Deg Deg Abiy Ahmed Oo Ka Noqday Heshiiskii Kana Quustay Muuse, Ciidanka Xooga Oo Helay Hun Casri Ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 80

  • @AbuukarCumarshcali
    @AbuukarCumarshcali 2 месяца назад +1

    Guul

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 2 месяца назад +16

    Turkigeey kacabsadeen ee kama noqon leheeyn

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 2 месяца назад +10

    Abiy waa qof waalan. Qof waalana warakiisa iyo go'aankiisa lama aaminin karo

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 месяца назад +10

    2 Sano oo Dhan 17.000 wax lagu Faano ma ahan intaad Cunteen ayaa ka bdn...........🤫🤫🤫

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 2 месяца назад +3

    Garadow benbadanida

  • @abshir5782
    @abshir5782 2 месяца назад +1

    Amiin yaa rabii allah naga jeediyay cadow

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 2 месяца назад +1

    Kubi amxaro sheganaye sakiin,masabir iyo toori halaqaan, guul somali ween 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 месяца назад +1

    Waa dooonaya waan sameeeyaan itoopiya Iyo kenya Amareekan englishaka Waa inin wadanka la saaro waa cadaweena

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 2 месяца назад +1

    waa war fiican in kastoo aanan dhegaysan.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 месяца назад +4

    Waa Beenlow Munaafaq Maalinwalba Weji Cusub ayuu ku Hadlaa .........Gafuur Culus waan ka Adagnahay Soomaali Dagaal looma Bilaabo.......Xabashida waxa ka Munaafaqsan Imaaraad Alle ha inaga Qabto Dhagatiisa.....

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 месяца назад

      Gafuur culus aday ku karisaa oo ku cuntaa e iska celi tan ragiilahaabaa utaagan

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 2 месяца назад +1

    Dawladeena hadii wax jira yihiin haku adkeestaan in ciidamada Ethiopia 🇪🇹 ee dalkeena joogo

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 2 месяца назад +2

    Garad tv beenta arsaqad haka dhigan ilahay wax kale waydiso please

  • @FarxaanMaxamed-jt9rc
    @FarxaanMaxamed-jt9rc 2 месяца назад +2

    Miyey sheeko baraley xaqa shiinqin ka reysaa way socotay soomaaland guuul guuul guuul

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 месяца назад +7

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Birina wax kle nosheeg balaayo been badan

  • @guleit89
    @guleit89 2 месяца назад +4

    Walayalow yaa walan war bahinta qaarkeedna waxay shegaysa inay itopia ay aqoonsanayso Goni ugosadka bartama bisha sidedad 😢😢

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone 2 месяца назад +2

    Beenaale ileyn ma xishoodo! SubxanAllah.

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 2 месяца назад +3

    Ciidakii wuu baa biyay xasan xaaraami allha ka qabto umadda soomaaliyeed xasan hunguri xabaalihiibuu marayaa iimanka laga qaad

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 2 месяца назад +2

    Ciidanada la qorayaa haddaanay ka koobnayn dalkoo dhan oo ay hal reer noqdaan ama u bataan meel gaadhi maayaan

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 месяца назад +5

    ha ka noqon soomaalidu wey diyaar garowdey aan ku aragnee soo gal saylackkkkk

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 месяца назад +1

    Itoobiya waa burburtay ee soomaaliya waa in laga saaraa ciidankooda dalka

  • @fadumoaden5113
    @fadumoaden5113 2 месяца назад +7

    Alxamdu lilaah alaah ayaa naga qabtay

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 месяца назад +2

    Wariyw dalka iyo dadka u shaqaynaaya cidna xirimayso lkn kuwa isku dirka iyo qabiilada iska horkeenka mamul gobaleedyada iiska horkeena ayaa laxirayaa

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 месяца назад +1

    Muuse wuxuu arkey kuwo yaman ah oo wadani raacsan sidas ayuu u weeraraya

  • @Abdishaakir
    @Abdishaakir 2 месяца назад +1

    Garaad maantaad war la dhagaysan karo ❤❤❤🎉🎉

  • @FarxaanMaxamed-jt9rc
    @FarxaanMaxamed-jt9rc 2 месяца назад +1

    Boqol sano balaayoy ha Ka bixin banaadir iyo bakaaraha

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 месяца назад +4

    Sheekaddii Israel mass Naga daysaan

  • @MouminIsman
    @MouminIsman 2 месяца назад +1

    Somaliland way u dhamaatay haday xuutiyiinta u gacangeliso Israel. Aqoonsi bay u waalatay laakiin khalkhal bay gali doonta .

