KHADRA SINIMO BARWAAQADA CAASHAQ ANA KU BADHAADHAY XIDIGAHA GEESKA 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • KHADRA SINIMO
    BARWAAQADA CAASHAQ ANA KU BADHAADHAY
    EREYADA GUREY DOOL
    LAXANKA XAMDI ROOBLE
    MUSIC AYOUB HAARUUN
    Copyright@Hawraar Music

Комментарии • 1 тыс.

  • @NimcaAliMigil
    @NimcaAliMigil 2 года назад +92

    Kadra waxay ka muuqataa wlhi reer djibouti jeceyl xitaa garbeheeda waxa fadhiyaa waa reer djibouti 🇩🇯 💖 ♥ 😍 wan ku wadanaaa khadra silimo the Golden voice of xidiga geeska we love you 😍 💖

    • @abdihakimchine7952
      @abdihakimchine7952 2 года назад +4

      🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @SouleimanKadir
      @SouleimanKadir 7 месяцев назад

      Wooo mashalh❤❤❤

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 2 года назад +97

    Khadra sinimo maalin un anaa guursan doono xitaa hadii ay 100 dhal tahay maal aduuna hadduu qiimo leeyahay madaxa ayaan saari doonaa khadra dadnimo🥰😋

    • @ROZIINA6
      @ROZIINA6 2 года назад

      😭😭😭😭

    • @osmancaani8218
      @osmancaani8218 Год назад

      Walhi waa gabadh ficaan oo gobaa

    • @asmayusef9819
      @asmayusef9819 Год назад +1

      Ilaa hda md guursanin 1sano ka dip😂😂

    • @aishaluul3626
      @aishaluul3626 Год назад +1

      11/8/2023 ilaa hadda ma guursanin hadaad noshahy

  • @leylacartan4486
    @leylacartan4486 2 года назад +203

    Khadar wax u ilahay siyay Af gabani daganan iyo sharaf waa fananada 🇸🇴 wali man arag iyado midh yaha ka dheex hadlisa oo dhurmisa sharf iyo cisi ku waar intay nololi jirto💡❤❤❤❤

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 года назад +4

      Waa dhab

    • @fahmicumar6400
      @fahmicumar6400 2 года назад +3

      Haa wllhi sharaf bay ledehay khadra cabdi silimo

    • @wewemonamirappeltoidelanci9831
      @wewemonamirappeltoidelanci9831 2 года назад +1

      . . re g a r d e s u r c e t t e c h a i n e
      re g a r d e s u r c e t t e c h a i n e
      (vrai histoire et vrai science partage de sources je ne suis pas yutubr)

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 года назад +8

      Walaalo waad aragtay NIN hadlay NIN aamusaa biiyay

    • @eidsalahismail5497
      @eidsalahismail5497 2 года назад

      Naaga dhilo faqasha ka baxa meesha

  • @Hafsa12C
    @Hafsa12C 2 года назад +69

    Mursal muuse khadruu kudambeyn dona akhirka iga qora taa aniga.
    Aduunyada wax badan baan soo jogay😂

    • @aiuushah2133
      @aiuushah2133 2 года назад +2

      Illahow run ka dhig

    • @istahilbile4710
      @istahilbile4710 2 года назад +1

      Mesha ma musalsa baa la jilaya ku dabeenta. Macnaha maslslo badan baad dawatay😂😂😂

    • @Sodhawaaw
      @Sodhawaaw 2 года назад +1

      @@istahilbile4710 😂😂😂😂😂😂😂😭

    • @sahrageedi2606
      @sahrageedi2606 2 года назад +5

      Yaa ila arka wali ineey qalbiga ka mideysan yihiin color ka dharka waa isaga midab

    • @maryanbelo8552
      @maryanbelo8552 Год назад

      Hadi Allah idmo

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 2 года назад +204

    Khadra. Waa qof dagan aqli badan hadal yaqan ah sawar badAn cadowgeda ayado taqano ayey hadana ignore gareysa waa qof xigmad leh khadraay huno i love you from all the way Minneapolis ❤️❤️❤️💕

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms 2 года назад +147

    Waad Awood Sheegatay Walal Sanado Badan Iyo Nolol Waarta

    • @tubegamer4031
      @tubegamer4031 2 года назад +1

      Fulaygii 5 dollar ka carary😅😅😂😂

  • @zamzamsoona5719
    @zamzamsoona5719 2 года назад +67

    fanaaniinta khadra way ixtiraamaan maasha allaag ugbaad waa qalbi wanaaggii oo qof ah

  • @amoolaomar4231
    @amoolaomar4231 2 года назад +16

    Khadraay farxad ay aadamuhu dhamantod la yaaban Allah haku siiyo. Emotional song 😣

  • @abzabdi2695
    @abzabdi2695 2 года назад +17

    Illahy khadra wax wanagsan ha kusiyo Runti qof intu karti iyo Adag leyahay baad ledahy. Allah wax khayr qaba haku siiyo. Fankana badal ka wanagsan ha kusiyo.

