Heesbay ogoshee dhashii burco iyo hargaysa ku raaxaysta dhulkiina Macaan Hambalayo burcaawi codbaa ku dhan walee sida ugu dhakhsaha badan Ha loogu daro xidigaha geeska
Ereyada heesta: Abwan Ahmed Saciid Diiriye (Af-gudhiye) AUN waxa uu ahaa mid aanan ku faanin hibada uu Alle siiyay waxa uu ii sheegay mar aan wada kulanay. Suugaanta la xilawareejo Xaab iyo lagu doonto googo Xiisiyo ma lahaato qiimo Alla Yarxamuk Abwaane🤲.
Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢
hayaaaaay xidigahiiina ma wxy wayen heeso cusub oo ay qadan oo wxy dantu ku kaliftay budhcad fanend hdey sidaa grten dhiladaa geenyo lagu sheegayo anuu geenyo wx u dhawna ma arkeee iyo xabaglahaaa reeer burco wxasi wax jira mahe bal iyadooo far waawayna halkaaa ku qora bal inay akhrisanto hoydin ankoo dhan baa wasneee shit
Wow, mansha'allah heestan aad ban uga farxay waayo, waxan sugayaay muqaal since 2016 Ila manta. Walalkay Burcaawi iyo Yurub thanks
Inbadan waan raadiyay ugu danbeyn waan helay❤️❤️
Heesbay ogoshee dhashii burco iyo hargaysa ku raaxaysta dhulkiina Macaan Hambalayo burcaawi codbaa ku dhan walee sida ugu dhakhsaha badan Ha loogu daro xidigaha geeska
Masha allaah fanaan igu qaali ah alfanaan cabdifataax burcaawi sowtu raxma inaad karbaashtay ayaan u maleenayaa
Burcaawi walahi wuu Iga Gadan Yahay Top Cod Iyo Luuq waliba Si Farshaxanimo ah ayuu ugu Luuqeynaya Heestaa Fanaan Jiraa No so Badi sxb Heesaha Adigaa Cid an ahayn dhagaysan Maaye
Ereyada heesta: Abwan Ahmed Saciid Diiriye (Af-gudhiye) AUN waxa uu ahaa mid aanan ku faanin hibada uu Alle siiyay waxa uu ii sheegay mar aan wada kulanay.
Suugaanta la xilawareejo
Xaab iyo lagu doonto googo
Xiisiyo ma lahaato qiimo
Alla Yarxamuk Abwaane🤲.
Sorry sxb ereyada gabadh baa leh la yidhaahdo Ayaan Saxardiid Kaahin ee AHU abwaan Axmed Afgudhiye ma laha heesta wll thanks
Burcaawi fanan aad u cod macaan hore u soco bro
Walaal dhiigga ayaan wadaagna situ raxma usha Bavaria Y urub Mohamed macaan.
Yurub_geeyo cod dahabiya oon la heli karin Allah dhuunta hakuu daayo🙏🤲.
Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢
Burcawi fanaanki nagaga siiyay
Wadani waa wadani
Inta ila xasusata like👌
3years ka dip caawan la kulmay ❤ hees lagu faro yaraystey 🥰
Heestan way iga gadan tahay ❤💯
Burwaci xidigaha halaguso daro fadlan waa fanaan jiro cod macaan heybad fanka uleh
DDSI 4lyf waa uu kujirijirey ee isgaa iskadaayey wll
ft Mazlax oohh maka baxay wanka xmhy
indrty Yurub iyo adn Indr ky burcaawi FARXD ku Nloda
hala ainoo ajiibo ajiibo aqbal weeye weeye xaajadu xaajadu 11/9/2018💘💘💘💘
Wiilkani cod talent buu lee yahay haduu helo mulaxamiin
Waaaw heestan kama dalo wale yurub geenyo nolow 😍😍😍
Asc😊
Hestan matageerta. Sideyiyda
Yurub asluub iyo edab dagaanba ilahay Wuu siiyay garanaayaa garanaaye long live indr sowtu raxma
Matageerta. Yurub
Masha alh ❤c fatax burcawi coba ku dhacay
Waaaaw geeenyo nolow fanan aan xug u tageegro cadwaga ha jaabo inbdaaan guuuuuuuuuuuul
4yers cawaan. Lakulmey hees lagu furey farxadeyida
Walaal gacalo RUclips Mohamed qabigaada jeceylkiisa Rene khayrka Allah ha aqbalo , aamiin macaan
Frist view wlloYaaL
LikeTah wlloyaal♥
Aay yurub codkeda macan
Alla diraca ugu jiro qurux badan wnba la dhacay yurubtide cashqa💖
Favorite song 😍😘
Maansh allaa burcaawi iyo geenyo horyaalka heesaga slnd afku idinma go o
Inderty yurub geen alle haku xafido adigiy burcaawi
Shabcaan Mohamed Xaaji Dhagax ma indrtaaba Yurub
Shabcaan Mohamed Xaaji Dhagax shabcan I waran indr
