Toos: MD Xasan Sheekh oo Habargidir ka Barakiciye Muqdisho Guryahana ka dumiye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 10

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 2 месяца назад

    M siyaad bare ilaahay ha noo soo celiyo asagoo kale.

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 2 месяца назад

    Hg guri maleh miyaa

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 2 месяца назад

    Dowlad ma naqaan wey wada aamin sanyihiin.habar baa hanjabeyso.

  • @faizabayer
    @faizabayer 2 месяца назад

    Dani Qabuurihii wuu kahadlay hada warkaaga keen

  • @degan4
    @degan4 2 месяца назад

    Abu qililiqo😂😂😂😂😂😂😂

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад

    kkkkkk qaxoontiga xamar waa laga rarayaa xamar unukaaleh meeday kkk

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 2 месяца назад

    HADII WAAYEELKIINI DOWLADNIMO RABIN DHALINYARADEENA KA WARAMA WAR DHULKAN MAXAMED SIYAAD MA LEHEEN XASAN SHEEKH NA MALAHAN EE UMADA SOOMAALIYEED BAA LEH OO ADIGA QEEYLINAYAA AAD KOW TAHAY

  • @AwatifMafiye1.30pm
    @AwatifMafiye1.30pm 2 месяца назад

    Waxaan la yaabaa goof maxamed siyaat bare ilaahoow ku cadaab hada ogoow waa goof mudulood madax weeyne xasan Ayaan ma's uul ka ah dalku dowlad nimadiisa waa mid Dhul iyo dad iyo deep la isku darsadaa madaxweeynaha waxaa idiinku ixsaamay wargilin ee dad yaroow dhukaasi waxaa jooga cidii moxoga iyo waambada ku beeri jirtay dowlad nimada la soo qaatay Barta hadii maxamed siyaad dhu.mudulood sidoow rabo ka yeelan jiray ma asigaa lahaa dowladaasi sow ma Ahern tii magaca guulwade xitaa beero ku dhacday

  • @Caliya7
    @Caliya7 2 месяца назад

    Dowladu hadey Allaah kabaqeyso waa in ay halmar iyo hal maalin dadka kakiciso cidkasta oo meel dowladledahay danyar, ganacsato iyo weliba kuwa dowlada kujira ama hadeyso masakinta.

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 2 месяца назад

    Hawartan afxuma sida an uhadleso dhulan laden ayad ku indha cadahay balaayo ku qaaday kuma dhigto googka ma,adiga iskaleh goofkasta aad aragto qogba iskaleh