UMU AHZAAB IYO HASSAN SOYA OO SIR BADAN KA HADLAY- SUMAN PODCAST EP 06 ( BY DEEQ DARAJO )
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- Catch us on our social media
Instagram_ / darajo_boy
Instagram _ / somflix1
TikTok_ / somflix1
TikTok_ / deeq_darajo01
Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!
Walaal waad ku mahadsanthy barnaamijyada fiican eed nala wadaagto marwalba Hore u soco waanan ka xumahay in chanal kii hore kaa lumo, waan ku xidhnaa ilaa bilowgii😊
Jacelka dacadda ah ha guuleysto❤
M a marwalpo sidaa iskula kiin jeclanyhy allaha iskugu kiin daaayo abid ❤😊
Guul deeq🎉
Man shaa allaah wlhy wiilkan wan tageeraa barmamujyaduu sodayo in sha allaah aan gadh sino 100 kun 🎉🎉🎉
deeq waa wiil qaali nagu ah waan ku xiranahay familka oo dhan
Masha Allah my brother keep going one love from 🇬🇧 uk
❤❤❤mnsha Allah qofwalba oo waanaagsan illahay baa jecel ❤❤❤❤hormar wacan
ماشاءاللہ ماشاءاللہ ❤
Deq guuulaysoo habo 🎉🎉🎉❤👍
Masha Allah wada jira
مشاءالله الله تبارك
Mashallah xasan iyo xamdi hore u socda guul horumar wanagsan
Masha allah umu ahzaab❤👍🥰
Wlhi waxbadan idinka faaiday sida haqiimeyn dadka waxay ku dhahayaan jeceyl kay kuu qabaan ama nacabkay kuu qabaan bis diirada saar 24h aad haysato jahh tysm 💗💐🫶🏻 my couples
Keep going ❤❤
Deeq Allah hakudowro wilkayga ❤❤❤
Maaaaaasha allh ilaahey kuwa guulaysta ha idinka yeelo inta aan haysan qof daacad ah ama fahmi kara ilaahey ha siiyo
maashaa aallah❤❤❤❤❤❤❤
Mash allh my lamanaheyga@umuahsab @hassan soya❤
Waxaan ahay hooyadiin da ahaan wiilkaan iyo gabadhaan waa dad wax badan laga faa iidi karo xikmad badan marar badan noo wareyso. Guuleyso igaarkey❤
Shakhsi qaaliya kuna xidhana mudo badan keep going pro no see back ilaa 100 million subscribers 👏
Nashsllh gabadha iyo ninkacwaa dadka caqliga u saaxibka ah🙏👍❤❤❤⚘
Amin Amin 🤲
Chah rabi ha issu kiin daaYoh❤❤
ماشاءاللہ ماشاءاللہ
Coodka hos wye plz sonflix coodka kor nogu qadha❤😊
xajiso gabadhaa quruxda badan xasanow adna waxa aad tahay wiil wanaagsan
❤masha Allah ❤
team sooyo iyo hamda is muujiya anigu waan is keene❤❤
abtigey xasan cali shariif guul adi iyo hamdi🎉🎉🎉❤
masha Allah ❤❤❤
Masha alaah alaha isku daayo xasan oyo xamda❤
Mnshaaalh xamdaay qofku mar haduu daacad yahay waa kudeeqay jah alaha idinka xijabo inta xun❤❤❤❤
Keep going my brother
Keep going my sister 😊❤
From xasan and xamdi❤ aleh ha isku keen dayo ❤🎉
Mansha allh hasan soya iyo hamdi nolosha guulaysta❤❤❤❤
Asalaamu calaykum warax matulaahi wa barakaatu wallo
Deeq wallo waxaad tahay qof dhalinyaro ah oo hadaf leh waxan rajaynayaa inuu illahay kuu rumeeyo wallo qali
Tan kale umu ahzaab iyo xasan soya ku socotaa wallaleheey horta runtii waxaad tihiin dadkii koobaad een arkay noloshayda ee aqoon u leh nolosha dhabta ah,garan kara qiimaha naftooda iyo tan qoyskoodaba horey u socda wallo illahay ha idin xifdiyo waxaan rajaynayaa inaad fariintyda arki doontaan insha allah
Wwwee m.a guulaysta cadowgiina ha u jojinina horay u socda XAMDI XASAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
From umuuuuu the complete lady ❤❤❤
Ooo waaw i can't wait weeding hasan sooya and xamdi❤❤❤
Run miyaa mise waa kala kiciis uun kuwii horaa la oga 😮oo kala kiciis ahaay😢
Waxaa sheegayso waa ka qiima badan yihiin dadkaan aad arkayso
Keep going wllkey sida shalay ku garab tagnen aya ku garab taagan nahay 100k coming soon I.a 🤴🏻❤
Xafidu lah❤
Labadaan lamaane u duceeya ,haddii aay jecelyihiin ,in guri xalaal ah aay rabaan in aay dhisaan .