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 месяца назад +2

    Waa ceeb wasaradas haweenka ayaa iska leh raga shaqo kuma lah wasarada aRimah qoyska dumarka ayaa idka leh

  • @AbdirisakosmanIndhayare
    @AbdirisakosmanIndhayare 2 месяца назад +1

    😂😂😂

  • @elmiegal4974
    @elmiegal4974 2 месяца назад +1

    duf alle ku bad hubka casriga ah
    mawaxaa lo so gatay mucaaradka
    xasan sheekh

    • @FaqiHassan-j1t
      @FaqiHassan-j1t 2 месяца назад

      Adeer sheeykhow shaqa yeelo jawasiuskaagan hanka yari ama orom kaagan afka somaliga bartay

  • @JamiilaNuur-k4z
    @JamiilaNuur-k4z 2 месяца назад +1

    Ilaahoow adigaa awood badan yaa Alaah haddii uu muslin yahay ma dhiibayo

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 2 месяца назад +1

    AQOONSIGII AHLU CADAABKA miyaanad ILLAAHAY ka IIBSANIN!? !!

  • @mohamednour541
    @mohamednour541 2 месяца назад +4

    Beenta iyo salaada soo tukada kala daa.

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 месяца назад +1

    Asc Asxaabeey Xasan Baahane Siyaasad Xumadiisa Bashiir Goobe sidee loogu Magacaabay wasaarada Haween ka mise Xasan Baahane waxuu maqlay saami qeeyb siga Afar iyo Bar ayuu ku liidayaa Bashiir Goobe walee Xasan Baahane Aqli ma jiro aloow sahal Amuuraha.

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 2 месяца назад +1

    waar xadan waa iibibayaa bada haddii ay itoobiya ka noqoto , heshiiskii S land.
    waxaan ka codsanaynaz baarlamamasnka soo noolaanaya in ay isha ku hayaan Ninka wax u dhimanyihiin ee dalka xukuma , ee lacag doontu xanuunayso.

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 2 месяца назад +1

    Qandaraas Badda lagu rinjiyeeynaayo ayaa goirdhowbla filayaa, Sharuudaha looga baahan yahay dadka ka qayb qaadan kara ayaa la soo bandhigi doonaa goordhow

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 2 месяца назад +4

    Hhhhhhhhhh beenale

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад +2

    Jenaraalka goormuu haween noqdey sheekadaan ma fahmin

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 2 месяца назад

      Bureqa you are sleeping 😞😴😞

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 2 месяца назад +3

    Beenaale imisa midhidh ayay been socotaa

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed 2 месяца назад +2

    Soomalild haday udhiibaan yuhuuda
    Walee ciQaab ale iyo burburbay saarantahay

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 2 месяца назад +1

    Wacalaikumu Salaam wrt walaal Hahilmamin Saliga Xabibkena Naxarista Badna Subanaha ((SALLALAHU CALAYHI WASALAAM ))ISKADAF BAKHAYLNIMADA KUSALI NABIGA OO SIDA KAMILKA AH UGU SALI SHUKRAN WALAL❤❤❤

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 месяца назад +2

    KKKK ALA QOSOL WEYNAA. WAXAS BAD ISKU MAWELISAN. ADEER XAQIQADA KA HADAL. WIIGAN AYAA LAGU SOO DHOWAYNAYAA CIIDAMADA EITHIOPIA BARTII LOOGU TALA GALAY. HA WARERINA. QAAR BAA SOO QORAY TURKIGAY KA BAQEEN. WIIGAN SOO SOCDA WAD ARKAYSAN EE AMA KA NAXA AMA KU FARXA KKK

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 месяца назад +1

    Subxanallah wa waxlagaxumado Abiy asaga iyo dadkiisa ayaa dagaal ogaal warkoodana lamana amiinikaro sababto ah wa nin wajiiya badaan

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 2 месяца назад +1

    Aaabahaa oo hooyadaa ksnoqday baa kafhawaan lahayd aabahaa amisom wase

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 месяца назад +1

    DE HAKA LAABATO MAXA NOOGA GIDHIISHA SHEEKO DAAROOD ISKA MACAACLE

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 месяца назад +1

    ShRiif waa ceebay waxaa kuso baxday daciifnimo iyo aqonyaro Sharif hadad aqli leedahay sugo hadi ciidan wala dhisayaa hayadaha wala dhisayaa dowlada nimada wala dhisaya ee hadad tahay wadani ka shaqeya sida alshabab wadanka looga saro inti ada shabab dhiri Galina u samayn lahayd oo ay calamda?ku sarna lahayd

