Daawo Prof Dalxa O Si Yaableh Somali Horteeda Ugu Garnaqsaday Doodda Heritage Iyo Siduu Uga Guulayst

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 мар 2024

Комментарии • 15

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 4 месяца назад +2

    Maansh Alaah Hon.

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 месяца назад +1

    Prof Dalxa waa Masuul sare noolow ❤

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 4 месяца назад

    Garnaqsi yaakh ❤

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 4 месяца назад

    Wa runti

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 месяца назад

    Aduunka 4.5 u nebcahay waa meesha aan ku kala daadsanahay 💯💯💯
    Waliba aniga ma ihi.5 and I hate it !!

  • @siidali6666
    @siidali6666 4 месяца назад

    Aduunkey ku cadaaban yihiin aakhirona cadaab kaa ka xun buu alle la kulansiin doonaa

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 4 месяца назад

    War anaa wax waalan aragnay:
    war iidoor wuxuu dhahaa somaliland baa nala dhahaa oo somaliland waa magacii ingiriisku uu dadkii iyo dalkii somaliyeed ee uu gumaysanayey u bixiyey oo magacaasu waa magac ingiriis oo iidoor waxay ilhan ku haystaan somali baad naga saartay oo hadana waxay leeyihiin somali ma ahin laakiin ingiriis baan nahay waayo somaliland waa magaciii uu ingiriisku ula baxay gumaysigiisii somalida waqooyi galbeed intaan laga cayrin oo isagaa iska leh trade mark "magaca somaliland" oo ma aha wax somali leedahay amase "trade Mark" u ah ay somalidu danbaabto marka iidoorow SOMALILAND ingiriis baa iska leh oo somali ma aha marka la tixgaliyo magaca SOMALILAND oo may be ilhaan cumar ma fahansana magaca SOMALILAND inuusan somali ahayn ee magac ingiriIs yahay laakiin iidoor uu kala garan la' yahay SOMALI iyo INGIRIIS kay yihiin waayo mar waxay sheegtaan SOMALILAND oo ingirius leeyahay waxay ku dhahaa adoonsigiinii ayaan nahay wali oo waa ba kanaa aab magacii ingirius ee SOMALILAND Aan wadano oo mar kalena waxay sheegtaan somalinimo waayo way waalan yihiin laakiin dhulku waa dhul somaliyeed oo iidoortu wax ka dagto oo taasi waa xaqiiq oo tan kalena iidoorow ilhan cumar awe ayaa murxim toleed u ah dhimashadii aabaheed ka dib, sidaas darteed iidoorow watch your mouths oo ka fiirso quraafaadka aad dariiqyada la wareegayso..

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 4 месяца назад

    Dalxa uqdad in laga daaweeyo ayuu u baahan yahay

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 4 месяца назад

    Doqoneey dab kaab'a😅

  • @user-yj7lu1zh9j
    @user-yj7lu1zh9j 4 месяца назад

    Dalxa kkk Laaluushkii uu Farmaajo ka qaatay wuxuu ku sheegay. Xaqul Ciid. Kkkkkk weli kaasa Somalia wax laga weydiinayaa. Tibo Talyano.

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 4 месяца назад

    كككككم
    Ooyeeye Ina farmaajo

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r 4 месяца назад

    Why somalia have no official state currency? Why somalia temporary constitution not established since 15 yrs? Can till me the meaning of Hertage?why somalia have 5 regional president? Were is 1960/ 1968 constitution? How somalia people be united? Why somalis government was Eithiopian /Kenya entered u inside ur own Land in Badoa 2005? Who made for u 4.5 tribal government?

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 4 месяца назад

      Somali baan nahay ufbaa lagu yiri adigiibaa luuqad kale wax nagu waydiinaya