  • @surayadhagocade7296
    @surayadhagocade7296 2 года назад +18

    Khadra waa qof caqli badan iyada oo og dadka cadawgeeda ah hadana iskuma mashquuliso ilahy wx khyr qaba haku siiyo waa kula dareemaya wxaad dareemayso Waad helaysaa badhaadhe aad ku faraxdo go forward sis Khadra Abdi Sinimo 👑❤👏

    • @ahmedhirsi3695
      @ahmedhirsi3695 2 года назад

      waxaa kamidaa labadaan Asma oo hada uqoslaayo ar naaga waa cadaw.

    • @faizam523
      @faizam523 2 года назад +2

      @@ahmedhirsi3695 acuudu bilaa adiga naag ma tahay maxaa xanta naagaha ku dhex keeney?

    • @faizam523
      @faizam523 2 года назад

      @Bella Diini 🤣😅🤣

  • @ksharif1564
    @ksharif1564 2 года назад +37

    Dadnimadii oo qof ah, ninkii raba inuu arko, waa my fanaan my queen Khadra silimo viva khadra welcome back

  • @ismimoh8333
    @ismimoh8333 2 года назад +4

    Qofkan sidii dibjirta saacadaha danbe laso daayo showyada xaga danbe ku dhuumanaya ee caruurtiisa hooyadood aan halmar u iman nacabkana ka buufin maxuu ahaa ala qudhacsanida nio waxaasay hargeisa keentay khadra we love you ❤🙏🏾🤜

  • @SOMALIMIX512
    @SOMALIMIX512 2 года назад +66

    2 hours remain 😘Saan usugayay wan dalay heeestan 😁😁

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 года назад +22

    Run ahaantii Mursal wax laradiyo u ma qalmo .Nabsi guna masoo dhaxo Ee waa loosamra’un.Khadri waa morwo sharafle Illahey xaqaga hakusiyo adiga iyo inta kale dulman Amiin yaa rabbi🤲🤲🤲

  • @Raganimo-10
    @Raganimo-10 2 года назад +44

    Waa Urursan Af-gaaban oo Akhlaaq badan❤😊
    Way cod macaan tahay, waxaanay leedahay hab-masraxeed cajiiba.🙏

    • @uweenders833
      @uweenders833 9 месяцев назад

      🎉❤😂🎉😂❤🎉😂❤😂🎉😢😮😅😊🎉😢🎉😂❤😂🎉😢😮😅😊😅😮😢🎉😂❤😂🎉😢😮😅😊😅😮😢🎉😂❤😂🎉😢😮😅😊😅😮😢🎉😂❤😂🎉😢😮😅😊😅😮😢🎉😂❤😂🎉😢😮😅😊😅😮😢🎉😂❤

  • @ibnuarteh6331
    @ibnuarteh6331 2 года назад +34

    Wow wow another level poqoradii ila dhalatay Khadra A Zilimo🥰💯💥👑zidaazaa loo heezaa ampa wa la izka daayaa keep u going ya indr👏😍🤗💫pilkhayr maqazhii hada nacapka maqazhii

    • @hodanali4440
      @hodanali4440 2 года назад

      Miyaay Mursal iyo Khadri kala tagen?

