Wan laxumayeee Abayo mcn I a mid ka qeer bathan ayada xeeli I a abayo wayo qofkee Allah iskuxeera maqasaro runti wll nolasha kumaxumaso I a faraxada inunolow 😅 I a. Long life ♥️
Abayo waso dul qaadatay samir kaaga allaha kugu abaal mariyo wiilka yarna allaha kula koriyo nolol farxad badan o qurux badan allaha ku siiyo samir qaali❤
Qisadan qiso ka ag dhow igu dhacday 😢😢😢sodoh iguma dhicin asna Wu la saftay 🥹sasee thy asiga Wu ka shalaye wuna xnnsaday wan iska cafiye blze Ina ku laabto cabsi faro bdnaaa ka qabaaa😢😢😢Maxa samyaaaa
Haku labaan abayo 2 caruur leygu furey wlhi waxba iguma siiyo manta hooyo ima nolaa marba Kala tagney 3 sano kadib isla asiga ku labtey wlhi marki hore marka labaad ayaa la darneed wiil 3aad ayaa u dhaley anigo uur leh naag ila guursadey baahi igu diley wilka aan dhaley maliinta dhaley habeen keed wuu iga saqirey alxmd kadib furan ayaa ka dalbatey wlhi waa walan lahaa istaras lee marka abayo nin mar ku xumeyey ha ku laban illhey kugu dharshe waxo ku leyahay waa is badaley ninki hore ma ihii Lkn waxaas dhan waa been marki qooq ka ba oo ayey is badalaa iska cafi hada donto Lkn ha ku laban 😢
gabdha qisadeda waan dhagestey alle. waxan uga barya mid bariya oo fahma nolosha ku dhibin alle inuu siiyo waa hooyo yar alle inta xun haka hayo waayo aarak ka qaad abayo ha niyad jabin wiilba curad kuu ah
Maskiin awey ayada hooyaded wall gabara lama dhalan miyaa marka ay habarta dilayso xumanta dhan see isugu raceen dad isu family ah hal qof oo u Dan qada ma weyday Allow nolosheda dhib ha tusin maskiinta
Waxan jawab u wayay in gabdhaha doqomada on dadka iska celi karin la dhoho wa gabar edeb iyo aqlaq leh o la amano raga kuwa an dadka iska celi karin o miskimadana la dhoho raganimadisu ma dhameystirna o la cayo wlhi somalidu wa dad layab leh waxano kale ayada aya isku kentay marka ugu horeysa an rafad kala kulmo ayan halkas ka mari laha maxa dhibto iyo buq iyo gajo iso arkay waxa lo gursada gurka in lugu dago e loma gursado in la dhibatodo gabdho sida isku dhama bila caleg
Wallhi waa Nasiib Daro Nahaysata Waliba aan ku Hayno Gabdhaheena Gabadha miskiinta ah muxuu saa ugu lug gooynayaa Haduu San Rayi Rageed Uu san Lahayn Markii horaba Haduusan Reerkiisa Xaaskiisa aan Jacleyn maxaa ku kalifaayo Miskiinta inuu Niyada ka xumeeyo Habaar Qabaha Familigaas may ahyn kuwo fcn Raga isku caqli iyo isku daren maaha ku wa xun Ayaa Badan inta Badan Abaayo sorry Gabdhaheenow Naga Raali Noqdo waad No Samirteene wan idin ku maanaye Markaad Ducaysaneysaan Ducada Nagu dara oo Ragiina uduceeya anaga wan idin soo ducaynaaye [ اللهم أصلح نساءنا ونساء المسلمین ]
Aduunkan inta la noolyahay wax kasta waad arki wlhi😢ilaahy hakula garab qapto wiilkaaga noloshoodada wado wllo qurux wanaageey i.a waad guuleysan doontaaa🥰
Mashalh waa gbar ka muuqato diin aqlaaq sabar Ilahow ku xafid adiga iyo wiilkagaba ❤️🤲🏾🥹
Samideyda fatxi qurux walhi waxa u maleye marka ino shegte inu magcaga yahye fatxi aynba u maleye inaa kabtaa madhiso oo walkena subar carb garbkisa inaa aniga fadhiyo 😢 waa iga nasib badn tahye abayo ❤😢 abayo mcn aad ku salmayaa abayo wan dhageste qisadada xanuka badned abayo waxa ku leyahye inshalah waxa alle kaga baryaa inu ku siyo mid kher qaba oo boqrad kaa dhigta inshalah ayn ku rajenaa mcneyyy❤
Gabar Diin Aqlaaq iyo Dhaqan wanaagsan leh oo daacad ah buudayacay Lkn Abaalkiisa wuu helin
Somalia gadhaas iso raadiya Anaa qaadanaaya Ayada iyo wiilkeedaba
Manshllah allah ku xafido abyo diin iyo aqlaad lah adiag iyo wiikag allah indi. Xafido
