Muda ayan amusnaa xitaa waxan segay mar xaladii guurka cabsi iyo wal wal fara badan waxanba isleyahay akhira naar ayat galee ma gursaneysid ilma ma dhaleysid😢😢😢😢😢😢
waxa mooda inaad iga hadlaysid aniga cabsida iyo danbiga ay naftaydu dareemayso social media oo dhan whatsapp iyo youtube ban kaso reebay arinta ugu xun an ka seexan wayo sidi an danbiga sameyayna waa gabdhaha so badanaya e bila xishodka dadkaygii oo qabyalad iyo arimo folxun ku mashqulsan
Fiicnaan lahaydaa inaa mar hore Chanel kaada barto si aan waxaa maanta kaa dhageestay ugu dhaqmi lahaa xiliyadii hore ee an u baahnaaa, sida in xariir la sameeyo taas oo aan maanta qalad u arko Lkn sanado hore sax ila ahayd, waxaa maanta dareemayaa shalaaay oo ah in Alle aan danbi ka galay, anigoo ah gabar muslim ah in aan nin ajnabi iga ah Inaa xirir la sameeyo taas oo ah maalayacni, wali alxmdulillaaaaaah jaanis ayaaa haystaa waana isbadali karaa, wali ma guursan, intaa xirir sameen lahaaa waxaa ka doortay inaa gursado ninki an isdhaho wuu ku qalmaa sido kale waalidkana aan usoo gudbiyo. Hadaa rabto mustaqbal wanagsan xirirka dheer e malayacniga ah ee wanagsanen hala iska dhaafo.
Taas aniga i dhibty marka aan imtixan ku jiro xitaa inta aan cunto cunayo waxa aan is dhahaa xabad xifdiyi lahyd marka imtixanka laga baxo waxa aan daremaa sidii buur layga tuury si modaa
Qofkii sababta u ahaa nafteyda inaan isbadal ku sameeyo omar indhaar abal ban kaga hayn dona wll alla ku xafido❤
Best podcast ❤ mahadsanid ustaad cumar inshaar waa podcast tigu uu ku neefsado masha Allah
Waan ku seexda casharadada intan ku xidhnaa Chanels kaga waxaan noqday Qof kale.
Alle haku barakeeyo Ustaad qali ah.
thanks Omar Inshar waa waxa loo baahan yahay inaad mowduucyo badan oo bulshada anfacaayo soo diyaariso
Thanks, walaal. May Allah reward you for this. Amin
Omar inshaar sitoos shakhsiyadeyda ugu hadasshey yaa Allah alle hakubarakeyo walalkena faysalna igusalaam
Best RUclipsr in the somaali ❤
Masha Allaah ustaad omar inshaar
mashlh ustad shukrn mowduuc wanagsn ayad taabtey waad kumahadsntahy
Wcs ustaad poadcast yadan aad ban u jeclhy wlhi dhacdoyin naquseya ban ku arka si joogto ah 4 sano ban ku xiranahay ustaad omer❤
جزاك الله خيرا
Qeyr allaha ku siiyo walaakey cumar inshaar
ma,sha,alaal,ustaat
بارك الله لك وجزاك الله خيرا ❤
Mawduuc muhiima iyo dhibaato aaan isku arkay Alle ha ku barakeeyo
Ustedo ayaantaan waananacday podcast waad naguyaresaa ana podcatskaga midaa aheen iguma socdo bal nuso dadaal qeer Allaha kusiyee
سبحان الله ❤️والحمدلله❤️ولااله الاالله ❤️والله اكبر❤️ولاحول ولاقوة الابالله❤️
يا استا دي شكر لك ونور قلبك وفتح الله لسا نك
Ma. Shukran akhiii❤❤❤
الشعور بوحدة والعزلة تحدث هذا موضوع
Mahadsanid ustad
Wcs ustaad Cumar ❤❤❤❤
Alle ha ku sharfo wll
M,a wll no so badi allah haka abalmariye
Xiligan waxaan uso jeday sian podcastigaga udhagaysto mahadsanid wllka
Ku mahadsanid maduucan muhiimka ah
Ilaahay hakaa abaal mariyo ustaad waxaad tahay nin fcn
Muda ayan amusnaa xitaa waxan segay mar xaladii guurka cabsi iyo wal wal fara badan waxanba isleyahay akhira naar ayat galee ma gursaneysid ilma ma dhaleysid😢😢😢😢😢😢
20/1/2023😢😢
aniga oo dhawr casharo ii yaalan imtixaan igu soo socdo awoodna ulahyan inaan akhriyo oo xanuusanaya warwaraya oo leh maxaa xala ayaan arkey vediogan mahadsanid wllo♥♥♥❤❤❤❤❤
Aadbad u mahadsantahay
