Sawdaay anigoo is leh way qisadii hore waad iska dhagaysatee hada maxaad weelka kuxali uunbaan ku arkee alle haku xiftiyo waxa tahay qofaan hadayna qisada aduu anad warinayn iimaba dhadhanto diiqad uunbaan ku dareemaa hadaynaaduukashekaynya si kastoy cajì b u tahay❤
صلى الله عليه وسلم ❤ Kiiskan wll wan ka so dahay wlhy saaid ugu farxay ❤ Week ayaan mar la wada degaa qisoyinka sababto ah internet unlimited ah Kuma shubto weekga khamiista iyo jimcaha mooyane wll wxn is dhahaa wad ku mashquulaysa waqtigayga wu ii manage garaysanyahay
Kudawad 5 qof ba mid walpo dhankisa kaleyahy ana uhoreeyo Salamad axpapii Salaam Sowda Qurux ❤❤ mRkAn video cusub wayo Dhib ban unoqda O kuwii hore ban so dawada
Sawdaay waan ku salaamay intaa ka dib sheekooyin kaaga aad noo soo turjumto waan ogahay oo waqti badan baa kaaga baxa hadana maalin walba qiso ama laba soo gelisaa Eebe dedaal kaaga kartidaada iyo aqoonta hakuu barakeeyoo anagana kuwii wax ka faaiida oo waxaas ay faaiideena ku dhaqma Eebe hanaga yeeloo waxaan kuu sheegi inaan kuu ahay macbiil😂❤❤❤
Sawdaay wllo. Tuyaro an wllo nahay ayan kudhibay sawdi maysoodaysay qiso kolba eega ban ku iraaa. Xafadii caaan ayaad kanoqotay qali allah haku sharfo sharafeey rabi Narta kaa xoree wllo allah hakuguh bushareeyo waxkasta oo ad jeceshahay oo ay jano u horayso wll love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Labadi qoys o dhamayo sharafta lahay hal mar bay burbureen qof aan qalbi jebin ma lahan lkn kan gabadh usan dhLin inu dhalay modayy aya u daran, dhibatadas dhan waxa sababay hal qayaano oo laba ka mida sameyen💔
Sawday Waxan rajeyna malin malmaha ka mida ah inu ilhey ino aqbalo kalmada ah ilhey fadligisa jannadisa ha inagu geliyo amiin yarb❤
Amiiin Allah haino aqbalo
Amin sidaan u jeclahay markey saas ku dhamayneyso ❤❤❤ alle dartisa ku jeclahay abaayo
🎉🎉🎉🎉🎉
Yaa😅
Subhaanalah
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤🎉🎉 wllshey sawda qaalib wn ku salaamay
Ku saliya nabiga sallahu callayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sawday hooyadAy caafi waxay igu dhahda nagtan iska daa anaa waan ku jecelahay❤❤ee caafi walashayey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Waayo waan ku jecelahay❤
Ani waxaan ujeclahay marka bilabeeyso ay dahdho nabiga kusaliya csw iyo marka dhameeyneyso aad dahdo fii amani laah maca salaam❤😂
😂😂isku mid ayn nahay waban la idhahda inta
😮
Wcs scw scw scw scw scw scw scw scw
❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى اللھ عليھ وسلم💘💚💙😘
Sawdaay anigoo is leh way qisadii hore waad iska dhagaysatee hada maxaad weelka kuxali uunbaan ku arkee alle haku xiftiyo waxa tahay qofaan hadayna qisada aduu anad warinayn iimaba dhadhanto diiqad uunbaan ku dareemaa hadaynaaduukashekaynya si kastoy cajì b u tahay❤
Balwad ayaaye ii noqodeen sheekooyinkaka❤
Hee xabiibiti
فأكثروا من الصلاة على النبي ﷺ.
