Ragga Vs Dumarka iyo Filashada Sareesa | Ep 06 | | Naf Ogaal Podcast

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 277

  • @RamlaAbdi1
    @RamlaAbdi1 Месяц назад +61

    Over a thousand viewers watched this video, but few indicated their appreciation. Why are viewers unable to provide positive feedback? He consistently provides educational content. If anyone is deserving of a million subscribers, it is Ustad Salim.

    • @marashabdi5383
      @marashabdi5383 Месяц назад +4

      We all appreciate his efforts and how classicaly he is deliverimg the message but the problem is typing appreciation😅.
      And by the way if all the 1k who viewed the video were to write in the comment section it wont reach into his attention coz he wont read it.
      Lets just say we give him like so as to boost the algorithim and the video reaches many people

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +8

      Thank you Ramla.. my beloved followers do appreciate the content I provide, they might not write comments but one's that do are more than enough... I am truly blessed to have such optimistic and down to earth audience..

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +4

      @@marashabdi5383 hhhh I do read comments but yeah you are right if each and every viewer writes a comment it could be overwhelming so the likes are more than enough... Thankz marash

    • @marashabdi5383
      @marashabdi5383 Месяц назад

      ​@@SalimOmer thanks ustaad cilmiiga psychologyga iyo kan bulshaadhaba waan kudhabafadhina❤

    • @RamlaAbdi1
      @RamlaAbdi1 Месяц назад +2

      Hey, imagine if all of them liked the video. It's obvious they got something out of it, but only a few bothered to show some appreciation.

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid Месяц назад +33

    Si cilmi ah bad nogu sharax day cilmiga iyo caqliga alaha kuu barakeyo ❤❤❤❤❤❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +5

      Aamin wa frxdeyda inad ka faidey wll

  • @frometiktok
    @frometiktok 6 дней назад

    Wallahi my whole opinion towards the relationships changed completely and thanks for that, jazakallah ustaad saliim omer ❤

  • @Maxamuudcabdiguuleed
    @Maxamuudcabdiguuleed Месяц назад +8

    Su'aashani waa maaddi uu aadsn sahan bixiyay, waxana uu kaashanaya caqliyad.
    Jacaylka iyo caqliguna waa is buriyaan.
    Maadama jacaylku yahay.
    Emotional.
    Wax badan oo aad jacayl dartii u samaynayso adoo qofkaaga farxad iyo raaligelin ugu muujinaya ayaa laga yaaba in caqliyadu kasoo horjeedo!!

  • @Gucur
    @Gucur Месяц назад +24

    Dadkii ugu mudnaaa iyo Mowduuc aad u muhiim ah.❤ mahadsnid ustaad

  • @iqraabdirashid4597
    @iqraabdirashid4597 Месяц назад +21

    Mawduuc muhiim ah baad si wayn wax nooga iftiimisay,Salimow
    Mahadsanid wll.❤

  • @faaizaisse6493
    @faaizaisse6493 Месяц назад +1

    thank you so much for this amazing episode. Jazakallahu Khayr, i learned a lot and I would love it if you could do more of this content because it is really needed.

  • @Sportspot3
    @Sportspot3 Месяц назад +4

    Dhibka ugu badani waxa weeyi qof wlba waxanu aqoon ulahaym ayu ka hadlaa fikradaas o dad bdn aaminan balse wll salimow mawduucyadadaa aad u bogaadinaya waliba wlhi w markan muqaladada daawaday si deep la ah u fahmay waxyaabo bdn on si u arkayay o qaldnaaa ayaa hada si dabiici ah iga ba ay allah haku sharfo wll

  • @ummid732
    @ummid732 23 дня назад +1

    This video baffled me. Full of wisdom it deserves to be pushed more. Keep going brother these informations are important once to think off

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  23 дня назад

      I’m glad you see the value in it. Thank you 🙏

  • @abdikermahamed
    @abdikermahamed Месяц назад +2

    Waad mahadsanthy wll wax badan inoo faaideysey hada markaan muqaalka dhameysatey ka dib aan ka tagey so xasuustey inaan ku nabadcelin mahadsanid ustaad

