Ma garanayo qofka akhrin dona farintan Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙 Adigo mahdsn isoo booqo wll
Ustaad Allah ha ku sharfo Waxaan kaa codsan lahaa bodkasti yaasha inaad no soobadiso iyo maalmahaan dambe dhalanyarada soomali waxay isku arkaan iyagoo muslim nimo sheeganaya inay gaalada ka sareeyaan oo na ku dayanayaan
Wll omar waa mahadsanthy podcast yada nuucaan ah inoo soo badi runtii markii aan lugaynaayo ayaan dhagaystaa sigaara markii aan hawl ku jiro mana dareemo dhibta hawsha aan qabanaayo sida aan uxiisaynaayo awgeed
Ustaad Somalia 🇸🇴waa dad ubadan sabool lkn hadana is dilkooda wax lagu qiyaaso ma lahan sabab ?? Xaqiiqdu waa bulshadu inta ey rabigeeda ku xirantahay ayaa khasaaraheedu yaraanaa Jwb kale umahaayo ani🤝🤝
Erayga "Fandhaal" micnihiisu waa qaado ama qaadada wax lagu cuno, haddii aan u noqonno dhaqankeena baadiyaha fandhaal ku waa qaado laga soo qoray geedaha oo reer miyigu u isticmaalaan cuntada in lagu soo gurto sida soorta
Nin codkiisa xiiq Ku jirta need tuur wxaa marka hadlayo xanaaqsan dhib lo gaystay # hadal tartiib u hadall biyo qabow cab# qof xanaaqsan ma dheegaysan karno # ogaansho maqal ma jiraa
Fandhaal podcast, qirasho muuqaal qurux badan iyo qirasho mawduuc qurux badan , sidoo kale podcast muhiim ah iyo bacground music oo isaganeh ah mid qurux badan m.a ustaad keep going up🥰😍
Cumar guwaawada mudadda alle hakaa ajar siiyo aamiin 🤲 i.n thx walaalo
الناس مش بالحسب ولا النسب ولا بالمال ولابالذھب،
الناس بالتربيه ولأخلاق ولأذب
📚✒📚✒📚📚📚✒
اي والله ❤💯💯
shukran
Subxanalaah Allahayow iimaan na gu deeq 🤲🤲
Omar inshaar Ilaahey kheyer haku siiyo walaal barnaamijkaaga igama fakado hadeey ahaato ogaansho iyo fandhaalba wadada ayan badanaa saaranahay Marka waan jeclahay inaan dhageysto podcastigaaga
M.a ustaadi Omar inshaar iyo Hamdi Husein waa labada qof oo aan podcast dhageyto illahey hadin barakeyo 🤲🤲
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️
Congratulations ustad omar inshar
Markasta oo aan waxa qoraayo waxa aan dhagaystaa podcast aadan u muhiimka ah ..
So badi isha Allah podcastyad
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Wll Omar Jazakallahu kheyr Waa Muuqal Waqici Ah🖒
Waan soo dhawaynayaa fandhaal podcast. Omar inshar🤗💙
Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
Adigo mahdsn isoo booqo wll
Cumar ❤👑
Ustaad
Allah ha ku sharfo
Waxaan kaa codsan lahaa bodkasti yaasha inaad no soobadiso iyo maalmahaan dambe dhalanyarada soomali waxay isku arkaan iyagoo muslim nimo sheeganaya inay gaalada ka sareeyaan oo na ku dayanayaan
Wall cumar m.a qodob muhiim ah waad Ka hadashy ilaah haku barakeeyo fandhaal podcast tiga xigo i.a mid 1 hours soconaayo kasoo dhigy Allah haku barakeyo ❤️
M.a Allaah ha ku barakeeyo
Ustaad. Veido yasha. Ila. Sheykeyso. No sobadi. Codsi. Waye❤❤
الله يزك علمك وفهمك 💚💚💚
Fadhaal podcast wax badan ayaan ka faaid nay ee noo soo badi
Waa parnamijyo ad muhim u ah wax badan an ka faideystaa jazakallahu kheyr
سبحان الله وبحمده ، سبحان العظيم . ✔ 🕊🤍
Jazaklh wll
Best brother
ASC Ustaad OMAR inshaar✋
Mashallah wllkeen ogaansho no soo badi podcasyadan okale wey faaiido badanyihiin
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي عمر انشار ❣❣👍 وكان] ((❣دوام الحال من المحال ))
Bina aadamka gaalka iyo daciif iimaanka allaw hanaga yeelin allaw iimaan nasii iyo qanaacad qanaacad wax ugu wayn weeye alx nimcada rabi allaw aannu kaa kufrin
Waa run Hadaan bini adam nahay waan dag dag badanhy wlahi.
