Somali forex podcast with med Ibrahim abdi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Muqalkaan med Ibrahim wuxu ku sharaxayaa sida uu forex ku bilabay iyo dhibayoyinka oo kala kulmay ka hor inta uu san gul ka gaarin.

Комментарии • 129

  • @Medibrahimabdi
    @Medibrahimabdi  Месяц назад +13

    +. 2. 5. 4. 7. 21. 500. 817.
    Hada aad muqalkaan aad dawanesid xaruntayda horay wan ka tegay ee mida cusub page kayga instagram ka la soco iyo xarunta cusub
    ( med Ibrahim abdi )

    • @munachanne
      @munachanne Месяц назад

      ASC ustaad waxa uhahana only

    • @Ukaash10
      @Ukaash10 9 дней назад

      Ustaat inaa forex barbaa wax Xirfidna ma ulihi inaa iga cwizaa rbaa thanks 😢

  • @ilhaanmohamed-bf5qq
    @ilhaanmohamed-bf5qq Месяц назад +39

    ninka na baray wax walba oo forex ah ninka waxbadan oo la qariya si free ah oo somakinima ah noo baray ninka yiri dadkaygu baahi kuma fiirsankaro waan ay shaqaystaan ninka dhalin yara badan u suura galiyay in ay walidkood cawiyaan guursadaan ustaat ABDIWALI AHMED ALI MOALIMOW MAHDSANID

  • @JamiilmubaarikJamaac
    @JamiilmubaarikJamaac Месяц назад +25

    Apdiwali Ahmed Ali moalimuuu 🤴🏼♥️🔑🧠👋

  • @ismacilboss
    @ismacilboss Месяц назад +18

    Moalimuufx is the best teacher in the market 🎉❤
    Janagale....keep going

  • @GuleettAbdi
    @GuleettAbdi Месяц назад +12

    Hadda ayaan bilaabayaa forex illaa hayoow iga dhig kii wax fiicn kala kulma

  • @user-xr4bc2vn8p
    @user-xr4bc2vn8p 14 дней назад +1

    We need more people like Mohamed….Guleyso taliyow❤

  • @HamzeMohamad-m5d
    @HamzeMohamad-m5d 9 дней назад

    moalimuu is the best teacher in the afrique🎉

  • @MaslahAli-cw6wz
    @MaslahAli-cw6wz Месяц назад +10

    Team moalimu Alle hani sharfo ustaadkeenana Alle hanoo barakeeyo, guuleyso sxb med-ibrahim

  • @LiibanAbdi-n4s
    @LiibanAbdi-n4s 18 дней назад +1

    Moalimu janadiii abaalkaada alle haka dhigo❤❤

  • @user-fe9im1fp6v
    @user-fe9im1fp6v 29 дней назад +1

    Sxb waan kusalamy med.ibraahin. sxb marxalada aad ka sheekynayso way iso marty.

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid7905 Месяц назад +2

    Ustadkegii abdiweli ahmed ali moalimuu allah ha sharfo 2019 ila hada oo syqa kujiro allah kasakaw sharafba uhaya

  • @Xazuum10
    @Xazuum10 Месяц назад +6

    Moalimuu Janna Gale❤

  • @XawaIsack
    @XawaIsack 2 месяца назад +5

    Qof aan dadaalin guul ma gaaro m.a nin wax bartey tahy❤

  • @M.Turaaki26
    @M.Turaaki26 10 дней назад

    Moalimufx janagale💯🌹

  • @MaalmoFilms
    @MaalmoFilms Месяц назад +4

    Ustaad med Halkaan Ayaan Kaa salaamayaaa

  • @AmirAbdinorAli
    @AmirAbdinorAli 13 дней назад

    Wacaleykum As salaam

  • @Abdinurmoha
    @Abdinurmoha Месяц назад +19

    Moalimuu Abal buu Nagu leeyahy

  • @axmednaaji2405
    @axmednaaji2405 29 дней назад

    Janagale Moalimuuu sharaf wal karaama ustaadii 🎉❤

  • @abdulahmedhassan7206
    @abdulahmedhassan7206 Месяц назад +5

    Moalimuu ❤

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji Месяц назад +2

    Masha alalh hard life ayad so martay waa raga nimo shaqada ama nolosha adag qofka raga ah somaro guul mash allah lakin 36.000 USD sifufuud ayaaad uqasarisay Sl yaad dhigan laheed lakin cashar ayey kunoqotay GUUL MARKALE SXB

    • @user-hk4de6fl2e
      @user-hk4de6fl2e Месяц назад +1

      Waxan islahaa siduu u qasariyay ma sl la,aan buu ahaa

  • @Usersagaliina8831
    @Usersagaliina8831 26 дней назад

    Abaalkiisa alle jano haka dhigo moalimuu magudi karno abaalkiisa❤❤❤❤❤❤

  • @amirabdullahi3116
    @amirabdullahi3116 2 дня назад

    Hadaalkaan daan kusokoob moalimu aya ibaari !!