اللَّهُــمَّ ᷂صَلِّ ᷂وَسَـــلِّمْ ᷂وَبَارِك ᷂على ᷂نَبِيِّنَـــا ᷂مُحمَّدﷺ
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد ❤
Jah sawday saas nogu so badi daqiqada wanbo ku haysta anu waano fadhida hadan nahay team sawdo😂😂
Sawdaay walal kiisaska nuugu dadal khayr hele❤
Qisoyinka waxa ka macan kiisaska
Sawdaay Ilaahy haku jeclaado qli wllhi Ilaahy dartii kuu jeclahay ♥️♥️♥️😘😘😘😘😘
صلى الله عليه وسلم ❤
Kiiskan wll wan ka so dahay wlhy saaid ugu farxay ❤
Week ayaan mar la wada degaa qisoyinka sababto ah internet unlimited ah Kuma shubto weekga khamiista iyo jimcaha mooyane wll wxn is dhahaa wad ku mashquulaysa waqtigayga wu ii manage garaysanyahay
Ana u horeeya manta ❤ sawday wan sugi laha mahadsanid sawday qiso aad soo dhigtay oo aan dhagaysan ma jirto mahadsanid walshy sowda
Mnsha Allah habo mCn sowda guleyso ❤😊❤😊
Sawadaay manta anaa uhoreey 💋🫶🏻💕
Cidi igama horyso manta sawdy ❤❤
Kudawad 5 qof ba mid walpo dhankisa kaleyahy ana uhoreeyo
Salamad axpapii
Salaam Sowda Qurux ❤❤ mRkAn video cusub wayo Dhib ban unoqda O kuwii hore ban so dawada
Salaalhu caleyhi wasalam❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam ❤️
Labadan maalin sawda madawan waan uxiisay hdaan daawanayaa imtixn diyris baan haaya iisoo duceeya team sawda inuu ii fududeeyo ilaahey imtixnka❤❤❤
Sawday wll qaali qisadada wakhtigayga oo dhan ayaan galiyaa
Waa Hooyo General ah.
🤣🤣🤣😂
Masha allah sowda qiso wanaag❤❤🎉🎉
صلى الله عليه وسلم❤
I'm first
Subxanalah waxas oo dan waxa u sababa nagti iyo ninki sineyste
Adeer shaashada iftiinkeda iska yaree
Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah ❤❤❤
Sowdaay salaan iga gudoon qali❤❤❤❤❤❤
Sowday noo soo badi qisooyinka baarista❤❤❤❤❤
Habooy xalay waxan ku riyooday anoo kugu arkay meel xaflad ah wlhi ood niqaam xidhantahy lkn sifiican Madan iisalaamin hadaan ilahay ikaa tuso sifiican iisalaan Haye dhe🥺♥️😂love you habo mcn👸♥️
sawdo qaalib anigan hay ilaawin 😂😂😂😂
😂😂😂 haye haye insha Allah
@@sawdamqaalib habaday qalpi saafiyeey🫶🏻👸🥲
Sheekada dhageyso Hana Qasin dhacdhacda jooji waraa
Waa riyo qosola 😂😂😂😂
Masha allah dadka dhan wey diyarsanayen ba allh idin barakeyo sida inaat lasocoten in hada laso dhigaayo yqy waan idin salaamey❤❤❤
الهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
Subxaanallaah ilmo yar bay dishay oo teedii ayaa alle uga gooyay
Habo sowda waxaan rabaa inaan qiso kula wadaago xagee kalasoo xiriraa isoo jawaab habo❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤❤
Lala gabadhaan marky so dhìgto qiso hal daqiiyo dad badn daawanayn m sh alha aalha ku daayo mcnto❤ nin ha imoodin gabdh ayan ahay😂
😂😂😂
Sawdaay waan ku salaamay intaa ka dib sheekooyin kaaga aad noo soo turjumto waan ogahay oo waqti badan baa kaaga baxa hadana maalin walba qiso ama laba soo gelisaa Eebe dedaal kaaga kartidaada iyo aqoonta hakuu barakeeyoo anagana kuwii wax ka faaiida oo waxaas ay faaiideena ku dhaqma Eebe hanaga yeeloo waxaan kuu sheegi inaan kuu ahay macbiil😂❤❤❤
Asc dhamantin Drs sawda qisadu Waa qiso xanun badan bisinka Turkidu haday xanaqan ayaga wax walba dil miyey Ku xaliyan waba la yabe ❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ale hakudaayo wlo sawd❤❤
sawday wan ku jeclhy waligeyna kuma arkin wlhi m.a qof qalbi wangsan unba sidas lo jelada allah ku xifdiyo walshey guuleyso❤❤😊
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
Asc Sawda iyo Team kaaga ❤❤❤
Wcs
Sawdadaydii wan ku salaamay qali dumar🙋♀️❤️
Réer hargeysa kliya Miya ku dwada sowdaay 😭😂 hadan nahey reer borama wd n dulmisey dar Alle ku jeclahey walalo walhi Alle rali h ka ahaado🙏🏼❤️
sas hadhihin wll sowda waxas mataqaan anaga dhan wan usimanahay😢❤
Bisinka wll dulmi majiro hargeisa iyo borama waa isku mid 3 sacadood unbay isku jiraan
