KHADRA SILIMO || NOLOSHU WAA TIRO || HEES CUSUB 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Erayada : Cabdiraxaaman Qoslaaye
    Laxanka : Khalid Messi
    Music : Axmed Wali Furinle
    Codki : Khadra Silimo
    Editing : Moha Cadde
    Soo_ Sariido : Mataanha : Pro
    Connect with Mataanaha Studio
    ===================
    QAMAR SUUGAANI JACAYLK MACAAN KUSIIYO
    • QAMAR SUUGAANI || JACA...
    KHADRA SILIMO NOLOSHU WAA TIRO
    • KHADRA SILIMO || NOLOS...
    SULDAAN SEERAAR BADWAYNTA INA GEE SOO BAX
    • SULDAAN SEERAAR || BAD...
    Subscribe to our Channel
    / @matanaaha
    #mataanaha_studio_
    @Matanaaha We extend our heartfelt gratitude to ‪@Mataanaha Studio #ThankYouMataanaha Studio

Комментарии • 499

  • @MOHACADDE293
    @MOHACADDE293 9 месяцев назад +97

    Tani Hees waa dhaaftay sxp
    Waaba Xaaraan ❤

    • @Matanaaha
      @Matanaaha  9 месяцев назад +6

      Ninki So Sameeya heesta sxb @MOHACDDE293

    • @MOHACADDE293
      @MOHACADDE293 9 месяцев назад +7

      Full respect 🫡

    • @musicStudioOffice
      @musicStudioOffice 9 месяцев назад +1

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Matanaaha
      @Matanaaha  9 месяцев назад

      Thanks 🙏

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 9 месяцев назад +1

      Maxa xaran ah😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 месяцев назад +235

    Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢😮

  • @sakariyemaxamuud6454
    @sakariyemaxamuud6454 28 дней назад +5

    Qof walboo 2024 daawanaayo waan salaamaya liketa haila dhaafin

  • @capdifataaxdaahir5023
    @capdifataaxdaahir5023 9 месяцев назад +146

    Waxaan ku suganahayy niyad jab,calool xumo waxaan la noolahayy cuqdad I.a Waxaan rajaynayaa inaan malin uun ka bixi doono halkan Waxaan u imaaday inaan kU nafiso heestany sacadu waa 1:05 am hapenimo 14/12/2023 Hadii Alle Ii qorayy waxaa rajaynayaa nolol qurux badan aniga iYo inta ila midkaaba 🥺💔

    • @HodanBashiir-x4o
      @HodanBashiir-x4o 9 месяцев назад +6

      Ha niyad jabin haddii qof qalbiga wax yeelay waa soo laaban iyadoo kuu baahan😭😭

    • @nataashailkacaz8957
      @nataashailkacaz8957 9 месяцев назад +3

      niyada khyr usheg wll

    • @suhaybsallo6318
      @suhaybsallo6318 9 месяцев назад +5

      Heestan waxa lamoodaa inay aniga iga hadayso
      Ka tag waa dhibka joogna tiiqshiga sina ima toosna qalbiga miyaa loo gu talagay tacadiga 😢

    • @yurub5288
      @yurub5288 9 месяцев назад +4

      Wan ku salamayaa Wiligaa Naftada jecelow ilahay isku xidh waad kabixi waxa kasta oo dhib Ah inshalla Allah khayr

    • @AbukarDhagadhere-cx2cf
      @AbukarDhagadhere-cx2cf 9 месяцев назад

      Wall wan ku barya waxa hesta mobil aa hesta ka dhagesa nayy wall ani iskama lihi ee plz fecbook iga so qabo arin ka leyahy ciwaanla
      Iqra xusen xasan
      Fecbook iga so qabo abowe macne

  • @hasanhuda3500
    @hasanhuda3500 9 месяцев назад +59

    Khadraay qalbiga ixanuunay wlhi lkn nabsi hadu jiro adi wuuku hiilin doonaa 😢❤

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 9 месяцев назад +4

      nabsi ma jire ma ninka usa 🇺🇸 tage gurina lo gade lagu so dhaweeyay kkk kas xata sanadadn hargeisa uma so socde nabsi maal kale alle ha siiyo gandha 🤲🏽🤲🏽