  • @kashkaazure2266
    @kashkaazure2266 Месяц назад

    Ani interview dorrick hoostiis ku qaatey in bulshada kale gaaro wan ku faraxsanahey guuleyso sxb med Ibrahim Suuuiii 🙌🏻

  • @XawaIsack
    @XawaIsack 2 месяца назад +3

    Intee kaala soo xiriir karaa teacher

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi  Месяц назад +2

      Instagram ka igala so hadal broh (med_ibrahim_abdi)

    • @MusdhafAxmad
      @MusdhafAxmad Месяц назад

      ​@@Medibrahimabdiustaadii ma joogno meshaas marka meel ky sheeg

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi  Месяц назад +2

      @@MusdhafAxmad online class

  • @ridhuunoor
    @ridhuunoor 2 месяца назад +2

    My teacher ❤

  • @mustafMohammed-s4v
    @mustafMohammed-s4v Месяц назад +1

    Masha Allah role model wye ninkaan❤🎉

  • @user-ty3jo6lf5s
    @user-ty3jo6lf5s Месяц назад +2

    ICT ban bartaa mudo hal sano ah wadaa weli guul kama gaarin mr iska dhaaf ban is dhahaa howlahyga dhan fx darteed u dhaafeyy ayadana hdda weli wax muuqdo kama qaban lkn weli wan dadaali i.a😢❤

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam Месяц назад

      Dadaal zxp guuleeso❤

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 Месяц назад

      Sxb moalimuu free ayu ka dhigey ardeydi uu bari jirey si live aya ula trade gareynka kartaa adigo baraneya si free ah wax badan aya iska ka badali doona suuqa forex

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 21 день назад +1

      Qaladkaad sameysay ayaa ah wll in aad hawlahaaga fx udhaaftay hawalahagii oo dhan wado dhinacna fx ka wado adoo dareensanayn ayad meel gaadhaysaa wll

    • @TraderLii
      @TraderLii 7 дней назад

      Sxb waxaad sameeysaa back testing oo soo ogoow imisa set up ayuu suuqa ku siinaya bil waliba, sidoo kale dooro ugu badnaan 5 lacagood ee iyagu xooga saar, qor imisa set up beey shantaas lacagood bishi ku siin karaan.?
      Qor imisaa TP hit gareysay..?
      Qor imisaa BREAKEVEN noqotay...?
      Hadaad sidaas sameeyso sadex bilood, isbadal ayaad arki doontaa insha allaah.
      Sidoo kale set up kasta oo aad back testing gareeyneeyso waxaad ka qaadaa screenshot...mahadsanid

  • @Moha.Abshir
    @Moha.Abshir 19 дней назад

    Thanks Ustaad.
    Ninka doorshaha gadi jirey ee multimillionaire-ka noqday magaciisa noo soo qor. I couldn’t hear it properly.

  • @asadisse5012
    @asadisse5012 2 месяца назад +3

    Big up 🎉 #role model

  • @Qadaro223
    @Qadaro223 Месяц назад +2

    Qasaruhu waa furaha guusha

  • @AbdiAliWeedhsame
    @AbdiAliWeedhsame 2 месяца назад +1

    Thanks teacher.
    Online ma heli karaa

  • @Asmo-Abdi
    @Asmo-Abdi 13 дней назад

  • @AbdiShukri-yv8iw
    @AbdiShukri-yv8iw 2 месяца назад +2

    Qof mudhan ine lagudayto 💯 💯

  • @user-xi3he6lx5e
    @user-xi3he6lx5e Месяц назад

    Waa sugaaye barnamijkan Mhdsanid

  • @duurjoogtv6384
    @duurjoogtv6384 Месяц назад +3

    adoo ukun gadeyso ayaa interview ga ku bilowdey lacagta 36k aad qasaartey xagee ka keenteyna taas aan rabi lahaa ninka ku wareysanaayo inuu ku weydiiyo???? mida kale strategy yad noocee isticmaashaana???

