Deg-deg! Ceebtii Ugu Waynayd Pro-Samatar Oo Lasoo Qarxiyay Isagoo Xamanaya Madaxwaynaha Cod-Sira....
HTML-код
- Опубликовано: 8 сен 2024
- Deg-deg! Ceebtii Ugu Waynayd Pro-Samatar Oo Lasoo Qarxiyay Isagoo Xamanaya Madaxwaynaha Cod-Sira....@MARACADDESHOW @DabaGalkaWararka1 @mmsomalitv @HornCableTV1 @UNIVERSALSOMALITV @BRITSOMALITV @BBCNewsSomali @VOASomali @HORUFADHIMEDIATV @HORUFADHITV @XogtaDahsoon634491178 @dhigaaltv161 @Bulshotv @horyaal24tv18 @idaacadabuuluxuubay@Lii Caato Officiall @Liibaan Jama @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
#muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
#dagaal
#Laascaanood
#gooja_cade
#Somaliland
#ssc
#khaatumo
#muuse_biixi
#garaad
#warqaad
#warka_maanta
#Somalia
#Puntland
#Somalia
#saciid_deni
#Muqdisho
#hargeysa
#xasan_sheikh
#xamse_Cabdi_bare
#Reysalwasaare
#Madaxwayne
#jabuuti
#Galmudug
#Jubaland
#KoofurGalbeed
#Hiiraan
#Jigjiga
#Sool
#warar
#ciidan
#dagaal
#garoowe
#saciid_deni
#aaranjaan
#Baarlamaanka
#dastuurka
#puntiland
#siyaasada
#Somalia
#darood
#hawiye
#isaaq
#garxajis
#GoojaCade
#sool
#Madaxwayne
#baarlamaanka
#guul
#Somaliland
#somalia
#wararkadibada
#warkacaalamka
#falastiin
#qasa
#gaza
#filistin
#barigadhexe
#baarlamaanka #madaxtooyada #madaxwaynaha
#siyaasada #sheekoqosolbadan
الله يحفظ رئيسنا الحبيب موسي بيحي عبدي اعظم رئيس رجل بمعنى الكلامه و بطل حرّر شعبه من الأوغاد
Wallee muusaanad wax ka gurmuuuse waxba kaagama baahna mbc....waa geesi qaran oo xil gudan kara taladuu galaa goddaloolo male ❤❤❤❤❤
If Muuse doesn't know how to speak in public then, who knows how to speak in public defentenely Not you Mr Samatar
I know right. President Muse Bihi Waa geesi 💪🏾❤️🙏🏽
❤❤❤❤❤❤
Well president Muse is a hero, very brave man and a true patriot of our beloved country of Somaliland and Muse achievements are well known facts, starting with the struggle of SNm he was at forefront Armed resistance and he muse is not flip flop his true allegiance to Somaliland the professor is a loose cannon and can’t not be trusted and our folks are very naive to trust him and others mercenaries who play many cards and most these guys are highly untrustworthy and we Somaliland people should walk up , it’s time to be highly vigilant about these con-men.
Somaliland forever.
Couldn’t agree with you more.
HE IS NOT POROFSOR HE IS JUST LOSER GOOD FOR NÅTHING HE IS THE ENMEY OF SOMALILAND AHMED WAA BEENLE WAA VROUS MARKU WAXA SOO CAABO KUU WASHE MUCARAD IYO MUXAFID MIIDNE MAA JEACCLE WAAA XASID😮😮😮😮
Odeygu waa asaasaqay xaga nursery ga ha loo qaado
Aad baan uga xumahay wax walba oo qof kayimaad oo khalada in lasoo gudbiyo ,waayo maanta shisheye ,iyo dalkiisa kafalaagoobay mooyee ,waxwalba ,war haka dhigin ,ceeb alle ha asturo
Ma isagaa public speaking yaqaana soddon sano Ayaan professor jaamicadaha maraykankan ka ahaa buu yidhaa ! markuu hadlayana caruurta weylaha ku raacda laagbarako ayaa ku dhaama hadalka e ma isagaa jiir ah mise Muuse oo caddawgiisoo dhami qireen geesi cadkiisa meel la iska dhigay inuu yahay dagaa , deeq , Arin iyo hogaaminba ?