  • @faizamoha
    @faizamoha 9 месяцев назад +33

    Hadan jacaylka toos u aqon allaah isago qof Wxn Oran laha kaso gar bax khadra
    Qalbigyga tacadiga
    Miya lagu tala galay
    Alla mayyaa khadraay 😢💔❤️‍🩹

    • @SackUpdale
      @SackUpdale 8 месяцев назад

      Sidan kugu tolanhy hdan kga tagi karo😭💔

  • @Xaragoooo
    @Xaragoooo 8 месяцев назад +12

    Nabsigu haduu yahy wax jira mursal muuse cagaheda hakeeno 💔😭wey dareen hadasheg wlhi🥹😭

  • @aamiinkhadar9596
    @aamiinkhadar9596 9 месяцев назад +13

    Khadraaay waan kaxumahay ee tasho inaadeer❤❤

  • @Indho1250
    @Indho1250 9 месяцев назад +56

    Khadra Silima waa Qof laga adkaday wacanan lahayda in aydan isbaranba oo aydan kulmin 😢
    Nabsigu hadu legend yahay mursal wa inu cagaha khadra kena 💔🥹❤
    Khadra abdi silimo the reaL Queen ❤️🫶

    • @ilhaanfuaad9558
      @ilhaanfuaad9558 9 месяцев назад +3

      Wa markn dhaho Nabsi majiro wa markano kle
      Ahy ah khadra silimo

    • @maryamaia
      @maryamaia 9 месяцев назад

      @@ilhaanfuaad9558wll nabsiga wu jiraa lkn mar u so degdega mar na w so habsamaa 😢

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 8 месяцев назад +1

      🥺💔

  • @aamiinsaadiq2425
    @aamiinsaadiq2425 9 месяцев назад +35

    khadray waxad tahay bodhariga manta lkn soomalidu waxay dareeman qofka marku dhinto walhi khadra nafsigeedu mar uunbu iman😢😔😔🙏

  • @Zaara.genyo.
    @Zaara.genyo. 9 месяцев назад +15

    Anoo dhamaysan lilmo igu soo istagty😢😢😢khadray huno gobaad tahay wlhi qof ku yaqan ku garan kara jacaylow😏🥹

  • @nazirabdilahi3977
    @nazirabdilahi3977 9 месяцев назад +37

    Ka Tag waa Dhibkaygee😭
    Joogna Tiiqsigaygoo🥹
    Sina Iima Toosnee❤️
    Qalbigaygan Tacadiga😢
    Miyaa Loogu Talo Galay 😔
    🥹😏

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 9 месяцев назад +21

    Qalbigayga tacadiga ah miaaa lagu talagalay what a song #khadrasilimo 😢❤❤

  • @nawalqurux7768
    @nawalqurux7768 9 месяцев назад +29

    Heestani waxay soo baxday xiligan uu bahna qalbigyga inAy ka hadalyso ayaad moda rabiyow culayska iga dul qaad 😢😢😢10/12/2023

    • @saidaismail2761
      @saidaismail2761 9 месяцев назад +3

      Omg ilaahow waxaad jeceshahey sida ugu dhaqsaha badan kusii dhamaan inteey taabatey qalbiyadooda oodhan aamin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @nabaadali9427
      @nabaadali9427 9 месяцев назад +2

      Amiin wl Nawaal qurux

    • @RahmaHussien-sz1yo
      @RahmaHussien-sz1yo 8 месяцев назад +2

      Amiin wll dhamantenba

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 8 месяцев назад +1

      amiin amiin amiin🌹🌹🌹❤️

  • @fatoumamohamed3531
    @fatoumamohamed3531 8 месяцев назад +2

    la vie est devant tw avance tu va etre la 1ere inchallah g jtmmm.macherie kadra❤❤❤❤❤

  • @sawdaharuunsawdaharuuncilmi
    @sawdaharuunsawdaharuuncilmi 8 месяцев назад +6

    Khadra cabdi silimoo i suport xaqiiq ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 месяцев назад +18

    Waa Jookarada Jamuhriyada
    Barakaysan Waa Somaliland eh💓
    Khadra Cabdi Silimo ❤❤❤

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 9 месяцев назад +1

      Haday tahay maad nin siisaan faanbaad barateene Mursal inadeertii ayuu ina karaacaye

