Wallahi Gabadhas imtixan aya la mariyey.Aniga waxan kula talinaya Qiyamu layl Haso kacdo xiliga dambe si dhab Ah Alle Ha u Barido waxa xaqiqo Ah inu Alle uu Aqbalayo farijna uu Alle u furayo.ilen markay Arin kugu Adkato mesha loo cararo wa Alle oo kaliya wana Baarri wuna Naxariis Badan yhy.Farij Allaha u furo
Wllshy sowda sidaa ubartey waaisbadaley wlhi qiso aan ka dhageystey noloshyda wanaajisey oo wax badan ka faaidey alle cimriga caafimaadka caqliga caruurta kuu barakee alle janooyinkiisa haynagu kulmiyo❤❤❤️
Waa run Gabadhey Sawda, ( العين حق ) lakin wax waliba waxaa ka weyn Qur'aanka hana samirto. ( واستعينو با الصبر والصلاة) waan u duceynayaa Illaahay haka qaado culayska saaran.
Horteygabdhaas alle faraj kheyr qaba alle ha u furo culryska haystana alle haka kor qaado Gabdhaas hadey soomali tahay o ay smsyadeena akhrisaneyso waxxaan oranlahaa saliga nabiga scw badi wllhey waa daawo waa faraj degdega kurbada ku haysa alle waa kaga faydaya allaahu akbar
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 🎉❤🎉❤🎉❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اللهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم Hbo sawdaay wan ku salaamay salaan sare ilahay ha ku xifdiyo dar ilaahay ba ku jeclahy ❤
Allah gabdhaa culeeska haka dulqaado wixii u wacana Allah ha siiyo Ani ahaan waxaan kula talin lahaa bal iney kii kowaad jaanis labaad siiso salaat istikhaarana ha tukato Allah ha tala saarsato
Habo maybe wllhi curd ahay waanan ku taageera anu waxan kulla talinaya wllsheena qisada noo soo gud bisay inay aroor walba suuratul baqra gurigeeda ka kashido si xiriira 40cish waa takale il baa haysa alle caafi maad ha siiye ninka anugu Kuma danbaabi karne😢
Sawdo anigo qiso raadinaa ya ayaa soo dhig tay 😂ku wii hore waa dhameyay kheyr qabtaa cashar ayaa rabaa inaa qorto qisada dhinac aya ka dhagysan mobilekan cashar ayaa ka qoran hooyo igu dhahada intee qalbi leedahay mar mar ayaa cashar qorta qisada dhagysta canjeladana duba jamcda waxan aadaa home work anigo ka soo shaqyay qoracdayda soo kar saday qisadana dhagystay 😂
Sowda qaalib sidaa ubarty howlba ima dhipto ala ilaahow cimri dheer noosii🥺😍❤️🩹
Aamiin yarabi
Wllhi dheh sax wye wllhi🎉❤
Shacabka dulaman mathy shaqalaha xafada kaftan weye😊 Sawda quluubteny dagtay runti
M.a allhuma mubarka❤❤❤
Wlhi aniguba hawshiban jecladay Sawda darted ❤
Sowdayi anigo waxan kaa jclhyi sida mrka qisada noo soo gudbineyso u kalo dhigto ycni si qurux badan baa nuu fahansiisa qisada m.a haboyyi rabbi ha ku dhowro aamin yaa rabbi❤❤❤❤😢😢😢😢😢
Wallahi Gabadhas imtixan aya la mariyey.Aniga waxan kula talinaya Qiyamu layl Haso kacdo xiliga dambe si dhab Ah Alle Ha u Barido waxa xaqiqo Ah inu Alle uu Aqbalayo farijna uu Alle u furayo.ilen markay Arin kugu Adkato mesha loo cararo wa Alle oo kaliya wana Baarri wuna Naxariis Badan yhy.Farij Allaha u furo
Suratu Baqara gurigeeda aka shiddo waa daawada isha iyo sixirka allaha caafiyo amin
Shacabka dulman ayaan ahay inta sidayda oo kale ah farta taaga xbbiyaal ilove you more sowda qaaliyey alle haku barakeeyo adiga iyo ubadkagu iyo ehelkaga ba qli❤❤❤❤❤❤❤❤
Abaayo maxaa ku dulmay?
