Deg-deg! Fariiin Adag Oo Loodiray Jabuuti iyo Somalia Ictiraafka Somaliland Idinku Kaga Hordhawaqa..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 259

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 4 месяца назад +5

    Maasha Allah waa runtii maanta hadday jabuutu iyo somaalia ay somaaliland uctiraafaan heer ayaa lagaari lahaa

    • @IsmailMohammed-q9z
      @IsmailMohammed-q9z 4 месяца назад

      Wax Somaliland La Dhaho Malahan Qabiiil Baad Tihiiin Snm Dowlad Ma Noaonayso Calacasha Timo Kaso Baxdo Weyan Waalidiina Ka Daaya Hadad Rabtaan So Raaca Ethiopia

  • @khadarshiikh6003
    @khadarshiikh6003 4 месяца назад +5

    SL guul insha Allah ❤️💚🤍

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 4 месяца назад +4

    Guul President Muuse Biixi

  • @AchiaFarha
    @AchiaFarha 4 месяца назад +4

    They don't care. Somalia waa issaq naceyib waay

  • @kadraismaelassoweh4160
    @kadraismaelassoweh4160 4 месяца назад +3

    Macha Allah

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 4 месяца назад +4

    Ismaaciil Cumar Geelle isagaa somaaliland heysto ee Allah ka baq xaqiraad ka daa soomaliland

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 4 месяца назад +4

    Waar kadaa Ethiopia cidna ku doorsanmyno somali ha noogu yeedhin adeer fikirkaa waan kaa diiday.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 месяца назад +3

    Walaahi wa war run ah ala marbay talo idiin dhowdayday wamaanta war garta intaan lawad khasaarin wawaray

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 4 месяца назад +2

    بسم الله ارقي صوماليلاند من كل حاسد ومن كل حاقد ومن كل عاملا ومن كل ساحر اذا سحر

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 4 месяца назад +3

    Abwaan munarak qoor u baxay isweded geesi

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 4 месяца назад +4

    Muuse khaladka uu ka galay ina geele muxuu yhy ninkasta wixii dantiisa ah ayuu raacaya

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 4 месяца назад +3

    War Muse Bixi marku arkay halkay ka tagan yihin Somaliland aqonsigeeda ayu Ehiopia uu tagay

  • @fatoumazahra3645
    @fatoumazahra3645 4 месяца назад +1

    yes he told true

  • @abdillahiwesozen4291
    @abdillahiwesozen4291 4 месяца назад +3

    war ragani issac ma jecla waxba ha dalina gul somaliland

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 4 месяца назад

    MashaAllah tabaraka Allah. Very intelligent man!!! I agree with you brother

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 4 месяца назад +4

    ASC Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 4 месяца назад +4

    Masha allah niinkani ruun ayu sheikaya

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 месяца назад +2

    Guuuuuuuul somaliland❤❤

  • @ZamzamJama-rv7be
    @ZamzamJama-rv7be 4 месяца назад +1

    Tasii waa tuu aan isway diiyaay oo
    aan idhii maysidaa yellaan.
    Waa sificaan waa naa Tii Somali oo dhaniii aay kucilbixii lahaad lskunaa Jeclaan lahayee weyee Allaah hawafajiyoo waa Bulshadaa somaliyeed gacmahaa isqabsalahayeen ❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 месяца назад +2

    Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 месяца назад +2

    Guuuuuuuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 4 месяца назад +4

    WALAAHI HADAY JABUUTI IYO SOOMALIYA IMIKA AQOONSIGA SOOMALILAND KU DHAWAAQAAN
    ETHIOPIA HISHIISKAANU GALNAY KAMA NOQONAYNO
    WALIGAYNA CADAAWAD UQAADIMAYO ETHIOPIA
    WAA DALKAYAGII
    DIINTAY DOONAN HA HAYSTAANE

    • @Awooda57
      @Awooda57 4 месяца назад

      Wayo loga noqonyn anaga muhimadenu waa aqoonsi oo kaliya

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 4 месяца назад

      Dhulka iyo bada aad itoobiyo la hoos ordayso ma hooyadaba leh mise waa dhul iyo bad isaaq meelad leedahay iskagadhadhici itoobiyo ama hku ictiraafto ama hku kufsato

    • @Awooda57
      @Awooda57 4 месяца назад

      Hada yaa leh dhulka ma hawiya leh mise ciise dhiladi ku dhashay wase afkaga uraaya isaaq hakuso laaqin