Jiirku waa ninka waax Hamanaya isaga jiiriyo banboro ah oo waalan 😮😮😮
Pro samater isagu lugowaawayn ma leeyahay hala hubiyo😂😂😂😂😂
XAMAR HAL COD UU KA HELAY 😂😂😂 MUUSE COD BUY KU YIMID WAANA GEESI HALYEEY DIBNA WAA LA DOORANA INSHAA ALAAH EE ADIGA SAMATAROW HAL COD EE LAGU SIYEY 😢😢😢
Ismailow waan ku hawayna lakiin uma qalatit hogamiye
Nin hadal ka dhacay wa geed qolofi ka dhacdey.
Subxanalaa subxanalaa
Waar kaa ilahay madaxwayne inoogama dhigo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Abdixakiin
Muse waxa udhanta isago cabdilahi darawal ku warejiya musharaxnimada wayo isaqa kaga xaqle siwalba
Waa runtaa oo isagaa hogaaminayay xorayntii min Lafaruug ilaa lawyacaddo. Inkastuu dhul iyo lacag badan dhacay markuu ahaa wasiirka dib u dejinta
Maxaynu kadul jogsan
Waa nin madhan oo
Xasidnimo madax
Martay kabaha mwayne
Mbc ma gadhayo wallee
Xamar mar kale ha loo diro kkkkkk
Professor maxaa waa Fidhmeer Marana shimbeer shegata Marana hawayaan doghouse lee shegta
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Odaygan maxa loogu yeedhay xata wuxuu hadalka mayaqano
Mister hal cod buu maamuus xamar kaga helay.
1kii cod iyo xamarbuu rabaa ee haloo diro😅😅
Ina Samatar waa niin walaan fudded maha tisuu waa waali dhakhtarka dimirkaa buu ubahanyahaay
Walee adigaa dhaqan dumar leh. Miyuu xantay mise waxa uu sheegayaa waay ku wada hadleen.
Naaqus dhaqan dumarle ah.
RABOOW JABI CADOOWGA SOMALILAND MEEL KASTOOY
Aamiin
Jiir wax ka cumba waa yahay Muuse dal iyo dad dhan baa loo dhibaye meeyey waa dhig yacab yahay bilaa abaal ah
Bilaa abaalka ma adhigaad uraaci jirtay xageed bilaa abaalkiisa ku aragtay teeda kale dalkii loodhiibay waakaa gacanta kuhaya ee caalamka kula loolamaya ee heshiisyada gelaya hadaad kawado dagaalkii dhacayna wadan kasta dagaal waa kadhacaa dalkuna waa nabad qabaa laas caano hadaad sheegaysana geel caruuri qaaday mafoga lkn odaygani wuu xanuusanayaa cid dowaysatana malaha waayo meesha keliya ee laga karaameeyay waa soomaalilaan
Niyow adigu sheeko xumada iskadaa gooriyo ayaan wxn macnalaheynbad kala fasirtaye 😢
Ma waxsad war Nogales dhigaysa.wazakh
Sa adigu max xantaad ka ilalisaa
nabsigii wakaa ku soo celiyey somaliland midkasta oo futada uraysa ku soo kala qabta somaliland iyadaa uun buu ku soo danbayn waa isaga waa odeygii ali khaliif na markay kabahii ka soo dhamadeen waakii hargeysa bariiska iyo xab xabka isla dhacayey
Axmed run but idiinsheeyey hadaad yihiin dadka bukaansocodka ah ee aan u raadineyno dabiib ey Ku reystaan
Kulmiye cidina raci maiso
Nin weyn oo hadal ka dhacay waa geed qolofi ka dhacday.
Waa runtii waa jiir muse biixi
Jiirku waa isaga oo dadkii soo dhoweeyay ee kakeenay meeshii lagu karaamayn waayay kabaha ka googaynaya oo suunka cunaya😅
Kk odeygan arin kiisu waa ooyaye oo itaalkiisuba waa oohinta sidaa loo hadlayokkk
qudhun ayd tahy waryaa ka xishooo axmed ismaaciil samatar
Geesi gesi dhalay weye samayar Nacnac da kadaya muse jirka wuu kalitaye
Muuse xasidnimada ka daa ,waa ka dadkiida iyo dalkiisa wax u qabtee ,muxuu ina samatar qabtay oo ahay hadal madhan oo waxba ku filayn ,saleenban ayaa dhamoo dadkiisa jamacada u fulay ,ina samater isaga ayaa cidla tagan oo kaligii nolashiisa ku dhamastay ,aqoontu maha buug la akhristo ee waa lagu soo dhashaa
Dee run buu sheegay balse micnihiisa maadan fahmin.oo diirkaa ku damqaday
Ragii ladhashaybaa kursiga keenay muuse odaygan handhi kaabka ah waxba mayeeli karo oohintuna waa hidihiisa layaabi mayn😅😅😅
Layaab.malaha.waayo.horaaloo.sheegahaday.waxkale.kuyeeli.kari.waayaan.duusaday.dabaylka.kaalamaraan.xaside.fooqal.xaasiid
Waar xanta dadkoo dhan baa wax xanta maxaad wax weyn uga dhagaysa??
waad xanuunsanaysaaye madaxda ka xishoo
Waad qaldantay sidii dumarka sheeko niiqda daa ninku haduu xun yey waa la arkaa
Dadku wey is xantaan laakiin Daameerka dusha ku qaada ee u kala geeya ayaa ka xun,
Waad Iga qoslisay calaamadaha aad jiirka ka sheegtay. Odaygan cidna amaan gelin maayo oo waa ciilqabe. Ciil l buu u dhimanayaa. . Horumarka uu gaadhay uma muuqato intiisa xun baa sheydaan tusay, cid kalena raali ka noqonmaayo.
Waa ciilqabe teeda kale reerka yaa dila 😅😅24ka saacadood ee umadu daneheeda kufoofsantahay way ooyayaan iyagu xildhibaan ooyaaye meel fog kamuu keenin bahasha odaygana waa adeerkii jiirkuna waa isaga oo umadii karaamaysay kabohooduu cunayaa😅😅😅😅
Dadka is xamanaaya sheegsheegoodu ma fiicna, waliba anoo MD Muuse taageersan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xantu maxay sheegi isaguunba hoos isu dhigay
Wax barashadu waxy ku fiican tahay qofga marka oreba aqliifiican yahay ayaadadka ogafaa iideya laagin kumafiicna iika sokale
Samatar waa in maskaxdiisa la baadhaa
Haaa waajiiir dad kii iyo badiiba iibi naaya israaiil iyo xabashina uyee dhaaya run taha ka hanaaqina 😂😂😂 qadhuuf tiina dib uce shada
Manta somali oo dhan baa is xante maxad wax wayn uga dhigaysa mouse soo bixitankisi sow axmed samatar ma ahyn dee muuse marki danbe muuse uga baxay balanti maxad wax wayn noga dhigaysa
Qofku hduu seexdo ùu sòo tooso waa kiii uun faqashna waa halkì bay joogtaa doqona loo shègi maayo
reer somaliland baan sidoodaba waxba u fiirsan oo kolba ruux suuli buuxsamay ka soo baxay iyo hadba dadka kiisa ugu liita iyo shaqsi faaruq'oo madhan proffessor ku sheegee-- kun jeer baanu reer somalilandoow cadawgiin ha jabee waxan Aad daba socotaan meel madhan iyo inuu yahay cawaan maskaxda ka buka si walba idiinku sheegnay waase ilaahay mahadii malyuun jeeer hadaad maantaba Ina samatar wuxuu ahaa ku aragteen indhihiinna oo shan ah,, 2010kii ayaan idiin macneeyay Ina samatar naanaystiisa iyo sababta ay cadaankii reer maraykan naanaystaa iyada ah ugu baxsheen oo ka dhigan habdhaqanka shaqsigan proffessor'ka lagu sheegayo iyo inay is garab dhigeen ruux ay maskaxdiisu sagaal jirkiisii joogsatay,, isku soo wada duuboo reer somalilandoow bad'wayn walba idinkaa dabaashoo hubsiimo laAan muquurtoon- waxba u fiirsanine dad badanbaa idiinka digay ruuxan,,, for ever Somaliland rep,,,
Samatar waxan ogady waxuu yahay mar kuulahaa caruur baan tabliqinayaa uu lahaa tabliq siyasaded waxa u jawabtay
Hinda gaani gesi yadasaa hawada kasartay markay hindi xikii katagtay ayuu sonoladay
Youtub kaso dawada
Horta samatar sidad moday maaha masii ridna
Dalka iyo dadku moussa Kama bilabman kumana dhamadan
Ninka musse naca maaha inu somaliland necebyahai
WAARUNTI WAAJIIR GOOGOOYAY UMADII WADANOLAYD 😂😂😅😅
Huwan iyo hadhaaga faqashta ee gudaha noojoogaa jiira oo maantana cod naga doonaya si ay isu kaba raaciyaan😅
Ninka raga ahi waa ninkii sida dumarka loo xanto😊
Waar xishooo. Cuqdad samaroon baa ku haysa Adiga
Samatar buu ka hadlayaa ee ma Samarron ayuu soo qaaday? Dad bay qabyaaladdu uurkooda dhaamisay
Muse muxu barty aqontisu wamaxy
O maxad kahelaysa
Fataal nimada
War
Wadani
Sawadiga arakay
Waxay
Sameyaan
DHILO TV
FOUCH
Waxba ina samatar hanagu wereerin,ninkaasi wuuxuu dhintey malintuu yidhi Somalia ha kala goi do
Warunti
O adigu ma musaad cabudaa isku xishoo o kaxishoo adigu Axmed
ADIGU MA HUWAN BAAD TAHAY MISE HADHAAGII FAQASH???
Haduu yahay maxaad ka rabtaa
Beenaale beenaale dhalay tuuug tuuug dhalay muuse fircoon intaba wuu yahay muuse fircoon
Waar xamarbuu idinka dajinayaa
Muse adiga ma nabi bu kuu noqdey
Adigu ma HUWAN baad tahay mise HADHAAGII FAQASH!!!!
Odaygu qof bilaa sira ayuu wax ku aaminay kamuu xishoon odayga😅😅😅😅😅 teeda kale ismaaciil samatar xamar markuu joogay bilaa karaamuu kaga yimid anagii soo dhowaynay ee aanu karaamaynay ee waxaanu ahayn laga dhigay wuu waashay hadaba kaasoo kale badhidaan dhulka ugu dhufanaa mana ogolaano inuu dalka wax kanoqdo😅😅😅😅😅😅
😢😅😅
@@KeyseMuuse-hb8vf 🤣🤣🤣🤣
Beenaale Siilkii Hooyadaa Been u sheeg 😂😂😂😂😂INa Dhilo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Beenalay siilkii hooyadaa usheeg ina dhillo runtaa kugubtay kaxayso odaygan hadhi kaabkaa ee waalan ee xanuusanaya xamar geeya nijaasyay😅😅😅😅😅😅😅
Jiirka ha ku gefin !
Muuse jiir waa ka liitaa
Jiirka reerkooda lagu sheega ina samar reer xaasid huush😂😂
Anagii ayuu khaniis qaniis dhalay abaarso qoomuluud ka ah ayaad qof nooga dhigaysaa muuse fircoon
Ninkaas waa nacas fashilmay
Beenaale sida aad u sharxayso maaha ka fiirso waxa aad ku hadlayso
Jiirkaa ka fiican muuse fircoon
Adiga ah nacas xaar ah. Muse will become president again or another person from Kulmiye. You poor weak idiots will never win.
Muuse ma hooyadbu dubeeyey
profesor ku cilmi buu leeyahay aduu maxaad cilmi leedahay war baad meesha lafadhidaa beenta jooji dhaka wayne😂😂😂
🎉 INSAMTER WAA NAHAB BEENLE ISCAJEBYE DAADKA UU LEEYE WEEYE GAAJONYAN WAXABA MAA QORY KARYAN WEEYE FOOL XUNYAN MAXU KAA SOO DOONYE CASHURTYDA CUUNE MAAYO NOCIISANE WAXBA UMAA DEERSANO MAA NAAGA BAA MIISE WAA NIIN CAAJUSKAN ISBEERTDA MASKAXDA BAABESYE
KANI DHAKA WAYN MAAH ADIDA DHAKH
Bal wuxuu ninkaa waan ku hadlayo muuse hadii lawasayo ka ilaali qaniis abarso
Qaniis nimadaada ayuun baad sheegeysaa saa qaniis uun baa sidaa u hadla
ina oromoh futadadah u sheg museh oromoh kkk waxad modah in aad wax shegaysoh nacasyahow Qadhmun waxad halkah u so fadhidah in aad munafaqayso umadah
Hush doqon oromada ka sharaf badan xaasid
Yaa kuciilay yaan lagaa dareemi xiqdiga iyo nijaasta kaasoo burqanaysa weriyuhuna makeenin ee dadkuu wax laxamanayay ayaa keenay odaygana waa handhi kaab waana qof maskaxda kaxanuusan hadaba afkiisa buqul utol hadaanad jeclayn inlakeeno codkiisa
❤❤❤❤❤