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Месяц назад +10

    Runtaad sheegtay waayo waxaa leysku heysto waa in uu qofkasta qof dhameystiran helo lkn xaqiiqada taas waa ka fogtahy anigu waxaan jeclahy inaan qof aan isku jidnahay aan lasocdo lacagtan waa la sameeyaa lkn xushmada ,is ixtiraamka , lake danbeynta,is qadarinta ,in daacad leysku ahaado , wanaag isla sameynta lagu dadaalo intaas qofkii aad u gashay asnah kuu galey waa inaad taas ayaan nolosha u wacan lkn filashadaan waalida gaartay ayaa raggi iyo dumarkii isku dirtay waana saad sheegtay ustaad mahadsanid 💯👏👏Allah ku barakeeyo

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      Aad iyo aad ada sirta hya Happy

  • @abdirahmanbakal001
    @abdirahmanbakal001 Месяц назад +1

    My favorite teacher ❤️ waax badaan kaabartee may God bless you. Firi macalin coursada self borders pdf maad isodirtid waan ubahanhy please? Thank you so much

  • @The-BoY-x5r
    @The-BoY-x5r Месяц назад +2

    Mahadsanid walaal soo baddi muuqaladda noocan ah❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      Inshallah diyaar wll

  • @abdiadan7436
    @abdiadan7436 Месяц назад

    Masha allah bro sida wanaagsan ee noogu sharaxday waa cajiib caqliga iyo garashada allaha kuu siyaadiyo

  • @saydali5757
    @saydali5757 15 дней назад

    Mahadsanid wll salim, Runti muqalkan waxbadan aya iiga ifay arimo hore an ogu bararugsanaana wad iixojisay, Qodobka ugu muhimsan ean kala sobaxayna waxa waye in aadan tamartaada kulumin cid aanan uqalmeyn, una noolanin sidi aad isaga gadi laheyd qof anan sojedin

  • @AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
    @AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq Месяц назад

    Mashalah mawduuc aad umihima weye dadka xog dhamaystiran rabana ma dhamaysan karayaan jawabti ugu sax sanaydna aada bixiyay mahadsanid wll❤

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi8823 Месяц назад +11

    Mowduuc wanaagsan .
    1) Nolash in laysla koro baa wanaagsan ,qof dareemaya in uu kaasareeyo ma sahlana in aad deganaasho ula noolaadob.
    2) Balse waayo ay dumarka meesha sare u doonayaan ,waa in ninka aad doorato in aad isla kortaan ,marka uu meel saro gaaro uu bilaabayo in uu kuwa kale raadiyo .
    Waad la soo halgantay balse guushii cidkale baa helaysa ama la qaadanaysa .

    • @Aishaabdiq125
      @Aishaabdiq125 Месяц назад

      Dhibkas hadii laga so gud wada nolashada hadii imaato kan aa isla so kortena fcn❤💯💯💯

  • @fardowsacrahmaan9795
    @fardowsacrahmaan9795 Месяц назад

    Wallahi xaqiida ayaad ka hadashay ❤❤❤❤❤❤❤ saliim omar si caqiliyesan ayaad noo fahamsiiyay mahadsanida walaal qaali jasakallah akhii ❤❤❤❤❤❤ full respect ❤❤❤❤

  • @NurtoMohamedNunow
    @NurtoMohamedNunow Месяц назад +2

    Thanks my brother

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp Месяц назад

    Wooow great explanations Man. Thank youu

  • @cumarmoumin9103
    @cumarmoumin9103 Месяц назад +2

    Ustaad Noteska aadka diyaarisy ciwaanada waxaan kaa codsanaynaa in aad ina la wadaagto si aan ugu laabano

  • @kimjanno358
    @kimjanno358 24 дня назад +1

    Mahadsanid ustaad waxbadan ban ka fa'idneyy🎉❤

  • @arwamahamud45
    @arwamahamud45 Месяц назад

    Wow jawaabtii oo dhamaystirin adaa baxshay saalimow wllo thanks alot❤

  • @mohaahmet4817
    @mohaahmet4817 Месяц назад

    Ustad Salam aad baan ka maga mahadnaqayaa sida cilmiyeysan aad barnaamijkan qiimaha yo qaayaha badan leh jaamacadyo skuulana naga kaafin. Alle arrimahaaga haku fudeydiyo aakhiriyo adduunba.
    Ustaad hadii vedeo ka doyaarisey xirfadaha xiddhiidhka waan ubaahmaa. @SalimOmer

