Ustaad kheyr allaha kusiyo xalka ino so daa wax walbo a shegte aniga iga shekeneysa wlhi muqalka xalka wan sugi la'ahy ilahy ha igu anfoco aniga iyo inti ila midka ah
Ani waxan aminsanahy dadka somalida oo dhan inay traumatized yihin lagayaba inan different coping mechanisms lenahay walidkena inay generational trauma qaban oo ay no koriyen habka laso koriyey wana kaxumahay peace and love
ustaad aniga markan qof la hadlayo indhihiisa sitoos ah uma fiiriyo oo indhaha ayaa igu dalayo ama warkii ban sogabinayaa oo marka aan hareeraha eegayo boonti kasta wan helayaa ama wan kagaabsadaa ee ma kalsooni daraa midaasi ?
wa qoslay walaahi hada in u wax cusub no sheegaayo bu moodaya yaabka adunka ninkan wuxu raba in lo arko nin aqli lee hada wa big jaahil wa nin wuxu maqlo run moodaa oo makala saari kaaro beenta iyo run yaabka adunka wa dad qoranku sheegay ee la yirahdo Sufuhaaa
waxaan dhagaystay casharkii ahaa sidee nafta loo controlaa, in waxa gudahaaga ka socda aad dhagaysatid ama la socotid. maanta anoo bas saaran ayay i heshay social anxiety ka dibna wax fal celina maan samayn, waanan caafimaaday wax yar kadib. jasaakalahu khayr, waxaad haysaa hawl aad u muhiima wlaahi.
Podcast tigaaga waan save gareeystaa axada ayaan daawadaa hada shaqo ayaan joogaa
Niyadoo dagan buu ku fican yhy 😊
Cusuriyada goobaha shaqada ayaad dareen tay noloshu way gaaban tahay naftaada kalsooni buuxda ku qab
Professor waad mahadsantahay
Thanks wll saalim wlhi wax yaaba badan ayaan ka faaiday waana joogtayn doona i.a jazaakalaah wll ❤
I love u brother for the sake of Allah ❤ may Allah help u just like u helped us ❤
Naf ogaal podcast helped a lot 😔
AAAAMin wll - Allah hku sharfo in bdn wll
Thank you ustaad. Qaabka aad wax usharxeyso waa qaab special ah qofki ayaad si toos ah uguso dhex hadleysaa waaku mahadsanthy dadaalkaaga halkaas nooga sii wad.
Ma.allaha kuxifdiyo macalin salim Omar waa macduc bahi badan u qanbo mahadsanid our teacher❤🙏💯
Maaalinkaga kusoo biiray channel ayaaa kalsooni badan dareemaaa waxaa dareema sida hore iin aheen thnks abowe
Wa ku frxsnhy. Alx wye wll
Salim muqlada da wlh muqlada kle wa iga duwanyhiin ani ahan abal weyn ba ku hyaa wxybo bdn ban ka faidy thnks abwe waqtigaga sida noga faideyso🥰
Yaantan waa Nala joogtaa nowad cashirada keep forwed wllkay
Mahad sanid walal.salim omar wana ku salamayyya in badan wana jeclaan lahaa inaad noo soo badiso vedeo yada
Shukrn ustaad wax fara badan waan kaa faaiiday hanaga caajisin ❤❤❤
جزاك الله خيرا يا أخي
Masha allah guulayso hogaamiye
Mahadsanid wll wax badan kaa faaiday runti
Jimco wanagsan wllka an tagero nin iga ween taladan ka qadan laha baa video ahan isiisay guleso wllka weenow casimada dalka baan kasoo salamaya
Tnx ustad
الله يبارك
Fadlan adigo raliya ustaad podcast 1h. Nogadhig hadad awoodo
جزاك الله اخي 💙
Please noo sharax shaqsiyadaha MBTI😢
Shukran ustaaaad
macalin shaadhkaagu soo jiidasho maleh isaga iyo tie-gu iskuma soo baxayaan waa yara jactad
Hhhhhhh diyaar masuup badal wye.