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 4 месяца назад

      @@Awooda57 naa amu dhilayhy hooyaded ka siilka weyni isaaq burco hargeysa iyo berbera iyo tuuloyinka inta ka tirsan dalkan la magacbaxay somaliland intaska ahyn malaha hdad afdheeranta iyo ismaqiiqa indho la'aanta ah joojinweydana wla idnka tashandoona sida dhulbahantahoo kle markaza laidinka dhigi doona maxaabis la heystayala dhmntin

    • @Awooda57
      @Awooda57 4 месяца назад

      @@MmiMmi-ih7hh qof xanunsan inaa thy way ka muuqata ciil qabow cadabta gal aaqiro ku joogjooso😂😅🤣😂 badana waa la kiraynaya somalilan aqoosi wy helaysa ee hada thy inta ku hoos nool isaaq cagta hoosteda ka Soco hdi kle inad carada ka hoos mareyso ogow

  • @TobanKabe
    @TobanKabe 3 месяца назад +2

    Odayga jabuuti iyo koonfuriba
    Waa bilaa garaad, hadday isasii waalaan waanu ku biiri
    Doonaa itoobiya,😂

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln 4 месяца назад +2

    Baryo waxba laguma helo, ee Djibouti qabso.😅😅😅😅

  • @fatoumazahra3645
    @fatoumazahra3645 4 месяца назад +2

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 4 месяца назад +1

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 4 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 3 месяца назад +1

    guul guul somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @abshirhussein1904
    @abshirhussein1904 4 месяца назад +1

    CAQLIGA SOOMAALI WAXUU NOQDEY XAASIDNIMO IYO QABYAALAD IYO DANEYSI OO KELIYA, SOMALILAND AQOONSI WEY HELI AMA SOOMAALIYA HA DIIDO AMA JABUUTI HA DIIDO

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 4 месяца назад +2

    No no no waad qaldantaay war somalikushega konfureed
    Waxaa kadhowuu wallohayo itobya

  • @Maxamedcabdi-tf6et
    @Maxamedcabdi-tf6et 4 месяца назад +2

    Afkaa ma go,o hoyo 😘😍

  • @AhmedCabdi-k4d
    @AhmedCabdi-k4d 4 месяца назад +1

    Waasaaxiibal caqli maskàxada caafimaadka qabtaa waataasokale maansha alaah

  • @FarxanMohamed-er9mu
    @FarxanMohamed-er9mu 4 месяца назад +2

    Sxb wlhi waa talo fcn lkn hawiyo ma ahan dad wax fahmay
    Hawiyaha daaroodka ayaa wax u meeriyaa
    Maanta nin daarood ah ok soomaaliya madax weyne kanahaan lahaa
    Ayaa Ka fcnaan lahaa
    Wuu Ku fahmin lahaa nin daarood ah

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 месяца назад

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 4 месяца назад +1

    ITOOBIYA WAA DOWLAD XOOG LEH HOOYADAA U SHEEG CAQLIGA MIRQAASAN EE IIDOOR GAALARAAC WAA DHAQANKIINA ITOOBIYA IYADA BUURBURSAN

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 4 месяца назад

    Mansha allaah
    Afkaga cano lagu qabay
    Sland guuuuuuuuuuuuul

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 4 месяца назад

    Libax qaran guulayso 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @aliadanahmed9025
    @aliadanahmed9025 4 месяца назад +1

    Guul Somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉

  • @MouminIsman
    @MouminIsman 4 месяца назад +1

    Sheekada birqaanka laguu sameeyay Nagaland tag. WarvEthiopia Djibouti baa ku filan o maskax ba lagu kala furfuri .

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 4 месяца назад +1

    Alla duulku xaasisanaaa oo somaliland nacebaa, jirkaa wada olalaya yaahuuu

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 месяца назад +1

    Guul somaliland ❤❤❤👍

  • @abdifarah4301
    @abdifarah4301 4 месяца назад +2

    Qaranka qaranka waa qalbi

  • @MukhtarNuur-zy1lh
    @MukhtarNuur-zy1lh 4 месяца назад +3

    Abwaan waad mahadsantay Abwaan intaa bal iiga sheeg kolay Hadalkaagaa iyo taladaadaa gaf bay u Arki doonaane

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 месяца назад +2

    Waaka geeeesiga ciise waa runtiis usheeg somaliland waa somaliland waa sadax xawlade geeeesi ciise noolow

  • @AxmedmaxamedGarbo
    @AxmedmaxamedGarbo 4 месяца назад +1

    Xoolo ,Baraac,,haku fakarin waligaa in aad addoonsato ,owdal,Sanaa,g iyo cool.