  • @MohaAnshax
    @MohaAnshax Месяц назад

    Thank you ustad very informative

  • @Isaak.K
    @Isaak.K Месяц назад

    Masha Allah ustaad
    Allah dhalintena xaqiiqda nolosha fahansiiyo ✌🏽📚

  • @mssmarlarag85
    @mssmarlarag85 Месяц назад +1

    Wow masha allaha salim

  • @user-zr9wo5lx3v
    @user-zr9wo5lx3v Месяц назад +1

    Ma.sha sxp ilahy haku barakeyo mowduc aad umuhima kahadashey

  • @MukhtaarJaamac-gt8nu
    @MukhtaarJaamac-gt8nu Месяц назад +2

    Sxb si cilmiyaysan iyo si waa qici ahba waad u diyaarisay shukran....💥

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      Ada mudan wll

    • @dhuuxyuusuf856
      @dhuuxyuusuf856 Месяц назад +1

      ​@SalwimOmer wax thy qof qiimo badan🎉

  • @jawaahirabdifarah5535
    @jawaahirabdifarah5535 Месяц назад

    Thanks ustaad salim omer

  • @IdilMohamed-x2s
    @IdilMohamed-x2s Месяц назад

    Jazakallh si dagannta iyo cilmiga leh oo nogu sheegty❤

  • @naasirhussein1590
    @naasirhussein1590 Месяц назад +1

    Mawduucan wax badan baan ka daa'iday runtii si cilmiyaysana waad nogu soo gudbisay mahadsanid wlal

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      Wa farxdeyda inad ka faidey wll

  • @queensister2406
    @queensister2406 Месяц назад +3

    Jazakallah qeyr Salim

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +3

      Aamin wl shukran in bdn

  • @saqra6835
    @saqra6835 13 дней назад

    Maasha alaah soobadi ustaad

  • @jaabirabdirxaman
    @jaabirabdirxaman Месяц назад

    fahanka ilaahay ha kuu barakeeeyo ustaade.

  • @NitaPea
    @NitaPea Месяц назад +1

    So good wa jwb fcn wax saxn wad ka hdsahy xqiiq 😍

  • @SahalIsmail
    @SahalIsmail Месяц назад

    جزاك الله خيراً يا استاذ

  • @Simraan2
    @Simraan2 Месяц назад +1

    Runtii mowduuc muhiin ah ❤thanks you ustaad ❤

  • @sahal8661
    @sahal8661 Месяц назад +2

    Absolutley ustaad xaqiiqada ayaad u iftiimisay inta wax fahmeyso✅

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY Месяц назад +5

    Muuqaalkan wxn ku soo xasuustay taladii xaliye ee ahayd ha isku deyin inaad rabitaanka dumarka iibsato.
    Thanks ustaad wx badan kaa faa'idaye.

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +3

      hhhh Xaliye macalin bu ku aha miyaa... Mxa kalo kso baratey

    • @SOMALIBADBOY
      @SOMALIBADBOY Месяц назад +2

      Ma tirin karo lipx, ninkaasi wxn aabahy i barin ayuu i baray.

    • @RayanGurey
      @RayanGurey Месяц назад

      ​@@SOMALIBADBOY 7+7😂😂dhib badanaa

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 15 дней назад

    Thanks wll

  • @fardowsahussein9316
    @fardowsahussein9316 Месяц назад +1

    Mahadsanid❤

  • @AminoHaji-d5d
    @AminoHaji-d5d Месяц назад

    Mahdsanid wax badan kafaidey wlhi❤

  • @NimcoAbdiHassan-yu3xz
    @NimcoAbdiHassan-yu3xz Месяц назад

    Thanks ustaad

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Месяц назад +1

    SHUKRAN sxbkey hormar wanaaga 🎉❤

  • @AkramMohamed-r5m
    @AkramMohamed-r5m Месяц назад

    Meel waliba waaa laga istaagi karaa si qalad ah iyo si sax ahba
    Al-muhiim qofba fahamkiisa

  • @balqiisamahat6555
    @balqiisamahat6555 Месяц назад

    M.awll caqliga iyo cilmiga alle hakuu barAkeeyo❤

  • @AbdirahmanJama-o1u
    @AbdirahmanJama-o1u 11 дней назад

    Video oo ad ugu hadashay (obsess person) isii link waan wayay please

  • @najaxseid9489
    @najaxseid9489 8 дней назад

    Wonderful 🎉

  • @ayannour_112
    @ayannour_112 Месяц назад

    Mawduuc muhiim ah baa inbadan dul istaagtay, dhalinyaradu aad ha uga fiirsadaan faro isku taag taaga,buuqa wata ee jinsiga.