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif554 2 года назад +81

    Queen always Queen strong women ❤💙keep going khadka salimo ax hestan weyitabatay jacayl xanun waye wlhi 😭🥺

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 2 года назад +15

    Tears in my eyes 😢😢 khadro qaali samirka kaasho waligaa mcnto 🙏🏻🙏🏻😔😔

  • @faizamohmud7180
    @faizamohmud7180 2 года назад +147

    Mursal iyo shaydaan baa degdeg
    Khadra queen

    • @sushantdiamond9098
      @sushantdiamond9098 2 года назад +6

      Bahasha foolxumad badan uba ka rystay

    • @warsanadami6315
      @warsanadami6315 2 года назад +13

      @@sushantdiamond9098 ma isaa Ka qurux badan bahalka nacaskaa Mise ta jiirka u eeg

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 2 года назад +5

      @@sushantdiamond9098 gabadh gabadh Waa umagan istaaqfurullah dheh wll

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 2 года назад +1

      Foolxumadeedii wuu ka raystay siduu u eegyahay maanad arkayn habarta kurka naaxisay 😂😂😂istaafuralh dumaashi khadra 🙏😭

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 2 года назад +1

      @@hanielmi5717 anigu labadaba live waan u arkay waa habeen iyo dharaar 😂😂😂madow foolxumo maaha jiniyad baa laysku dhaafay 😉😉 indhaha ha iska qaadin walaaleey khadra qurux ma jecli in aan caayo waa laga shidanyahay

  • @abdiadan9717
    @abdiadan9717 2 года назад +16

    Mursal waa doqon lajeclaaday mursalow malinta akhiro walagu waydiin reerahaga saad ugu kala eexatay..khadra walal isaga kuhoos iman awladada aya kuhoos keeni doonto nacaskaa naag adag oo waliba libaaxada aya tahay wll keep going be strong big respect

    • @barwaqobilan8574
      @barwaqobilan8574 2 года назад +1

      Be positive wa intasoy iyadu raali ka ahyn inu kaso ag muuqdo

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 2 года назад +53

    What an emotional 😢 song, VIVA KHADRO

  • @hodanali4846
    @hodanali4846 2 года назад +7

    Maashallaah tabaaralallaah khadri waa Mario nimkeedii wayday waxaanan leeyahay khadra
    ( GOBAY LIIC OO HAJABIN )❤❤❤❤❤

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 года назад +38

    Mashaallah lama garan waayo laxanka Hamdi Robleh🇩🇯🇩🇯👌 khadra mashaallah

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 2 года назад +20

    Khadra abdisilimo intii jecel likta dhackaga siyaaa

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 2 года назад +14

    Horta khadra yutup maledahay hadeey maya tahay fadlan khadra yutup haloo furo walahi waaloo kala kicin lahaa ayadana wax dhaqaalo ah aya ka soo gali lahaa umada dhan aya wada jecel subscriber keda Waa waajib nasaran queen yutup hafurato heesaheda ayey so gashaneeysa xitaa ugbaad I caawi ha dhahdo ayada leh yutup please

  • @footballfire1363
    @footballfire1363 2 года назад +19

    masha,allaha. QAADRA CADISILIMO waa ku tagera waxana jecelaay qofka go,aanka lehe waxana ku sii faraxasanahay ina gaartay hankada waqtiga ubahan tahay uu ku agtaagan yahay mursal muse masha.allah guul iyo gobanimo

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 2 года назад

      WELI MA IS QABAAN HORTA LABADANI WALAAL

    • @amalhassan3153
      @amalhassan3153 2 года назад

      Masha allah

    • @footballfire1363
      @footballfire1363 2 года назад

      @@mohamedabdirahman5840 haday is qaban iyo haday isqabiin anigu shaqaday ma ahan

    • @footballfire1363
      @footballfire1363 2 года назад +1

      @@mohamedabdirahman5840 labadoda waa fanaaniin an tagero haday isqabiin xiita waa laba wariid oo alle ugu deeqay caruur masha.allaha waalidku waa halmid mar walibo haday isla jogan ama haday kala tagaan marwalibi waxay firsanayan oo dhexe yalo waa 💐 doog ah oo Alle ugu deeqay caruur caruutadana waa ubaxa

    • @footballfire1363
      @footballfire1363 2 года назад +1

      @@mohamedabdirahman5840 walaal waxa ka waniina holahas oo kale waliga ha galin 🙏 plz

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 года назад +93

    Mursal wa isaga gadal isku dabalinaye Ninka raga 4far ayaa allh u baneyay haday xata kala tagen mu inanta sifican ula ciyaro takalaba wa isaga ku dhag dhage wax kasto dhacay wa carurtisi hoyadode waliba waqti adag ay isla so marene waxaso kala dumarka Nagu diraya💔😢