Wan laxumayeee Abayo mcn I a mid ka qeer bathan ayada xeeli I a abayo wayo qofkee Allah iskuxeera maqasaro runti wll nolasha kumaxumaso I a faraxada inunolow 😅 I a. Long life ♥️
gabdhn iimaan ledahy illhy faraj kheir qabo Alle ha siyo
Abayo waso dul qaadatay samir kaaga allaha kugu abaal mariyo wiilka yarna allaha kula koriyo nolol farxad badan o qurux badan allaha ku siiyo samir qaali❤
Mid ka qayr badan allah ku siiyo amiin yaa allah 😂
Intaa xumeyn lahyd xarigeeda usidaa 😢wlhi waa hadal xaqiiq ah 😢nolol teeda igu qurux badan ku rajeynaaa💯💯
Keep going sis
Ma Allah make your life easy, I hope you can find a right person ❣️
Qisadan qiso ka ag dhow igu dhacday 😢😢😢sodoh iguma dhicin asna Wu la saftay 🥹sasee thy asiga Wu ka shalaye wuna xnnsaday wan iska cafiye blze Ina ku laabto cabsi faro bdnaaa ka qabaaa😢😢😢Maxa samyaaaa
Qof shly ku xumeye janis kugu fahmo kusiin waye mar kle ha ulaban wllshey naxaristis waxba ma tareyso😒 waxa kuleyhy nolloshada hore uwado ❤🎉
Haku laawanin maraa lagu dage mar lawaad ha ogolaanin 😢
Naa mel aad mar ka dhaqaaqdy ha ku laapan
Haku labaan abayo 2 caruur leygu furey wlhi waxba iguma siiyo manta hooyo ima nolaa marba Kala tagney 3 sano kadib isla asiga ku labtey wlhi marki hore marka labaad ayaa la darneed wiil 3aad ayaa u dhaley anigo uur leh naag ila guursadey baahi igu diley wilka aan dhaley maliinta dhaley habeen keed wuu iga saqirey alxmd kadib furan ayaa ka dalbatey wlhi waa walan lahaa istaras lee marka abayo nin mar ku xumeyey ha ku laban illhey kugu dharshe waxo ku leyahay waa is badaley ninki hore ma ihii Lkn waxaas dhan waa been marki qooq ka ba oo ayey is badalaa iska cafi hada donto Lkn ha ku laban 😢
Ha kulaapan wll caadadii sii Hore mapadalyee iska dhaaf
Ilaahay ha kula garab galo abaayo❤
Wll Ilaahay Mid ka khayr badan hakugu arsaaqo wll istiqfaarta saliga nabiga dikriga Ilaahay badso farxad badan heli doonta in sha Allah 🥰🥰
samir wanagsan ka muuqda xbbti allaah cawad khayr haku siiyo❤
اللهم امين ❤
nafsigii uu ka galay baa kaso baxayo sorry for that sister 😢😢
Allah ha ugar gaaro walalasheyna amiin amiin yarab amiin amiin yarab
Allah faraj kheyr paba ku furo
Ilahey qalbigada hakuqabojiyo wllshe macn❤
0:26 ❤❤❤❤
😢😢😢😢😢☹️☹️☹️☹️
Al illaahay ban ku caweenay raga qaar illaaho naga qabo indiixun
Subxaanallah dad saas uxun aduun maku nolaayeen
Wllshei ilaahey swt qalbigaaga hakuu qawoojiyo I.a nolol wangsan ayaan kuu rejeyneynaa I.a adi io wiilkaaga I.a
DADKA CAD CAD MIYEE AHAA YEEN PLZ ANSER
Insha Allah abaayo noloshaada ilaahey hakuu wanaajiyo asina ilaahey baa kaaga aari doono 😢
Allah ha ku qabiga ha ku dhayo abyo macanto
Sorry habo illaahay nolol wanaagsan ood ku waarta adig iyo wilkaagaba illaahay hakuusahlo Aamiin
Sorry abyo gabar imaan leh thy m.a allah nolasha ha ku qurxiyo❤❤❤
Abyo waxaan ku leeyahy markasta Allle ku xirino abyo Alle ku dayici mayo wlhy 😢
Wlhi gabar maskiin ah oo wangsan nasiibkeda ayaaa xumadaa soory😢😊
🎉🎉
Side kula.soxirira ina qisadeyda kaga shekeyo rbaaa😢😢😢aan kugu nafiso
Instagram supercarab10
Igala soxiriir
Qof walba qisaa ku duugan wlhi waa ka sheeken xanuunka Soo maray lkn waalidkeyga AA ka baqaa
Ayaan ahmed
Thanks 😊
Ilaah qadartis codkaga le kudhageystahsaad utabiinjirtay baa cajiiab aheed kan waxad modaah inan kucajisay 😊
Hadaa ixtiraam leedahay wax walbo uu soo kaliyo dhageeyso kuna tageer
Asc wan ku salamay ❤ super carab❤❤❤❤❤❤
Reer dhan oo gunnimo isku raacy waligay ma maqal
Rerkas hal qof oo damiir leh malaga wayey 😊
Waa midaan la yaabnhy
ilhay ha kula koriyo wilkaga yar
Waa qiso xun bisinka kama fa iidayn ninka iyi reerkiisuba
