GANACSIGA DHARKA CIIDKA 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Muuqaalkan waxaynu kusoo gudbinaynaa dharka ciidka caruurta ee bishan kasoo baxay wershada Turkiga waa model 2024. Dharkan waxaa soo dalban kara Ganacsata Soomaaliyeed meelkasta Dunida ka joogaan.

Комментарии • 39

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  6 месяцев назад +4

    Like and Subscribe fadlan Iska diiwaangeli whatsapp kan wa.me/905528257930

  • @ahmedd9046
    @ahmedd9046 6 месяцев назад +1

    DR Masha'allah jasakallah kheyr.

  • @the4rqueens555
    @the4rqueens555 5 месяцев назад +1

    Lkn meherad kaliya ma u adegtaan dhara karabaa ila xoga yaro tijaaba o xafada uun iso jwba haday igadanto waan so dalbana dhiragelin meherad marka wana oholahay khidmada lkn imisa kilo cmla la igu xiraa shurida ugu yar

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 6 месяцев назад +2

    Waa macluumaad muhiim ah thanks

  • @waheliye44
    @waheliye44 6 месяцев назад +2

    Keep going bro from cardiff🎉

  • @AbdijabarHassan-bd5io
    @AbdijabarHassan-bd5io 5 месяцев назад

    Masha alaah

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 6 месяцев назад

    Mashaa Allah alxamdulilaah shukran ❤

  • @abdifatahmohmed5493
    @abdifatahmohmed5493 5 месяцев назад

    Waa imsa dharku maraka harsgaia lagu keenyo

  • @IsmaelAdanisack
    @IsmaelAdanisack 6 месяцев назад +1

    Iam form baydhabo ❤

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 6 месяцев назад

    Warshada Ganacsi xanjada ka soo hadal mahadsanid

  • @user-sw4oz9ll3y
    @user-sw4oz9ll3y 6 месяцев назад

    Masha Allah Wll ethiopia kilogi waa imiiisa

  • @abdifatahmohmed5493
    @abdifatahmohmed5493 5 месяцев назад

    Wasthap sax no sheeg pro

  • @Hamdajibril
    @Hamdajibril 6 месяцев назад

    imisaa layagu keenaya burco dharaka caruurta iyo kuwa dumarka

  • @Hanafilms7
    @Hanafilms7 6 месяцев назад

    Warshada xanjada iyi nac naca kahadal ina adeer❤

  • @MukhtaarCismaan-dw8zl
    @MukhtaarCismaan-dw8zl 27 дней назад

    1kg miyaa wll

  • @AliAyan-sy9vy
    @AliAyan-sy9vy 5 месяцев назад

    Asc

  • @najiipmajagab257
    @najiipmajagab257 6 месяцев назад

    Zxp kaba wii lasha kahadal

  • @kulmiyemohamed-zw4ef
    @kulmiyemohamed-zw4ef 6 месяцев назад

    السلام عليكم
    Wll zakariye wxd inoga warbixisa malaheli kara motor kushaqeya solar panel o xog bdn leh o motor kushaqeya sbbto ah siloga marmo shidalka io wxi lahalmala,
    Mhdsnd,
    السلام عليكم

  • @nidamohamed8140
    @nidamohamed8140 5 месяцев назад

    Qiimaha dharka Dumarka kasoo waran walaal adoo mahadsanid

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 6 месяцев назад +1

    Suuqa laga adeegto magazine walker Zakarie

  • @Hamdajibril
    @Hamdajibril 6 месяцев назад

    M.a

  • @amatarahmaancraxmaan5597
    @amatarahmaancraxmaan5597 6 месяцев назад

    Waxad ka soo hadashaa wallo warshadaha sameeya kabaha dacaska iyo qiima hooda adigo raliya

  • @ramadanxusen5300
    @ramadanxusen5300 6 месяцев назад

    Ustaad wan ku slmy detector gold
    Ayaan ubaahanayhy ma ka heli karaa turkiga

  • @nidamohamed8140
    @nidamohamed8140 5 месяцев назад

    Qiimaha dharka
    Dumarka kasoo hadal adoo mahadsanid walaal

  • @ABDULLAHI608
    @ABDULLAHI608 6 месяцев назад

    Zakariye qof Nairobi raba in logasodajiyo dharka maqasab baa inuu heesto certificate for business camal mise

  • @user-iv7jo9li5f
    @user-iv7jo9li5f 6 месяцев назад

    Azc wll 300 dhar iyo kabo ma ideeqaysaa

  • @hoodoahmedmohamed9301
    @hoodoahmedmohamed9301 6 месяцев назад

    Ardis ababa mala keni karaa wll

  • @duraannuur
    @duraannuur 6 месяцев назад

    Sida alibaaba oo kale ma jiraa suuq online ah oo lagu kal soonaan karo oo products Turkida aan ka gadan karno masuul

  • @Efootball-zl8qp7ff4i
    @Efootball-zl8qp7ff4i 6 месяцев назад

    Qof aan ma herad haysan oo ubaahan dhar tiro yar ma usoo adeegi kartaan wllo

  • @Hanbiirsha
    @Hanbiirsha 6 месяцев назад

    Yurub imisa ku keentaan kiilada ?

  • @zakiabdirahman3667
    @zakiabdirahman3667 6 месяцев назад

  • @Ina__updyrizak
    @Ina__updyrizak 6 месяцев назад

    Ustaad su aashan malin walba is dhaha waydii 👇
    ""Ustaad passport la aan ahy mana aqaan meeel aan u donto ehel iyo qaraababa markaa passport la aan mala isticmaali kara binance crpto "" ?
    Isoo jawab Ustaad.

    • @252shorts
      @252shorts 6 месяцев назад

      Haa wall crypto waad ka shaqeysan kartaa passport la aan