    • @deeqaxasan9325
      @deeqaxasan9325 2 года назад +4

      Wlhi been maaha 😭😭😭😭

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 2 года назад +12

      😭😭😭😂 biilka laga goosana see waye adi

    • @salmamowlid7270
      @salmamowlid7270 2 года назад

      @@bartaynoloshicusbeyd8103 😂😂😂😂

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 2 года назад

      @@salmamowlid7270 😂😂😂😂

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 2 года назад +3

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 aar somali dhib badan
      Hadduu la ciyaaro var
      Hodan baa loo daadan oo baalaha laga rifi
      Haddii uu gadaal joogsado ciyaalkiisa hooyadood muxuu ula ciyaari layahy
      Hadduu horey soo istaago wuu isku dheg dhejinayaa
      Gacan baan idiin taagay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 bay bay 😁😁😁

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 года назад +14

    Khadra Silimoo you're brave ☺️💗 clever a devoted mother to you're kids A priceless diamond lake be you always

  • @leylaaden3452
    @leylaaden3452 2 года назад +37

    Masha Allah beautiful khadra best song and voice legend 💖💖💖💪

    • @wewemonamirappeltoidelanci9831
      @wewemonamirappeltoidelanci9831 2 года назад +1

      . . re g a r d e s u r c e t t e c h a i n e
      re g a r d e s u r c e t t e c h a i n e
      (vrai histoire et vrai science partage de sources je ne suis pas yutubr)

  • @Imanasli
    @Imanasli 2 года назад +4

    Plz one million ha la dhafiyo khadra 🥺🥺

  • @kowsarhctv
    @kowsarhctv 2 года назад +38

    Khadro silimo allah ku xafido , qalbiyga waxu dareemaya inaad xanuunsan tahay😢

  • @ibrahimmahamouddigueh1990
    @ibrahimmahamouddigueh1990 2 года назад +2

    The queen is back Kadra sinimo i very like u queen kadra 😘💙🇩🇯

  • @nimceeyamohamed3585
    @nimceeyamohamed3585 2 года назад +14

    Masha allah khadra wan ku tagera qof qalbi wangsan baa Tahay

  • @sowdajama4450
    @sowdajama4450 2 года назад +9

    I love the lytics, the music and specially khadro so jamming
    Big love huno.

  • @sadiahussein7402
    @sadiahussein7402 2 года назад +6

    Yaa salaam my Queen sister is back ciil qabow cadaabta gal. Waa dareenkaas Qadraay. True love never end.

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +12

    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @qnfilsan7653
    @qnfilsan7653 2 года назад +11

    الحمدلله وحـدَها تعبر عَن ؛ فَرحك أو حزنَك ، ضيقك او إتسَاع حَالك ، فلا تنساها كي يطيبُ حَالك ♥

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 года назад +20

    Barnaamijka dhan khadra ayaan ka daawaday lagend always lagend 💯🥰

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 года назад +354

    inta ila argtay inay hadal badan rabin xita ay so wada gaabisay gabiba Dareena ka muuqdo wejigeeda 🥺😭 Sorry khadra

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 2 года назад +30

      War calaacalka ka daa inanta waxaas kalama jecla nin ka dhaqaaqayna uma baahna ee weyka socoty😒

    • @faizam523
      @faizam523 2 года назад +17

      Waar nacas baad tahaye inanta calaacalka kala daba hadh, khadra wey tashatey dadkuna waligoodba waa kala tagi jireene, maxaa isu daba wadaa laba qof oo calafkoodu xaga Allah ka dhamaadey.

    • @hanimaxamed3886
      @hanimaxamed3886 2 года назад +8

      Ax khadra silimo waa qof qaliya soorry wllhi 😰😰😰💔🤲🙏

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 года назад

      @@faizam523 ma Kala tageen walaal mise ?

    • @luulabdulahi7617
      @luulabdulahi7617 2 года назад +5

      😭😭😭😭😭beautiful song dareen leeh meshan maxeey kaso donteey caadowgeyda dhan joogan aaaxax

  • @bilanjamac6380
    @bilanjamac6380 2 года назад +2

    Boqorada fanka 🥺❤️lkn talow maxau ufadhiisty muragban daremeee

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk 2 года назад

      @Yahye A. Ahmed wu furay maxu ka aag qaban

  • @blistermanic4245
    @blistermanic4245 2 года назад +76

    The Queen always shining like start 👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰

  • @maryanadin5405
    @maryanadin5405 2 года назад +16

    Qadro abayo manta Xarakatkaga wuyaryahy maxanunsantahy abayo😘😍😙❤💖💞💓👌👍💚💘

    • @saidafarah5782
      @saidafarah5782 2 года назад

      Waaba shakiyey wax uur leh baad moodaah

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 года назад +27

    Manshalh fanaanadi qaaliga aheyd khadra abdi silimo best song 🎵🥰

  • @mustapheumar8308
    @mustapheumar8308 2 года назад +6

    Khadri hubaal waa boqoradda codka fanka 👍❤👋

  • @shamisyusuf3687
    @shamisyusuf3687 2 года назад +13

    MASHAALLAH khadra jiir joog illah hadaayo amiin yarab👍👍👍👍super awal 👌👌👌👌👌👌👌👌👂

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 2 года назад +9

    I know mursal is feeling Alonely,💔🥺 waayo fanaaninta oo dhan khadra ay ushidaayaan dheesha asina muqalka bilow ilaa dhamaad ma arkin 1 qaf oo la qosla ama la dance gareeya kaligis oo meel iska niikinooyaa😂😂
    Wuxu ku dabaalanooyaa badd weyn uu isagu isku dhex riday wliba asoona dabaal aqoon
    Khadra boqorad, naag adag , dulqaad bdn masha allah allh ku xafidoh abyo kuwataa
    may be comment geyga inaa aragtid salan sare fanannad qaran❤✌

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 2 года назад +14

    Khadara silimo Alleh hku caafiyo 🤲🤲 My Queen miskiinta Lugbay Dhaawac ka thy ee u duceeya 😭😭😭❤

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 2 года назад +1

    khadra cabdi silimo fanaanad dhaba weeye run ahaanti waa hees dareen leh waay dareen heestay codkedu caadi maaha waa cod talent ah waa dadki fanka lahaa khadra cabdi silimo

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 2 года назад +26

    Waxasa cod ah talent khadra abdi silimo 👏👏👏👏

  • @dhiirigaliyechannel4262
    @dhiirigaliyechannel4262 2 года назад +26

    Khadra sinimO ❤
    Dadka wanaagzan ma qarsoomaan.

    • @simone3995
      @simone3995 2 года назад

      Facts! I hate to see this queen 👸 like she second

  • @ayaanmahamed5649
    @ayaanmahamed5649 2 года назад +14

    Amazing best song khadra abdi wanaagi oo qof ah guuleyso my sister ❤

  • @iphrah7860
    @iphrah7860 2 года назад +84

    Ugbaad qalbi wanagi o qof ah wye say qadro u qimaynayso eeg m.a

    • @hodoaxmed2073
      @hodoaxmed2073 2 года назад +6

      Ugbad Waa nasab💚❤️💚💚👑👑👑👑👑💪💪💪👑👑❤️❤️💚👑👑💪

    • @sumayasusu4082
      @sumayasusu4082 2 года назад +1

      Shalaba dadkii hodan lasafnaa bay kujirtay kow xaqa ayaduu kaso baxay waatay kala booden ayada iyo qamar asma saban sidoo kale wuu kaso baxay wataa araga xun hadana way isku xog xogayan qadra macal asma loveta ayada saban xaq daray ku heshiiyen hadana ismay eegi karaaan dadkii qadra xumeye waagas way badnaayen Qaar kodna ilahay ba oga aaray

  • @ikraandagan6416
    @ikraandagan6416 2 года назад +69

    Boqorada samirka is back ❤❤

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 2 года назад +21

    Ka tilmaman hablaha kale 👸🏻Khadra cabdi sinimO ♥️✋🏻

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 2 года назад +4

    For Ever Legendey Khadra Abdi Silimo 🔥🙌

  • @Boqoroqurux5451
    @Boqoroqurux5451 2 года назад +34

    Mursalow habaarka dadku aakhir uu ku qaadayaa wlhi khadra waan ka naxay wali dareenkii Jacaylku kamuu Dhamaan Hodan waata sidaa khadra kuu jecel xaashe bay ka tahay doqoniimo iyo lacag ku qaaday shidh 😭

  • @sundussaacid232
    @sundussaacid232 2 года назад +12

    Badweynta dareenka
    Qisada butaaca
    Nasiib badnidayda
    Oo anaa anaa ka badbaaday🥀🔥🔥
    WLHI BEEN kumay sheegin🥀

