SIDEEN ISKU BARAN _ XIRIIRKEENA XAGUU MARAYAA_ GUURKEENASE WAA GOOR MEE JAWAABTA WAA TAN.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND RUclipsR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .

Комментарии • 301

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 6 месяцев назад +99

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤❤

  • @bahjiinabilan6102
    @bahjiinabilan6102 6 месяцев назад +30

    I LOVE THIS TWO❤❤

    • @Supr93
      @Supr93 6 месяцев назад

      Enquirer is my time is on last

  • @DaoudHassan-js8co
    @DaoudHassan-js8co 2 месяца назад +2

    Anagu.waxan.iniga.dawanaa.JaBuuti.wanijecelanahy❤❤❤❤❤❤🇩🇯

  • @SucdiXusen
    @SucdiXusen 6 месяцев назад +11

    Naag reer xirsi ah jiljileec lagumayaqano ina adeertay hore usoco mcnto❤❤

  • @SafiabashiirClaahi
    @SafiabashiirClaahi 3 месяца назад +2

    Haaa wll waan idin jecelahy hormarkay kaga kiinaan ka jeclahy. ❤❤❤ isku waara

  • @sacdiajirde9394
    @sacdiajirde9394 18 дней назад +1

    Masha Allah laba qof oo ad uqurux badan xaga fikirka iyo dabecadana ka siman ayan nahay adban idin tageera wada jiro nabad gala ahpaapi filaah

  • @Somflix01
    @Somflix01 6 месяцев назад +7

    Amazing guys

  • @NastexoAhmed-z4k
    @NastexoAhmed-z4k Месяц назад +1

    M.a ilheeye ha Idina xafido

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 6 месяцев назад +18

    Sidan rabo inaan qoftayda u wada dhaqano ayaad u dhaqaantaaan big life and love Family H -H 🎉❤

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 6 месяцев назад +3

    Mansha allh xasan soya and hamda nolosha guulaysta dad aan jecelahy ayaa tihiin❤❤❤

  • @AniisaCRaxman
    @AniisaCRaxman 6 месяцев назад +6

    M. A laba qof uu Aad uwanaksan huray usocdaa nolosho idin maxumayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdihakimhashim1720
    @abdihakimhashim1720 5 месяцев назад +2

    Isku wara labadeyda isla kin jeclahay xamdi iyo xasaan soya❤🥰

  • @user-vx7tc4di5b
    @user-vx7tc4di5b 6 месяцев назад +4

    Wewe! Melkasto muqal makudube
    Actually maogeen inumuqaldubayo
    Asxabey islahesiya bl midas😂😮

    • @maryanbella3878
      @maryanbella3878 6 месяцев назад

      Waxaa laga yabaa iney umaleneyse inuu muqaal duuwis u yimaade mesha lkn aysan ogeynin isla sacadaas İnay camera 📷 kusocote

    • @user-vx7tc4di5b
      @user-vx7tc4di5b 6 месяцев назад

      @@maryanbella3878 horta shekada kunoqo first 10 minutes

  • @AaminoAxmed-s4l
    @AaminoAxmed-s4l 6 месяцев назад +6

    Hye guurkiina kusoo xijiya heeee❤❤❤

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 6 месяцев назад +3

    ما شاء الله الله يحفظكم يا ربي والله صحيح كلام❤❤

  • @FadumaMacalin-m7m
    @FadumaMacalin-m7m 2 месяца назад +1

    Masha allah isha nacabku idinka dadan lamanaha quruxda badan

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm 6 месяцев назад +8

    Wlhi blhi wllaalayaal xamdi iyo xasan dadku masina inta cadawgiina ah waxaa kabdan inta idinla jirta mrka farxadiina ayaa ciishay dabadan waligiinba no hoos moray usocda ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanAli-g1t
    @MaryanAli-g1t 2 месяца назад +1

    Masha Allah guys keep going guys ❤❤❤❤❤

  • @user-cb3we5zy5d
    @user-cb3we5zy5d 6 месяцев назад +6

    Ramadan mubarc ❤ so qor scs scw scw scw scw

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm 6 месяцев назад +4

    Wwwwwwwwww m.a m.a m.a sidag oo fiican ayaad waxnoofahansiiseen baarakallaaah alle haidin daaayo m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamdaCabdi-c3b
    @HamdaCabdi-c3b 6 месяцев назад +4

    Inta qof ee anka arkay media walhi sidan oo kale dad isku fahansan ma anan arag masha alah il xun idinma aragto wllhy ❤❤❤