  • @Umalkhyr-dn2gq
    @Umalkhyr-dn2gq 4 месяца назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 4 месяца назад +2

    Daroodka quudad Kaaba ee washay

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 4 месяца назад +4

    XASAN WUXUU YIRI soomaali nsbad ah dunidsna nabad le ah aaway nabadii dagaal ooge ayaad noqotay

  • @cilaahi.jabhadJabhad
    @cilaahi.jabhadJabhad 2 месяца назад +1

    Waa.nin.caqli.badan.ee.yaa.ka.dhiga.madaxwayne.noolow.inta.illaahay.kunalaysanayo

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 месяца назад +2

    Cadaw aan soomaali Italian iyo soomaali jabuutay ahayn malihin ilaahay hanaga qabto oo sharkooda haku mooso aaamiin

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 4 месяца назад

    Maashallah ❤😮good man

  • @CRahman-fo5mi
    @CRahman-fo5mi 3 месяца назад

    mashaa allaah guuul iyo.gobanimo Somaliland

  • @amalos3435
    @amalos3435 4 месяца назад +1

    Horta abwanku talada waxu kailawey inan mudane madax weeyne muse biihi colad gaara u ma hayan siyasad kalena majirto laakin waxa lyidhi, libaax nin aan aqoon baa LAX karita ,Somaliland gelaa jabuti iyo xasan kheekh gurgurte maogola inay somaliland calamka kursi kuyelato.

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 4 месяца назад +2

    Waaxba laa qaasbanaay ayee kaaga dheegtaay jahbaadaan . Abiye oromo filimkii baada wuu kaa baahaay.

  • @jamacxirsi8598
    @jamacxirsi8598 4 месяца назад +1

    Waa abwaan mubaarik qorubaxay waa nin habarjeclo axmed faax

  • @IqraDheeman-xu2hn
    @IqraDheeman-xu2hn 3 месяца назад

    Taasa runnee yaa kadhaadhicin kara somalidan quracan intay kaxunyihiin jiritaanka somaliland ayay seegayaan fursaddo War aqli yeesho xasadka naga daaya yaydaan macaluulinne kafikira aayihiina dan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤be❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 4 месяца назад +1

    Waa fikir wanaagsan lkn yaa garansìin kara talo waa mid aad garan waydo iyo mid aad gaadhi waydid

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 3 месяца назад +1

    Aslaamucaleykum miyaad ilowdeen afweyne, cabdilaahi yuusuf xarmaajo ku wii saxeexey ,maxaa soomaaliland iy itoobiya ka qeylineysaan umada Reer soomaaliland guuleysta aamin yaarabi guuleysta ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland cadawgeena ilaahow jebi aamin aamin aamin yaarabi guuleysta ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤soomaaliland ha noolaato

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 3 месяца назад

    It's to late for Geele & Xasan

  • @acacius9903
    @acacius9903 4 месяца назад

    Very true

  • @YaasiinJaamac-nt6nl
    @YaasiinJaamac-nt6nl 4 месяца назад

    Masha allah

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 4 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 4 месяца назад +1

    Walahi arinka horan usheegay lakiin. Jabuuti balao yaradsatay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 месяца назад +1

    Musliminta Belaayo ayaa ku dhacada
    Wax ay isku ogol yihiin ma jirto 😢 cid walba way ka faaiidaysatay

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 4 месяца назад +2

    Caqli xumada iidoor fiiriya.. adeer xitaa ethiopia kuma ictrafayso.. calaacalka jooniya....

  • @AbdiasisSaleban-f4p
    @AbdiasisSaleban-f4p 3 месяца назад

    afkaaga caano laguqabay geesi geesi dhalay soomaaliland guuuuul❤❤❤❤❤

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 4 месяца назад

    Masha alla ilahay garashad ha ku
    Siyadiyo waana dhab wan taladi ugu ficnayd ee la siyey madaxda
    Somaliyed waa ninki somali ah ee
    Ugu talada wanagsan ee an arko inti ay burburtay somaliya hadi tasi
    Lz qato somali oo dhan aya badbadaysa is jacayl iyo iskashina
    Wu imanaya waxan kale ee la wado
    Waa burburka somali oo dhan
    Madaxda somalidu taladasi ha qataan hargaysa ha iskugu yimaden iyago sadex dawladood ah

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 4 месяца назад +1

    Wll anagu kama xumin smland ee labo wll markay ishayan waxa fican in ay iyagu heeshiyan oo wanaga markasta heeshida hayna

    • @AhmedXamud-y8k
      @AhmedXamud-y8k 4 месяца назад

      Waan kutaageeray ANIG OO MU DIN S LAAND

  • @AhmedDhuh
    @AhmedDhuh 4 месяца назад +2

    Waxaa kuu fiican in aad aamustid u guura xabashi dhulkan somali baa leh

    • @fardusomar2794
      @fardusomar2794 4 месяца назад

      Somali maxaa ladhahaa yaa ibnu qadaadweyn, calankii buluuga ahaa maxaad samayseen, sharaftii ayaa ka dhimatay Somlia iska aamusa hahadlina.

