qali waagi eey gabadha uurkeda yelatay ano nairobi safar wax barasho u joogo aya maqlay number keda raadiyay wa u hambalyeyay wlh hbnki saa u ooyay cida guriga ka dagana wa ila yaben mana arag mana aqon lkn aad ban u ooyay hbnkaas
Ungrateful waaye ninka ninka ayeey ku heysaa wali xushmad uma heyso waxey u hadleysaa naag gold digger ah camal the guy help her out some respect in ay tusto in front of camera ayeey eheed
ladan wa rer magaal wa naag farid ah oo lis keega marna ku raxaysata marna ku shaqeysata. hada waxay u diraysa farin raga lacagta haysta uu raba in lo kala tuuro in ay si rer magalnimo ugu kala turi karto oo ladan waxay leedahay ha iga habson hadad lacag haysatiid yaabka adunka horay u socon ladanay 😂😚🤣mashallah ladan😂🤣
Wan ku farxi lahaa hadii aad like iisari laheyd 👍🏾
Walaaley ilaahey kuguma so celiyo Ilaahey faraj Kheyr Qaba haku furo maasha Allaah ❤
Mansha allh iimaan buuxu buu allh siiyay qaali ❤
Waan ogahy inaa Qalbi Wngsn thy like isaar Walaal Qaali Ayaa Thy Farxad ku Nolaada dhamaantiina👍🏾
Hadaa aqriso fariinteyda iga balan qaad inaa Faafineyso wll😢❤👍🏾👍🏾
Waa aqriyay lkn maxaa faafiyaa
Allah yarhama munish 😭🤲
Amin 😢
Amin
Mansha allah Qaali qurux ilaahay kuguma celiyo hees iyo qudhunkeeda
Gabadhaada quruxda badan من شاءالله
Alaha kuu xifdiyo good job 👏
Mashallah qaliyey Allah hakubarakeyo❤❤❤
LE Ta Yawaye, Familyyyyyy Yawaye, doqoney kaladana laygayirah dumar haween dumaar iyo Rag, wiil gabar man women murwodumaroo Qiimobadan iyo mudanahed
Waarunteeed haku noqon dadka far xaayo heesahaaga hadhow mar kaa dhimato makuunaxaayaan dabi socdo adoo wab rigaaga ku jirto quraxeey alakuuguma sooceliyo waafidno 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Qaali waa qof wngsn oo qalbi daacada🎉🎉🎉❤
Qaali ladan waan wataa fanaanadayda❤❤
Qaali ladan Fanka codkeeda ayeey ku joogtay magoosha Nool ayee eheed lkn hadey ka baxday waa alxm
Alle kuguma so celiyo heesaha abayo❤❤❤
DEEQ DARAJO LEGEN😇👏 BOQORAD Qaali ladan👸👏 wareysigu waaba saxdii
27.45daqiiqo daacad u dhagystay qaali ladan abyo allh hku xafido😢🎉❤
Masha'allah 🎉
Qali qimo badan i love har so much ❤❤❤
Ya meher halal ahoo iyaa, Familyyyyyy
Qaali ladan🕊
Waaw caawa qaali aa noo wadaa
Nin rageed buu ah❤
Qali ladan guulayso abyo
Qaali ladan❤
YA rabi 🤲
Familyyyyyy tee yatahey dumaar haween Ya murwodumaroo ooridumaroo minyaro bahyareey bahyareey lagufarxeeeey
Maschall ❤❤
Qali ladan ilahay ba ku jecel goor fican kaso hanuuniyay liib aduunyo iyo mid akhiroba hel
Kaas laylatul qadar buu ahaaye
Sax🎉🎉
Qaali Ladan miyeey walacday toloow?
Qaali ladan misanka culus
LEYa, Familyyyyyy culimada Runta magacay teen dumar ya ahey Yariisey Nicmaturabi Nicmaturabi ba lay yirah runta saxda murtida janada darajada dagananshaha fariidad Murwodumaroo ooridumaroo Yawaye, akhiroooy
Fariidad facyaashay troonEey islaaaaaaaaam cadceeddumaroo murwodumaroo Qiimo badan Naturally ya xoriyad karamo Aqoon caQli daganan taxadartooy darajobadan Qadarin Runo sax Naturally isku dooQno isu jeclaneyba laygu jeclaadayoo iyoiyo Runtii
Old is best qaali ladan waa lafihii hore
Inantu miyy xanuusanaysa mise wel wel ayaa haysta tolow wajigeeda laga dareemaya
M.a gabr caqli bdn wye
Iyo waxi faiido lahoo dhan buuxdo,Qiimobadan Familibanahey murwodumaroo Rasmi riyaaqey Rayxaaneey lagufarxeeeey Familibanahey
Jimco wanaagsan jimco iyaa, islaaam wax ku ool Ya Runoosax Qiimobadan dumaroo fariidad bacdeen jaceel ba is ku dooQno is ku Racney beecmushtarad
Anaga maxan u weynay wax sas noo samua🥹🤣
🤣🤣🤣 waa heleynaa inshallah
Laakin qali qisoyinkatha 2017kabilabdee anigana hesahatha 2013 dagesanjiree maxa qaldan
2012 dagesan jira kwrn
❤❤❤❤
Asc
qali waagi eey gabadha uurkeda yelatay ano nairobi safar wax barasho u joogo aya maqlay number keda raadiyay wa u hambalyeyay wlh hbnki saa u ooyay cida guriga ka dagana wa ila yaben mana arag mana aqon lkn aad ban u ooyay hbnkaas
Ma tacsi baa ku taaly maxa la ooydy😂😂
Masha Allah qalbi qurux badan ayad ledahy Haniyey 🥰
Qaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaliii❤❤❤❤
RAGA ABDI KA DUCAYSO WLL WAYO ALLE aya calaf kugu daray gabadhna idinkala siyay...OGOW RAGE ABDI OOG CAYDA CALAGU CAYAY IYO WIXI LAGAGU FURAY UDIYAR GAROOBAY WLL ISKA SAAMAX
Adiga maxa ka galay reero is qabay oo is furay ayaga caruur isku dhalay oo iska ka yaqaane Raage hadaad rabto orad raadso
Shekadan kucelis waye waxba kama jiran😂
M.a qof abaal loo galay ayaa tahy ❤❤❤🎉
32 daqiiqo seen ku dhagestaa marka wax warka iso koobo mala helaa😢
Ala wiilkas cml isahal lamaba helayo
Waa raadinaynaa
Wa la heela xaalima ayarko 😅
i am the first one
Ungrateful waaye ninka ninka ayeey ku heysaa wali xushmad uma heyso waxey u hadleysaa naag gold digger ah camal the guy help her out some respect in ay tusto in front of camera ayeey eheed
ladan wa rer magaal wa naag farid ah oo lis keega marna ku raxaysata marna ku shaqeysata. hada waxay u diraysa farin raga lacagta haysta uu raba in lo kala tuuro in ay si rer magalnimo ugu kala turi karto oo ladan waxay leedahay ha iga habson hadad lacag haysatiid yaabka adunka horay u socon ladanay 😂😚🤣mashallah ladan😂🤣
ruclips.net/video/zXU7Y7Mlgcg/видео.htmlsi=X_rFm2KpLjtITics