@@salmadiamond6593 wll kftan iga ahyed ❤️
Sawdaay wllo. Tuyaro an wllo nahay ayan kudhibay sawdi maysoodaysay qiso kolba eega ban ku iraaa. Xafadii caaan ayaad kanoqotay qali allah haku sharfo sharafeey rabi Narta kaa xoree wllo allah hakuguh bushareeyo waxkasta oo ad jeceshahay oo ay jano u horayso wll love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asxaabta sawda ii soo duceeya caawa wan xanuunsanahay berina imtixaan ayaan ledahay inuu ilaahay ii fudaydiyo ina caafiyo
Allaha ku caafiyo imtixankana allaha ku fududeyo abayo
Sallahu calayhi wasalam ❤
Habar baas inan baaas ayay odhan jireen, alle gafkeena iyo geerideena ma kulmiyo sawoda bilane❤
Labadi qoys o dhamayo sharafta lahay hal mar bay burbureen qof aan qalbi jebin ma lahan lkn kan gabadh usan dhLin inu dhalay modayy aya u daran, dhibatadas dhan waxa sababay hal qayaano oo laba ka mida sameyen💔
Sawad maada mahadsentahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😮😅😅😅😅😅😅
صلي الله عليه وسلم
صلى اللھ عليھ وسلم💚💙💗
Duhur wanaagsan xbbti ❤
Scw scw scw sowdo ilahey haku xifdiyo abyo ❤❤😊😊
SCW SCW SCW ❤❤❤ Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Drs Sawda Billan Mahmud Qaalib ❤️❤️
Alahu akbar alahu akbar alahu akbar
Subxa allha cadiim dambi wayn dhex galeen
Wsw abayo Sowdo mshlh wlhi liketa maba kaa hilmaamo
Mahadsanid sawday ❤ kiisaska no soo badi I.a qlpi😘🥰
Wcs scw habo sawda sharafey qiso yinkii jacaylka ahaa habo imika mad way day bal noso gali hadad hayso hbo mcn wa codsi ❤
sxb majcaylbaa kuso weraray 😂😂😂
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤ 0:34
Masha Allaah sis sanad cusub❤❤❤
Baqoradeyda. Dar allh kujeclahay wallhi❤❤
Wcs salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
Wcs scw abyo sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo i.a amiiin❤❤❤
Sastu uso dhacay wanba ku dhuftay tnks shaqanba rabah ina ku qabsadoh❤
Scw scw wcs sawday bilan❤❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Walashay qali waan kujelahay mashalaah mashalaah ❤❤❤
AlHm BaL sawdaaYy Xisaabi Faaidada Kugu Qabno
1 QisooYin aan Cibro io CasHar ka Qaadano
2 saLigavNabiga Aa MarwalBa Na xasuusiso
3 MarkasTa oo aa anaga io Adiguba Noo DucaYso
ILaaHay Ducada Ha noo AqbaLo dHamanTeen❤❤
Wcs صلي الله عليه وسلم ❤❤
Salalahu caleyhi wasalam
Sowda qurux Allah hano kadhafo🫶😩
عليه افضل الصلاة والسلام 😊
آللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤
صلى الله عليه
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
Qiso cajiiib ah
Oo is kugu jirto murugo ,naxdin,
Io qosol😂😢❤
Sawda qurux ilhay abaalkaga Jano haka dhigo ❤
Alaa sowday la'aanta xata cuntada ima dhadhanto❤
Wcs huno qali shukran waxan kaa faaidnaa wax badan khayr allaha ku siiyo aduun iyo aakhiraba ❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah caafimaad iyo cimri dheer Haku siiyo
galab wangasn sawda ❤❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
Anaa soo horeyay 😭💋😂
Salaahu Caleyhi Waslma Salaahu Caleyhi waslma ❤
Qisooyin ka danbi baadhista yaa ila jecel 🫶🏼🤍
Aniga🫶🏼
Kusaliya Nabiya scw
Sowdoy wlhi gurigena adilee laga dhagestaa ano hada jikada kasoo baxe waxan arke tii ilaa dhalate iyo ani halkaan vedio wada dawaneeno shan ruux anagoo ah anaa ka hor dhageste isku dagalna😅❤😊
Sawda waxaan rajaynayaa inan malin malmaha kamid ah inan wada kulmidoono❤😊
Alle haka abaal mariyo sayday sida wanagsan ee malin kasto nogu soo gudbiso qisooyinka quruxda badan sawday
Asc ilaahay haku xafida qaali
Sowda allaha kuxifdiyo mcnyy❤❤
Mashallah tabarakalah walaalo xigmada u alle ku siyay
Magacaa ntu adagaa
😅🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😅
Mashalaah ❤ wan dhamystay.qisada
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