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 9 месяцев назад +1

      waxan ku waydiiyay sootii weligeed la kala tigijiray maxaa foorjada keenay iyo heesaha khadra in la soo dul saaro mursal iyo hodan jacayl calaf baa ka wayn halaga hadho dadka is furay iyo kuwa isqababa

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 9 месяцев назад +2

    Waah waahwaa qiso xaqiiq oo wada ta farax iyo ilmoba❤lkn cadaw ka kasaara heysta Somaliyeed waa inagu ceeb kalsoonida marna yaa yaman lagadhima 😢

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 9 месяцев назад +15

    Asc habo keep going waxaan waa aduunyo anigu 18years jacayl aan koolkoolin jirey yaan halmar go aan kaqaatay ninba haduu naag kula guursado latasho wey adag tahay lakiin go aan kaqaado ninguurgur bartay meel kuma nagaanayo aduuun wax walbaa kafilo anigu waxaan kudadaali horumarka noloshayda iyo caruurtayda qaaali ga ah ilaahay iigu deeqay alxamdulilaah Rabil caalamiin habo mashaa alaaah caqli degenaan qurux duuba dhexyar you ithe bestmam horey usoco ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️📍📍📍📍📍📍❤️❤️❤️💋

    • @SamiyaAli-dg5ki
      @SamiyaAli-dg5ki 8 месяцев назад +1

      Best advice sis - sorry what he put your thru

    • @Mariami-er1wq
      @Mariami-er1wq Месяц назад

      18 jir hadad ilmo ku dhashay wad yartahay illahay ha kula garab galo anigaba waxbo kuma dhaami 😢 19 jir ayaa uur ku qaaday 20 jir wa ku dhalay wali wa yarnahay wana qurux badanahay nin wanaagsan wa helayna wax nafta u roon kolkoolin naxariis ka helayno

  • @jasontaytum6528
    @jasontaytum6528 9 месяцев назад +6

    2023/11/12 malin isnin ah waxa aan aad u rajaynayaaa jaceylkayga oo meel dheer iga jira ina ay nolashu na kulmiso oon wayo badana wada qadano insha allah wan so boqon dona qoralkan❤️🥰🫂🥹

  • @zalaadcllaahi8403
    @zalaadcllaahi8403 8 месяцев назад +3

    Nabsi hdu jiro khadro salimo ha uhiliyo😢❤

  • @fatxisaciid5653
    @fatxisaciid5653 9 месяцев назад +3

    Qalbigeyga dacdiga miyaaaa looogu talagay😢 ilahoyow dhibka iyo galinimada iga saaar amiin 16/12/20/23 dhamd ah 8:51am

  • @CFATAXadaan
    @CFATAXadaan 9 месяцев назад +4

    waa hees xusid mudan walaahi waxaa dareemaya qofka wax jeclaada ee laga tago waxayna timid wakhtigii loo baahnaa waa hees qiiro leh khadraay walaal wajibkaadii waad gudatay maantana waxba uma waayaysid caruurtana alla korin way iman timaadadu

  • @Araweloabdilahi
    @Araweloabdilahi 4 месяца назад +1

    Hees mahan tani waa ilin qalin loqatay 🥺 😢💔💔
    Qalbigeyga tacdiga miyaa logu talagalay. Orahda baa meel lodhigo lahayn 😢😢😢💔💔💔💔💔💔💔
    Maya laguguma talagalin. Waad Heli qof ku qiimeya oo ilintadu damqeyso ❤❤

  • @user-kg4rf7lq4l
    @user-kg4rf7lq4l 9 месяцев назад +2

    sacadu waa 12:39 duhurnimo tariqdu waa 19/12/2923
    waxan jogaa nairobi kenya
    waxaan tirsanayaa cuqdad waxaan tabanaya jacayl la igu beeray laygana baxay waxan dareemaya inaan ubahanahy nafis waxan ahay qof wax aan qabsan karin aadbana uyarahay hadana aan haysan wax yalaha.qaar cuqdad iyo dis jacayl
    Way iman timaadada😢😢

  • @صاحبهسريعةالثقه
    @صاحبهسريعةالثقه 9 месяцев назад +2

    8Qalbigayga tacadiga miya logu tala galay omg 😢 u will winn one day 21 December 2023 1:00pm we hope bright future and happy year

