Thanks teacher waxa kaso hadasha samenta qofka ku yalanayo marku dawado dad nolasha kaso xumatay uu dhiban uu oynayo rafad imtixan ku jiro qiso ahaan marka udawato samen maku yelanee cafimad kaga mis experience ay ku tahay in waxas kle jiran in ogato kaso hdal please teacher 🙏🥰
Anigo ciyaal ah ban waxa rabay ina ilmo yar nacnac kaqato oo an is le ekayn kadib waxan kuiri gabadha heblayo ah gabadh fican ma ahan say tiri hee san iri nacnacbay igu agcuntay kadib ilmihi aya iyiri wangarty san iri ada kafican wlhi nacnacibu isiiyay ilmihi ana ilmo ayan aha mana ilaawo 😂😂😂😂😂😂
Sxbow waxaan anigoona meelna ka aqrin baan isticmaalaa. Taasna caqligeyga ayaa ii tilmaamay. Qaacidadan waxaa la dhahaa "Waligaa ha hor dhicin qofna" degdegga ma fiicna.
Videogi Hore Aya Kuso Hadal Qadayay ADHD Aniga Calamado Badan O ADHD Ayan Isku Arkay Ilowshaha Badan mel ina wax badan fadhin karin mrka qof ila hadlyo hadalkisa si fican uma dhagesanayo ama hdlka anka dhex gala Marka mobelka hayo Atentionkayga dhan hlkasa siina qofka uma jawabyo ila hadlo ilowshaha mar mar familyga ina waco ina ilowo u gara kaso hadal bal wll ADHD Dadka Waweyn
Salim waan ku taageeraa walal waxan kaa codsan lahaa barnaamijyadaada 24 saacle nooga dhig adigoo mahadsan si aan maskaxdena uquudinno maalinle❤❤
Thank ustaad salim rule kaas markaan video gaga dhageystey baan isticmaaley anigoo believe gareysan in uu ii shaqeynayo alx wuu ii shaqeyey!!
Mahadsanid wxaa kabartay tricks bdn oo nolosha ah markle
Mahadsabud💯
Masha Allah Wll Jazakallah, Wxd tahay muuqaal tabiye wax fiican Nalawadaaga.
xirfadan way i anfici doontaa cos ani wxaan ahay dadka buiqa isku fura marka wax dhaxaan thnks wlll
Thanks teacher waxa kaso hadasha samenta qofka ku yalanayo marku dawado dad nolasha kaso xumatay uu dhiban uu oynayo rafad imtixan ku jiro qiso ahaan marka udawato samen maku yelanee cafimad kaga mis experience ay ku tahay in waxas kle jiran in ogato kaso hdal please teacher 🙏🥰
Thnkz to share your experience
My teachar guuleyso 👋😍
Mach allh teacher ka soo hadal cabsida ❤
dhankee wll
Markad wax mustaqbalkaGa hortaagan hor taagan wajaheysid 😌
@@SalimOmer ka cabsashada dadka like face to face wada hadal oo kale
Thanks wax badanaa ka faaiday chanel kaaga ❤
MXA SACADA KUSO JEDIYEY HHH
Saxiibow hadii macalinku balanta oofiyey ka waran oo aad ku dhahdid macalin shalay waa balansanane maxaa dhacay?
Macalinkuna ku sugayey wakhti badan halkaas sow macalinkii kuu arkimayo qof beenlow ah hadana waliba khiyaano iyo mardadabaanimo ku dararay
Cajiib .
Taas walaal naga shaandhee
zhb course aad soo wadid soo dadaji
Masha allha waa lawa arin aad u fiican
Legend nala dadaalaya
waaa frxdeyda ☺❤❤❤❤
@@SalimOmer m.a allaha kuu ziyaadiyo wll mcn
Waanu ka faidney 🙌🏽👌🏾
🎉🎉🎉🎉Congratulations sxb
I think I'm the first person 😊
yes you are☺☺
shukran walal
Mahpadsanid wll
WA arin wanagsan Salim, mahadsanid
Mahadsanid ❤
Mhdsanit❤
allaha ku sharfo Eng
M.a waa mahadsanthy wll salim omer❤❤😊
Jasaakalah wll
Thanks 😊 salim
Noo Soo badi video yaashaan camal sxp waana mahadsan tahay 👍🫡
Ustaaad waa mahadsanthy next vedio waxaa jeclan lahaa inaa kadhigtid sidee waalidka waxaa rabo heyh igu dhehi. Karanaa ama isiyan qaxaaa rabo marwalba
Good
Asc wll wxn ahy ardeyda jamacadka bilaabeysa inshaa allah inaan psychology bartana waan rabaa macluumaad dheeri ah siden kugu waydin kara mhdsanid
Please how I could be studied of psychology? Because I liked it to become a curiosity.