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 4 месяца назад +1

    mayeeli karo nin soomaali sheegtaa rayigaa ama caligaa saliimka ah maskxdoodu waa curyaan caqligu waa damiin

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 4 месяца назад

    Ma waxa dooneysa in HABRAHA noqdan Dowlad. Koley Qabilada kale wey kasoo horjedan Ma waxaa dooneysa HABRAHA .INEEY DOWLAD NOQDAN EE WAA RIYO MARQAN

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 месяца назад +2

    😅😅😅😅😅😅xasan gurguurte citrate uu bixiyo daaye marada uu xidhanyahayayuu xaasidaa masaajidada ayuu xaasidaa oo uu kabaha lagalaa 😅😅😅geelana isagaa kasiixun oo kaxaaraansan teeda kale nin xukunkii kadegi waayay oo shacabkiisii qasab kuhaysta ma filaysaa inuu aqoonsi kuu quudho nolashaada iyo jirtaanka soomaalilaan midna ma ogola

  • @NimcoHassanHusein
    @NimcoHassanHusein 4 месяца назад

    🎉❤good news

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 4 месяца назад +2

    guul qaranka somaaliland

  • @idrisselmifarah498
    @idrisselmifarah498 4 месяца назад +3

    Isaaqow riyada iska daayoo diyaar ma utihiin inaad madax Wayne Somalia kanoqontaan. Taas ayaa suuro gal ah

  • @engab001
    @engab001 4 месяца назад +1

    Ma qaadanayaan taladaa way indho iyo dago beleene oo cadaawada Somaliland u hayaan baa wax waliba Kala Wayne. Ilaa ay Isla baaba'ayaan Somali caqligu kuma soo dago. Markaasay yidhaahdaan: caano qubtay dabadii baa la qabtaa. Abihiin iyo canihiina ba. Way ba daateen ee maxaad qaban?

  • @cjibarmaxmed8953
    @cjibarmaxmed8953 3 месяца назад

    S.land.guul waa.dad io.dawalad.jirta.cidna.ma.dabafadhido.waa.falo.nin.caqli.badan❤❤❤

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 4 месяца назад +1

    Dhigaalow sheekada aad ka sheekeynaysaa waa Tii hore loo eedey e Riya maalmeedka inaga dhaaf , Somali waa Xaasidiin isumana roona Cadaw Aan naftooda ahayn Ama laha isku soo wada duub oo Somlidu waa Umad hope less ah..

  • @muraadibraahim5403
    @muraadibraahim5403 3 месяца назад

    💯

  • @BileFaarax-ps3wc
    @BileFaarax-ps3wc 4 месяца назад

    Somali/guul itoobiya waa naga xigtaa soomalinimada ninku hadii aanu naf kuuhayn waxa layeelaa waxad ka fursan waydo

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya Месяц назад

    Runtu xanuun kululaa Gacantad
    Goyn kariwaydo wa ladhunkada
    gadhsiya muqdisho & jabuti
    wlhi wa saxex hadalkasu
    viiva somalilaand

  • @ahmedcabdille349
    @ahmedcabdille349 4 месяца назад

    Kani Waa qoomkii reer LUUD ala hooyada ku dhashay xumaydaa malaha kani futo ayuu ka soo baxay LUUD LUUD DHALAY........

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 4 месяца назад +2

    Waar Ceebay inagu tahay inaynu baryootano, maxaa ka qaldan dhigaalaw dibaad inoo Celisey, waayo waxanu Rajinaynaa inaynu inagu u hiilino 5Somaliyedoo Midwaliba goonideeda u tagnato oo ay Noqdan Midawga Bariga Afrika, oo S/la,aand hormood u tahay kkkk!!??🧠✍️🤽S/la,aand

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 4 месяца назад +1

    Hanobaryin cadawga isbedel imanayaa majiro itobiya ayaa iidiin sooraacanaa markaad isqabataanba