😂😂😂
Sidokale shacabka dulman ayan ahay 😂
@@iskufilan174caruurta dhexda ku jirta aya la dhaha shacabka dulman ee lasoco 😂
Shacabka dulman ban ku jiraa😅😂
0:46anuu curad baan ahay alxmdliilah team curad ismujiya🙈💋
👇
Waa nakan😂
Wa nakn
Wa ikan😂
kuligiin laaabta soo gala team curadyaal😭😂💋💃😩🔥
🙌😂🫶👸
Wllshy sowda sidaa ubartey waaisbadaley wlhi qiso aan ka dhageystey noloshyda wanaajisey oo wax badan ka faaidey alle cimriga caafimaadka caqliga caruurta kuu barakee alle janooyinkiisa haynagu kulmiyo❤❤❤️
Aamiin aamiin
اللهم آمين يارب العالمين
Waa run Gabadhey Sawda, ( العين حق ) lakin wax waliba waxaa ka weyn Qur'aanka hana samirto. ( واستعينو با الصبر والصلاة) waan u duceynayaa Illaahay haka qaado culayska saaran.
Horteygabdhaas alle faraj kheyr qaba alle ha u furo culryska haystana alle haka kor qaado Gabdhaas hadey soomali tahay o ay smsyadeena akhrisaneyso waxxaan oranlahaa saliga nabiga scw badi wllhey waa daawo waa faraj degdega kurbada ku haysa alle waa kaga faydaya allaahu akbar
Somali ma aha waaa carab
Aniga qisadas mid sodhabhda ihysata ale faraj kabriny
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 🎉❤🎉❤🎉❤
Miskiina ilahow wixii haya adiga ogowgee Ka dulqaad aamiin aamiin samarkiina sadkiina ku hela
Aniga iney il heyso ayaan maleynayaa ILLAAH faraj kheyra ha u furo❤❤❤😊
❤❤
Allah swt allah haka dulqaado culeyska iyo dhibatada taabatey faraj khyr qaba ayaan illahy uga rajeynyaa alalh cafimaad iyo faraj dagdaga how furo
MAANSHAA ALLAH
TABAARAKA ALLAH
CAJAAIB CAJAAIBKA
MAHADSANID SAWDA QAALIB
Sawda qurux Allha kuxafido waan kujecelahay♥️❤️❤️🩹🥰🕋🫶 Amiin yaarabii 🤲 🤲🤲
Wcs abaayo sawda gabadha rabi hashaafiyo eerabi talada saaro dheh lkn salaatul Leylana tukadheh ooistagfaarta badi iyosaliga nabiga weliibaaneysaa inshaa allaah sowjkadana hakategin kudheh allaha barakeeyo in shaa allaah yaarab🤲🤲🤲🤲
Anigu sawdaay sirdoonka xaafadaan ahay 😂😂😂😂😂 time guridambays 💃💃💃💃💃💃💃💃
Xasbuna allh waa sheeka iyo qisa cajiiba allh haku barakeeyo abaayo sawda qaaalib soo gudbin ficn iyo deganaanta waa kaaga mahad celinaya
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Curad baan ahay aniga 😂😂waxanka maseyri jirey dadka haysta wll ka waaweyn Barasho wanagsan team curad Saamiya mohamed 👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
اللهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Hbo sawdaay wan ku salaamay salaan sare ilahay ha ku xifdiyo dar ilaahay ba ku jeclahy ❤
Mashaallah wa ninraget Allah kucafia uqti
Ilaahey swt baad kaxishootay oo gabadh muxajabad ah baad noqotay dabadeed anana waan ku jeclaanay ilaahey swt ha ki xifdiyo
Allah ha ufuro fajkey qaba alllah siyo amiin amiin amiin allah ha haka dulqado dhibka amiin amiiiin amiin yarab❤❤❤❤❤❤
Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Waa idin salamay inta shacabka dulman yaran iyo curad isku darsaday 😊
Wan kaqadnay😢
See iskugu darsade abaa 😢
@@NasteehaMuhammad-dg6kbiyado kaliya ayey dhalen walidkeed
Ilmo dhan lama dhalan😢
@SeynabMaxamad-i6l ax su Al qaldan ayaa wediyaa u maleynaa😪
😂 shacabka dulman number one ka ahay thank you sowday walahi la aantaa youtube abaar waye nolow wayo badan xbiibti ❤
Alle khayr ha uga dhigo ubad bariyiina alle ha siiyo waxi haystaba alle haka furfuro😢
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
أللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤
❤❤wcs abayo sawda qaalib ajar iyo xasanad Allaha ku siiyo wlhi shekoyinkaaga sidan ubartay hoowlba imadhibto ❤❤❤❤❤❤❤
Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Team curad ismuujiya ❤😂
❤
❤
Team yaraan idin aaway😂
@@IqraQurux-w2l waa ika
Xaadir ❤😂
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
Ilhy hacafiyo gabadhas walhi waqiso xanun badan istiqfarta habdsato ❤🎉😊
❤اللهم❤ صل❤ وسلم❤ علي❤نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤وسلم❤
Team shacabka dulman😂❤
Salaama saxipayaal❤
Waan ķaa qadnay
Wan kaqadnay😭😂
Same NaHay😅❤
Waa ikan😂
Wan kaqaday😊
Asc sawdaay anigu waxaan odhan lahaa salatul lalka iyo suratul baqara haku dadaalaan
Aniga Curad dhanwalba Sowdaay .