Asmaa Hassan ma muse celi ayaad tay indr
Jonas mk muse celi maxa la yidha
Asmaa Hassan yurub xagee indr ka noqoteen
Ereyo macna leh baaa kujira marka loo eego heesan imika socda
Like ha igala balhaylin 👍👍
nice song arinkeenii macaawaaa
axsan hees
kan yari manu ahay kii WADANI duulinjiray?? soo barbaar eedo
Heesti heesha ❤️
Wareer weyaan wllhy izka jrtey
ax waa weelkaan fanàan mansha allah
Erayadi ayaan saxardid kaahin
Waaw sawtu raxma iyo burcaawi codkoodu waa assal
Erayada : Ayaan saxardiid kaahin cilmi bahdoon manzha allah habo keep going ,,,🙏🙏🙏❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋
ax sowtu raxma yurub geenyo cod macaan walle cod lagu daa noolow adiga iyo abdi futaax burcaawi
Sawtul raxma iyo ex burco
Cabdi fataax burcaawi ninkii garanaya uun ba garanaya
✌✌✌✌
stay Blue HAA ninkii garnyaa garnyne doqna Loshgii mayo
CABDI fatax burcawi💋💋
Geenyo masaarkay kusoo baxdaa balse timaha rifrifka ah noooo qurux
alla wiilku cod macaanaa
Codka yurub ma arki wayday 😂
Heesti originalka ya qaadey pls i sheega
walal labada fanaan aya iska leh
nolow dumaashiday abwaanad ayaan sahardiid
Yurub geenyo c fataax bucaawi waad iska jarteen wax nool
New Xasan Adan waye ninka Cod dabiica ah baa ku jira haddu laxamiiste fican helo
MachAllah une tres belle chanson
Yurub maxahamed abdi geenyo sowtu rahma nolow apid
Naagtan hadi ka tagto hargeisa shaydaney bay u eegta
Iftiinkii iyo indhahaygaygii baad tahay adimada aan ku ciiyo aqoon taydii baad tahay sidaad ogsoontahay intaa kula magcaa adgaa ku moodaa
heestan intan sugayay
Xidiga masraxa cabdi fataax burcaawi
Ana j horeya burcawi iyo genyo
Fosi Saed fosis aed
hees iga gadan wacad alla
Mrkii hore ma talan taalibay ayayd
2024❤😢 codkeeda macana Sawtu raxma dhayal loma oran
Wlcm back yurub genyo burcawi fanan cusub waye kolay hore usoco hno
asal dhalad faraxsan hhhh wall ma cusba wa ciyalkii hore burco
asal dhalad faraxsan abaayo burcaawi aduu kugu cusub yeee laa lafihii hore
asal dhalad faraxsan wligii wuu jiray burcawi hestana waxay qaden sanado ka hor zhpo
asal dhalad faraxsan ma cusba ayeeyo fanaankani waa lafihii xidigaha
Yurub cod malaha wiilka ba ka cod macaan runtii
Yurub geenyo iyo suwarez zhp weeye kayare ciyaal dami gala
Wadani 4 life
Miyay guursatey yurub kan yar
Hawraar barnaamijka oo dhamaystiran sooodaaya
Nice song amen
Walaahi been lama shegee ninkani wuu ka cod macaan ahay qaarbadan oo xarago fanka kula lakiin isagu cod ayuu kula jiraa turuko wax la idhaah ayuu codkiiisu leeyhay
Yurubteyda cashaqa
Burcawi ciyaar wacanaa
good
Heeestani horay u jirtay pro
feel free kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Yrup😍😍😍😍
kaltuun will always have a special place in my heart
P
P
hees wacn
Eryada wa best Axdibanyu dhigne
Arinkenu ma cawa haa kkkk
heestani waligeed ayeyey jirtay
😊
Naagtan marka xamar tagte nacay sida inagu so qarbashey
Masha Allah yurub wan Ku xisany
Xataa kuway isku dharka yihiin baan modna😂
Sideeno. Kale. Somha
Wow wow
hayaaaaay xidigahiiina ma wxy wayen heeso cusub oo ay qadan
oo wxy dantu ku kaliftay budhcad fanend hdey sidaa grten dhiladaa geenyo lagu sheegayo anuu geenyo wx u dhawna ma arkeee
iyo xabaglahaaa reeer burco wxasi wax jira mahe bal iyadooo far waawayna halkaaa ku qora bal inay akhrisanto hoydin ankoo dhan baa wasneee
shit
Hadalka naga adkee dhanaanyaw
Kow yurup Waa copy jaskii poqorada codka style ka Xamda queen ayey kaso xdee awal izmey dhaqaaqin jirin Waa nocma iz ruxani
Waan kahelay heesta