thnks omar✍️
Subxanlah allah mahadleh
Mansha allah omar inshaar
Allah haku sharfo wll omar inshar
Alxamdulillah calaa nicmatillah
Wll omar waa mahadsanthy podcast yada nuucaan ah inoo soo badi runtii markii aan lugaynaayo ayaan dhagaystaa sigaara markii aan hawl ku jiro mana dareemo dhibta hawsha aan qabanaayo sida aan uxiisaynaayo awgeed
Wlh saxwaye qofka hadu xibin jirka kamida belo waxa uu leyahay masajidka safka hore haleygey
MashaAllah podcast ficaan ooo wax kafaideynooo mahadsaniit oganshoo noh ........
Shukran wll omar inshat love you 😊❤😊
🌹💐🪷🌺🏵️😊❤🥰🇸🇴💕🥹🇸🇴 شكرا ن أخي ❤
Subxanalalah
Keep going bro
Wax badan bad iga badashy
Aad i aad
Salama ustaad
M.a ❤️
Waan ku salamay omar inshar
Cumar...wll ka jar codka ka dambeyo codkaado
Masha Allah podcastiga si wacan bad uso diyarsy balse wuxu ka ficnan laha isago ah بدون مؤثرات .
# Talo.
Waaan hablayaynaa Cumar barnamijkaga cusub ee Fandhaal podcast mawduuc kale oo aan jeclan lahaa inad mar ka hadhasho madama minbar haystatid waa 𝐌𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 & 𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦 𝐥𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐢𝐧 𝟏𝟎𝐤𝐢𝐢 𝐪𝐨𝐟 𝐞𝐞𝐞 𝐦𝐞𝐡𝐞𝐫𝐚𝐝 𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐲𝐚𝐛𝐚 𝐦𝐮𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐱 𝐲𝐚𝐥𝐚𝐚 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚𝐚 𝐥𝐨 𝐲𝐢𝐝𝐡𝐢 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐢𝐝𝐚𝐚 𝐥𝐨 𝐨𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐲𝐚𝐲 isaga oo garnayn qofku hdad asasiyadka islamka wx ka waydisaba mhdsnid
❤️❤️❤️❤️
Omar inshar 🥰
CUMAR WALAL
Mahadsanid
sax thanks
Cumarow pin 📌 ka igu qabo shaqo fican bad wadaye.
Dhalinyaro idinkuna iso boqdo nagu so biira muqaalo qiima leh oo maalin la ah na nooga barta 🙏
❤
Ustaad Somalia 🇸🇴waa dad ubadan sabool lkn hadana is dilkooda wax lagu qiyaaso ma lahan sabab ??
