Wallhi waa sax ,Nairobi ban ku suganhy,hda ,lkn sandkan gudihisa ,baa halmar wax is badalen ,ilmaheyga maleh ninki tagay carurtiina ,Iga watay ,mrka xafadi iyo suuqi Marayo,wax cusub be ila noqday magaladi dhan wa nacay madama kalikey ku so haray😢😢
Omar inshaar maxaa tahey Fikraa wax Baara Mise nin gaalada neceb Mise qof dareemihiisa cabira Kuma weerarayo lkn hadaladada saameyn leeyihiin isku fikir nahey mararka qaar anaaba in isla hadlayo uqaataa marka hadleyso pls Hada team leedahey igu dar
Haa meshaa ku dhashay baan waqti yar ka maqna marka ku laabtay baa la iyiri damiinkeen ma galaysid gurigayagi oo walibo walidkey ku noolyihiin baa ii muuqdo ciil wlhi
Wlh waa sax sabab too ah 8 sano aan dalka kama naqahay,Familka dhan dalka ee ku nool Yihin Somalia ,Saas ee tahay 7 sano ka mid ah waxa aan Daganahay hal magaalo ileen mesha aan fahmay wax ku bartay hadana ka shaqeeystaa gaal iyo muslim kuli waan fahanay , ano 16 jir aan so galay xitaa magaladan asxaab fiican aan ku lee yahy xitaa.inkasto oo aan dalka aan xiisay .
Guricel aa usocda 😂 24sano baa guriga ku dhashey kunoolahey wana jecelahey mar marne ina noco lagayaba lknse qofkasto meshu kudhadhey wax uu ka jecelyhy maleh
ustaad hadalkada waa xaqiiqo dhamadkii 2015 ayan wadanka germany iska dhiibay anigo matkas da,yar isku dhiibay ayaa waxa la e geeyay magaalo Stuttgart la dhaho o kamaid ah goblka baden-wurttenberg mudo ila 2021 ban dagana wan la qabsaday kadib xita anigo bila sharci ah waligay ma dareemin bila sharci inan ahay madamo dadkii aan dhex galay xita dhalinyaradii somalida ahayd ee magalka ila daganed inan sharci haysto bay badankood u modi jiree 6 sano kadib ayan waxan ogaansaday inan wadanka isaga tago o aan sharci u raadsado italy dhmadkii 2021 ayan baxay italy ayan tagay habenkii igu horeesag ee aan sexday meel ka baxsan magaladii aan wakhtiga dheer dagana walhi wan gamiwayay hurdo la,aan aya igu dhacaday iyo inan bilaabay in magaldii aan u xiisay xita sualo maskixiyan ayan is wadiyay waxana kamid ahayd sida bad ola qabsan donta wadankan ayaamo dhan ayan magaladaas aad oga fikirayay inan isaga tago oo aan ku laabo stuttgart markas waxan is waydiyay war magaldii aad ku dhalatay ee aad wax kuso baratayba wad ilowdaye magalda baas maxa niyadada kuso celcelinayo alxm mudo 2 sano kadib ah ayan dib ogu laabtay anigo sharcigii soo qaatay magaladii stuttgart ahayd waxay ila noqotay meel cusub io barasho iga rabto ila markana magaldii aan 2 sano ku noolaa ayaba ila noqotay magalo aan mudo dheer dagana marka waxam is o dhan karaa waxa i saameyay biiada ku nolaa magaladaas iyo jawigeeda
Aan ku saxo Cumaroow hadii gabolka aad udhashay aan ka guuro oo Gobol kale aan ku tarmo ma dhici karto in cariirtaydu ay dadkaa aan la deganahay ku abtirsato waayo sinji iyo app bay leeyihiin
Cm,waxan arkey dad dha haya omar wa alshabab, Ooo kalaya xagee ku aragten nin alshabab jacel inuu dhiso quluuub dhalinyaro ah biritoyo asaga lid kuna qon doona,, War caqliga celiya wxa meshan ku xeran dhalinyaro ama hagu badnaate ,benta kadaaya ,bentuna wxey kamid tahey waxyabaha naarta lagu muteysto
Macalin omar kpp sh cali suufi saldhiga hodan shaleemo cuuryaamiinta tatanic agtiisa ayaan kaasoo salaamaya ustaad sharaf iyo karaamo
Wallhi waa sax ,Nairobi ban ku suganhy,hda ,lkn sandkan gudihisa ,baa halmar wax is badalen ,ilmaheyga maleh ninki tagay carurtiina ,Iga watay ,mrka xafadi iyo suuqi Marayo,wax cusub be ila noqday magaladi dhan wa nacay madama kalikey ku so haray😢😢
gabdhaha carmalka ah nabiga SCW ayaa u duceeyey, ilaahey talo saaro xaaladan aad ku sugan tahayna waad ka bixi doontaa insha'allah guuleyso walaashey.
