HUB URUURSIGA MUQDISHO, XASAN SHEEKH IYO MUUSE SUUDI OO DHUL ISKU HAYSTA, MEYDKA TUBEEC OO....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024

Комментарии • 139

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 месяца назад +13

    Sax Saxiiii Balwaan💯 inta Dulmiga Dalka iyo Dadka ku haayo, Allaha ka qabto Amiin yarabi🤲

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 3 месяца назад +6

    Ilahey Ajir iyo xasanad ha ka siiyo walalkey no qayli adunyo aqiro Ilahey ha ku naxaristo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 3 месяца назад +9

    Inshaa Allaah guul ayaan kuu rajeynayaa balwaanow

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 месяца назад +6

    Baraha bulshada wixii jiro ayeey sheegtaa ma wexeey rabaan inaan waxbo lasheegin

  • @Neima1000
    @Neima1000 3 месяца назад +5

    Mashaallah balwaan nolow intey nolol jiirto halgankana halka kawad❤shacab ahan wan kuu garab jogna 💪

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 3 месяца назад +6

    Balaayo haku salido ummad masaakiin ah ayey ka oohiyeen oo tacsi cusub geliyeen

  • @fadumawacays3256
    @fadumawacays3256 3 месяца назад +3

    Waa saxiix hadalka abdulahi balwan geesi qaran baa tahay jir oo joog hore usoco

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 3 месяца назад +1

    Balwaanoow Abaalkaaga Jano Aallaah hakaagadhego Amiin Amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 месяца назад +3

    Baraha bulshada kooxda runta iftiimisa alla ha idin xafido, adan madoobe isna waa ibnu xaaraan

  • @FartuunMohamoud
    @FartuunMohamoud 3 месяца назад +2

    Maasha allah runta wax kawanaagsan majiro guuleso balwaanow

  • @نجمهشمال-ب8ض
    @نجمهشمال-ب8ض 3 месяца назад +1

    insha. alaah. guurguurte. maydkiisa. dhulk. iyo. badu. midna. maa. anfici. doonta.

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 3 месяца назад +1

    Mansha Allah aad iyo aad guulaayso c balwaan🎉🎉❤❤❤❤

  • @greenlighttransportllc2055
    @greenlighttransportllc2055 3 месяца назад

    Guul guul Somalida,tiran ee,xaqsheega,illahay,khayr hakusiiyo,illahay,dartiis,ayaan,kutageera,iyo,somali jacayl.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 3 месяца назад

    Anaa kaaga Marqaanti ah sidii Geesinimada lahayd ee aad Muuse Biixi dhulka ugu jartay Laandheere Guuleyso 💯

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 3 месяца назад +1

    Balawaan ilaahay baa umada somaalyad kuusoodiray. Qayralahkusiiyo

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 3 месяца назад +4

    U fiirso xasan shekh meydkiisa waa la soo faagi doonaa bada ayaa la raacin doonaa wana abaal marin ilahay

    • @osmangure6040
      @osmangure6040 3 месяца назад

      S/xv QOF WALIBA MARKA UU AWOODA HAYSTO SHAARKA WEYN GASHAN YAHAY WUXUU DANYARTA
      MAATADA IYO BULSHADA AWOODDA YAR KU SAMEEYO AYAA LOO HUDAYAA MANA QABO IN UU WAX FIICAN SAMEEYEY ILLAA MAALINTII U KURSIGA YIMI ILLLAA MAANTA QAYLO AYAA MEEL KASTA KA YEERAYSA ISAGUNA WUXUU DIYAARADO U KALA RAACAA CAALAMKA MEESHUU DOONO
      WELIBA LACAGTA UU ISTCMAALAYO WAA.TII.MAGACA SOOMAALIYA LAGU HELAY OO SADAQO IYO BAAHI SHACAB LA INOO SIIYEY .WUXUUNA KA DHIGTAY WAX UU DHAXAL U HRLAY. KOLLEY ANIGU MA ARAG MADAXWEYNE SIDAN U DHAQMA.
      WAXA KA DARAN HAN YARAANTA
      QOFKASTA OO UU CAALAMKA LA KULMO WUXUU U HAYSTAA IN UU KA SAREEYO. WAA LAYAAB MAXAA HANKII KA QAADAY.
      YAA SIDAA U BAJDILEY.
      AAN SUGNO MEESHA UU KU DAMBEEYO.