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 2 месяца назад +2

    Somalind hi waken israel im kingis amhara somandis hi down getis itiravis ethopiya

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 месяца назад +1

    Subxanna allah yahuud ma Muslim lo dhiibaa

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 месяца назад +1

    Xasan xarami in ad dhahad qof islama oo layaqan hoyadis iyo abihis hadana ah owli amrigaga beri Aya lagu waydin adigo intan kaxogyar ilahay kabaqa

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 2 месяца назад +1

    ILAAHOOW BIIHI MEEYDUQEEYAAN..
    WAA DOQON WAALAN KAAS

  • @MoudDara
    @MoudDara 2 месяца назад +1

    Turkie joka cabsi cabsi waayee

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 месяца назад +1

    Xukumada muuse oo biyo ugudoogaleen beentii uu kunoolaa.

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 месяца назад +1

    MEEL UU MARO AYUU WAAYEY WAA ISKU DAYEY LKN ABIY DHIBKA KA HEYSTO ETHOPIA DHEXDEEDA INUU KU BAXO AYEY U DHOWDAHEY ABIY WARKIISA WAA NIN WAALAN MANA AAMINEYNO

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 2 месяца назад +1

    Tik tok waa. Fataalka. Imaaraadka. Ciidankii. Hore markuu. Madhiyey. Hada. Ciidan imaaraadka u sheqeeya ayuu. Rabaa. Nacala calaa. Wajhak. C rashiid. Burco

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 месяца назад +1

    Fowziyo yusuf xaaji aadan xilka gudomiyah ururka midowga africa maxaa loogu didanyahay gabadhaas soomaaliyed waa ceeb weyn

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад +3

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @mohamedosman3960
    @mohamedosman3960 2 месяца назад +1

    Warkii hore warsoodhaf haddii ragaas somaliland aywarejiso shacabka somaliland haudiyaar garowda weerarada xuutiga.kkkkkkkk

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 2 месяца назад +3

    Gormu ka lamayi abiy Ahmed war dadzka somaliyeede ka daya beenta wllo

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 2 месяца назад +1

    Abii ahmed waa beentii waxbuu dambabasayaa

  • @aweyskhayre2568
    @aweyskhayre2568 2 месяца назад +2

    WAXAN YAAYIDHI WAA WARIYE BEENAALE GARAAD TV ADAA LAGUNACAY

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waar waad riyootay beenale war iska daah beenta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад +1

    ❤❤❤😂🎉🎉😮😅😊❤❤❤
    Kkkkkk Citiraaf yuhuudeed calaf ma keeno cizi iyo karaamo iyo wallee Calan ma uu keeno Caashaqa yuhuudeed wallee Cadaab kaama celinaayo ❤❤❤

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад +1

    Bernaale bernaale beenaale

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +1

    Garad TV faashil baad tahee beenale hadaba waxaan jirin ayaad kenta

  • @iali8540
    @iali8540 2 месяца назад +1

    BEENAALE

  • @shucaybilkadahable1707
    @shucaybilkadahable1707 2 месяца назад +1

    Beenaale 😂

  • @mohamedsharif3843
    @mohamedsharif3843 2 месяца назад +4

    Bashir gobe ma dumar miyaa
    Marki loo magacanayo
    Xarunta hawesan waa yaab

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 месяца назад +1

    Beenaale beenaale beenaale, Somalia waa Haitida Africa waligeedna ma hagaagayso qabyaalad musuq maasuq Argagixiso

  • @cadomedia
    @cadomedia 2 месяца назад +1

    Beenale dadka beenta ka daa meesha waxba kuma haysid Ethiopia ayaa heshiiskii bada ee somaliland ka noqotay waligaba been ayaad quudan jirtay

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 месяца назад +1

    Asc Asxaabeey SomaliLand ma dhib uun beey wax ku raad sataa ma Muslimiinta dhiban miyeey Israel u gud bin doon taa taasi waa marka aay baabi laheeyd xag alle iyo Xag Somalinimo

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 месяца назад +1

    Beenaale beenaale

  • @AbuukarCumarshcali
    @AbuukarCumarshcali 2 месяца назад +1

    Guul