@@Bullale6 shukran wall
RUclips_ka luuq hduu lahan laha😂😂😂 asxaab bdn oo wanagsan baran laha oo 🫵kamid tahy
Dhibmlhn meshan luuq no ah😂
❤haa wlh
Hdaba walais baran kara😂😂
@@ayubmohamedhassan 😂😂
@@abdiladifabdikadirhanad8430 hye Asc sethy😂😂😂
Wll cumar inshaar xaqiiq ayaad Ka hadashey wadanka iyo qurbaha keeba wanagsan
Wallhi cumar inshar wan jeclahay runta iyo barnaamijyadiisa wa jeclahay
جزاك الله خير يا استاذ ❤😊
Wanku taageeera Omar. Hori u soco. Asxabta anigana ha la isoo boqdo
13 qurbaha an jogay hadana jcylkaygi wadankaygi iyo magaladaydi iga bixin 😢😢😢😢 hargesa 😢😢😢
M.a walal Omar fasaxada Alaha kusiyadiyo ❤
Soo badi muuqaalada podcast tiga
6 sano ayaan kunoolaa meesha afrika ogu liidato oguna noolasha adag lkn markii aan dhulkeyga hooyo kusoolaabtay waxaan arkay anigoo uxiisaayo kunoolaashaha dhulkii qaraaraa
U laabo sxb
Omar inshar my role model ❤❤
True man 👨
How can you call someone my role model y
Anigu inta ugu badan waqtigeyga waxaan ku soo qaatey boosaaso dhab ahaanti meel kale iima dhahdhanto yaman, koonfurta soomaaliya ilaa waqooyi waan tagey hadana ingiriiska ayaan joogaa wax aan cidla aheen kalama kulmin
Muqal cajaib ah waye xaqiq ah👍🏾
Ustaad cumar inshaar
Alle haku xafido
Walaalka mahadsanid *Omar inshaar* ♥️🙏
mi teacher omar inshaar❤️🥀Ramadan coming soon 🌙❤️79
Thanks omar inshaar
Omarrow Runtii dadka garashada U saaxibka ah Waa yar yihiin Zamankaan Hadda Joogno Alle Xaqa Ha inaa tuuso 😢😢
Omar inshaar maxaa tahey
Fikraa wax Baara
Mise nin gaalada neceb
Mise qof dareemihiisa cabira
Kuma weerarayo lkn hadaladada saameyn leeyihiin isku fikir nahey mararka qaar anaaba in isla hadlayo uqaataa marka hadleyso pls
Hada team leedahey igu dar
Mahadsanid sxb😊
22:31😂 kkkkkk astaqfurullah waa sax dhulka ilaaheey ayaa leh meel walba aad ka dagtid waa wadankaaga
إِنَّ الْأَرْضَ لِلَّهِ يُورِثُهَا مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ ۖ وَالْعَاقِبَةُ لِلْمُتَّقِينَ
Thank you so much omar 🙏🌹
Cumarow waxaan ogaada In hadii aad wax akhrisatida xataa haduuna waxasi faa'iido lahayn in aad dareemaysid daganaan iyo in uu cilmi kuu kordhay
Haa meshaa ku dhashay baan waqti yar ka maqna marka ku laabtay baa la iyiri damiinkeen ma galaysid gurigayagi oo walibo walidkey ku noolyihiin baa ii muuqdo ciil wlhi
Asc wll podcastiyadada dhagysi apka podcast logama helayo ee maso galisid miya
10 sano Germany kunolahy lkn wadankii inaa booqdo rabaa mooyi inaa icajabin doonto iyo inkle
@Omar inshar Hdi suurtagal mowduuc kaso samee da'dda udhaxeeysa 20-30 sanno hdi ay noqoto wx sheeg adigo kudhisaya qibrdihi ad kaso marty
اول ردة الفعل على هذا الفيديوا😂
Cumar inshaar ❤❤❤❤❤
لماذا لم تنزل فيديو بالعربي ما أفهم شيء، أرجو أن تكون فيديوهاتك القادمة بالعربي أو في caption بالعربي. ❤
Omar inshar
Mahadsanid masuul barnamijksn Spotify malagahela?