Legend.
nolow wll mcn ❤❤❤❤
runtii qof xun ma wanaagsana.
Thanks wllo❤
Awey barnajikii ad bilabaysay ustad
dabkuu so saran yhy wll
أحبك في الله وجزاك الله خيرا ♥️⚘️
احبك الله الذي احببتني فيه ❤️❤️
Bal kwran haduu meeshi tagay oo ku waaye kadibna maxaa dhacay lasoo istaago
Asc ramadan kariim wllky waxan kaa codsanaya ina aad noo soo diyaaris waxan leeyahay haghago farabadan marka maxaan sameeya markasta oo aan qof lahadlayo ama galaaska
haghago waa maxay wll
Qodka hadalka ku dhagdhaga
Biyo badan cab wll
Sory qofka hadalka ku dhagdhaga
@@cabdishakurjeckzon8389 sii degan u hadal markaa hadalysiid
Macalinku haduu ku odhan lahaa soonigii ku sugayay adaa iman waayee maxaa dhihi lahayd😂
Afur wcn ustaad🤗
hhhhhhh excuse ba la imaane markaas lkn ka hor calacal ma jiro
afur wngsan
lph lkn khiyaanadaasi marwalba shaqaynmaayso 😊
وعليكم السلام
Ta 1aad si weyn ii anfacaysa i.a meel ku qoranayaa
Thank u for ur information sxbow hal mar cheating Ka kasooo hdl plz 😊
Anigo ciyaal ah ban waxa rabay ina ilmo yar nacnac kaqato oo an is le ekayn kadib waxan kuiri gabadha heblayo ah gabadh fican ma ahan say tiri hee san iri nacnacbay igu agcuntay kadib ilmihi aya iyiri wangarty san iri ada kafican wlhi nacnacibu isiiyay ilmihi ana ilmo ayan aha mana ilaawo 😂😂😂😂😂😂
Waxn jeclaan laha inad kazoo hadasho dreenka self lose
Mida 2aad wan isticmalaa lkn mida 1aad aadney i anfacdey
Sxbow waxaan anigoona meelna ka aqrin baan isticmaalaa. Taasna caqligeyga ayaa ii tilmaamay. Qaacidadan waxaa la dhahaa "Waligaa ha hor dhicin qofna" degdegga ma fiicna.
Cidna waxba haucaday just say thanks ok😂😂😂😂
❤😔
Lkn hada macalinku wuku dawanaya oky😅
Agrophobia kasoo hadal wll
Tan danbe caan ban ku ahy qofka wan amana si wax uga helo sida markan shaqda sii qabo dhahyo
waa adigi sida u qaban jiraye hde waa kukaa😂
😂😂😂😂
Mxd samayn lahayd haduu imaan lahaa macalinku 😂
Kwern hadii uu ku dhihi lahaa waxba adeere waad ii goyse.
😂😂😂 hadafkuu wa inaan ogadu “qofka kle muxu ogyhy” inta waxba sheegin.
Lk kk
Imika mclinkii maku daawanayaa😂😂
Videogi Hore Aya Kuso Hadal Qadayay ADHD Aniga Calamado Badan O ADHD Ayan Isku Arkay Ilowshaha Badan mel ina wax badan fadhin karin mrka qof ila hadlyo hadalkisa si fican uma dhagesanayo ama hdlka anka dhex gala Marka mobelka hayo Atentionkayga dhan hlkasa siina qofka uma jawabyo ila hadlo ilowshaha mar mar familyga ina waco ina ilowo u gara kaso hadal bal wll ADHD Dadka Waweyn
Muqaal ayan kso sameen ADHD oo dhameestiran
@@SalimOmer insha allah wan sugaya wll
Asc wll af ingriisiga iskadaa ee afkaaga kuhadall
Wcs hada maxan ku hadlaya be kula thy. 😂 ma 1% oo English ba kula batey 99% oo somali ah kula yaraadeen
Shiikhu replay buu kaa rabay 😁
@@dhiirigaliyechanel6932 😂😂
Mahadsanid 😍
Mahadsanid ❤