Deg Deg Xogta Khilaafka Somali & Kenya, Jabuuti Oo Wafdi U Dirtay S/Land, RW Xamse & Imaaradka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 май 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 28

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 Месяц назад +4

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 Месяц назад +1

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work❤️💯🥰💪

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 Месяц назад +5

    Waa sax villa 🇸🇴 somalia

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 Месяц назад +6

    Villa Somalida 🇸🇴, haloo sheego Ajnabi
    Iska celis ubaahanyahay.
    Hadii ay diidan.
    Personal non grad.
    Hada qas waxaa bilaawaya ufiirso
    Amasador UN ( James Swan ) Dowlada iyo Parliament wuu qasaa, Hadda wuxuu
    Iska dhigaa Nin Nabad
    Wado, yaa la aaminin,
    Hadii loo bagi waayo.
    Out somalia 🇸🇴
    Halagu dheh walaahi.
    Gaal dan nagama Lahore, ee waa cadow
    Taas iga qora. Pls

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Месяц назад

    Khaayin wadan ayuu noqday xasan sheekh

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 Месяц назад

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 Месяц назад

    Hagardaamada imaaraadka allow nagabadbaadi shartooda inshaa'allaah

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 Месяц назад +8

    Siyaasiga 🇰🇪 Kenya, iskagoo baahan, sanka taaga.
    Ufiirso hadii la joojiyo
    Qaadka 2 wadan ee jaarka ah, kalama jeclo . William Ruto.
    One and half million
    Ku kiraystay ✈ aqligaas Haloo sheego Mr. Mahamed Abdulahi Farmajo,
    Aqli African iga dheh.
    Marka aqliga William Ruto oo nagaga qarsonaay waa kaas

  • @MohamedAbdiAhmed-cr8bi
    @MohamedAbdiAhmed-cr8bi Месяц назад

    Allahu akbar

  • @Suheila22
    @Suheila22 Месяц назад

    Adeer ma jirto wax la yiraa xukumada Abudubay ee waa xukumada Abudhabi.

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m Месяц назад

    Bismilah ciidan Ada admiss waa lugooyo argigisadda lamadagaal eee waxey fiirsadaan mushaarkooda soomaaliya waa iney u istaagan iney Ayacucho dalkooda u tashadaan argigisadana dabarjaran inta ka hart ay Guul soomaliya❤😂😂

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r Месяц назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Месяц назад

    Heshiiskaasi Itoobiya lala galay Soomaali oo dhan ayuu khatar galinayaa, dhul iyo dadba. Haddaanay Soomaali degdeg u horjoogsan waa laga shallayn doonaa.
    Biixi iyo balaayadiisa ummadda Allaha ka qabto.
    5).Imaaraadka marnaba ha aaminina. Nimankaasi caqiidada waa ka baxeen. Markaa ka baxa heshiiskooda. Marnaba xiriir siyaasadeed ha la yeelanina.

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 Месяц назад

    Kenya. Maxad. Kaonesa. Bibad. Ugurneea

  • @yuuyash
    @yuuyash Месяц назад

    Xasan shiiq Shalay ayuuw joogay moolka narobi ugu weeyn goorma ayeey iskudhacewn

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Месяц назад

    Xasan gurguurte iyo kooxdiisu wadanka waa burburiyeen waana iibsadeen soomaali waa in ay degdeg ubadbaadisaa wadanka

  • @aminamohamed6121
    @aminamohamed6121 Месяц назад

    Ganacsiga..​Qaadka.. Markad.. Ka.hadleysid.. Dadka.. Ku.nool.. Neyrobi.. Hadii.. Hadii.la.ceyriyo.. Xagee bey.. Adayan

  • @issaissa8197
    @issaissa8197 Месяц назад +1

    Kkkkkk WEFDI QARSINI KULAHA JABUTI MIYAY RATAA IN SOMALI AY HANAQADO????

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 Месяц назад

    Maxa cadeyn ah oo shir la yeeshay aan aheyn oo emirate ay daacad ka tahay heshiiskii ka dhXeyay labada dal

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Месяц назад

    Kenya waxa ka daran oo ka xun kuwa ugu daran wa imaaradka oo ad u donayo inay burburiyan dalka somaliya muxu ka doonay xamze safiirkoda ma sida guurguurte iyo Dani hunguri ayuu ka dontay wa wax layaab leh

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Месяц назад +1

    Wuu fulayaa heshiiska badda jabuuti maxaa ka galay xaasidnima ismaaciil ciil udhimo geele iyo xasan beenaale

  • @Sarta100
    @Sarta100 Месяц назад +1

    Abiyee waa dhacayaa mar dhow waayo dagaalaa ku socda abiye maxaw aqoonsi siin karaa asaa yaaban.

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Месяц назад

    Imaaraad.ha.soo.dhawaysan.waa.yuhuudi.yuhuuda.ka.daran.oo.qudhun.ayaxa.cuni.jiray.gaaja.dubatay.oo.doonaya.inous.somalida.isku.diro.waxaana.dabaca.kà.riixay.gumaysigii.waynaa.ee.ingiriuska

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад

    Imaaraadku hana dhaafo

  • @hassandanois6947
    @hassandanois6947 Месяц назад +1

    Beenta wax aan ahayn ood arsaq kuradisan mad weydeen.

  • @MustafeMuuse-gp8dc
    @MustafeMuuse-gp8dc Месяц назад +1

    Waar beenalayo waftiga xamse la socda waa reer qadar oo so eegay wadad ay dhesen

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Месяц назад +3

    Ninkii runta sheegaba xidhiidhkaanu u jaraynaa waa been afgobaadsi ee been hausku maaweelinina waa lagu qasban yahay atmis joogisteeda.

  • @Bashe24tv
    @Bashe24tv Месяц назад

    waar beenta iska daa jabuuti ma leh wasiir ku xigeen arima dibadeed takale jabuuti si wayn ayeey uga hor imatay heshiishkaa