  • @rahmajamac
    @rahmajamac 9 месяцев назад +14

    qalbigayga tacadiga miyaa loogu tallagalay😢😢😢 hear touching walahi

  • @RaxmaAli-il6mb
    @RaxmaAli-il6mb 3 месяца назад +6

    12/6/2024😢❤

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg 8 месяцев назад +2

    Qalbigayga Tacadiga miyaa loogu tala galay❤😢😢😭😭😭😭😭

  • @FathaAli-xf1gx
    @FathaAli-xf1gx 8 месяцев назад +4

    fanaanada kaliya ee codkeda halaaaiga ah lala imaan kari layehay fanaanad cod kula tartami karto ma jirto xaqiiiqdi khadra siilimo 🎉❤

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

      Masha allllah wa run waxka cod macaaani ma jiro khadra nolow❤

  • @MumtaasAhmed
    @MumtaasAhmed 7 месяцев назад +3

    Wlhi inan leheleyn qof dacadaa sida khadraa 🥺💔

  • @BarwaaqoMaxamed-su6rm
    @BarwaaqoMaxamed-su6rm 8 месяцев назад +3

    Ka thag waa DhibkaYga
    Jogna tiqzigYgeH
    Zina ima Thozne
    QalpiH TaCadiga
    MiYa LoGu ThaLa Galayy 😢
    1/1/2024 😭💔

  • @daljiredarandoole2724
    @daljiredarandoole2724 2 месяца назад +1

    Wlhi eriyadii aanku dhahay xaqa sooma daaho wakaa kwrn qadro saliimo wllo allha kusoo ciliyo sxkaa🤲🤲🤲🤲🤲✍🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aazuummazoud1341
    @aazuummazoud1341 9 месяцев назад +20

    Sina iima toosanee qalbigyga tacdiga ma loogu tala galay😢 illhow mursal nabsiga khadra kasoo saar waad awoodaaye😭

  • @israwashington9896
    @israwashington9896 5 месяцев назад +1

    Allahow kusi mid fican kadra Dagane😢

  • @user-li5hv9kn8u
    @user-li5hv9kn8u 9 месяцев назад +3

    Malinti timadaba ilma kuguma towdeen légendes silimo 😢

  • @fosiyamohommetjama9544
    @fosiyamohommetjama9544 9 месяцев назад +4

    Ka tag waa dhibkaygeeh😢
    Joognah tiiqsigaygeee
    Sina ima toosneh
    Qalbigayga tacadiga
    Mia loogu tallo galay
    😭😭😭😭😭😭😭
    💔💔💔💔💔💔
    Wednesday 8.may 2023 11 .30 A.M

  • @HilalHilalabdurhman-kx6zl
    @HilalHilalabdurhman-kx6zl 8 месяцев назад +1

    inshallah kayir baay noqoon don't woory❤❤❤❤

  • @ikro508
    @ikro508 9 месяцев назад +2

    habeen arbaca soo galyso taariikhdu 21/12/2023
    saacadun waa 10:30 habeenimo
    xiligaaas isgaa fariintiisa ayaan sugayaa iimnaa jawaabayo🥹
    jacyl baa ihaya waliba xanuun kulul
    habeen wlaba intaan waday xidhiidhka waxn ku seexda ilmo
    qofka an jeclahy ilama wado marwalba wuxu igu qanciyaaa inuu ijecelayyy
    aad na wan u jeclhy
    dhibaato badan baaan ka maray jacylkayga
    wxn rajynayaa inaan go'aaan qaato
    oon noloshyda khald danbe ka galin😭😭😭
    qof wlaba oo arkaa wlll ii ducee inan ilaawo

    • @SumayaDaahir
      @SumayaDaahir 9 месяцев назад +2

      Waqti waxa jirey xaaladaado kale ku jiray Lkn hada goaanka waan qaatey walina ma ilaawi karo axyaa jacayl 💔💔😓

  • @chicken4820
    @chicken4820 9 месяцев назад +4

    Beautiful khadra❤❤❤

  • @faadumoshiiknuur5108
    @faadumoshiiknuur5108 9 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤ilaahoo Hodan iyo Mursal aduunka ugusoo dadaji qiqaabta nabsiga eey kagaleeyn Qadro Silimo

  • @guirehkahn4166
    @guirehkahn4166 9 месяцев назад +1

    Walahi waan laa ooyey heestan oo toos waadnaha kuu qaalajineysa haaded heesaha kaa faadhiso khadra waayo heestan daadki dhaageystey qaar baa ispitalada loo qaadey .