Allah faraj ha ufuro caafimad taama hasiiyo miskiinta waa ksp itixaamaye .
Aniga dexda ayan kujira waligeyna dulmi ma arag oo hooyo mcan❤💋 warkeyga unba kusocda lataliyaha qaaska ayan uu ahay Allow abaalkedha jano ka dhig🤲🤲🤲
mahadsanid Sawdaay gabadhana Ilaahay faraj ha u fure.
Alle haku xafido sawdooy aby❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉💓💕🖤🩵💙💚
Illahy faraj khayr qaba haku furo ninkii ugu horeeyey ee ina adeerked ahaa iska kay cafii oo ii ducee ku dheh😭🤲
Maxay cafis uga dalban siidu ugalay inkar haku dhacde sii an qof lo gelin ayu ugalay miskinta
@@Asma-5ihhhhh waa run xagay utidha icafi isaga dile
Ani waxan u maley nayaa in dhaartii heyso ee wiilka adeer ked haguursa to
@@Asma-5iha kas shaydan bu aha inkarqba
Aalah ha caafiyo gabadhaas waxaan kula talin lahaa inay istiqfasrta iyo saliga nabiga calayhi salaatul wa salaam ay badsato
Waxaa fiican ninkii hore in ay ulaabato
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد❤
Waan kusalamey abayo wlh waan kusugaayey thanks
Scw scw scw scw wcs wcs wllo masha Allah wllo wad mahadsan tahay qaali gabadha cilmigeeda ayaa badan ilahay xadhkaha hakafur furo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Wcsw scw scw Sawda ilahay ha ku barakeyo aduun iyo akhiro adiga iyo inta kugu xiran please waan xanunsanahay ii soo duceeya
Allah ha ku caafiyo caafimaad taam ah abaayo
Allaha caafimaad taam ah hakusiiyo amiiiiiiiiin insha allaah
Amiin ilahay ha idin barakeeyo
I love stories yashada sawda allahumma barik good story teller aya tahaay
Allahu akbar subxaanallah illaahayow ferej u fur
InshaALLAH khayrbn Illahay Kaga Rajeyneyna
Aniga curad baan ahay sawdaay hoyo iyo aabe anigay igu curten wana lay kolkoliyay alxmdulillah waalidkeen janada alle haku abaal mariyo
M.a ilhyi hani xafido
Aamin xbbti dhamanten
اللهم صل على محمد و على آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم
Scw❤ Shacabka dulman, thank you hbo because howl bdn itaal
Aamiin aamiin yaa rabi 🤲
Wallhi waqiso yaab badan oo wanaqadasha mudan alle gabadha xanuunka kaqado 😢
Abayo waxa walbo wa qadar alle ee iska duceso istiqfarta badi saliga nabiga scw scw joogte insha allha Faraj kaer qabo allha haku furo
Allaa faraj ha u furo
Xanuunkana ha ka qaado miskiinta
Illahayow faraj khayr qaba ufur gabadhas muslimada
Ilahy qeyr hakusiiyo sawda saan ubarty waxaan iska dayey heesah ❤
Yarabi yarabi ilahow farag ufur yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
Wlahi ila kudhacday xasbunalaha wanicmal wakiil walahi taladeya Hana lajogto hana gursado
Ani curadka reerka ahy alx❤😂
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤❤
Aamin allah cafiyo ❤cen xasid ❤
Ana uu horeyaa cawa sawda qali ❤
Salaamu caleykum ww
Allahumma salli wasalam wabaarak calaa sayidnaa Muxamed wacaa aalihii wasaxbihii wasalam
Allah gabdhaa culeeska haka dulqaado wixii u wacana Allah ha siiyo Ani ahaan waxaan kula talin lahaa bal iney kii kowaad jaanis labaad siiso salaat istikhaarana ha tukato Allah ha tala saarsato
Ayeyyo Koris baan Ahay❤
𝐀𝐧𝐢𝐠𝐚𝐚 𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐲𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐚𝐰𝐝𝐚𝐲𝐡𝐚❤❤❤
Mahadsanid abayo adiga qisada noso kudbise gabadha qisada kudhacdane ilahey ha usaqiro wxa ku dhace
Ani 3 iga weyn 2gabdhood 1 wiil 4 iga yar 1wiil 3 gabadh hadduu wllkey iga weyn noolaan lahaa 😢4 iga weyn 4 iga yar ahaan laheyn lkn Alhamdulillah ❤😊