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 6 месяцев назад +4

    Maashallaah dad is fahmaa tihiine maxaa idiin qarsoon bal noo soo bandhiga🥰

  • @user-ov9ci6rv7d
    @user-ov9ci6rv7d 6 месяцев назад +4

    Manshallah warkan waligay radin jiiray caawa ma galabtaan kahelay afiin waxn idin jeclahy dar illahy Manshallah afiirinin dad inta xun

  • @Cyniyacquub-dn3py
    @Cyniyacquub-dn3py 6 месяцев назад +2

    I Love❤❤❤

  • @Cadnamaxmed
    @Cadnamaxmed 5 месяцев назад +2

    M.a🎉

  • @DincoBabalaw
    @DincoBabalaw 6 месяцев назад +2

    ❤mansha allah hadafkina allah kadhigo mid qeyr qabo nolasha guul kagaro inmacisho nolasha

  • @AyaanAhmedcabdi-qm1tw
    @AyaanAhmedcabdi-qm1tw 6 месяцев назад +2

    Mashalha xasan sooya ilhay ha idin xafido adiga uma guuleyso marwalbo good ❤❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 6 месяцев назад +4

    Wallahi been Mahan kuwaas Si fiican U wanaaji ha Isla yaabo

  • @NajaxDeman123
    @NajaxDeman123 6 месяцев назад +1

    Xasan soya hore u socda SI wada jir ah alle ha idin xifdiyo labadiinaba

  • @ZainabAbdi-h3n
    @ZainabAbdi-h3n 6 месяцев назад +2

    Mashallah hamdi and hassan alle haydiin barkeeyo walayaal keep going waxn idin leeyhay hamdi and hasan foreve I.a

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 месяцев назад +4

    Norway ayan idiin ku dawada ❤

  • @FadumaMacalin-m7m
    @FadumaMacalin-m7m 6 месяцев назад +2

    Maashaa allah lamaane qurbadan baa tihiin horay usocda

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 месяцев назад +5

    Mashallah xasan iyo xamdi horumar wanagsan waan idin tageer hore u socda ❤❤❤

  • @AweysMusiri-x6h
    @AweysMusiri-x6h 6 месяцев назад +1

    Wailen wata time umu iyo xasan weligena islajoga wailen jecelahy ❤❤😊🎉🎉

  • @CaishaJama-wh8iz
    @CaishaJama-wh8iz 6 месяцев назад +4

    M.sh labo qaf aan jeclahay ayaatihiin hassan iyo xamdi wada noolada inta ay nolal jirto part two wan sugaynaa I.n❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 6 месяцев назад +3

    Keep going beautiful Hassan and hamdi halmid aan idin dhahaa madama aa tihiin dad academy ah weligiina cidna ha ujawabin

  • @malyuunmaanka-k8p
    @malyuunmaanka-k8p 6 месяцев назад +2

    M.a Allah idin xafido my brother and sister adawqa Allah idinka qabto❤

  • @HindasiciidFarah
    @HindasiciidFarah 13 дней назад +1

    Jah lamanayaasha😊😊😊😊😊

  • @GudoonmaxamedIsmaacil
    @GudoonmaxamedIsmaacil 2 дня назад

    Masha Allah ❤

  • @Cafiifa_Cudoon
    @Cafiifa_Cudoon 6 месяцев назад +2

    Umu cilaan kaaga waxa waaye astaantii xubbul acmaa hore usocda❤❤❤

  • @Kowzar160
    @Kowzar160 6 месяцев назад +4

    Mashaalaah lamaanahaygi ilove you 😘 ❤️ 💖

  • @Hib290
    @Hib290 6 месяцев назад +1

    Keep going my sister and my brother il xuni idinma aragto 🥰

  • @zuphirstudio1334
    @zuphirstudio1334 6 месяцев назад +1

    the way you're telling the story i just remembered the movie" AFTER "

  • @nimcoabdalla1775
    @nimcoabdalla1775 6 месяцев назад +1

    Masha Allah walalkey xasan iyo walashey umu ahzab Allah hadin sharfo wada jir ahaada waligiin ❤❤❤❤❤

  • @husseinalimohamed472
    @husseinalimohamed472 6 месяцев назад +2

    Xasan bro hore usocda qofna ha u joojin i am sure you are write

  • @maryamaabdillahihusein6304
    @maryamaabdillahihusein6304 6 месяцев назад +1

    Ina adeerkey iyo dumashidey Allah is keen barakeyo ❤❤

  • @AsmaILiyaas
    @AsmaILiyaas 2 месяца назад

    M. A kuwaygi wlhi waan nijeclahy isku wara❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 месяцев назад +2

    Haa waxwalba waa kalsonida abaayo ❤❤❤❤
    Waa sax.
    Mahadsanidin ramadan mubark ❤

