4 Sifo Dadka Sare Lagu Garto | Psychology | Salim Omer
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- The Need to be Right: This is a common behavior where individuals feel the need to be correct or have the last word in a conversation. They may argue or defend their point of view even if they are wrong, just to maintain their sense of superiority.
Example: During a team meeting, John insisted on his idea even when everyone else disagreed. He continued to argue until he was proven wrong. John's need to be right caused tension within the team and created a negative environment.
The Need to Show Your Knowledge: Some individuals feel the need to demonstrate their expertise on a particular topic, even when it's not necessary. They may interrupt or talk over others to assert their knowledge.
Example: During a presentation, Mary continuously interrupted the speaker to share her knowledge on the topic. Mary's behavior made it difficult for others to follow the presentation and showed a lack of respect for the speaker.
Let Others Shine: It's important to recognize and appreciate the skills and contributions of others. Some individuals struggle with this and may feel threatened when others outshine them.
Example: During a group project, Tom refused to acknowledge the work of his team members, even when they came up with great ideas. Tom's behavior created a negative atmosphere and made it difficult for the team to work together.
The Need to Prove Your Intentions: Some individuals feel the need to justify their actions or intentions, even when it's not necessary. They may become defensive or feel attacked when questioned.
Example: During a performance review, Sarah became defensive when her supervisor asked about her work process. She felt the need to explain her every action, even when it wasn't relevant to the conversation. Sarah's behavior created a tense situation, and her defensive attitude made it difficult to have a productive conversation.
1. Iska saar baahida aad u qabto Aqoontada ina soo bandhigto.
2. Iska saar baahida aad u qabto Niyadaada inaa muujiso, si aan khalad luguugu fahmin.
3. Jaanis sii dadka kale ay ku soo muuqdaan.
4. Iska saar Baahida u qabto inaa mar walba saxsanaato
Macluumaadkii iigu faaiidada badnaa een abid maqlo wlhi waxaad xalisay problemyo ihysty lkn aan fahmi las sida wax u jiraan waxaan isweydiin jiray mxaad dadka isku fahmi la dihiin hdadan ogaaday in afartaan habdhaqan dartii aan dadka isku soo dhawan laayn insha allah maantan ka bilaawaa kuwan dhaqan galintooda ❤
Wan ka heley walal qali allah ku xafido❤
Salim adoo mahadsan mawduuc faahfaahsan nooga samee mirroring behavior iyo sida loo sameeyo👍🏾
Mnsha Allah ustaad waa i cajab galiyeen talooyinkaan mhdsnd
Wllo noogusodar 4ta kle 👍
4Ta sifo ee kale ee jirto inala wadaag ustaad mhdsnid🙏
Mahadsanid Ebow
Waa Arin wanagsn👍
Zxp wax aqriska kasoo hadal
Thank you 💕
Thank you. kuawa kalen nalawadaag pro
1:40
Masha Allah ❤❤❤❤
My teacher thanks you ❤❤❤❤❤
❤️❤️❤️
No so badi wll 🎉🎉
Chanelkan intaan kusoo biray aad baan ugu bogay Thanks
Thankx brother👏
Mahadsanid.. wl
..noosoo badi.. InshaAllah.
Baarakallah wll salim
Codkaaga yar masuul keep going bro 👋
Thnks salim omer
Mahdasanid wll Allahku barakeeyo.