@@SalimOmerwlh waa qoslay 😂😂😂
Thanks teacher😊
Naag aan ka adkadey ayaa dagaal passive aggression igula jirto.😱😱😱😱😁😁
Thank you so much. Sida Nola wadagto aqoontad. Waxan jeclan lahay ina hben walbo hal Vedio noso geliso ama week 5vedio
Asc wll aad iyo aad ayaad u mahadsantahay aqoonta aad nala garab taagantahay waxaan ku xasuusinayaa adiga oo socda behavior manifestation
1. Procatination
2. Perfectionism oo qodobadii kale ay hadhsanyihiin
Ayaad u booday Emotional manfestations
Qodobkiisa 24 ee ah defensiveness when recieving feedback
Ayaad
Yeah. Wa lumay. Qaabka aan u sameenayo episode ka kuxiga wan badalaya. Si usan khaladkaas oo kle usan uso laban inshallah wll
Mahadsanid wll qali kalsoonida marhore bey iga luntay hadana wx bdn baan kaafaaiday jazakallahu kheir
Ustdii sidee lagu xalin kara ama dhib ugu socelin karna kalsonida naftena
USTAAD aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay runtii ashar muhiim ah ayaad noo soogud bisaa
Ep5 ka cariirda xidhidhdakasoo dhig wll ado mhdsan❤🙏
Ustaad qeybta 3aad goormaad soo galineysaa isbuucaan sooma aadan galininee?
Ustaad kheyr allaha kusiyo xalka ino so daa wax walbo a shegte aniga iga shekeneysa wlhi muqalka xalka wan sugi la'ahy ilahy ha igu anfoco aniga iyo inti ila midka ah
Ani waxan aminsanahy dadka somalida oo dhan inay traumatized yihin lagayaba inan different coping mechanisms lenahay walidkena inay generational trauma qaban oo ay no koriyen habka laso koriyey wana kaxumahay peace and love
Generational trauma wlle wa qabna
ustaad aniga markan qof la hadlayo indhihiisa sitoos ah uma fiiriyo oo indhaha ayaa igu dalayo ama warkii ban sogabinayaa oo marka aan hareeraha eegayo boonti kasta wan helayaa ama wan kagaabsadaa ee ma kalsooni daraa midaasi ?
Thanks Masul ❤
Muqaalki xalka weli lama soo dayn miyaa?
Maxaa xal ah oo laku daweyaa marka kalsooni darada Ustdii mahadsanid ❤🎉
Eye contact ku dhibanahy 💯
Waad mahadsantahay wall mcn
❤❤❤❤
Tnx ustaad❤
Mahadsanid ustaad
Mahadsanid wll
Ku saliyya nabi maxamdd صلوات الله وسلام عليه❤❤❤❤❤❤❤❤❤
La'aanta haysashada qof ku garab qabta si aad u gaarto meesha aad rabto taaz Soo quus ma sababi karto
Kalsoni daro said wan qabaa😢 ustdii 4calamad kabadan isku arkay runtii.
❤❤❤❤❤❤
Waxa kaliya aaan sugayo aya ah sida emotional iyo relationship insecurities maalinta ka soo hadlayso culayska ugu badan dhankaasu iga saaran yahay💔
شكرا لكَ
Thanks ❤
mahadsanid sxb
wa qoslay walaahi hada in u wax cusub no sheegaayo bu moodaya yaabka adunka ninkan wuxu raba in lo arko nin aqli lee hada wa big jaahil wa nin wuxu maqlo run moodaa oo makala saari kaaro beenta iyo run yaabka adunka wa dad qoranku sheegay ee la yirahdo Sufuhaaa
Emotional insecurity maxaa xal u eh
Aad buu tobiGan igu socdaa
Panic attacks kaso hdl wll pls cosi wye
Mahad sanid
Thankz moalimuu noo soo badi podcastiyada
waxaan dhagaystay casharkii ahaa sidee nafta loo controlaa, in waxa gudahaaga ka socda aad dhagaysatid ama la socotid.
maanta anoo bas saaran ayay i heshay social anxiety ka dibna wax fal celina maan samayn, waanan caafimaaday wax yar kadib.
jasaakalahu khayr, waxaad haysaa hawl aad u muhiima wlaahi.
Wa ku frxsanhy inaad dabaqdey
Natiijo qurux bdn na aad heshey 😊
@@SalimOmer jasakalaahu khayr
Sidee nafta lo control la wa casharkee wll
Wankugu xiranahy faa ido badan banka helay muqaladada khayr badan ilahay haku siiyo abowe ❤❤❤❤❤
Aamin wll
Ma.
abowe social anxiety maxaa lgudaweyaa
Episode 2 so daawo wll
❤❤❤