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 2 месяца назад

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq ❤

  • @faisawalihaajiAbdu-ec9mj
    @faisawalihaajiAbdu-ec9mj 6 месяцев назад +1

    M.a m.a wllkay and my sister xamdi keep going wllyaal

  • @maryamfaysal8548
    @maryamfaysal8548 6 месяцев назад +2

    M.a wlhy dar ilhy idin jeclhy waxn idinka so salamaya from burco

  • @SuleqoXusenadan-el1et
    @SuleqoXusenadan-el1et 6 месяцев назад +2

    Masha allah xasan soya ina adeer

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 6 месяцев назад +1

    Msh allah allah hamda iyo hassan waallhi guushina waan ku farxa allah waxan idin waydin inad ahatan daad logu daydo wanag marki la shego k hurmuud u noqda jecelka dhismo dhaqma ban idin leyahay gabdha inadertay ahna i ilali o qalbigeeda dhowr wll galkacyo pudland somalia ayan idinka so salamin

  • @user-vj5dv7bj9o
    @user-vj5dv7bj9o 6 месяцев назад +1

    Masha Allah alle ha idin dhooro mar walbo faraxsanaada

  • @saarabashirofficil3919
    @saarabashirofficil3919 6 месяцев назад +2

    Mn sh alh barakalah🎉❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 6 месяцев назад +1

    Masha Allah xamdi qurux Iyo xasan shariif Allah idiinx xafido aad baan idiin jeclahey good

  • @user-op4go6zj1k
    @user-op4go6zj1k 6 месяцев назад +1

    M.a noloshiina horay uwata you wan idin jeclhy ❤❤❤

  • @Falastiin-rs2ed
    @Falastiin-rs2ed 6 месяцев назад +2

    Jah lamaaneheyga guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wada jira abidkiina

  • @rahmaruun8133
    @rahmaruun8133 6 месяцев назад +1

    Mashaa'Allah Dadnimadi iyo damiirkii oo midoobay🎉

  • @XaliimoDiirye
    @XaliimoDiirye 6 месяцев назад +1

    Keep going my queen and my king

  • @DaherAhmedMahado
    @DaherAhmedMahado 6 месяцев назад +2

    Ramadan karim from Djibouti

  • @aishayurub-wv9hr
    @aishayurub-wv9hr 6 месяцев назад +1

    Wllhi waad ku taagtaagsateen cadawgiinii maanta illhay ha idin ilaaliyo xasan iyo xamdi ❤

  • @Muunadaahir-zt5ch
    @Muunadaahir-zt5ch 25 дней назад

    maasha Alhaa habalo

  • @CabdiWaaxid-m1k
    @CabdiWaaxid-m1k 6 месяцев назад +1

    Waa idin salaamy zxbiyal❤❤

  • @KhadijasaladIbrahim
    @KhadijasaladIbrahim 6 месяцев назад +1

    Nolada walaladey hassan and hamdi keep going❤❤

  • @UmalRage
    @UmalRage 6 месяцев назад +1

    Mzha allah xasan iyo xamdi keep you going ❤

  • @FaraxXasan-jz4ny
    @FaraxXasan-jz4ny 6 месяцев назад +2

    Hory usocda xiyox waidinjeclahy❤❤❤❤❤p

  • @mohamedabdikadir9077
    @mohamedabdikadir9077 6 месяцев назад +1

    Masha alha horo usocda❤🎉 wllky

  • @XasanQase
    @XasanQase 6 месяцев назад +2

    Wll horeusocda waxyalo badan wad kasoogudubteene isha cadowga alaha idinka hayo

  • @Wacaninamohamed
    @Wacaninamohamed 6 месяцев назад +1

    Hassan gabadhaan hal wax iga gaarsii pls❤😂 waxa ku dhahta xamdiyeey kabahaan qaloofan ooo aad xirato buudbuud ku badalo sistareey wlhi quruxdaada way dhameystirmi hasana waad isku soo baxeysaan ❤
    Hal midna wan idin leeyhy labadiinaba allle xasuusta oo kheyrka ku dadaala waxaan wa aduunyo walalyl gabadh astur pro

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm 6 месяцев назад +2

    Dadkii sida xun ufikiraayooow hda wax ogaaaada dad lagudaydo horay usocda❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AasiyoJama-f6t
    @AasiyoJama-f6t 6 месяцев назад +2