Walal Nololo Badan Waad Badaleesaaa
Mahdznid ustaad
Alla yacizak
Alaha kusharfo wll
Ustaadow ciyaalka Facebook warkooda dhag jalaq ha u siin
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
Aadbaad umahadsantahy omerow waxabad moda inaad xalkayga kawarhaysay bilow ila dhamaad. Muqalkani waxa ihaysta. Ayuu kawarma mahadsanid🙏
Mahad sanid sxb podcast cajib ah
Ajar badan allaha kaa siiyo Wllkey
Wlhi nafis ayaan ku dareemay moducaan ,sidii wxn noqday computare laga badaley program mid kale lagu shubay😇🤲الحمد لله
waxa mooda inaad iga hadlaysid aniga cabsida iyo danbiga ay naftaydu dareemayso social media oo dhan whatsapp iyo youtube ban kaso reebay arinta ugu xun an ka seexan wayo sidi an danbiga sameyayna waa gabdhaha so badanaya e bila xishodka dadkaygii oo qabyalad iyo arimo folxun ku mashqulsan
Wax aad waxba aadan ka qaban karin haka murgin wll
kula midbaan ahay maalintii aan dhagaystay qabiilo is caayaya ayaa dhibku igu bilowdey walhy
Waa dareemaya marwalba dnbi lkn waxaa is dhahaa waa depressionka hooyady markasta qalbi caruur ba thy wax Macna lahyn baa Ka murugataa
Dpcn wanugu dhanta hadnu wax ka faidney jasakallh
Zxb waxn ka yaaby hawlkar nimodada , video Editing & Fikir , Cilmi Dherada 🛑⛮️
Mesha allah dheh walal ustaadka
Allah ku barekeye
Anugu 2 sano baan dabi daremay lakiin alxamduliah suratu baqra iyo tasbixiban ku bogsaday
Danbi nuucee abyo 😭 aniga saas ah maalin walbo dambi dareemaa
Suurta gal matahay inaa ka shalaydo dambi aadan gelin?😊
Aad aya uu mahdsantahy wlloy waxthy qof waalkii la jecel waxa uu naftiìsa la jecel
Noso badi podcastyada macalin
Cumar noo samee muqal ku sabsan janada sidii aad naarta uga samaysy
❤❤
Fiicnaan lahaydaa inaa mar hore Chanel kaada barto si aan waxaa maanta kaa dhageestay ugu dhaqmi lahaa xiliyadii hore ee an u baahnaaa, sida in xariir la sameeyo taas oo aan maanta qalad u arko Lkn sanado hore sax ila ahayd, waxaa maanta dareemayaa shalaaay oo ah in Alle aan danbi ka galay, anigoo ah gabar muslim ah in aan nin ajnabi iga ah Inaa xirir la sameeyo taas oo ah maalayacni, wali alxmdulillaaaaaah jaanis ayaaa haystaa waana isbadali karaa, wali ma guursan, intaa xirir sameen lahaaa waxaa ka doortay inaa gursado ninki an isdhaho wuu ku qalmaa sido kale waalidkana aan usoo gudbiyo.
Hadaa rabto mustaqbal wanagsan xirirka dheer e malayacniga ah ee wanagsanen hala iska dhaafo.
14:19 😅
War ma anaa walan mise waalidaa isoo socota hawshan aan 😂 dhgeyssnyo ninkan hdalkaga u fiirso
dadka comentiyadoo dhan way calaacalayaan dhibtu waxa weeye mobilka kaas qofkii iska yareeya wuu badbaadayaa
Asc
Waxaad mooda in uu aniga iga hadlaayo
KaalaY Adi Qalbigeena miyaad ku jirtaaaaa
Arinka Cajiibka ah ee Casrigan aynu nool nahay waa inuu wacyigaagu bisil yahay, in aad ku baraarugsan tahay waxa ka dhacaya hareerahaaga iyo daafaha dunidaba.
I got you I'm first
Taas aniga i dhibty marka aan imtixan ku jiro xitaa inta aan cunto cunayo waxa aan is dhahaa xabad xifdiyi lahyd marka imtixanka laga baxo waxa aan daremaa sidii buur layga tuury si modaa
Kaba soo qaad marka ay mamada kuu yerto adigo mowduuc muhim ah dawanayo kadibna aad is yar adkayso waxa dareemi danbi
Wcs ustaad poadcast yadan aad ban u jeclhy wlhi dhacdoyin naquseya ban ku arka si joogto ah 4 sano ban ku xiranahay ustaad omer❤
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته