Ep 03 | SIRTA KALSOONI BUUXDA | part 1 | NAF OGAAL PODCAST

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 96

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 Месяц назад +22

    This is my brother, my teacher and my friend on social media. Your posts benefit me and my mind. May God bless you, my brother.❤❤🎉🎉 guulayso salim omar

  • @Apdale-ue4gb5iq9v
    @Apdale-ue4gb5iq9v Месяц назад +20

    Dadkanoo kalaa 1m uqalma wlhie❤🎉

    • @IsmaaciilAxmed-vk7iq
      @IsmaaciilAxmed-vk7iq 21 день назад

      Aad iyo aad ,Walee maa dhiiri galiye wayn🎉❤ congratulations

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 Месяц назад +7

    You deserve support and respect. You deserve a subscriber more than anyone else. A person like you is needed by the people, my brother. We need your knowledge.

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 Месяц назад +12

    Kuna saliya nabi maxamed scwsalam صلوات الله وسلام عليه❤❤❤

  • @ayaanhersi5591
    @ayaanhersi5591 Месяц назад +4

    Ma sha allah illahay hakaa abaal mariyo salim sida aad noogu faaidaysay jazakallah kheyr runtii waxaa tahay one in million somalida dhexdeeda culumtan iyo habka aad noo fahan siinayso iyo waqtigaaga qaaliga sida aad noogu hurayso xaqiiqatan manta cilmigan wax looga baahi badanyhy majirto somali hadan nahay dhankan culumtan psychologyga aad baa uga indho xiranahay

  • @zakibuuni
    @zakibuuni Месяц назад +3

    si cajiiba ayaad wax ii fahan siisay, jasakalaahu khayr.

  • @updyrahman______________6931
    @updyrahman______________6931 3 дня назад

    What a great man ❤

  • @YassinAhmed-i3y
    @YassinAhmed-i3y 17 дней назад +1

    Masha Allah bro. Mas alado badan baad iga jaahil bixisay.

  • @RastaabdiJibaar
    @RastaabdiJibaar 4 дня назад

    Ustaad keep going ❤🎉❤

  • @abdishakurhosseinabdirahma4587
    @abdishakurhosseinabdirahma4587 2 дня назад

    Maasha allah saalim mahadsanid

  • @AbdullaahiAli-b4k
    @AbdullaahiAli-b4k 16 дней назад

    Maasha allah wlhi nin kudayasho mudan ayaa tahay alle ajir hakaa siiyo wllkey

  • @khadarmohammed1
    @khadarmohammed1 Месяц назад +1

    THANK YOU USTAAD ❤

  • @Mohamedsalaad700
    @Mohamedsalaad700 Месяц назад +2

    Shaqsi Aan wax bad ka korr saday baa tahay wll Alaha Kaa Abaaa mariyo mahadsanid.

  • @suleiman7790
    @suleiman7790 Месяц назад +2

    جزاك الله خيرًا

  • @MahadAli-e6n
    @MahadAli-e6n Месяц назад +7

    Soobadi zxb👋✊️

    • @suleiman7790
      @suleiman7790 Месяц назад

      Sxb hasuwayen waa noo soo wadyaa

  • @MubaarigIid-dg6dz
    @MubaarigIid-dg6dz Месяц назад +5

    Party two laso dheere ustaad after two daysba inshala

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz Месяц назад +1

    Masha allah guulaysoh hogaamiye

  • @maariana7291
    @maariana7291 29 дней назад

    Waaw ciwaan kan ka macluumaad badan wayahaan ma daawanin ,salim omar aqoontaada allah ku barakeyo ajarna allah kaa siiyo bro بارك الله فيك ❤

  • @NitaPea
    @NitaPea Месяц назад +2

    Wll qali ad ula socda muqladada thnks ✌️

  • @IkraanMuse
    @IkraanMuse Месяц назад

    Mashalha ilahay hayno so badiyo dadka noocan o kale bulshada u baahan aad ba u mahadsantahy waalalo ❤

  • @QueenPhaiza
    @QueenPhaiza Месяц назад

    Masha Allah ustaad omar allaha ku sharfo❤

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 Месяц назад

    Ustaad saliid omar aad aad ayaa u mahadsantahay ❤

  • @abdifatahosmanali4615
    @abdifatahosmanali4615 Месяц назад

    Ustad Salim Omar may God bless you. Ur videos are inspirational as well as educative ❤

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Месяц назад +3

    You are intellegen person if I able to reach 1m I reach you thanks for sharing mostful information ❤

  • @whizzhazanawi6844
    @whizzhazanawi6844 Месяц назад +1

    Mahadsanid🎉

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 Месяц назад +2

    Acceptance is really hard when you have childhood trauma next episode kasohadal Acceptance please 🙏

  • @shorts-to6sf
    @shorts-to6sf 26 дней назад

    I thank you from the bottom of my heart 👍

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  26 дней назад

      😊 means a lot to me

  • @arwamahamud45
    @arwamahamud45 Месяц назад +1

    Masha allah wllo rabbi haku xifdiyo channel kan il dheeer bn ku eega so amazing

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +1

      Aami jazakallah khyr wll

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Месяц назад +4

    Wllka aad bad umhdsnthy meshan uma qalantid cilmiga aad ka hadlesid dadbaa ubahan lkn aniga waan kaa faidesanaya wad mhdnthy waqtigada baad noo hurtay

  • @OmarAbdi-g3u
    @OmarAbdi-g3u 20 дней назад

    12:56 wlhi ustad qodobka kubada waan haya cilad weyn auana iga heysata dhankaa

  • @IsmaaciilAxmed-vk7iq
    @IsmaaciilAxmed-vk7iq 21 день назад

    Kkkk Bidaartu ma amni daraa waan ka badbaaday ma lihi😂😂😂 ,Mahàdsanid macalin😊

  • @AxmedAadan-on4fd
    @AxmedAadan-on4fd 29 дней назад

    Masha Allaah horey u soco wll

  • @NuurCadawe-lb8rx
    @NuurCadawe-lb8rx Месяц назад +1

    This bro

  • @nocapsaid2898
    @nocapsaid2898 Месяц назад

    Mahadsanid walal wax badan akafaide ✍️

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 29 дней назад

    next episode Topic we cant wait

  • @Dayaxa658
    @Dayaxa658 29 дней назад

    Macalinkan wa macalinka kaliya ee markaan payjkiisa aan soo galo aan wax wayn aan ka fahmmo m.a go ahead my teacher

  • @user-qu9rn7fe5s
    @user-qu9rn7fe5s Месяц назад

    Thank you ustaad

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 Месяц назад +1

    mahadsanid🤩

  • @yusra.ahmdd03
    @yusra.ahmdd03 Месяц назад

    Aad iyo aad ugu faaidney podcast kaan episode walbo mid kale ka sii fiican yahay iyo mawadiicada. Ilaahay ha kula garab kalo episodes yada soo socdo neh

  • @hassenguled82
    @hassenguled82 21 день назад

    Alle ku barakee runtuu dhalinyarta soomaaliyeed 10 adoo kale ah haday heli lahaayeen meel bay kasoo bixi lahaayen,wll aadban kugu mahadnaqaynaa wax badan ayaad noo iftiimisay anoo joga itobiya gaar ahaan jigjiga ,
    REQUEST
    wll xaga balwadaha hadaad karto u leexo barmaamijyo noga soo diyaari iyo sida looga bogsoodo thanks bro.