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 года назад +15

    BoQoradii Samirka is Back
    Khadra Cabdi silimo❤

  • @king_ayzuu
    @king_ayzuu 2 года назад +300

    Inta ILa aragtay in uu mursal gadaal Ku dhumanayo farta ILa taaga 😂😂😂✌️

    • @hiwaqmohamed9341
      @hiwaqmohamed9341 2 года назад +2

    • @jirfe
      @jirfe 2 года назад +15

      Markuu marwo ku bedesho dhilo waan in uu is qariyaa because hodon magaalaaan wada deganyahay si fiican baan isu naqaan

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 2 года назад +1

      Kkkkkkk Qalbigaa kubanaayo
      Dhulkaa dheeri Cirkaa dheeri

    • @farhanibrahim9142
      @farhanibrahim9142 2 года назад +3

      @@jirfe qofkagan aflagadada meel walpa la taagani wax iskula hadh umadan iyaga isku haya awlaad iyo waxkalo badane

    • @farhanibrahim9142
      @farhanibrahim9142 2 года назад

      @@jirfe Hhhhh hodan cay lagu kari waa ha is warerin

  • @Alienna09
    @Alienna09 2 года назад +34

    Way Hees dhafty khadra silimo.🥰🥰♥♥

  • @nimoqueen5617
    @nimoqueen5617 2 года назад +4

    Ax wllhi niyad jab ayaa ka muuqada queen Khadra sinimo wll waxaa tahay hooyo adag mansha Allah niyad jabkana walagaga danayn Insha Allah

    • @ahmedhassa5867
      @ahmedhassa5867 2 года назад

      Maaha waa iska caadi

    • @ahmedhassa5867
      @ahmedhassa5867 2 года назад +1

      Waa runtaa qofku wuxu ku Saxanyhy waa looga garaabaa hada Ayaan ufiirsadey

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 2 года назад

    Caadi maaha heestan music midhaha mnshll beerha kalkacalka anigaa bartankooda dagan 😣

  • @khadrocawil2120
    @khadrocawil2120 2 года назад +40

    Alla wey taagnan wayday😭😭💔jacaylku xanuun badanaa🤦‍♀️

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 2 года назад +4

      Armey uur leetahay

    • @rabitaloudaaa6206
      @rabitaloudaaa6206 2 года назад +1

      Array Libya instead ka Tahay amase operation tahay

    • @hamdimohamed6552
      @hamdimohamed6552 2 года назад +6

      No ninka dankama laha cilad kala jirta uurbay leeday ama lugbaa xanuunaysa Mursal isagaaba eegaya bal video yado oo dhan uufiirso wax buu fiirfiirinayaa😂😂😂

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 года назад +1

      @@hamdimohamed6552 hhhh maxaad balo tahay 😅😂

    • @hanielmi5717
      @hanielmi5717 2 года назад +1

      Khadri naag sidaa jilicsan maaha waa naag adag naagtani

  • @misscafaaf4566
    @misscafaaf4566 Год назад +1

    Qadra waa hormudki fanka wlh waa fanaanada aan heesaheda ka dalin nolow fanaanadeyda👑👑🤴🏻

  • @mohamedamein
    @mohamedamein 2 года назад +5

    Hadaad hoyga fanka ee gayga somaliyeed maqashay hooyadii dhashay waa khadra cabdi silimo alle danbigaaga iyo dunuubtaadaba ha dhaafo 🙏

    • @abdijamac7840
      @abdijamac7840 2 года назад

      Hhhhh ma khadra shalay fanka timid ayaa hooyo u ah caruur ayaad tahay

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 года назад +14

    Waxba lagama qaban karo Khadra cabdi silimo wax kale queen ❤️❤️👏👏👏👏💯👌

  • @katarmohamed8023
    @katarmohamed8023 2 года назад +4

    Boqorada codka an wali laahayn ciid codka kuso dhawataa adunka♥️♥️💯💯🥰KHADRA ABDI SILIMO LEGEND

  • @hamseroyal4425
    @hamseroyal4425 2 года назад +1

    Khadra silimo waa gobonimadii oo qof ah wayo iyadoo wixii lagu sameyey ayey hdana nacabkeeda ignore gareys

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 2 года назад +51

    Legend Always Legend Khadro Salimo Nasab Kaamila ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 2 года назад +1