Maskiin waye gabadhaan
Waa Xanuun Wlhi😢😢
Allow sodoh ha ila dajinin😢
Sorr wall😢❤❤❤ aamiin❤
😮
dadka qisoyinka meesha hazobooqdan macalin
gabdha qisadeda waan dhagestey alle. waxan uga barya mid bariya oo fahma nolosha ku dhibin alle inuu siiyo waa hooyo yar alle inta xun haka hayo waayo aarak ka qaad abayo ha niyad jabin wiilba curad kuu ah
Sorry abayo 😢
🥺Maskiin. Wan kaxumahay Walahi 😢sorry Abaayo😢
Ax Ax wallshey mcn wlhi waa kaa naxey guleyso marwalibo cadowgaagu hajabo waxaan waa aduun ilaahey waxaa Kaga baryaa inu ilaahey nin ka fcn oo kugu naxariiso😢 adi io wiilkaaga cadowgiina hajabo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Aamiin Aamiin Aamiin 🤲
Alle nolosha haku qurxiyo🤲🥹
Yaab waye
Xarfaanka naag ayaa kawalayse iyo damadhntod firmly naagta aya lacag laxaad
Abayo Wnkxmhy Wixi Kuqabsade Marka ilahey Hakugubalo mid kugu bogdayo Ninkas kuxumeye Just iskacfi asagana ifkan waiska malima kobane
Maskiin awey ayada hooyaded wall gabara lama dhalan miyaa marka ay habarta dilayso xumanta dhan see isugu raceen dad isu family ah hal qof oo u Dan qada ma weyday Allow nolosheda dhib ha tusin maskiinta
Ok
𝗦𝘂𝗽𝗮𝗿 𝗰𝗮𝗿𝗮𝗽 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗱𝗼𝗼𝗽 𝗽𝗹𝘇 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗻𝗮𝗴𝗮𝗱𝗮𝗮😢😢😢
Abyo qeerka wuuu dabeyaa adika wiilkaa yar farxd aaa idin dabeyso
😢😢😢😢😢
Waxan jawab u wayay in gabdhaha doqomada on dadka iska celi karin la dhoho wa gabar edeb iyo aqlaq leh o la amano raga kuwa an dadka iska celi karin o miskimadana la dhoho raganimadisu ma dhameystirna o la cayo wlhi somalidu wa dad layab leh waxano kale ayada aya isku kentay marka ugu horeysa an rafad kala kulmo ayan halkas ka mari laha maxa dhibto iyo buq iyo gajo iso arkay waxa lo gursada gurka in lugu dago e loma gursado in la dhibatodo gabdho sida isku dhama bila caleg
Sorry sister😢😢
Subxaanalaaah
Hadii aad tahay qof xog og ama gabarta taqaan adigoon wax sheegin Instagram supercarab10
Igala soxiriir
Ha waa saxan tahay carap@@Higsino.1
Fast one ❤❤
Oo gabdhaha dhibaadeeyo
Sorry samiyyy😭😭🥺
❤❤❤
Miskiin allehakukalmeyo midkuilowsiiya allaah kugubedelo
Wow
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Anaa guursanaya numberkeda ama ciwaankeda soo sheeg
Guur kaamaay dalbani
Sickness iguurso miyee kugu dhahday
Abayo sorry 😢 ax sorry
codkagi mclin sheekadu kuwacnyd
😢😢
Sorry wllhi wllshey😭😭😭
Asc
Wcs
Sorry abayo macan wankaxamahay Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Abyo cunugada karso xaqada wu ka sobaxa
Wallhi waa Nasiib Daro Nahaysata Waliba aan ku Hayno Gabdhaheena Gabadha miskiinta ah muxuu saa ugu lug gooynayaa Haduu San Rayi Rageed Uu san Lahayn Markii horaba Haduusan Reerkiisa Xaaskiisa aan Jacleyn maxaa ku kalifaayo Miskiinta inuu Niyada ka xumeeyo Habaar Qabaha Familigaas may ahyn kuwo fcn
Raga isku caqli iyo isku daren maaha ku wa xun Ayaa Badan inta Badan Abaayo sorry
Gabdhaheenow Naga Raali Noqdo waad No Samirteene wan idin ku maanaye Markaad Ducaysaneysaan Ducada Nagu dara oo Ragiina uduceeya anaga wan idin soo ducaynaaye
[ اللهم أصلح نساءنا ونساء المسلمین ]
Scw scw scw
Bal aan daawado marka ayaan faleyn donaa
Sorry
Sorry apyyo🥺
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂😂
Wlll aduu noso gudbiii qisada pis
😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Gabar Diin Aqlaaq iyo Dhaqan wanaagsan leh oo daacad ah buudayacay Lkn Abaalkiisa wuu helin
Somalia gadhaas iso raadiya Anaa qaadanaaya Ayada iyo wiilkeedaba
❤❤❤❤❤
codkagi mclin sheekadu kuwacnyd
😭😭😭😭😭
Asc
Wcs
Wcs
Scw scw scw
😢😢
😢😢😢😢😢😢😢