  • @safacadey205
    @safacadey205 Месяц назад

    Thnks abowe ❤🎉wax bdn kafaidey❤❤❤❤🎉

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod Месяц назад +1

    Nio walhi fikirkaagu waa cajiib waana wax xaqiiq ah

  • @Umulkheir-s4v
    @Umulkheir-s4v Месяц назад

    Thank you ustaad ❤ part 2 kusodaar

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid 27 дней назад

    Aniga walaca bulshadan qabay mana ogayn lkn kanalkaga markan ku arkay waxan isku dayay inaan iskadaweyo anoon dhakhtar adin alx walaal adigana waad mahad santahy talooyinkaga way icawiyem ❤❤❤❤❤

  • @ayannour_112
    @ayannour_112 29 дней назад

    ❤Mahadsanid Salim

  • @FaraxsanAli
    @FaraxsanAli Месяц назад

    Keep going walal❤️❤️❤️

  • @user-cx3yq9mw9m
    @user-cx3yq9mw9m Месяц назад +2

    Waxyaba ad vidoegan uga wadahadashy wa wx bulshadena badi kawada simanyihin wadna mahadsantt sidad nogu so gudbisay

  • @NimcoAbdiHassan-yu3xz
    @NimcoAbdiHassan-yu3xz Месяц назад

    Keep going teacher 🎉

  • @Sheikh_____tomm
    @Sheikh_____tomm Месяц назад +3

    Ustaad gulayso ilaa 2022.ilaa manta
    Waan kugu xidhanahy walhi wax badan ayaan ka fa iday🙏🙏

  • @zakibuuni
    @zakibuuni Месяц назад +2

    anuu waxaan qabaa
    1. physical insecurities --- bidaar baan lee yhy anoo yar
    2. social insecurities ---- dadka aad ayaan udhibsan jiray 2020-2023 lkn imika alx
    3. emotional insecurities ------ cid walba inay i khiyaamayso ayaan u maleyaa
    imika waxaan cunaa kiniinka stresska xaaladayduna ma fiicna.
    insha Allah khayr ayaan rajaynayaa

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад +2

      Allah hku fudeediyo.. inshallah muqaalka xalka inuu ku anfao ayaan rajeyn

    • @amranhussein-oz3eu
      @amranhussein-oz3eu Месяц назад +2

      Abowe Ale haku cafiyo muqadaladan 10mar camal ku ceshcesho qoral kasame Insha Allah weyku anfacayan

    • @amranhussein-oz3eu
      @amranhussein-oz3eu Месяц назад +3

      Aniga social insecurity ayan qaba lknse familkeyga ayan ka bilabey inan xarir fican lasameyo inan dadka martida an so daweyo mel hose kaso bilabey Alxamdulilah mel ficaan ayan maraya

    • @zakibuuni
      @zakibuuni Месяц назад

      @@amranhussein-oz3eu Mahadsanid wll

    • @yusra.ahmdd03
      @yusra.ahmdd03 Месяц назад +3

      Wax walbo way isa dhamahayaan. Ku dadaal inaad naftaada daryeesho oo neh isku naxariisato. Naf la hadalkaaga si fiican u fiirso oo na badelo mid adiga ku anfacaayo. Wax walbe neh waqti u bahanayihiin. Take you take to heal and try your best to eliminate putting pressure on yourself. Tan ugu muhiimsan neh ogow Ilaahay inoo kula jiro oo waligaa si kasta ugu kalsoneen naftaada rejo ku lahoow naxariista Ilaahay iyo inoo xalkaaga u badeli doono mid ka wanaagsan tan maanta ku jirto

  • @Ummu_Shuhadaa
    @Ummu_Shuhadaa 27 дней назад +1

    Number 13 aawe ustaad 🙂

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv Месяц назад +1

    Adeerkeey ayaa ayeeydii yidhi fooxumdiaa ayeeyo
    Kolkaa kutiri farihii alle farihii
    Iigama danbayn

  • @QuruxsanInaahmed
    @QuruxsanInaahmed 27 дней назад

    Ani markasta waxan dhaha hada Cato ahan lahen. Wad qurxona lahen waxyabahas.