  • @salymanjamal
    @salymanjamal 4 месяца назад

    ❤masha allh gull gull

  • @AinasheGadid
    @AinasheGadid 4 месяца назад +1

    Waar iska aakus yaan lagugu qisline, ma umulbaa ilawshadhawaa, waar goormaad somaliya baranaysaan, halkay idinks taaganyiinbaad aragtaan , ma ninka uyidhi sicad, Ethiopia bad umadiidaniye, aniga ha isoomarto, makaasaad weliba rajo kasugaysaa, bilaa damiir ayaad tahaye nagafadhiiso cid aad uhadkikartaan jirine, cadawgaaga cadawgiisu waa saaxiibkaa, Ethiopia waa saaxiib dhaba marka kuwan aad hadal hayso loo eego, kuwani iyagoo sankanka katolan indhahooguna shan yihiin ayay Ethiopia bad helaysaa, somaliya iyo jabuuti waa cadawga keliya een leenahay, taa kaabta kuhay, niic looma baahna camu, nimankan ilaa lagawraco indhihoodu cirka ma'arkaan, markaa iska illaw hadalhayntoodaba, dambiya, mardambe haymaqashiin,

  • @KossSuldankadir
    @KossSuldankadir 3 месяца назад

    Waaar naga xishood ma itoobiya ayaa waaar ma itoobiya ayaa ictiraaf soin karta xayawaan

  • @amalnour1196
    @amalnour1196 4 месяца назад

    Salaam, You have a good video , but you need to start with( A Salaam Aliy kom )

  • @MohaDuale
    @MohaDuale 3 месяца назад

    𝐖𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐝 𝐥𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐧𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐚𝐧

  • @HassanGacal21
    @HassanGacal21 3 месяца назад

    ithiopian ayaa ku qabsanaya waan ku ilaalineynaa

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 4 месяца назад +2

    Nadaara shaw ninka layidhaa e somaliland nacaybka ku caan baxay ka hadal ninkaa sxb waanu ka taageersanahay e ka hadal ninkaa nacaybkiisa xad dhaafka ah e kaga hadal barnaamij sxb

    • @dhigaaltv161
      @dhigaaltv161  4 месяца назад +1

      Ok hye wllo thnks

    • @IsmailMohammed-q9z
      @IsmailMohammed-q9z 4 месяца назад +1

      @@dhigaaltv161 Snm Land Qurmisland Tuuuladiiiina Ha Idin Deeeqo Wax Somaliland La Dhaho Malahan Idinka Diiiday Shareecada islamka Iyo Midnimada Islamka Iyo Somaliland La Wada Leeyahay Calmaniyiiinta Muse Hugaminaayo Bari Halaga Noqdo Dastuurkooda Qooomaluuudka Kufriga Iyo Ridada Ah Halagu Kufriyo Najaasta Xaraamta ah

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if 3 месяца назад

    Siin xoorweynaa. Waa naaquskii ina lahaa 18. May hadana 26. June iminkana bilawga july

  • @FaziaHamdi
    @FaziaHamdi 3 месяца назад +1

    M..a.wallo.aduku.masakaz..badanida.m.aa.

  • @CaliShariif-b8g
    @CaliShariif-b8g 4 месяца назад +1

    waxaan kuleenahay kir

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 месяца назад

    Yanla baryin jabuti iyo somali midna wayo waxan diyar uahay in ayna fodasogelin somaliland iyo ssomaliaya midna marki karo ee dab hindhise dhe

  • @FaysalAhned-x5i
    @FaysalAhned-x5i 4 месяца назад +1

    LOGARITHM

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 4 месяца назад

      It's blackmail.somalia will recognizer ogaden also.

  • @mubaarikabdi4506
    @mubaarikabdi4506 4 месяца назад +1

    war nagadaa waxa

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 4 месяца назад

    Maanshalaah waar ninkani talo, tii ugu wanaasaned ayuu siyey jabuti,iyo somali italya

    • @mouminaaden1005
      @mouminaaden1005 4 месяца назад

      Talo tii ugu wanaasanad kamu hadlin ee wahi dantisa cahay bu ga hadlay ee isga uu fihnayd

  • @hasanmuhumed5637
    @hasanmuhumed5637 4 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉

  • @abdia.ibrahim7082
    @abdia.ibrahim7082 4 месяца назад +1

    Ha ka sii badbadin, Ethiopia waan iska xignaa Djibouti iyo Somalia. Somaliland kuma doorsan karto dalalkan kale ee qaaqaawan oo aad ka hadlaysid. Ama ha lakala go’o, Ethiopia waa dalka uugu mudan Somaliland-na isugu jecelyihiin weligoodna waa wada jiri doonaan wada joogi doonaan abadiyin. Munaafaqaasoo kale ayaa umadaha sii kala fogeenaya. Somaliland iyo Ethiopia ha jiraan hana joogaan adigana aabahaa was.