaaxaya

  • @user-su2gh4qy8n
    @user-su2gh4qy8n Месяц назад

    Sax waa run walahi 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад +2

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya waxa ka dhaw

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 Месяц назад +1

    Waa dhab, amxaaro waxay na tustay gobanimo anagoo jilicsan oo Somali dabada naga wado.

  • @khadraahmed3940
    @khadraahmed3940 Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +1

    Geeeesi buuuuuufi

  • @foziawoldehana7951
    @foziawoldehana7951 Месяц назад +1

    ✨️🎊🎉❤❤❤❤❤

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Месяц назад

    Gool itopia iyo somaliland thanks

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Месяц назад

    True story thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoFf
    @NimcoFf Месяц назад +3

    Faqashey cadaankaanu loolanaa madaw ma cisayno

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 Месяц назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q Месяц назад

    Qacbaa kayeedhay walee guul guul reer tolkay socotaye maxaad qaban😂😂😂😂😂

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 Месяц назад +1

    Imisaan yidhahdaa anigu waar dadka reer sld wax ha fahmaan oo haku dhaqmaa gaal aad magansataa kuu dhaama

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Месяц назад +1

    Markay xasuuqayeey diyaaradaha lagu rusheynayeey ma walaalaheen ayeey ahaayeen amraaxo waxba nama yeelin runta hadii la sheego

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Месяц назад

    Amxaaro ayee modan inee dad fican yihiin ha loo dayo Muqdisho 50 kun ku xasuuqen wexena dhihi jireen Somali is ku mida noo tihin kan nadilayo kan ilmah ah xabashida dad balan leh mahan ka jooga allow yaa idin yiraa

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp Месяц назад

    Wallaahi waxaan aamin sanahay oon hubaa xitaa inaad ka raalli noqon doonto hadday amxaaradu hooyadaa fuulaan adigoo is leh soomaali ku xumee

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp Месяц назад

    Hooyadaa iyo walaashaa amxaaro u hibee adigu kaligaa.
    Anaga naguma matashide

  • @Kw58437
    @Kw58437 Месяц назад

    Wa runta

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Месяц назад +1

    Daroodka Waxa ka dhaaw amxarada

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 Месяц назад +1

    😅

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 Месяц назад

    Cidaan waligood gaalo raac ahaayeeen😂😂 ilaa gumestihiiii wanaa laxoreen jiiray😢

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 Месяц назад

    Viva great Ethiopia 🇪🇹

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 Месяц назад

    Anigo somaliland ayaan ahay. Wan jecelhay somaliland. Inay meel gaadho. Aad ayaan ujecelahayy.
    Mana odhan karaayo. Gaalo illahay. Iisheegay inaanan waallo ahayn. Aan dhehoo. Somali waallo manihiin. Muslim oo dhan waallo ayaanahy. Somli

  • @hibofarah532
    @hibofarah532 Месяц назад +2

    Ilaa. Mantay. Inadaba. Socdaan. Oo. Dagal. Inaku. Waadaan

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf Месяц назад

      Waxba qaadimaayaan iyagoo intanmaanta ka xoog badan baynu eryaney...

  • @presdentabdulqadir9540
    @presdentabdulqadir9540 Месяц назад +3

    Aan saxo gabayga
    Muslinimo nimaan kugu dhaqayn muuminimo khaasa gaal maxasta kuu dhawra ood magan santaa dhaama

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Месяц назад +1

    Bal aan ogaanee Amxaarka waxaa ku tiraahdaan, dhulka Somali galbeed qeebaha ay Isaaqa ka dagaan fasaxa oo nagu soo wareejiya.

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 Месяц назад

    Daaha Gaas waa doqon Habar Jeclo ah. Habar jeclona waxaa dhalay jareerta xabashida. Aabihiis ee jareer ahaa inuu amaano waa gartii

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Месяц назад

    Hees ayay ka ooyayan warun doqomatihiin tani. Wacayaar tukadaran ayaan sowadna 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Месяц назад +1

    😂😢😢😢😮😮😅😅😊

  • @user-ku5qk9fi6n
    @user-ku5qk9fi6n Месяц назад

    Axamaarka waa ka keenay somaliland maanta mid kaleh shaly marakay somali oo dhan dagaal nagu qaatay axmaarku gurigiisi ayuu nugu soo dhaweyay Etopiya waa wallalahyo ❤

  • @DerarDerar-nu5ir
    @DerarDerar-nu5ir Месяц назад

    Masomaliba qadhmun miso xabashi

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Месяц назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Месяц назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад

    Ilaahay cadawgayaga hajebiyo cawribay nagu dileene soomaali etali cadaw aan ahayn malihin