Sawda salam min saada from djibouti
Habo maybe wllhi curd ahay waanan ku taageera anu waxan kulla talinaya wllsheena qisada noo soo gud bisay inay aroor walba suuratul baqra gurigeeda ka kashido si xiriira 40cish waa takale il baa haysa alle caafi maad ha siiye ninka anugu Kuma danbaabi karne😢
Scw scw waxaan filayaa in labigro jebinin dhowrkii nin ay guursatay
Waa la sixray ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Asc sowda abaayo qiso cabsi cabsi soo geli
صلى صلى الله عليه ❤❤❤
صلى الله عليه وسلم❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
Ilaahey subxaano watacalaa
Nolosha haufurfuro culeyskastana hakadulqaado
Ilaahey waxwlba waa awoodaa marka abaayo samirka badi i.a waxaan kurajeyn in uu alle sidii kheyr kadhigo wixii qoran baa qoran
Abayo mcn samareyy ani ahànteyda iyo dhamaan inta daawatey qisadaadaa waxaan ku awoodno waa duco
Waana kudadaaleynaa i.a alle hdduu kadhigo
Adigana abaayo alle marna naxariistiisa ha ka quusan
Wcs wr wb Sawda maxamuud qalib Mcnto aniga ugu horeya maantay 😅❤ scw scw scw❤
صلي الله عليه وسلم ❤😊
Alahu akbar alahu akbar alahu akbar
Asc sowdo wan ku salmya san ku jec lahya malin kan ku maqalin waxba iga dhiman lanta awara❤❤❤❤❤❤
Ilaahay faraj kheyr qaba ha siiyo miskiintas
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤
❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Gbdhas ani hada arko waxa kula talin lahaa salatulail istigfarta iyo saliga nabiga scw
Sawdo anigo qiso raadinaa ya ayaa soo dhig tay 😂ku wii hore waa dhameyay kheyr qabtaa cashar ayaa rabaa inaa qorto qisada dhinac aya ka dhagysan mobilekan cashar ayaa ka qoran hooyo igu dhahada intee qalbi leedahay mar mar ayaa cashar qorta qisada dhagysta canjeladana duba jamcda waxan aadaa home work anigo ka soo shaqyay qoracdayda soo kar saday qisadana dhagystay 😂
@@salmamohamedabdi9562 ani waba dhameeste😹kane kaso garsiisey dhaman wa wda dawty dhahooya
Macquul matahy iney uqorantahy wiilka adeerkeed iney xaas unoqoto ileen binì aadanku wuu khaldama
Dhanka kle marka laga eegana wiilkaas u samraya oo jecelna waxalaga yaba iney imtixaan yar marayaan oo ugu danbeen haday samraan ku guulaysanayaan❤
Waad ku mahad santhy sidaad noola wadaagtay qisada cajiibka ah sadaay wllo👍🥰
Shacbka dulman +curad inta isku darsaty❤😂💋
Side yacni
yacni gabadh 1wiil kawenyahay oo curad ahaan udhaqmaan iyago shacabka dulman ah😢😅😅😂@@filsanahmed5395
Abaayo. Sawday. Wlhi. Dar. Ilahay. Ku. jeclahy. ilahay. Haku. jeclado. Mida. Kale. Bal. Wadayda. Kowaad. Noqotay. Runtiii. Sa.id. kugu. Xidhanahay. Ee. Allh. Kagu. Xifdiyo. ❤❤❤❤
Sawaday aniga kuw ka ahay xabibti qali❤️❤️❤️❤️
Masha allaah walashey sowda allaah ku xafido aduun iyo aakhiro ❤❤❤❤❤
Wcs scw❤
Salalhu calayhi wasalam ❤Salalhu calayhi wasalam ❤Salalhu calayhi wasalam ❤Salalhu calayhi wasalam ❤
Team shacabka dulman😊❤
Waykan😂❤
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤
Asc wll sowda aniga gabadhaa wxn kula marka hore in ay alle sabxaana wattacaalaa isku xirto tasbiixtana badiso sidkle salaada badiso quraankana aqriso siiba suuratu baqara allena haugargaaro gabadhaas❤
Ani cured ahay😂😂😂😂😂
Allah ka dulqado wllshen yaaa Rabbi
Ilahy hku xfido hbo sawda
waa imtixaan ee samar Aaniin yaa rabi
SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️ Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto ❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أختي العزيزة حياك الله ومبارك عليك وعلى اهلك ووالديك ومن معك