  • @harunali4018
    @harunali4018 Месяц назад

    Masha'allah Mahdsanid Sxb

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 Месяц назад +1

    Aboowe nolasha ma adkaan doonto lkn waxey ku adkaanee dad views raadinayo qofkii nolashiisa ku hago Aboowe horey u soco 🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉

  • @9Warda
    @9Warda Месяц назад

    masha allah waan waa sax in layareeyo filashada labada dhanba sidoo kale waa sax in qof waliba qofka udiyaarka ah xidhiidhkiisa iyo nolol laqadashadiisa uu la jaan qado gaar ahaan dumarku raga daneynaya ee kufaraxsan niyada haw furan yaaney waxba nin aan rabin isku dhejinin iyadoo ku ixtirameysa heerka uu noloshiisa gaarka ah ka gaadhey ileen lama laha nolosha ninke'e ilaayo uu ka guursamaye

  • @hodofarhan7147
    @hodofarhan7147 Месяц назад

    wan dhameystay samir kygu wa m.a wlo shukran adna waan kaa faidye

  • @mariyamabdiwali4640
    @mariyamabdiwali4640 Месяц назад

    Awalba suaal aan laga fiirsan bay ahayd ficiinbad ubayamisay jwaabteda ustad

  • @Aishaabdiq125
    @Aishaabdiq125 Месяц назад +1

    جزاك الله خيرًا ❤💯💯

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials Месяц назад +4

    Naftayda Wax ka qaalisan ma jirto Ma rabno guur kaliya Waxa aan rabnaa waa Kalinino Waana haysanaa

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +1

      halkaas ku hay Dowlo

  • @ahmedaflah3881
    @ahmedaflah3881 Месяц назад

    Ustaad Salim
    Content aqoon ku dheehan

  • @KhadraAli-ei7qd
    @KhadraAli-ei7qd Месяц назад +1

    Mhadsanid ustaad mowduuc aad umihiim ah ka hdashay weliba sida ugu wacan baaraka Lah.😍sidoo kle waxaa sababtay in raga qaar su.aashaas is weydiiyaan inta bdana ku raacaan wxaadba moodaa in dumarkenu inta bdan aysan ogeyn in raguba ubaahnyihiin JcayL iyo danayn sida adiguba aad urabto cmal Markas laga yaabaa in aan faaido kle la raadiyeen dareenkaas Quruxda bdan eee qof ku jecel ku dareensiinaya hdana kusoo raadinaya in uu kusoo celiyo si la mid ah.

  • @DeeqaAxmed-v5w
    @DeeqaAxmed-v5w Месяц назад

    Mahadsanid wll❤😊

  • @sadiikabdirizak8535
    @sadiikabdirizak8535 Месяц назад

    Mnsha allah ustaadii mahadsanid.

  • @jamasaid2363
    @jamasaid2363 Месяц назад

    Cilmi baa u leedahy barnaamijkan si fiicna waa noo fhansiisay sxp mhdsanid

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 Месяц назад

    Shukran ustaad❤🎉😮

  • @Mohamedsalaad700
    @Mohamedsalaad700 Месяц назад

    Mahadsanid shp

  • @CaliMaxamedIbraahim-oo1cv
    @CaliMaxamedIbraahim-oo1cv Месяц назад +2

    شكرا يا صاحبي

  • @Faraheyy22Faraheyy22
    @Faraheyy22Faraheyy22 Месяц назад

    Amazing 👏

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 22 дня назад

    M.a si cilmiyeysan aya ugu jwbty that's good 👍

  • @hafsaomar2364
    @hafsaomar2364 Месяц назад

    Mawduuc ad muhiim muhiim u ah oo kuso begmay xili loo baahna waxan rajena in wax un ay ka faaidan raga iyo dumarka an wax bdan ka fahansanyn arinaha xiriirada

  • @sheeko-xariir
    @sheeko-xariir Месяц назад

    Mahadsanid

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials Месяц назад +3

    Inta aan Gabadha aan siiniyo lacag maxaa ii diiday in aan naftayda aan galiyo

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      xaq ba u leedahay xolagaha waad u diidi karta hdii adan u jeedin sababta aad wakhtigaga iyo energy gigaa igu bixineyso