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi  Месяц назад

      Wa aniga dhahayo fx ayan ka dhex shaqeyy lcgtas sfcn udawo muqalka
      Mida xigta neh kuma bilabin interview ga ukun gadi jiry 😂 dhagaha fur sxp

  • @YunisMusdof
    @YunisMusdof 2 месяца назад +2

    Moalimu sharaf iya karama

  • @hussien8676
    @hussien8676 2 месяца назад +1

    well done

  • @Sahmiyesoftware
    @Sahmiyesoftware Месяц назад

    My teacher Moalimuu 😢

  • @abdiyare4620
    @abdiyare4620 Месяц назад +3

    Mar hadaa arakto course aan furtay oonan live trade public mudo samenin ...carefull they want course money only

  • @sagtaahmed6589
    @sagtaahmed6589 Месяц назад +1

    Mo salamulahi sxb

  • @khadarmohamutt-t3y
    @khadarmohamutt-t3y Месяц назад +1

    zxp onlinka xagee kabixisaa coursada onlinka

  • @rashkapio2561
    @rashkapio2561 2 месяца назад

    My ideal 🎉🎉

  • @AbdiShukri-yv8iw
    @AbdiShukri-yv8iw 2 месяца назад

    Taliye ❤

  • @princessamiira6984
    @princessamiira6984 Месяц назад +2

    MashaAllah macalimu noloshu kuma xumeyso ❤

  • @abokordaoud183
    @abokordaoud183 Месяц назад

    Tradingu ma xalaalaba diintu maxaay ka qabta

  • @wirwirofficialchannel6379
    @wirwirofficialchannel6379 Месяц назад

    Ustad lacgna mahesto plse icawi🙏

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +2

    Forex ma sahlanee yaan lagu Fududaan

  • @xujale
    @xujale Месяц назад

    M.a ❤

  • @duniyacalisaciid
    @duniyacalisaciid Месяц назад

    micha trdeka sl ma dhigan miyaaa

  • @dahirmuhumed7202
    @dahirmuhumed7202 Месяц назад +1

    Risk gada yare marwalba wall hana niyad jabin greedy nimana yay ku qaadin

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi  Месяц назад

      Nolosha hada way ka duwanthy tan aad mesha ku argty 😊

  • @MusdhafAxmad
    @MusdhafAxmad Месяц назад +2

    Course free ah meel ku sheega

  • @user-kz6vm7zw2p
    @user-kz6vm7zw2p Месяц назад

    Hortaaa maxalaalbaaa mise waaa xaraaan

    • @somalipirates
      @somalipirates Месяц назад +1

      waa xalaal walaal culumo somali ah & kuwo carab ahba waa ka hadleen

  • @kiinay4946
    @kiinay4946 Месяц назад

    Saas w

  • @chakirhamoud1906
    @chakirhamoud1906 Месяц назад

    waaliga deyn forex haa kugalin

  • @farxaandhuxul2948
    @farxaandhuxul2948 2 месяца назад

    My techar

  • @sayid1148
    @sayid1148 Месяц назад +1

    Runtuu kahadlay

  • @mohanhero296
    @mohanhero296 Месяц назад +2

    Bro trade without sl and risk management 😂

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi  Месяц назад

      Is that all you took away from the entire video 😮

    • @mohanhero296
      @mohanhero296 Месяц назад

      @Medibrahimabdi no . Waxbadan ayaa ka faa iday sxp . Mahadsanid good podcast 👏 👏

  • @dekdarajo1238
    @dekdarajo1238 Месяц назад

    Xageen kala soo xiriiraa

  • @mohamedcumar-or2fb
    @mohamedcumar-or2fb Месяц назад

    ma ICT ayaa ku treda gareysaa

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 Месяц назад +1

    Lkn malaha lacagta intaas leeg waa funded 36K$

    • @user-ho6mt8is3u
      @user-ho6mt8is3u Месяц назад

      Funded ka %10 wax ka badan inaad qasaariso lagaama yeelayo

  • @hasandhacarbe2009
    @hasandhacarbe2009 Месяц назад

    Strategy magaceed tan moalimu miyaa zxp ibra

  • @esa979
    @esa979 27 дней назад

    ciyal xafad dhib badanaaa hhhhhhhhhh lakin ciyalkale uun hadan dhageysanaya

  • @OmarMohamed-nt5zl
    @OmarMohamed-nt5zl Месяц назад

    how can i reach your class?