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 3 месяца назад

    Thank you so much 💓 aaaamiin soomaaliweyn guuuuuul ❤

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 месяца назад

    Bidmilaah xassan shiikh soo noqomaayo 😢illahow umadada ugargaar yarabi

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 месяца назад +1

    ASC WLLE LABADA MOORYAN EE IIMAKALA ALLAHA ISKU DIRO WAXAASE YAAB LEH MOORYAN MUSE SUDI IIMAANKA ALLAHA KA QAADEE CIMRIGIISII MOORYANIMO TUUGANIMO DHULBOB MIYUU KU DHAMEYSANI MA INTA MIRINAAYO XAARAAN KU HAYSTO DHULAL KALE OO BADANA HAYSTA AYUU AIRPORT DHULKIISA SII RABAA XASAN MUNAFAQ IYO ISAGABA UMADA ALLAHA KA QABTO

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 3 месяца назад

    Manasha Alaah bro balawaan waxatahay awoodana laqarinakar ee xaqa u taagana ayaatahaya ee Ilaahay haku barakeyo ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼💯💯💯✅✅✅

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 месяца назад

    Balwaan ciid mubaarak walaalo

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 месяца назад

    Balwaan eid mubaarak muddane ❤❤❤❤

  • @deqohassan4310
    @deqohassan4310 3 месяца назад

    Mashallah Bara

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 3 месяца назад +1

    Fadlan balwaanaw ku celceli arinta fanaanka ugu yaraan bil waxaa kaa codsaday SSC arinkaas maydka

  • @maryammohamoud8426
    @maryammohamoud8426 3 месяца назад

    C/laahi balwaan EiD mubarab weriye sare o Somalia horey u soco

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 месяца назад

    Subuxaan Allaah Alla kacasi Aawaya fanaan masuulin dadkii soomaaliyed ee meesha ku Aasana ilaahay hawa naxariisoto xasan dhiiqo iyo kooxodiisa meelaya dhaafen malaha😭

  • @YusufNageeye
    @YusufNageeye 3 месяца назад +1

    Cabdulaahi Balwaanoow isku dirka umada kala qabyaaladeynta iyo been abuuka iska daa shilimaadka aad qaadatay waan ognahay ilaahay ka baq walaaloow

  • @axmedcismangudal2480
    @axmedcismangudal2480 3 месяца назад

    Guulayso shanta somaliyeed garabkaga tagan ❤❤❤❤❤

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 3 месяца назад

    Asc balwaan guuleyso horay usoco viva

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 3 месяца назад

    Hassan iyo kooxdiisu waa ayax amba diir aan dhargin. Ilaahay ummda Somaliyeed ha dhaafiyo

  • @guledsm
    @guledsm 3 месяца назад

    Mahadsani wariye Qaran.

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 3 месяца назад +1

    Wariyayashena Somali iskuma jiran inta igu qiimaha badan bad ka mid tahay balwan ma tihiid wariye cadiya waxad tahay wariye qaran balwan

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 3 месяца назад

    Subxanallah balaaya somalia ka socota khaas ahaan Muqdisho

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 3 месяца назад +1

    Doqonkii magaca gaalka ah baxsaday balwaan ee shaneemo raaslagu dhex garaaci jiray waa kan

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 3 месяца назад

    Inshallah amiin

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 месяца назад

    S /C kuwad KARBAASHKA DOQONKA AAN HANKA IYO HADAFKA MIDNA LAHAYN.

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 3 месяца назад +1

    Labadi laqdawo kuheeshiya liaahidaa lilaahid kadanbeeyso

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 3 месяца назад

    masha allaah balwan ❤❤🎉

  • @ShariifNahar
    @ShariifNahar 3 месяца назад +1

    Dhulka u dhow madhaarka Aadan cade waa ay dhowdahay iney rasaasta bilaabato

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 месяца назад +2

    Aadan madoobe tuuga u fadhiiya guriga baaralamanka ee xasan dhiiqo soomaaliya la duminaya waa Aadan madoobe teeda kalen maxaya qabataan oo socon waaye matuuga nimadii baya qaban kari waayeye sookuwa qabariyadii faganaya yaa ka yeelaya muda korosi dalka uu baabasadaya maxaa ugu hadhaya😏