  • @Ruwayda-s7d
    @Ruwayda-s7d Месяц назад

    Waw cajiib mahsanid wll❤

  • @Iqra_Abdullahi47
    @Iqra_Abdullahi47 Месяц назад

    Jazzaka Allah

  • @SucadSuuc12
    @SucadSuuc12 Месяц назад +2

    Alhamdullhi

  • @traderchnnel1159
    @traderchnnel1159 Месяц назад

    Your deserve million subcribe❤

  • @raaqiyacabdi466
    @raaqiyacabdi466 Месяц назад

    Wiilkan dar alle u jeclahy vedio yadiisa❤

  • @Nuhabdi-z4y
    @Nuhabdi-z4y Месяц назад

    thanks

  • @zuzuabdi4642
    @zuzuabdi4642 Месяц назад

    First ustadi waxn umalena dadka dulqadka badana kujira cause almost wan dhamayste second ustadi ada umahadsanthy intan arkayey falcelinadi iyo erayadi laga dhahay mowducan qofki ugu mudnaya tahay wayo dadka laba qaba lola hadla adigana qaab miskaxed aad nolahadashay intan ku dhagaysanyey wallow an shaqo gacnta kahaye lakin attention kayga dhan mawducagu focus garaynayen thank u ustadi adigo badan we need it❤❤❤

  • @drsziizuumohammed
    @drsziizuumohammed Месяц назад +1

    M.a wlll zalim ilaah haku barakeyoo❤

  • @rocksh7750
    @rocksh7750 Месяц назад

    Rabi aqliga kusiyadi🥰

  • @sultanhuud8422
    @sultanhuud8422 Месяц назад

    Saxiib iskuday 12Minite inaa kusoo koobtid muqalada waxan ku rajeynayaa guul io horumar bro 🎉

  • @Fartunahmed-v6d
    @Fartunahmed-v6d Месяц назад +1

    Waad mahadsantahay wall

  • @barwaqosagal5135
    @barwaqosagal5135 Месяц назад

    Agree with you 🎉

  • @nasrajamac5218
    @nasrajamac5218 7 дней назад

    Wax walbo oo aad jeceshahay naftaada kabilow 🖐️

  • @DrZein-j4b
    @DrZein-j4b Месяц назад +4

    Asc run ahaantiii Inta mowduuc waqti ku bixinaayey waa mid kamid ah kuwiii ugu wacnaaaa wll waxaan kuleeyahy garabkaaga allaha galo cimri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad taam ah wll

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +2

      Wcs wll Aamin aamiin
      shukran in bdn wll

  • @Arabduur
    @Arabduur Месяц назад +2

    From sahanka

  • @SANTOROgaming
    @SANTOROgaming Месяц назад +3

    Hypergamy baa ladhaha in qofta dumarka ay always rabto qof kasareeya si ay ushukaansato sidaa awgeed as a man always gabadha hubi inaad dhaqaale ahaan iyo da'ahaan aad kasaraysid adigu kadib shukaanso sidaas ayey kugu ixtiraami kadib kugu jeclaani ❤

  • @KowtherHassan-i4o
    @KowtherHassan-i4o Месяц назад +2

    Asc SAlim wxa rajeynaa ina cafimaad qabtid
    Wxa jeclan laha ina waqtiga waxyar aad iga siiso
    Hadey macqul thy 🙏

    • @Codkasahal
      @Codkasahal Месяц назад

      saxib dalab kagaga u cade xata anigu ma fahmin sida wax u waydisay

  • @ahmedaflah3881
    @ahmedaflah3881 Месяц назад

    Asc ustaad Salim omer marka hore aad ayaad u mahadsantahy Muqaaladaada wax ku ool ah misana Cilmi xanbaarsan
    Waxaan rabaa labo su aalood inaan kuwaydiiyo aadna dul istaagtay haddii ay macquultahay.
    1 baladkan ama qaryadan aan joogo mararka qaar waxaaa aad ii dhibta dhiibatadooda iyo adeegxumada iyo horumar la aanta haysata iyo gaabiska masuuliyadeeda ee ka jirta cidda masuulka ah haddaba maxay tahay sababta ay Aniga un ii dhibayaan arimahan , mararka qaar dadka markii aan u fiirsado ma ahn kuwo ay dhib ku hayso arintan aan kuu sheegay
    2 waxaan jecalahy inaan marwalba Barnaamijyo iyo Aragtiyo waxa lagaga badalaya aan dhalinta aan isku faca nahay la wadaago hadana waxaan intabadan arkaa inay muhiimad siin hayn Arimahan hadaba maxay tahay shakhsiyada Aniga ii gooni ah aan Intan kale ka arkayn waayo dan kama la ahn Arimahan aan Soo xusay
    Mahadsanid