  • @khayriyazaciid5481
    @khayriyazaciid5481 9 месяцев назад +74

    Sidan kugu tolanahy hadan kaga tashan karo tabtan man ahaden😢😭😭😭💔

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 9 месяцев назад +22

    Waa hees dareenkeeda leh😢
    Lkn khadraay inaad iminka soo qaado may ahayn😊

  • @Najah1167
    @Najah1167 9 месяцев назад +2

    Nabsi haduu jiro khadra silimo ha uhiiliyo😭🙈

  • @maryamsultan2940
    @maryamsultan2940 9 месяцев назад +3

    Khadro waa gabar fican oo dadnimo wanaagsan oo xishoota rabi heesaha haka soo hanuuniyo soomaaliyey khadro ina ta waad daba joogtan ninkas waakala tageen lknse idiinko baaso xasuusinaya

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 7 месяцев назад

      WAA YAAB WALAAL DADKU WELIGEED BAY KALA TEGI JIREEN WAXAY KHADRA SANKA KA MARMARINAYAAN BAAN GARAN WAAYAY

  • @MuntasDuniyo
    @MuntasDuniyo 9 месяцев назад +2

    Waxaa is barna wil hbnk 4/3 /2019 waxaan ii darensiya farxd iyo jcl ad uu baxad weyn islmh lahen wa kalh tagesa qofn lamh bar bar dhigen inta oo mudo ah waxan jcl inaan mar uun riyeyd ka rumena blse wuxu igu sameya lamo filen ooo ah inuu ilh bar ber dhigo asgey blse sorre waxa islh wuu ku dhafin qerk ano dunid uu jcl baan hal hbn goan ka qata jcl danbe ma samen manh samen dono wayo hadelk wa ku jclhy afka wa lagh dhihi kara blse qalbig lagh darema runtii waxaa ii aheen farxd wehel waxa islh waxaad heshey boqorkii boqorad blse waxwlbo waxa igu xun wakhti weynya ee iii dhaaf 😢 2019 ilh 2023 bishii 8 😢😢😢 wlhi dhib weyn 😢
    Ilhy hada qalbigey wa ii qubojiy 😢😢 kuwo kale ilhy haw qabojiye 😢😢😢😢 murugo baden kadip axlm 😢😢

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi 9 месяцев назад +2

    Heesa oo kale waa layska raaca .sheekada .sheeko dheer weeye

  • @Qoranqarad
    @Qoranqarad 9 месяцев назад +1

    Tasho oo dhexda xisho hore u soco no calaacal nolosha adaa horumarin kara ragana loma jilco lomana calacala ka soo qaad waxan jirin inu yahay

  • @ciwali
    @ciwali 8 месяцев назад +1

    Wada iskantaya inan Canada 🇨🇦 kudhofiyo waya boqoradaa❤

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 8 месяцев назад

      Haddaa naf leedihiin Khadra iyo hablaheeda Canada ha la keeno

  • @Itadori-yujiokatsu
    @Itadori-yujiokatsu 9 месяцев назад +3

    Reeys qaboow iyo adaa raas weyn ku danbayne hasugi wayin guushu wa agtadee 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏

  • @barwaaqoshiinebarwaaqosh-oh2mj
    @barwaaqoshiinebarwaaqosh-oh2mj 8 месяцев назад +3

    Qalbigayga Tacdiga miyaa loogU tala gaLaY😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 8 месяцев назад +1

    Walaalayaal naagahaan qaawan xagee moogu soosaareysaan dhaqankeena mahaan saan dad yar yar baa qaadanaayo libiskooda