    Assalaamu Caleykum Dhamaan Inta Dhaheyso Khadra Salima Weli Jaceyl Iyo Dareen ayaaa Ka Muuqdo Oo Wey Fariisatay Halka Dadka qaar ay Dhahayaan Uur ayay Leedahay Waxaan Idiin Sheegayaa Inaad Dinbaaweysaan Hadii ay Fariisatay Iyo Hadii ay Seexato Iyadaa Xur U ah Waad Arkeysen Iney Hadal badan ay Rabin Oo Si Xarako leh Usu Dejisay Ma Waxaad Rabtaan Iney IsWalaaqdo War Ka Xishooda Marwada Sharaf iyo Karaamada Leh Galool Baad Tahay Nasab ah Gob Baad Tahay Liicin Abid Nasab Kaamila ❤❤❤💋💋💋💗💗💗💗😍😍😍😍😍😍

  • @MustafeAfyare
    @MustafeAfyare 2 года назад +4

    Khadra Abdi silimo si niyada ayaan kuu taageeraa guuleyso ❤️❤️❤️❤️

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 2 года назад +9

    Legend khadra cabdi silimo guulayso wll laxanka ereyada music💥💥💥💯💯💯❤❤❤❤

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 2 года назад +18

    Khadra Cabdi Wlhi Another level weeye
    Gabadha kaliyee fankeeda taageero

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 года назад +42

    Khadra Silimo Always Hit🔥,
    AmazinG Voice🎧👏🙏😍,
    Strong Women And A Mother💖👏🙏.

    • @highflyer215
      @highflyer215 2 года назад +7

      Indeed, she is simply the best

    • @Zaky_garad
      @Zaky_garad 2 года назад +4

      @@highflyer215 Why not, She Is An Example And A Sample For Every Mother And A Women👏🙏💖.

  • @asmaahmedmohamedabdilahi5789
    @asmaahmedmohamedabdilahi5789 2 года назад +5

    Khadra is the only favorite .... Allah keep you ...

  • @barkhatismail7466
    @barkhatismail7466 2 года назад +19

    Kalgacaylka barkhadle maxay dhahday😂😂❤️🥺wof inantan cadowgeeda cagta hoosteda hA maro🙋🏻‍♂️

  • @rooblediiriye3958
    @rooblediiriye3958 2 года назад +13

    Waa heesta barnaamijka ku jirta taa aniga iga qora

  • @daahirxiisofficial
    @daahirxiisofficial 2 года назад +1

    Khadra silimo
    Waxba lagama Qaban karo
    Markan oo kale Waa Another level

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад +8

    ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed

  • @hodanyusuf8397
    @hodanyusuf8397 2 года назад +2

    Ugbaad fariid ila fadhigi ayeey kula ciyaraysa khadra sharaf

  • @faisaduhod4007
    @faisaduhod4007 2 года назад +8

    Nice song nice voice beautiful keep going queen kadra ❤❤❤

  • @mahadisse1801
    @mahadisse1801 2 года назад +1

    Malahaa mursal waa shaqsi aan marne fahmiin miirahaa iyo halke uu socdan,
    @khadra salima
    Hormar wanagsan

  • @hassanibrahim4465
    @hassanibrahim4465 2 года назад +8

    Wow LAXANKII hamdi robleh hore u soco legend 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @fatimasaeed6641
    @fatimasaeed6641 2 года назад +9

    Wuuuuw favorite singer khadka cabdi silimooo keep going

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 2 года назад +4

    Macha Allah guul ♥️😀♥️♥️♥️ Khadra you are the beautiful voice i will Never see or hear wlhi

  • @mohazreus7505
    @mohazreus7505 2 года назад +2

    Inty kaga ciyaar siisay ay uga fadhiisatay hdana
    Waan ku wataa indr khadraay 😍😍🥰🥰

  • @bulshawiofficial6703
    @bulshawiofficial6703 2 года назад +3

    Waligay hees comment kama bixin lkn tani mid laga aamusi karo maaha khadra sinimo qof nool big rispect

  • @ninah1911
    @ninah1911 2 года назад +2

    Ex dumashi wale nasab baa tahay gobey liico ha jabin ❤️ madaxad ii saaran tahay boqoradayada Khadra dheeman ❤️