  • @armyman5751
    @armyman5751 Месяц назад

    Bravo❤ salim omer allah yacizzak bro

  • @ZakariyeCabdiqaadir-wr8nv
    @ZakariyeCabdiqaadir-wr8nv Месяц назад +1

    Masha allha
    ❤❤

  • @AmiraManka
    @AmiraManka Месяц назад

    Wall waxbadan kafadiy mhdsanid horay usoco

  • @LacagSite
    @LacagSite Месяц назад +2

    Mahadsanid Ustaad Ragga hadda Aqrinaya comment geyga Raggow aan Shaqeeysano Dardaaran walal

    • @MukhtaarJaamac-gt8nu
      @MukhtaarJaamac-gt8nu Месяц назад

      Inta aan maanta haysto hadaadan igu rabin, see berri markaan hanti badan yeesho nolol farxad leh ugu wada noo laa naynaa....😢

    • @LacagSite
      @LacagSite Месяц назад

      @@MukhtaarJaamac-gt8nu waxan u fahmay in aadan kamid ahayn ragga hamiga Sare leh muhiimada wa in aad noqoto qof shaqeeysta Kaas oo abuuri karo fursado kale oo aad dad shaqo kusiin karto ragga nimada saxda ahna wa intaas 10 kas ugu sareeya wa kuwa u tilaapsaday in ay abuuran fursado shaqo

    • @MukhtaarJaamac-gt8nu
      @MukhtaarJaamac-gt8nu Месяц назад

      Sxb hamiga sare kaliya maaha inaad maal yeelato .... laakiin hadaan kuu raaco dhankaas .... qof aan markaad baahan tahayku rabin markaad wax haysatona xooluhuu kugu rabaa maahooo .... shaqsiyan ani se hami waan leeyahay sxb ..... ​@@LacagSite

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      @@MukhtaarJaamac-gt8nu qaab negative ah ba u fakareysa.... aan fikrad kle negative ah ku siiyo....
      __--- koley maanta laguma rabo sababtoo ah shiid ba tahay ---- barina hadaa lacag sameeso --- adi ma ahan qofka la rabo ee waa lacagta --- labada xaaladoodba laguma rabo ---
      mid dooro marka ---- ani waxan dooran lahaa anoo lacag leh yaan ley rabin ----
      saan ku sheegey waa fikrad negative ah ... isku dey inaa nolosha indho qurux bdn ku fiirisid

    • @MukhtaarJaamac-gt8nu
      @MukhtaarJaamac-gt8nu Месяц назад

      Really 😅😮😮😮 ok
      ​@@SalimOmer

  • @cayunil240
    @cayunil240 13 дней назад

    What if I become a value women and give time my soul a time

  • @iqramohamedabdi6395
    @iqramohamedabdi6395 28 дней назад

    Wll maxaa kuhelay ma cafimad qabta maxad wax usoo dhigi la.adahay

  • @Fardawsa8780
    @Fardawsa8780 Месяц назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته bye bye

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 Месяц назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @mohamba
    @mohamba Месяц назад +3

    Horta dumarka goals maleeyihiin oo aanan ahyn materials baa ka horeyso ? halka ninka raga ah uu leeyhy gool status sameysasho ah teeda dumarkeena waxay u bateen low quality realityga ah ninka fikiraayo oo lacag heysta inuusan gbr higher expectation leh rabin .F.G waa fikireyga

    • @Seynep-ahmed
      @Seynep-ahmed 29 дней назад +2

      Wallhi wan qoslay low quality kulahaa 😂

    • @shophiaahmed8875
      @shophiaahmed8875 20 дней назад

      Sbbta uga carareysan qabtan 😂

  • @MaymuunAbdunazer-fd8bf
    @MaymuunAbdunazer-fd8bf Месяц назад

    Ustaad sslim❤

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 Месяц назад +5

    Feminism iyo masculinity baa isku kaaya diray oo mid walba mid kale cadaadis ku hayo😮

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +2

      Somehow si hdii loo firiyo

  • @iqramohamedabdi6395
    @iqramohamedabdi6395 Месяц назад +2

    Sidaan u sugayay mowduuca xiga wuxuu noqon doono❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      maku qanacdey kuu noqdey

    • @iqramohamedabdi6395
      @iqramohamedabdi6395 Месяц назад

      Zaaid waliba wlalakey waxan rabaa inaad dhib iheesto iga caawisid halkeen kala soo xiriira​@@SalimOmer