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 9 месяцев назад +6

    Ilaah kaasho wad guulaysan a soon as possible

  • @fartuuncabdirashiid7338
    @fartuuncabdirashiid7338 8 месяцев назад +2

    Khadra silama boqoradii codkada iyo Samirka 😢🥺🥺

  • @nimomohet5537
    @nimomohet5537 9 месяцев назад +6

    Sidaan kugu tolanahy
    Hadn kaga tagi karo😢😢 oh my heart touching😢

  • @halaahmed7908
    @halaahmed7908 9 месяцев назад +2

    Qalbiga qof dhawacay ee farxad meelkale udoontay maalinba iman xanuunka Aad dareemi balse ani
    Muxuu igaga tagay dhawacu 😭 Maxaa qalbiyo jaban 😢

  • @hamseqaysar7660
    @hamseqaysar7660 9 месяцев назад +2

    KaTaG waa DhIpKeYgEe 😔j00Gna TiiqSiGEyg00 siNa IiMa T00sNEe😞

  • @brown__eyes
    @brown__eyes 9 месяцев назад +5

    Ax heestan dadku ma wada fahmi karna😭❤️‍🩹kawaran qof habeenki markay dadku seexdan isaguna oyina io murugo la so jeeda subixina dadka la qosolaya ax ilahaya qalbiga ii qaboji😭🪫
    Qalbigaygan tacadiga miya loogu talo galay😢❤️‍🩹**********

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 9 месяцев назад +4

      Wlshy qaali aduunkan wax walba dhibaato ayay leyihiin ilhy talo saaro oo salada tuko waad iloobi heesaha calacalka ka dheerow wax Kalo aad isku dhafiso samee hubaal waad iloobi khair allha hakaga dhigo wan so maray dhibkano kale😢😢😢😢😢

    • @hodanabdi6395
      @hodanabdi6395 9 месяцев назад +2

      Ce vrai soir on pleur et matin mon montre visage sourire😢😢😢😢

    • @brown__eyes
      @brown__eyes 9 месяцев назад

      @@somaliyameni202thank you wllo❤️🥺

  • @yahyecabdi5658
    @yahyecabdi5658 6 месяцев назад +1

    What a golden voice❤

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 9 месяцев назад +6

    Aad Bay U Adag Tahay Una Xanuun Kulushahay Inaad Ka Tagto Qof Aad Jeceshahay Lkn Go’aanka Lays Dheer yahay 😭💔

  • @QnXafsa
    @QnXafsa 8 месяцев назад +1

    Qalbigayga tacadiga miyAAA LAGU Talo galu😢😢😢😮

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 месяцев назад +1

    Gabadhu waa walaashine u naaxa jacaalku waa wax jire khadra mursalow caruur ayay ku haysa ku noqo hodan inanta ha kula wadagto jacaalku idinka badane plz

  • @RahmaRose-wn5tj
    @RahmaRose-wn5tj 9 месяцев назад +2

    Khadra dhawacyadeydi horee ay xasusiin 😭😭

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 9 месяцев назад +5

    😢😢😢Jacayl waa xanuun qofku ku dhacay unba dareemi kara dhibkisa 😭😭

  • @nimcoiid7029
    @nimcoiid7029 8 месяцев назад +3

    Balse noloshu waa tiro
    Dhiman oon tobnoobine
    Tagtadii intaan rabay
    Een hadaf tilmaansaday
    Way iman timaatadu 😢

  • @quumanh5413
    @quumanh5413 8 месяцев назад +1

    Khatraay kan qalbi ka jar, Allahii na uuntay hakuu hiiliyo

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 8 месяцев назад +2

    Qalbigayga tacadiga miyaa loogu talagalay erayo dhiilo wata samir khadray nabsiga hiiliyee

  • @Iztaahil
    @Iztaahil 7 месяцев назад +1

    Nabsiyow hadaad jirto khadra silimo uhiili🥺❤

  • @MaxamedxasanIbrahin-pz7pu
    @MaxamedxasanIbrahin-pz7pu 8 месяцев назад +3

    Ah 😢 sidan kugu tolanahy hadan kaga tagi karee💔😭

  • @nasiyaibrahim858
    @nasiyaibrahim858 9 месяцев назад +8

    Asc wll 🙏🏼fadlaan ii duceeya aniga iyo inta ubaad dhaliin 😢 ilahey aya ubaadka biixiiyo oo aminsanahay 🙏🏼 dhahktarki wuxu ii dhahay madhaleysi lakin ilahey madhihin 😢😢😢 ee fadlaan ducoo idiinka bahaanahay 😢😢😢 ii duceeya wllow

