Suldaankii Garxajis Oo Huwantii Oofaha Jabiyay Isaaqiina Ka Farxiyay Buurmadowna Uhiiliyay Gul Slnad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 ноя 2024

Комментарии • 70

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q Месяц назад +3

    Boqor buurmadow is not easy guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Месяц назад +1

    Guul guul guul President Muse Bihi Abdi 👑✌🏾🕊️🙏🏿💯❤️

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 Месяц назад +1

    Guull guul guull iyo gobanimo
    Allaha naagaqabto ciidii nodaran

  • @NurGacan
    @NurGacan Месяц назад +3

    Saaanbuusa la eedamay 7 sano ayuu caytamayay maanta wadani laas canood cod uga doon

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 Месяц назад +1

    Guuuul somaliland ❤❤❤❤❤🎉

  • @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
    @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa Месяц назад +1

    Gusomalilan ❤❤❤❤

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 Месяц назад +1

    Allaha hayow somalia hanaguu darìin

  • @habibaegehassan4977
    @habibaegehassan4977 Месяц назад +1

    Masha allah afkaa mago,oh

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh Месяц назад +1

    Too late

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Месяц назад +1

    RABOOW JABI CADOOWGA SOMALILAND MEEL KASTOOY JOOGAAN

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Месяц назад +2

    Inta Qaladaad taarikhiya la galo hadana si dhib yar laysagama yimaado ummadda horteeda

  • @KhaderSheekhyuusuf
    @KhaderSheekhyuusuf Месяц назад

    Guul inshaa alaah

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Месяц назад +1

    Waa markii. Ay ogaadeen. In. Laga giurey wadani ayay ilmadii. Yaxaaska. Qubayaan tolkiinii harti. Ayaa idin sugaya huwan

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 Месяц назад

    hala soo dhaweeyo boqorka insha alla dhulku ha gariiro insha allah

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif Месяц назад +2

    Reer somaliland caadifad iska daaya ninkan haduu wanag u hayo iyo lexejeco muxuu hore u muujinwayey kooxaha wadani ku uruuray reer ma ah ee waa huwan iyo dad cadawga somaliland adeegsado ninkanina waa kamid oo waxuu doonaya cod markuu aykay inaan huwan cod haan ayuu inugula hadlay hadl kii hore ka duwan ruun maha ee waa karto lagu doonaayo in cod shacabka lagu kasbado ee yaan laku kadsoomi kooxaha waxaa wata dalal shisheeye oo waxaa ladoonaya in dalka lagu qabsado ee halaga fejignaado oo yaan lahor ordin

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Месяц назад

    Guula❤❤❤❤

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 Месяц назад

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Месяц назад

    Illaahay somaliland god kuma rido inshallaah

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 Месяц назад

    Geesi qaran 🎉🎉🎉

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Месяц назад

    Oh dear.

  • @MulxMaydMM
    @MulxMaydMM Месяц назад +1

    😂😂😂Ninkii nacaska ahaa ee inta uu lumey la sooheley ayuu yidhi "MAXA LEYGAGA FANFANI BERIBA WAAN LUMIYE" Marka kani wuu inagu seexinaya ee beri ayuu halkiisii ka bilaabi

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 Месяц назад

    waa hadii kuwa maanta u niikinaya waa haday raacan anagu waligayo hadii xabad ka hadhayn walahi madaxayagu hoosaynayn

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Месяц назад

    Garxajis waa libaaxyada reer Sheekh Isxaaq guul Waddani iyo dhamaan JSL.

  • @adirie2761
    @adirie2761 Месяц назад +1

    Waar suldan Daa'uud maaha suldaanka guud ee beelaha Isaaq. Waa Suldaan Cidagale....ha moogaan.

  • @MohamedKadra
    @MohamedKadra Месяц назад

    Wallalo somaliland sera le 55 état en Afrique inshallah inshallah .🎉🎉🎉🎉

  • @salebaanhassan7371
    @salebaanhassan7371 Месяц назад +1

    Weriye adigana maku darsatay huwanta...
    Waa gormaa (Goor isaaqa gumeyen) iyaguna gumobeen...

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 6 дней назад

    Dadkuu xodxodanayaa Waa ka ugu daran Ina Jaambiir

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif Месяц назад +1

    Adeer waxba buurmadoow hasku xoqxoqin hj cod kuuma haaso ee sidaadii hore isga adkaaso oo huwantaadii iska leflef maxaad aragtay maanta inaan huwan cod kaasiinan somaliland adeer hadaadan huwan dalkaaga u jebin lahaan huwan somaliland maayso haweysateen shacabow kooxaha cadawga u shaqeeya cod ka ilaaliya si aan dalku cadaw gacanta ugu gelin

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p Месяц назад +1

    Ka ka ka aaah dhigaaloow ma waxasaad rumaysatay illeen caruur baad ahayd sayaxa ha dhex cararin ina jaambiir isagaa new faqash, waxaanu ku hadlayey hadalkii xirsi beenaale dheh

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Месяц назад

    Waa uu soo habsaamay caaqilku😊

  • @omarodowaa1994
    @omarodowaa1994 Месяц назад

    Geesi qaran

  • @YuusufSiciid-q3u
    @YuusufSiciid-q3u Месяц назад

    Hadalka ina jaanbiir waxaa kaga wanaagsan cade gude oo yidhi barigii hore waanu soo tashanaynaa

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg Месяц назад

    ADEER. WAXAAD. ILUOWDAY. HADALADIISI HURE WAA. NINKII. CIIDANKA DACAYADA. HADALKIISO. WAA. BEEEEEEEEEEEN. DAACAD. MAHA .

  • @CabdiqaadirMuxumed-z1b
    @CabdiqaadirMuxumed-z1b Месяц назад

    Adeer maga garxajis dad baa shaqo ka dhigtay wadanibaana dhaharka ka jabiyay wanna xusbi reera garxajisa

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u Месяц назад +1

    Codad buu doonayaa waa bug ha ka qorin,

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh Месяц назад +2

    INA JAANBIIR MARKA HORE HA CADDEEYO IN GUDIDII GARXAJIS EE HARTI SHEEGTAY INAY KA SOO NOQDEEN!!!!!!!
    RUclips-KAA LAGU HAYAA MADAX-DHAQAMEED KU TIRAABAYA IN GARXAJIS YAHAY HARTI !!!!!!!!
    WALI DAD BADAN OO REER SHEEKH ISXAAQ AH AYAA LA DAWAKHSAN WEEDHAAS AH GARXAJIS WAA HARTI !!!!!!!!

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Месяц назад

    Isaaaq ma mideeysan yahay lkn coodbu ka raaba habarjeclo lkn huwantiinta maxu uga hadli wayeey

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Месяц назад

    Runtii suldaan ku sheega Daa'uud SANDALADII Somaliland wuu la ambaday umana qalmo suldaanka Somaliland, sidaa aweeg waa in laga ayuunoto xasaanada waayo u u keenayaa Somaliland sumcadxumo

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 Месяц назад

    Codbay raban reer somaliland they know what's all about

  • @NurGacan
    @NurGacan Месяц назад

    Injaanbiir waa ninka wax kasto aflaagado ah ku hadli jiray xitaa waan ka so tashnynaa in aan garbistaano habarjeclo waa ninki burco ka yidhi maanta ayuuu atakay wadani oo cidla taagan

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 Месяц назад +1

    Tawbadu xiligii la aqbali lhaa way dhaaftay ilay waa kuwii markay tasgnayd kasoo tashanayay difaaca walaalahood habar jeclo mrkii cadawga somaliland isusoo bahaysteene

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s Месяц назад

    Jaambiir waa kooxda xirsi ciro kooxdisa maaha waa lakala shikiyay

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m Месяц назад

    Guul jamhuriyada somaliland markale madaxwayne muse biixi

    • @Osman-vs7mw
      @Osman-vs7mw Месяц назад +1

      Somaliand guuul.muse must go now

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u Месяц назад +1

    Buurmadow baa la kala jiidanayaa faham sheekada codadkii Habar Jeclo yaa meesha maraaya. Xirsi la soo eri, Ina Xaashi asaguna waa liitaa. Buurmadow waa Baarqab asagaa ciddu raaca maanta ay badinaysaa. Niikada fahma labada dhinac ba midna wuu cafiyey midna Habar jeclo la dagaalamayaa.

    • @AliAwadYonismohamed
      @AliAwadYonismohamed Месяц назад

      @AliAwadYonismohamed
      0 seconds ago
      Tolkay habarjeclo waxaan idiin sheegaya dad aan habarjeclo ahayn oo reer abaarso ah ayaa inaga iska keen dhigaya yaanay idin khaldin
      Anigoo reer daahir ah oo maxamed kaahin dadka iigu dhow yahay ayaa sidaa idin leh kulmiye codkeenu waa ka xaraan

    • @AliAbdille-m8u
      @AliAbdille-m8u Месяц назад

      @@AliAwadYonismohamed Habar Jeclo dalkay daafacaan. Hambalyo!