    M.a allow idin daa wn idin jclhy labadiina ❤

  • @Mohammedawiseabdi
    @Mohammedawiseabdi 6 месяцев назад +1

    www Hassan soya keep going pro fiqiyada wan ku salameyy❤

  • @MarwaIssack
    @MarwaIssack Месяц назад

    ❤❤❤❤keep going❤❤❤

  • @Daganmahamudmuse
    @Daganmahamudmuse 6 месяцев назад +2

    ❤ilahay ha iskukiiin daayo Kuwaygi🥹🥹

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 6 месяцев назад +1

    Gafuur Cadhoodey Nin Uu Ku Yaaluu Dhibaaa Hore U Socod Wanaagsan Hassan And Hamdi ❤🎉

  • @bintisacid9106
    @bintisacid9106 6 месяцев назад +1

    Keep going hasan soya iyo hamdi❤❤❤

  • @BarwaaqoFaysal-k5k
    @BarwaaqoFaysal-k5k 2 месяца назад

    Kib goin sister❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 месяцев назад +1

    Walahi waan idiin jecelanahay ❤❤❤❤❤
    Wanaku farxaa marakan idiin daawnayo❤❤❤
    Allah idiin xifdiyo ❤

  • @hanimahamud3974
    @hanimahamud3974 6 месяцев назад +1

    Masha allaah h&h waxan idin jeclahay illaahay dartis waxad na tihiin laba qof oo wanagsan qof walba gonidisan uguxirna una dawan jiray. Wada jirkinan wan gufarax sanhaay horay usocda waxan idin rajaynaya guuul wacan farad kunolada❤❤❤ insha allaah

  • @mascudaxmed6422
    @mascudaxmed6422 6 месяцев назад +1

    Masha Allah wllo ❤❤❤❤

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 6 месяцев назад +1

    Horumar wacan baan idiin rajaynayaa famliy h.h

  • @FadumaMacalin-m7m
    @FadumaMacalin-m7m 2 месяца назад

    Runtii waan idin jeclahy wan idinku farxaa horay usocda

  • @Qu681
    @Qu681 6 месяцев назад +1

    M.a keep going wall xasan iyo xamdi Ramadan mubarak ❤❤❤❤❤☪️♥️♥️

  • @niciimamaxamed9546
    @niciimamaxamed9546 6 месяцев назад +1

    😅masha allh qofkii uku horeeyay

  • @Hmda-gf1ro
    @Hmda-gf1ro 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤ hore usocda samidayday xamda caday iyo xasan soya

  • @SumayoMs
    @SumayoMs 6 месяцев назад +2

    Manshaaan allah

  • @munanoorcadererkauroon2491
    @munanoorcadererkauroon2491 6 месяцев назад +1

    Masha Allah allaha idiin xafido

  • @IfrahMohamed-es9fh
    @IfrahMohamed-es9fh 5 месяцев назад

    Gadaalba ha eeginina walaalayaal horey usocda
    Halkaan aad joogtaa meel ka sareyso allha idiin gaarsiiyo ❤

  • @nadiiraalimacalin2736
    @nadiiraalimacalin2736 6 месяцев назад +1

    This story like filim❤❤

  • @NastexoXariir
    @NastexoXariir 6 месяцев назад

    Wlhy waligayabaa waan islajecla labdan alle wxan kuga barayaaa waa bila ramdanee inaya iskuwaran guur xalalana kuwii yagalela alle hakadhigo❤😊

  • @Queensabnaa-k4q
    @Queensabnaa-k4q 6 месяцев назад +1

    M.a allaha idin xafido my sister and brother ❤❤❤❤❤

  • @bisharoharuun8609
    @bisharoharuun8609 6 месяцев назад +2

    M.a ❤❤guuleysta waligeen

  • @WardaFatxi
    @WardaFatxi 3 месяца назад

    Qofka aad kabaihiisa tolysid ayaa kafntaadad tolaaya 😮❤

  • @AaminoAxmed-s4l
    @AaminoAxmed-s4l 6 месяцев назад +1

    Haye guurkiina kuso xijiya heee ❤❤❤

  • @armaancade7963
    @armaancade7963 6 месяцев назад +2

    M.a m.a wlhi xasab iyo xamdi waan idin jeclahy

  • @QaaliInaabdi
    @QaaliInaabdi 5 месяцев назад

    Iskuwara kuweygii ❤

  • @SleepyClothes-lf2lg
    @SleepyClothes-lf2lg 3 месяца назад

    M.a guulesta cadaw giina hajawo xamdi iyo xasan

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 6 месяцев назад +3

    Aniga swedan aan jooga waana isla kiin jeclahay

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 6 месяцев назад

      inagana isku keen ducee 😮

  • @cawoladan.4773
    @cawoladan.4773 6 месяцев назад +1

    Wllalyaa iskuwaara illhy clfhyskugukindaro waa bilrmdan amin❤❤❤