Thanks you
Absolutely 💯 waan arkay dad noocaas ah. Waxaa door bidaa in aan ka aamuso intii aan waxa u sheegi lahaa qofka oo aan jaanis siiyo uu qaladkiisa ku arko, bal e maaha inaa maskaxda ka qabsato. Mahadsanid walaale
Thank you sir
Nala wadag pro
Aad ayee ii cajibiyeen thanks you pro
Masha allh noo soo badi mowduucyadaan cml
waa video qiimo leh wllky noogu dar 4ta kale i.allah
Wll wlhi aadban ufaaiiday inta aan kula socday Alle haka abal mariyo
Waxaan qabaa suaal
Taaso ah mano bilabi kartaa luqada jirka in aad nabarto
Wlhi abalkaga ma ilawayo
Ustaad salim Mahadsanid xili aan ubahnaa ayaan helay videos kaan afarta kalana noso sameee
Mahadsanid ustaad ❤❤
salim omer
ka helitanka & jacaylka isaga kay qasanee
kaso hadal haday macqultahy
Soo badi macalin adoo mahadsan
Shukran
waa hadal qiimo weyn ku fadhiya oo i anfacay mahadsanid ustaad
mhdsnid ustaad
Mahadsanid bro thank you alot aaad by i anfaceey muqaalkan ❤❤❤❤
This is very nice. Thank you so much.
Thank you so much my brother
mahadsanid saaxiib.
Salim omar waxaan kaa codsanayaa inaad muuqaal kasoo samayso OBSESSIVE COMPULSIVE PERSONALITY DISORDER AAD BAAD U MAHADSANTAHAY
asc sxb sare wax badan aya ka faiday wayo sxb marka dhagestay barna mish kaga si fican aya ula socda sxb wax badan aya ba is kaga badalay o cadi an u ahay hada aya is xisa biyay qali badan aya iga maqna wa mahad san tahay no faidey wll mcn wa ku gu tager sana hay
Absulut
❤sxb so badi thanks
Kuso dar afarta kale plz😊
Thanks
@salim omar thanks wll mcn marka hore
Waxa Raba inan ku weydiiyo qof an isku class nahey oo Manta dhan wax cad oo iska muuqda rabo inaa kaa siiyo over explanation ama class kan ku jiran labadena wax ba dhacaya anoo arkaya kadiba wuxu waxas dhacey inuu iiga shegeeyo wuxuu rabaa indhaheyga ku arkey inuu ii sheego ama waxa laga yaabaa inuu ku soo celiyo wuxu marhore ii sheegey Manta dhan wuxuu kuu muuujinayaa inuu wax yaqaano oo kl3 baahi baad ka dareemeysaa marka aniga Mar Walbo ii sheego wx aan ogahey ama Aqano ama arkeybo hye ban dhahaa kadib dhib cml dareemaa marabo inan ku dhaaho qofkan wxan ad ii shegeyso wan aqanaa ama wan ogahey ama hada Ayan arkey ama sharaxad externalka ah iga dhaaf
Ee marka maxa sameya sideena ula dhaqmaa qofkass
B/c mararka qaar waan dhibsadaa
Qofka mar & laba waa loo cudurdaari karaaa lkn hadeey joogto thy waxaa kudhahdaa walaaloow / walaaleey maalin walba waxaa isla aragnay aa dib iigu sharaxdaa ee caqli yari maa igu ogthy oo mafahmaayo maa isleedahay , wax ma arko oo indhaha ayuu la’yahay maa isleedahay.
Ifahansiiba waaba ku fahmi waayee.
Really qofkaas haduu caqli kudambeeyo mardambe wax noocaas kuulama imaaanayo.
Nb: wixiii aa dhibsato waa leys dhaafiyaa oo xal ayaa loo raadiyaaa , tan xalkeedana waa sidaas
Wax badan Ayan kafaiday runti Mahadsanid
nalwadaag sxb
Buuga ismalura maad noo bilaabi zxp
Thnks bro
Wlaal si fiicn kugu xidhanhy lkn codkaga ad bu U naqusanyhy
Bare an wax bdan ka bartey salim
boss codkaaga hoos waaye
Aad bad u mahadsntahay fadlan noso badi
17 jir ayaa sa adi ku firsanye 25 cml aya udaganhy una maskax badnhy❤❤
🎉
Waxa dadkena kumadan
M.a
Intas dabeecad waan leyahay 😂😂
Aad iyo aad ustaad qodobka aadka ii cajabiyay waa don't act people please anttension. Mahadsanid
WLAHI ANAA IKA HADASHAY 😂
Kkkkk
Thanks 😮
Welcome 😊