Xaqiiqdu waa bulshadu inta ey rabigeeda ku xirantahay ayaa khasaaraheedu yaraanaa
Jwb kale umahaayo ani🤝🤝
Walaal Cumar Adiga oo Mahadsan Mowduucyada Waan La Dhacnay Balse Sida Qaar Badal Hadii aad Awoodo in Cabaar Aad Neef Ama Aamusnaan Udhaxeysiiso Waa Lagu Caajisaa Arinkaas Sida Lagu Yaqaanay Ogaansho Ka Dhig Midkaan
The lagend ogaansho
Cumarow, aad waxan udhibsanay Eraygan Illah yar eed marwalba adeegsato brother, eraygan maxad usoo celcelisaa inta badan waa cadifada ayaa ku qadata marwalna wad adeegsataaa, wall Bili adamka meel uu isgayn hageeyn,
Ma Ogtahay inta aan aqaano ee hada u adeegsata eraygaa saxiibadood iyagoo adi oo Cumar ah kaasoo maan Guuriyayay, waxaqiiq waxan ku shegayo,
Fadlan Omar fariintan waxan rajaynayaaa in ad arkidoonto,
One comment
WALAL MAHADSANID CLIPYADA AAD NOOSOOGALISO LAKIIN KADAA MUSIC KADA.MAHADSANID
Wll adoo magadsan kasoo hadal bini adamka hortii wixii jiray waanad mahadsantahay
Codka gadaal saaran magaceed qofkii yaqaan hanoo sheego
Omar Google podcast soo gali wll si aan u dhgaysano sida xiliga shaqada ama driving ka
Wll omar waxaa mar walba noo saartaa musicdaan mahadsanid👍👍👍👍
😂😂😂 musican videogu kugu socodsiina miya
MUQAALO XIISO LEH
Ninka aad soo qaadi rabtay ee aad kawareejisay Raila Odinga miyaa Ustaad
Abuu fala mageeriyodi
podcast caadiya samee sxb la dhegaysan karo google podcast so.geli fadkan
mahad sanid sxb
Khuliqal insaana daciifun
Wcs
Fandhaal inoo micnee waxad ula jeedo afsomaligu wuu kala duwanyahay
Fandhal macnaha somliga ah waa mil qacad yar oo aad u isticmalan reer miyigu lkn mclnku macnaha sagu usoo qatay gran mayo
Erayga "Fandhaal" micnihiisu waa qaado ama qaadada wax lagu cuno, haddii aan u noqonno dhaqankeena baadiyaha fandhaal ku waa qaado laga soo qoray geedaha oo reer miyigu u isticmaalaan cuntada in lagu soo gurto sida soorta
@@TacabiyoTacliin sax thanks
Nio ciwano bada neda🤔
Maanta ogansho ayan sugeynay i.a jimcada dambe lagayaabee alha kufududeyo
Barnamijka jimcaha
𝙂𝙪𝙪𝙡𝙖𝙮𝙨𝙤👌
Hadalo dahab ah xalada ku haboon
Nin codkiisa xiiq Ku jirta need tuur wxaa marka hadlayo xanaaqsan dhib lo gaystay # hadal tartiib u hadall biyo qabow cab# qof xanaaqsan ma dheegaysan karno # ogaansho maqal ma jiraa
Cumar xaqiiqoyinka aad halkaan ku soo gudbiso wax bay ka badeen noloshayda in kabadan kanaalka wayn
Mahadi hakaa gaadho
12:54 daqiqadas cumarow hadaad tusaale usoo qaadan lahayd siyaad bare oo kle viewers-ka qaarkood waxey ku dhihi lahayen qabiileste baad tahay. Taasina waxay kamid tahay runti jahliga somalida heesto !!!
Cumarow war nio shekadaas anaaba goobjoog ahaa ninbaa malinwaiba ayuu walalkisa waxa uu siinjiray 200 boqol oo shilinka Somaliga ah mali Malin ayuu yiri Mahayo markas ayuu qoraysoqatay wuuna dilaya isagooleh walalow maxa igudileysaa asiganeleh sibaad lacgta igudidikarta musanudhiban oo lacgta wukucawinjiray
Waxaan kugu la talinayaa inaad iska dayso kalmada ilaahyo ama ilaah ayuu isku malaynayaa loo malaynayaa iwm oo wax kala ku cabiri kartaa halkaas
Wcs