    • @brown__eyes
      @brown__eyes 9 месяцев назад +1

      Abaayo ilahaya iska taalo saaro inashlha ilahaya Waxan kaga baryaya ilmo bariya inanad hesho🥺🫶🏽🫶🏽

    • @choukrialihassan2861
      @choukrialihassan2861 9 месяцев назад

      May Allah SWT give you a righteous child. Allahumma Ameen ❤❤❤❤

    • @nasiyaibrahim858
      @nasiyaibrahim858 9 месяцев назад +2

      ​@@brown__eyesAmin Amin 😢 Shukran qali

    • @nasiyaibrahim858
      @nasiyaibrahim858 9 месяцев назад

      ​@@choukrialihassan2861Amen Amen ya rab tks

    • @AbdulaahiYaasiin
      @AbdulaahiYaasiin 9 месяцев назад

      Alle ubad kheyr qaba haku siiyo wll qli ilHay ku xirnow goorr walba isaga wax walba awoode😢

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123 9 месяцев назад +10

    Bro inanta socesho wa la ilaiya rux kujecel

    • @user-rf2ed8gl8i
      @user-rf2ed8gl8i 9 месяцев назад +3

      Wa run khadra silimo hodan ma qofba fisahad Kaga tagtay so Maha khadra silimo wad Iman ladahay War wa dhibatada Africa Tala in qofka fisa haysta qofki jecla oo oga tago

  • @waayeelwayeel4320
    @waayeelwayeel4320 9 месяцев назад +1

    katag waa dhibkayga
    joogna tiiqsigayga
    sina iima toosna
    iga gadan heeskani
    khadra cabdi silimo
    afrika lugta ku qabatay 🎉

  • @juweeriyatallan6552
    @juweeriyatallan6552 9 месяцев назад +2

    Walhi waa qiro lkn inasha Allah hortada uu Iman nabsigu uuhelayaa ilahy isamkii 😭😭😭😭😭😭adigana khadra walashayey fadhiga kakac oo dhexda xidho iska maydh jacaylkiisa ilahy na isku xidh waan hubaa inaad waxwalbod rabto helayso kaasna isagoo dhanwalba nolosha kadhacaad arki 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cawofarxaancaliriyaad2674
    @cawofarxaancaliriyaad2674 8 месяцев назад +1

    Waaya heesa dhaaftay wlhi 😢❤

  • @XayaadCabdi-sp6ig
    @XayaadCabdi-sp6ig 4 месяца назад +1

    Sanad walibi dhibaato wataah walhi yaab ani wan yabanahay 😢😢😢😢😊

  • @samiyamustafe654
    @samiyamustafe654 7 месяцев назад +1

    Malintii timaadaba ilmö kuğuma toydeen😢💔

  • @nimcomuhumed52
    @nimcomuhumed52 9 месяцев назад +7

    Wakhtigu haduu gobyhy mar uun khadra ha saacido😢😢

  • @fahmimaxamed3068
    @fahmimaxamed3068 9 месяцев назад +17

    Ax ax ax
    Balse Noloshu waa tiro Dhiman oo tobnòobine😢
    Haduu nafsi jiro mursal nafsibaa heli

  • @fatoumamohamed3531
    @fatoumamohamed3531 8 месяцев назад +2

    k allah te surveil avec les enfants inchallag

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 9 месяцев назад +2

    Masha allllah gabadhani waa boqorda codka dareenka leh nolow❤

  • @dahabamohamud6925
    @dahabamohamud6925 9 месяцев назад +2

    ,khdray Xppti Heesahan Ma Waa Horaa Laguu Keydiyay Damiir Aad Ku Qaado Xiligan Ma Lihida Naga Daa Xanuunka Ee Boorka iska Jaf😮

  • @jayniekim6149
    @jayniekim6149 8 месяцев назад +2

    Walashay nolosha wa kow ,orodney uu socoo wa labaa ,calaf mar buu jiira marna uu naga guuraa ,is sad too see your lover or your haft left you ,ka soco wali wad noshahay,,,, life is too short. By the way beautiful song lakine wa calacal😊.