  • @mohamedsalad2058
    @mohamedsalad2058 Месяц назад +2

    A trader without stoploss which kind trader are you pls?

    • @ahmednorabdi7677
      @ahmednorabdi7677 Месяц назад

      Mohamed deeq Macsaro, ina salaad amakaag 😂

    • @LiibanAbdi-n4s
      @LiibanAbdi-n4s 18 дней назад

      May be suuqa sabtida iyo axadda furan ayaa with out Sl laga helaa umaleynaa 😂

  • @mohamedhassanarone
    @mohamedhassanarone 2 месяца назад

    Wait, have you opened a position without SL? Crazy

    • @abdinoormohamed4663
      @abdinoormohamed4663 2 месяца назад

      yeah coz he was probably a newbie

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le Месяц назад

      SL la'aan ceeb waaye, lkn emotion ka keeni karo dicipline loo baahanyahay

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades Месяц назад

    Sida aad 100% qasaaro ah u gashay ayaan la yaabanahay nio SL maadaan lahayn miyaa oo bilaa risk management ayaad ahayd?

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi  Месяц назад +1

      Broh waxa laga hadlayo wa jabkaygii fx
      Wana aragtaa ina kaso
      Gudbay 😂 hada ma waxa igu haysataa mxa sl usamen waysay

    • @updyrahman______________6931
      @updyrahman______________6931 Месяц назад

      @@Medibrahimabdima walantahay adi Sl la,antis 36k ku weysay misla qumantahay

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Месяц назад +1

    war codka kor u qaada ma makarooon fiican meesha keena walalayl

  • @husseinabdi540
    @husseinabdi540 Месяц назад

    100pip Oo SL muu ahaa

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 2 месяца назад +7

    Mclin 30k bd khasartay without plan kkk

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi  2 месяца назад +2

      Hahah 😂 haa

    • @abdimalikmohamedali5479
      @abdimalikmohamedali5479 Месяц назад +1

      30k hadu samayn bila plan ma dhihi lahayd somalidu dhib badan mesha forex 30 k waad ku khasaari karta 30k ka badan ka faaidi kartaa

    • @JamiilmubaarikJamaac
      @JamiilmubaarikJamaac Месяц назад

      @@abdimalikmohamedali5479 kkkk aqoon ma uleedahay ayaa ka horaysa somahan 30k dollar in aad khasaarto kaliya waxay dhacdaaa markaad aqoon lahayn iyo plan la’aan of course 30k wala qasaraa lkin wxaa la qasaraa adoo haysto akoon wayn Like 200k adoo risk management ku socda oo og hadii trade-kaas SL ku dhaco in aad qasaari doonto 30k , lkin 30k ayaan haystay oo 30k waa qasaray waa risk manegmant la’aan waaye

    • @updyrahman______________6931
      @updyrahman______________6931 Месяц назад

      @@abdimalikmohamedali5479war wax Sl ladhaho jiro ha iska doodine hal trade 36k ku qasar wa plan la,aan

    • @gurey_muzeh
      @gurey_muzeh Месяц назад +1

      @@Medibrahimabdi kkk legend anaa tabtaas ah bilaa plane kk

  • @user-bu2we9ke8b
    @user-bu2we9ke8b Месяц назад

    QOFKA BAR NAA MISH KA DU PAYAO PLZ REPLY SU'AALO AYAA KU WEY DINAA I.A

  • @farahhassanali682
    @farahhassanali682 Месяц назад

    Marba hadii Course aan bixiyaa mesha imaato, i aamin waxba ma haayo.

    • @nimcoahmed2394
      @nimcoahmed2394 Месяц назад

      Oo dadka mcaliminta ahba sow intay barteen dadka masii baraan 😅

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 Месяц назад

    Wa so waysa qateey kulaha xanun wye s.l😂😢sorry man

  • @maxamedfays3776
    @maxamedfays3776 Месяц назад

    moulimuu abaal kaga ma gudi kRNO

  • @tiktok_23rd
    @tiktok_23rd Месяц назад

    mcalin low and order miyaa strategy yadaada?

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi  Месяц назад +1

      Mya wll

    • @omeryousuf6511
      @omeryousuf6511 26 дней назад

      @@Medibrahimabdi zxb stratrgyga isheeg inaan kugu soo biro rabaaye

  • @Abdulducaysane
    @Abdulducaysane Месяц назад +4

    Moalimuu❤

  • @yusufAbdiramansalase
    @yusufAbdiramansalase 2 месяца назад

    My teacher❤