🗣 Xalka Naflahadalka Taban | Overcome Negative Self Talk | Psychology

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 41

  • @SafaMaxamoud
    @SafaMaxamoud Месяц назад

    Mashallh walakay mahad sanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fariidomuxudiin1163
    @fariidomuxudiin1163 Год назад +3

    Side nafsafayda uga dhex baxa ❤❤ mawa duca xiga insha allah

  • @rahmaali3071
    @rahmaali3071 Год назад +1

    Mahadsanid walal shaqo fcn ayaad heysaa 😊somalida aad ayey ugu baahan yihin qof ka hadlo arimahan

  • @XamdiIbraahim-on1pg
    @XamdiIbraahim-on1pg Год назад +1

    شكرا اخي❤

  • @ShukriIsackMoha
    @ShukriIsackMoha Год назад +1

    Wa mawduc aan sugayay thanks wllky guul io gobanimo ku rajyna 😊🕊️

  • @abdirazakomerahmedkhayr1480
    @abdirazakomerahmedkhayr1480 Год назад

    Waad mahadsantahay Salim, waa xog kooban oo xal unoqon Karaysa afkaar taban oo igu soo noqnoqota.

  • @AxlamImaan
    @AxlamImaan 11 месяцев назад

    Aboowe cimriga allaha kubarakeyo malaayin dad ayad maskaxda badbaadiniysaa oo aan kamida ahay your intallegent

  • @abduqdirhusseinhassan1150
    @abduqdirhusseinhassan1150 Год назад +1

    بارك الله فيك ❤❤

  • @fatimoyonis3061
    @fatimoyonis3061 Год назад +4

    Keep going wll aad bn uugu farax sanahy inana noqdo qofka ugu horeeya comment ka bixiya

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Год назад +1

      😍😍😀 Shukran wll

  • @Aaaaaaaaaa487
    @Aaaaaaaaaa487 Год назад

    Mahad sanid ustaad maanta ayaan kuugu soo biray waana ku farax sanahay

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Год назад +1

    Masha Allah ustaad tani waa arin aad ii caawisay lkn waxan ku faraxsanahay inaan mar hore ka gudbey lkn kali waxaa iheystah arin ah cidnah dhibta ha la wadaagin markan xalistan aniga kaligey waan farxi lkn markan qof u sheego waxan dareemah culeys sabata lkn waan weysanahy !!!
    Mahadsanid ustaad 💯👏👏👏

  • @hudaayo
    @hudaayo Год назад +1

    Dabeecadaha dadka iyo la dhaqankooda kaso hadal wll🤍🤴

  • @Kheyrson
    @Kheyrson Год назад

    ❤️

  • @maancali362
    @maancali362 Год назад

    Guuleyso wll

  • @rayaanaismaaciil4890
    @rayaanaismaaciil4890 Год назад

    Shukran wll😍

  • @zamzamali7328
    @zamzamali7328 Год назад

    Walihi dawacadas aan leh with no money iam strees

  • @Dagancabdi4063
    @Dagancabdi4063 Год назад

    Bowe wa mahadsanthy walhi way ishaqaysay fikradan naftayda qoraal ahaan ba ula tashtaa

  • @kingmoha8197
    @kingmoha8197 Год назад

    Salim INFJ-t personality ka soo hadal wallkey
    Thnks

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 Год назад +3

    malaha manta 10 vedio oo aad ledahay ban dawadey. mhdsnid wax badan ban kafaidey Allah yacizak bro salem omer isku magacna wan nahay Amal salem omer😂

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Год назад +1

      😂😂😂 aabe wa ku salamey

  • @purelaugh9168
    @purelaugh9168 Год назад

    Keep going bro, waxaad Community u buuxisay boos muhiim u ah.

  • @MariamAhmed-vz3fk
    @MariamAhmed-vz3fk Год назад

    Mahadssnid mardhow ayaan kugu soobiirey balse waxbadan ayaad nolosheyda dareen ahan kabedeshah balse waxaan hada dadaal kubixin siddii aan u dhaqan gelinlahaa waxyaalahaan oo dhan

  • @ayanali2300
    @ayanali2300 Год назад

    Wadmahadsantahay walal sida no dhiragaliysay mawduc an sugeynay

  • @maryamaruun5654
    @maryamaruun5654 6 месяцев назад

    Journalling kasoo hadal ustad

  • @cabdirixmaanyuusuf4495
    @cabdirixmaanyuusuf4495 Год назад +1

    zhp salimow waxaa ka soo hadashaa xeerka low attraction [ xeerka iska iska soo jidashada ].

  • @naimafarah
    @naimafarah Год назад +1

    Iq iyo eq noso same abwe

  • @mohaawali
    @mohaawali Год назад

    Saalim sxp dadka hortooda waan ka cabsadaa ee sidee ku bartaa waxaaba iiga xitaa suuqa marka aan wax ka gadanyo oon dukaanka galo dhidid ayaan la qoyaa ee sidee uga baxaa

  • @abdinuurhassan7763
    @abdinuurhassan7763 Год назад +3

    Bro video editing ma ku soo dari kartaa sawiro wxyabaha qaar aa k ahadleyso si fcn u muujinayn waa daremi kraa inuu editinga waqti dheer qadanayo keeep goin bro

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Год назад +6

      Zxp si ba u ahay perfectionist “kaamil doone” wxa rabaa in wxkasta dhameestirmaan. Wana sababta keentey wa dhaweed oo dhan inaa RUclips ka maqnaado wayo marka muqaal sameeyo, saa maanta dhan u hagaajinayo, waan ku qanci waya, delete ba dhahaa.
      Marka waxan ba ka cararaya inaa 1 hr kabadan editing aan ku qaadan. Sida ugu fudud ba u edit greeya wa so dhiga. Wayo hdan kusi mashquulo videogan kuma usan so gaareen 🥲.
      Lkn wa runta sawirada wa muhiim.

  • @88mahamed
    @88mahamed Год назад

    Bro waxaan rabaa inaan kula xariiro arintaan ayaan rabaa inaan waxa kaaga sheego xalad nafteyda quseeso fadlan meel aan kala soo xariiro isii

  • @mohamudofficial9929
    @mohamudofficial9929 7 месяцев назад

    Saalim ilahy ha kukaraameeyo sxp wax yaalaha aan kaa fahmay wxaa kamida adiga iyo fekradahaga iyo shucuurtada sedex wax oo kala duwan baad tahiin uladhaqan fikiradahaaaga sidii qof qof kle lahadlayo kadhx bax waxa aad lakulmaysid ee ah hadalkaga hoos kula hadlaya ogaanshana lahow yacni ogow wxan kugu sodhacaya

  • @DeeqowHaash
    @DeeqowHaash Год назад

    asc wll nolosheda wax badan aya uga badalay nolosheda taloyin fican aya ka helay marka ku dhaqa qay runti hada nafteda qof xirir ka naga dhaxeyay xad ban uyelay ada na igu dhiri giliyay wll mahd sanid wa na lasocda bar namishka ga wll mahad sanid horay nowad

  • @mohammedamin2609
    @mohammedamin2609 Год назад

    Nio hda miqalkan ad duubeysid , kista ley amey kuso dhacdine😂

  • @aishaali9102
    @aishaali9102 Год назад

    Waad kuma mahadsantahay cashirada nasisid waxa ku weydina dadka emotionalkoda wax walba sameneso maxa ka qaldan hadi hees murug dhagestan ama hes farxad isla haldaqiqo 2hesto sameneso

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 Год назад