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 Месяц назад +2

    Sxbow lkn shakhsiyadaada dhabta ah maad noo sheegtid aan ku ogaanee waana gaadee😅

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      hhhhhh opposite ka ayaan ah

  • @Daahir343
    @Daahir343 Месяц назад +1

    Waxan dhib ku qaba raacista qof anigo anan siin karin diidmo sax ah😐maledahay wax aan ku xaliyo?

  • @pharahmoge533
    @pharahmoge533 5 дней назад

    Amni darrada ihaysato waxaa weeye. You're short.😂
    Lakiini maanta xalkeeda waanka hayaa thanks for your sharing this vedio.😊

  • @AyuzhAisha
    @AyuzhAisha Месяц назад +1

    Badanka waxyaalaha aad ka hadashey bulshadeena waxayba u taqan inuu qofku ad adayg ka qaadayo siiiba waalidka😂ilaahow unaxariso

  • @user-vf4it6se5s
    @user-vf4it6se5s 20 дней назад

    Codka ma wax baa ka khaldan? Waxaan dareemaya inay wax ka yara si yihiin codkaaga.

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 Месяц назад

    Thank you my dear friend and teacher i am Abdikafi if you remember me

  • @patoFaarax
    @patoFaarax Месяц назад

    Asc walal, allhakuzharfo walal sad wakhtiga an solabanen aad inugu faideyneysid cilmigaga, waxan courses aa money logasameyaa lkn adigu free ad nogu dadidisay shaxda allha kubarkeyo walal salim omer , benefitka an kaaqatay
    Umamalesankareysid pick up to you man hanaga cajisin!.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Месяц назад

    Afcal qeeyr tilqaa shar markasto axsantid ilaah dartiis

  • @user-pe6gj7ti3e
    @user-pe6gj7ti3e Месяц назад

    Codk wx kusi dr wall wxn jeclhy ano howsheyda sameysnyo inan dhegysto
    Wna xiseya vidio yadada ilhey cimiriga hku barkeyo

  • @mohamedabdilahiaadanmohame156
    @mohamedabdilahiaadanmohame156 Месяц назад

    Muulka codkiisa?????

  • @suleiman7790
    @suleiman7790 Месяц назад +1

    M.a

  • @niciimaawil4731
    @niciimaawil4731 29 дней назад

    Wll aniga waxaa iguadeg ni aandadka hortooda waxa kasoo jeediyo ardey jaamacadna waan ahay maxaad ikula talinlaheeyd

  • @Mokamel100
    @Mokamel100 Месяц назад +1

    Macalin waxaa tahay qof ay tahay in 1m iyo ka badan ku xirnadaan cilmiga lagaa faaidayo baaba ka badan 1m

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  Месяц назад

      Jazakallah khyr wll 😇

  • @abdulahiomar7933
    @abdulahiomar7933 26 дней назад

    24:20-24:48

  • @CayuushAli-cr4vf
    @CayuushAli-cr4vf Месяц назад

    Anxiety kaso hadal ustaad

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv Месяц назад

    Maalinbaan comment bixiyay
    Dad hadalkoodu waa bad
    Lamana lama kamaynkaro
    Lkn anuu waan iska indhatiraa

  • @AyaanKhalif-g1c
    @AyaanKhalif-g1c Месяц назад +1

    Abowe waxn ka codsna ind codka isks so hagji adbu ugabanyhy

  • @AbdisalamAxmedWeli44
    @AbdisalamAxmedWeli44 Месяц назад

    Codka kor u qaad sxp

  • @sahroomar8149
    @sahroomar8149 Месяц назад

    😂😂😂😂😂

  • @QuruxsanInaahmed
    @QuruxsanInaahmed 27 дней назад

    😂😂ustdow gorme gurse nin dhan lo dilay su.ashas dadka yala weydiin 😂😂iska dhafa

    • @RkPoi-b5o
      @RkPoi-b5o 26 дней назад

      Hhhh wlhi qof maa ubaxi 😂😂

  • @marwojannah6820
    @marwojannah6820 27 дней назад +1

    Keep going walalo❤