Guuleeysta .
Mahadsanidiin
Masha allah Deeq soodhawaw walaalka
masha allah
I need to be in your podcast Deq 🙏
Hamdi iyo hassan Jeceeliyii allow isku barake ❤❤❤❤
This man has a wi
Wisdom
Alle nolosha ha idin quruxiyo walalhy😊❤
Ramadan mubark
HORE USOCDA LAMAANAHA QARNIGA❤❤❤
From xamdi iyo xassan soya❤
Hasan waa nin raga mashaAllaah.
From. Handi and hassan
Scw scw scw scw scw scw
I'm from soya and umu
From sharifka iyo fiqiyada❤❤❤❤
💯👌Manshallah well deserved keep going…!
Allow igaarsii xaflada guurka xasan iyo xamdi soomaali hadaan joogo maligu cazuumaa?arooskiina________Laamaanahayga wada noolaada abid
Horey usoco suldankeyga ❤❤
😅
Dumashi matahay huno😂
Chah rabi ha issu kiin daaYoh🤲
4 5:25 444 5:40 444444 6:05 44444 6:09 44444444
Sacdiyo iyo 😅
Hadal nin weyn
From hamdi hassan❤❤
Hhop😂
From H🎉H family❤
M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
AR dadkaan hadlkoda qac Lee waye ama Jac qamiir maladhihi jiry 😂😂😂
Mansha allah from Hamdi queen ❤then king 👑 Hassan isku sodar reer HH😂
Mansha Allah Allah ha isku kin calfo wan idin ku faraxsanahay
xasan hadalkiisa waa fiicanyahay lkn haduu soo koobo ayaa ka fiicnaan laheyd hadalka bdn qaladkiisa ayaa bdn amaantana xoogaa hnaga dhimo hhhh
Adkaatay nin filimaan turjuma waxanba u Malay lahaa in beentahay😂😂
😂😂😂
Congratulation hassan and hamdi dad qimo leh aya ishelau
Hassan zoya waa legend
From H 🎉H❤
Mashallha Allah wllshy ❤❤
Scw walaalow cadkaaga waa gaaban yahay ee ogow
Zxp waa codsi ee xasan soya igu xir
Form umu ahsab
Form xasan sooye ❤❤❤❤❤
M a ❤❤❤❤
Zxp maxamad qadar soo qabo noh
Keeping
Form hassan zoya❤
Macha allah family HH
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Scwscwscw scw Scwscwscwscw ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Walee sheekadii aad naga qarin jirteen waa soo bandhigteen deeq darajo thanks hadad lamaane is jeceyl tihiin rabana inay is guursadaan maxaad ka qarineysaan hadaan hadalkiina ka
Ogaanee kkkkk😂😂😂😂
Wan nii jeclahay runtii
deeq waano hadley
From xasan and xamdi soya
hoo watana kulaha deeq dhiblow
Mashlhh iskuwara
Aboowe xamdi iguxiriri waamux tarim ❤❤❤❤ok
m a ilahayow isku kiin daa❤❤
War jaakirada naga daaya wax no sheega😂
M.a ❤❤❤
M.😊😊
Hada ninkan waxaa lagayaabaa gabadhuu qabi jirey oo owlada udhashey hadii manta lawareysan lahaa in ey hal wanaag kasheegdeen marka xamdiyey allaha ku wanajiyo nin kasta intuu bananka joogo waa fcnyahay
Waaaw Deeqo wan ku wadana 😂
from hasan sooya
Barnaamijkan Boqorada stylka so qabo plz