Yaaaa❤❤❤❤❤
M.a❤❤❤
I.m soo too
HG waa saafi❤
Walaikum assalam
Aniga xamar ayaan kudhashay kuna koray calafkeyga afgooye ayuu i geeye hadana waxaan dareema ina qurbo ku noolahay cml waan isla yaabanayaan
Ustaat cumar xageen Kala soo hadlaa
Zaid omer ❤
Ninkan waa alshabab waxau barty cilmi duqush
Omar inshar real brother ❤
Jimco hilwa(Wanaagsan) Cumar inshar mudane.
Kuma dareemo lkn Marka tago waa dareemi doona 🥹
اللة يحفضكم ياأستاد
Aniga oo Somalia joogo ayaan ku dareemaya qurbe gudaha wadanka😢
13 Sano aa Hal xaafad joogaa
❤️❤️❤️
Malinkasta ka dhig wll
2013 baa hargaisa igu danbaysay anigaba
Omar Inshar best ustaad in the world may Allah bless you❤
✨⭐
16 Sano kadib wadanki kulabte 4 bil ilanoqotay dhowr sano
Wlh waa sax sabab too ah 8 sano aan dalka kama naqahay,Familka dhan dalka ee ku nool Yihin Somalia ,Saas ee tahay 7 sano ka mid ah waxa aan Daganahay hal magaalo ileen mesha aan fahmay wax ku bartay hadana ka shaqeeystaa gaal iyo muslim kuli waan fahanay , ano 16 jir aan so galay xitaa magaladan asxaab fiican aan ku lee yahy xitaa.inkasto oo aan dalka aan xiisay .
Today
First one
Maya maba Gaadhin nioH
Guricel aa usocda 😂 24sano baa guriga ku dhashey kunoolahey wana jecelahey mar marne ina noco lagayaba lknse qofkasto meshu kudhadhey wax uu ka jecelyhy maleh
Kkkkkk😂 astaqfurullah halis ayaad ku sugantahay 24 sano hal meel war soo safar soo carar
ustaad hadalkada waa xaqiiqo
dhamadkii 2015 ayan wadanka germany iska dhiibay anigo matkas da,yar isku dhiibay ayaa waxa la e geeyay magaalo Stuttgart la dhaho o kamaid ah goblka baden-wurttenberg mudo ila 2021 ban dagana wan la qabsaday kadib xita anigo bila sharci ah waligay ma dareemin bila sharci inan ahay madamo dadkii aan dhex galay xita dhalinyaradii somalida ahayd ee magalka ila daganed inan sharci haysto bay badankood u modi jiree 6 sano kadib ayan waxan ogaansaday inan wadanka isaga tago o aan sharci u raadsado italy dhmadkii 2021 ayan baxay italy ayan tagay habenkii igu horeesag ee aan sexday meel ka baxsan magaladii aan wakhtiga dheer dagana walhi wan gamiwayay hurdo la,aan aya igu dhacaday iyo inan bilaabay in magaldii aan u xiisay xita sualo maskixiyan ayan is wadiyay waxana kamid ahayd sida bad ola qabsan donta wadankan ayaamo dhan ayan magaladaas aad oga fikirayay inan isaga tago oo aan ku laabo stuttgart markas waxan is waydiyay war magaldii aad ku dhalatay ee aad wax kuso baratayba wad ilowdaye magalda baas maxa niyadada kuso celcelinayo alxm mudo 2 sano kadib ah ayan dib ogu laabtay anigo sharcigii soo qaatay magaladii stuttgart ahayd waxay ila noqotay meel cusub io barasho iga rabto ila markana magaldii aan 2 sano ku noolaa ayaba ila noqotay magalo aan mudo dheer dagana marka waxam is o dhan karaa waxa i saameyay biiada ku nolaa magaladaas iyo jawigeeda
Aan ku saxo Cumaroow hadii gabolka aad udhashay aan ka guuro oo Gobol kale aan ku tarmo ma dhici karto in cariirtaydu ay dadkaa aan la deganahay ku abtirsato waayo sinji iyo app bay leeyihiin
Mahad sanid
Mahad sanid sxb
Ogaansho waan fahmy inaad tahy xasiida Somaliland kaxuun oo alshabab ah adiiga iyo ka qadr kula joga reer Somaliland way ku hayan sirtada
Maamul ka itoobiya hoostaga ee isaaqland cuqdada daaya
Ogaansho waa alshabab
Xanuunbaa kuhayee masaajida tag sxp
Cm,waxan arkey dad dha haya omar wa alshabab,
Ooo kalaya xagee ku aragten nin alshabab jacel inuu dhiso quluuub dhalinyaro ah biritoyo asaga lid kuna qon doona,,
War caqliga celiya wxa meshan ku xeran dhalinyaro ama hagu badnaate ,benta kadaaya ,bentuna wxey kamid tahey waxyabaha naarta lagu muteysto
Zaid omer ❤
First one