  • @Cabdiibrahimcaabi-ge4lp
    @Cabdiibrahimcaabi-ge4lp Месяц назад

    taash iyo cimaamadii wixii tegay mamaydhaane sidaa ku adkaysta garxajis

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Месяц назад +1

    Xawlal mariidkay maraysaaye yaa ka rasaynayaa Boqor Buurmadaw bay ka sii qaylinayaan siraha uu fashilin doono ee qaran dumisnimada ah kkkkkkkkk Boqorkana waxaan ka codsanaynaa inuu waxaba banaanka soo dhigo kkkkk

  • @ahmedomarhassannouh4035
    @ahmedomarhassannouh4035 Месяц назад

    grxjis hambalyo

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Месяц назад

    Abtiyaasha waa in ay qaranka difaacaan waa in ay iska qabtaan dadka magaca qarxajis dila qabta iska fogeeya

  • @NurGacan
    @NurGacan Месяц назад

    Hada loma baahan waayo wuxuu arkay meesha xisbigii wadni taagn yahay

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 Месяц назад

    Ina janbiir miyanu ahayn anaga na cayayey wax rail galina namusi ma mantu odayga ha noshegin

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z Месяц назад +1

    Waar kani caawa sisuu u hadlayaa horeba somali oo dhan ayaa isugu tag tay macadalaa dhuuso

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Месяц назад

    Kkkkkkkkkk
    War ilay
    Caaqilnimadu
    MADIDO

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Месяц назад

    WAAR KUWANI WARKOODU MAAHA MID LAYSKU HALAYN KARO WAA WUXUUSH

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Месяц назад

    DHIGAAL ADIGU WAXAAD TAHAY NACAS WAAYO GOORMA AYAA GARACXEJIS ISAAQ DIFAACAY SHALAY NINKII AAD OGEYD AYAAD MAANTA NOO AMAANEYSA ADEER NINKU HABARJECLO AYUU HUWAN UGA HIILIYEY WAA MID NOO QORAN OO KUWII HARE NUUGU QORAN WAANA MID NAGA DHEXEYSA WEYNA ARKI DOONAN JAWAABTEDA ADIGU NIIKADA JOOJI AMA KELIGAA U NIIKI

  • @NurGacan
    @NurGacan Месяц назад

    Insjsssniiibr iyo csde gude iyo kuwo ksle kala qaybitna issaqa aflasgdo lamsy hadhin masnta wuuu garab taagna markuu suldaanksn yar hadlada ku hadlayay heesta wuuu maqlayay maanta loga fal celiyay ayuuu arkay maxay markaas u dhibi wayday

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 Месяц назад

    Niyow kan yar maxaa ka sii ah anigu hada ma dawaado waxan jirin ayaad ka sheekaysa ciwaanka ayaan ka booday anigu intaan noola suldaan isaaq wada doortay ma arag af isaaq suldan walba waa ku hadlikara suldaan isaaq ma jiroo

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z Месяц назад +1

    Waar waxkale nooga sheekee kan hadal qaadkiisaa xunbe

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Месяц назад +1

    Kani waa munaafaq aan afkiisa iyo uurkiisu islahayn sabata kukaliftayna hadal wuxuu ahaa reer somaali land xisbiga wadani kaga jeedsadeen kolkaa hadakiisan wuxuu kusalaysanyahay kusoo celi taageerayaashii hadalkaasi dibada uga saaraxisbiga Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u Месяц назад

    Oromo Abaarso

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h Месяц назад

    Guuul somaliland daa.uud waa caruur yaan laaaadin

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Месяц назад

    Aqoonsina ma jirayo xamarna wayba inaga sii hooseysaa aduunkoo dhan baa wadadaa haya waxaa meesha ka baxaya munaafuqiintii iyo dimoqoraadiyiintii aduunka soo halaagay 100kii sano ee la soo dhaafay waa isbedel rabaani ah inta ka horaysana waa ha butulqsato

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Месяц назад

    Waar ina jaambiir munaafaq beenaale isaga waxan ka dambeeya

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory Месяц назад

    baba Ero have no blood of a man he is blood in Ero is ladies 😮😢