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 9 месяцев назад +4

    Ax sorry Sorry 🙏 khadra qalbiga Alle haku qaboojiyo Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲 guuleyso Mar kasta insha Allah ❤❤❤❤ Noloshu kuma ciisho Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲 keep going 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @daljiredarandoole2724
    @daljiredarandoole2724 8 месяцев назад +2

    Sorri wlshey khadra saliimo nafsi sooma daaho hodan ayadaa kaaga danbeen wll qaali samir lee insha allh xaqa sooma dahee❤❤❤❤❤

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 9 месяцев назад +3

    Qalbigayga tacadiga miyaa loogu talagay 💯

  • @a.t.t.sscwec8657
    @a.t.t.sscwec8657 8 месяцев назад +2

    ooh waa qof jaceylku dhab ka yahay, oo wax ka taqaanno. insha Allah nabsi bax ayaad heli doontaa sabarkaaga dartiis. adduun waa isdaba maal.

  • @nasiibhassan7138
    @nasiibhassan7138 9 месяцев назад +1

    Axaxa aniga maa iiqaaday heestaan sxbeey

  • @Qoranqarad
    @Qoranqarad 9 месяцев назад +1

    don't give up adaa ka dharaf badan walaahi

  • @user-cw9ks5op2h
    @user-cw9ks5op2h 2 месяца назад +1

    Khadra silimo ciyaalki hore ✌🏿

  • @JelleAli-de3iu
    @JelleAli-de3iu 9 месяцев назад +1

    Keep going khadra salima😢

  • @yaasmiinapdisalanhirsi
    @yaasmiinapdisalanhirsi 7 месяцев назад +1

    Khadraay dumarland hdaan nahay wn ku dareemaynaaa😢

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n 9 месяцев назад +1

    Ax ax ax allow khadra nafsigeeda soo dadaji

  • @AbouChahinez
    @AbouChahinez 9 месяцев назад +1

    Way tani hees way dhaftay ilahay haku ilowsiyo wll

  • @filsankaapa2173
    @filsankaapa2173 9 месяцев назад +14

    Wakhtigu haduu gob yahay amrun khadra silimo ha saacido💔😭

  • @nimcoaden1737
    @nimcoaden1737 8 месяцев назад +2

    Waaa heees dhaxal gala

  • @sumayosuudi3739
    @sumayosuudi3739 7 месяцев назад +1

    HeestN markasto murugo darmo Wan iska dhagesta 😢😭

  • @shukriali7215
    @shukriali7215 9 месяцев назад +1

    Abaayo laba gun baa ku rifeyso qalbiga allah ha kuu qaboojiyo ilka dheere iyo ilka dheer axsaan kuuma falin ciiloow wey 😢

    • @DeeqSuldanApshir
      @DeeqSuldanApshir 9 месяцев назад +1

      Siilkeedu wuu baarixiyey😆😆😆😆😆😆

  • @diisharchanel5092
    @diisharchanel5092 9 месяцев назад +12

    10/12/2023 2:02 AM
    Heeskani waxay isoo gaadhaysaa xili uu qalbigii quustay😴
    Ala maxay ka baxeen balamihii iyo axdiyadii ay inala galeen, maxay ereyo macaan oo run la mood ah kulan kasta inoogu luuqayn jirayn 😪💔
    Muxay nasibka iyo calafku inooga hiiliyeen mid aan waqti, tacab iyo tiir midna hurin 🤤💔

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 9 месяцев назад +1

      Wllo khayr baa ku danbeyna samir ❤❤❤😊😊

    • @kuchizagal334
      @kuchizagal334 9 месяцев назад +1

      Wxu alle ku qoraay melpyh ku yalaan wllo Ee samir😢

    • @raxmakaltuun1892
      @raxmakaltuun1892 9 месяцев назад +1

      Xaqiiq😢 samirka Alle Gaynor siyaadiyo

    • @hibaqlaki9151
      @hibaqlaki9151 9 месяцев назад +1

      😢😢Ha quusan wall waxa wa aduune guulayso hore uun u soco markasta

    • @maxamedcadnaanxaajiraage2465
      @maxamedcadnaanxaajiraage2465 9 месяцев назад +1

      Khadra abdi silimo gold voice Nasiibkow hadaad nasab tahay inanra nasabka nasiibkeeda nasiino ugayeeL💔

  • @nimcohassan1495
    @nimcohassan1495 9 месяцев назад +15

    OMG this song is so emotional 😢😢😢