  • @hiwaqmohamed9341
    @hiwaqmohamed9341 2 года назад +19

    Inta ila aragtey asma iyo furinle in eey kacarareen besha isoraaca😘😘😘

    • @sundusabdi4363
      @sundusabdi4363 2 года назад +2

      5:25 sowtaas la cayaaraysa asma😳

    • @Aminkaabe
      @Aminkaabe 2 года назад +1

      Been badanidaa

  • @sabriiinmustafa1574
    @sabriiinmustafa1574 2 года назад +19

    Wlhy anigu wxan ku farxaa markay XidigaHa geedku DhamaaN sida yihiin wlhy❤️🥰💯

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 2 года назад +1

      Isku mid baan nahay wll qof fan aqoon ah baad tahay anigoo kaligay ah baan mar mar iska sawirtaa xidigihii oo sidoodii hore ee 2012 2013 ilaa 2016 kusoo laabtay.
      Koox haday jirtay iyagay ahayd wll

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 года назад

      xidigihi hore baa cajib aha intanay nimcan hilac, xamda quen, abdihani iyo ka bixin markaas bay shidnayen

  • @maaida1643
    @maaida1643 2 года назад +13

    Miskiinta kursigii bay ku laabatay🥺😔wlhi xanuun weeye💔qof aa jeceshahay oo qof kle kaa raacay hadana kusoo hor taagin🤦🏽‍♀️

    • @ayaanahmed2641
      @ayaanahmed2641 2 года назад

      Uur bey leedahay

    • @maaida1643
      @maaida1643 2 года назад

      @@ayaanahmed2641 wlhi dheh oo yaa uurayay😂

    • @safiaelmi4595
      @safiaelmi4595 2 года назад

      Ax

    • @safiyalowra6510
      @safiyalowra6510 2 года назад

      Maisa Oo Kaalay Waxaad Rabto Miyaad Sheegeysaa Oo Hadeey Kursiga Ku Laabatay Ma Denbi baa Alla Dadkaan Dhib badanaa Jaceylka Aad Sheegoso Sow Tii 3sano Kahor Eheyd

  • @Barwaqo-Hasan
    @Barwaqo-Hasan 2 года назад +4

    Walahi khadri waa kalsonidi oo. Qof ah ❤️❤️

    • @nimomohamed8471
      @nimomohamed8471 2 года назад +1

      So ma aha wallalo.. kalsonidu waa qurux❤️

  • @hiboyusuf3256
    @hiboyusuf3256 2 года назад +14

    Khadra degen wacan wllshy hore usoco agtaada waxa ka ciyara naagahii nagta kale usactumayey qofkii guri dumiya isna waa laga dumin samir hodana wuu kacarari ilen wxb kuma dheere

    • @asomasoum6873
      @asomasoum6873 2 года назад

      Ada ka kowa kuwa reeraha duminaya hodanba waa reer dhisan wll waxa kaaga fiican adoo dhaha calafkiini uu kala dhmadaay mid khayr qaba alle haku siiyo iyaga alle haysku daayo

    • @hiboyusuf3256
      @hiboyusuf3256 2 года назад

      Adaa ka kowa akh inaa nin ahay maanataqanaa folxumo udhimee

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 2 года назад +2

    Khadra miyay xanuusantahay maxay u fariisatay heesta, markay taagneed xataa ma ciyaareen. Qoftaan aad baan u taageera wallaahi Silimo guulayso.

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 2 года назад +7

    Queen always Queen heestaadu waa nagu socotaa❤❤boqorada codka khadra cabdi silimo

  • @fadumofariid9398
    @fadumofariid9398 2 года назад +1

    M a qadra silimo ilaahow fosha ufududey wiilna ugu deeq

  • @toosanmohamed7162
    @toosanmohamed7162 2 года назад +6

    Wow jiniyadaha khadra ya ila arkaya
    so cute 😍

  • @raxmakaltuun1892
    @raxmakaltuun1892 11 месяцев назад

    khadri wa inan goba wlhi 😢
    gabadh dagan qiimo leh
    hablaha sacad muse qiimo ayay dumarka dheeryihiin
    inadeer guul ban ku rajaynaya iyo nolol wngzn❤

  • @Abdirahmanilyaas
    @Abdirahmanilyaas 2 года назад +6

    Khadra SiLimoo Ma Xaalada caafimad Ba Soo WajahdaY,, Way Taagnaan Kari WaYdeyy

  • @sihaamyousuf6034
    @sihaamyousuf6034 2 года назад +1

    Ax ax ax khadra Silimo boqorada soomaaliyeed waankudoortay wllhi