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 3 месяца назад +1

    Aftahan war qaboobidaa wax dheef

  • @BashiirCandulle
    @BashiirCandulle 3 месяца назад

    Bashiir.cabdule..waayo cidda hubka.uruursanee.beennaale.balwan

  • @seed3966
    @seed3966 3 месяца назад +1

    Asc Balwaaaan salaaaan sare

  • @MariamAbdi-hd3kr
    @MariamAbdi-hd3kr 3 месяца назад

    Allah ha iskudiro marbo dhamaandood xaq islaaan ayee cunaane

  • @leylapalmqvist3943
    @leylapalmqvist3943 3 месяца назад

    Allah kala qaboojiyo

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 месяца назад +1

    Xasan wecel meydkiisa daamur baa lagu gubi

  • @mohamedaarjaamac217
    @mohamedaarjaamac217 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HiboKhalif-mr2om
    @HiboKhalif-mr2om 3 месяца назад

    Allah haka jaasiiyo lafahaa uu ku ridey badda

  • @ISAAQMIDDEYE143
    @ISAAQMIDDEYE143 3 месяца назад

    Yaahuu

  • @CabdiraxmanAxmed-tw6sm
    @CabdiraxmanAxmed-tw6sm 3 месяца назад

    Ru badane cabdulaahi balwaan💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟

  • @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd
    @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd 3 месяца назад

    Saxiix

  • @housseinali6471
    @housseinali6471 3 месяца назад

    Xasan.sheekh.ilaahay.balaayo.uuna.filanayn.ayuu.kurididoonaa

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 месяца назад +1

    Asc ma sha alaha eid mubarak wlkn abdulahi balwan subxanlah dowladi bahalodey fashil tan iskool bulisaya isbitalka xoga dalka qaburihi meydki fanaanti la so saray waxa kujira maxamed saleeman tubeec xasan gorgurde familykisa marxun xamza yusuf madale sulub sheikh cali wajiis sheikh bashir damajid argixisada muuse suudi yalaxow iska caliya xasan gorgurde familykisa marxun xamza yusuf madale sulub sheikh cali wajiis sheikh bashir argixisada damajid

  • @nasrahussein9180
    @nasrahussein9180 3 месяца назад

    Xabalo fagtay Gurgurte yo xulufadisa Allah umada idhinkaqabto

  • @612nasir2008
    @612nasir2008 3 месяца назад

    Halyeey qaran Abdullahi Balwaan. Taariiqdaa ku xusi doonta sxb. Waxaa tahey nin mar walba xaqa garab istaago oo u hadlo dadka la dulmiyo. Guul iyo Gobanimo sxb.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 месяца назад

    Hunguri dilay hasan iyo kooxdiusa illaaheey uma calfo

  • @elmielmi4397
    @elmielmi4397 3 месяца назад +1

    Ma muuse yalaxow dhulkii waa lagu haystaa.

  • @Mohamed-x2i9b
    @Mohamed-x2i9b 3 месяца назад

    Qofkii soomaaliyeed ee dhinta hadii qabrigiisa lagasofago ee bada laraaciyo lafahiisa MUWAADIN malagu tilmaami karaa

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 3 месяца назад

    Lafihii waxa laga iibiyey Shii aha, Taiwan.

  • @dhegnaas
    @dhegnaas 3 месяца назад

    FITNA WADE AFDHEER

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 3 месяца назад +1

    Somaliyey dadkena magaca leh ama inta kaleba ee mootida halaga badbadiyo xasan xarash qaran

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 3 месяца назад +1

    Dawarsato dariiqey isku nacda😂

  • @CafiAhmed
    @CafiAhmed 3 месяца назад

    😢😢😢😢

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 3 месяца назад

    Muse Suudi Sharaftiisii waxa ku ciyaaray Dhidarka Xabaalaha Faganaya.

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 3 месяца назад

    Markhaati ayaan Ka Ahay inuu jabo qofkii bulshada ka hor yimaadda lknse RW ISU soo sharax Mr balwaan

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 месяца назад

    Dalxoreeye duli iyo nacab kumafashiliyo dalxoreeye dadaalkaaga mirodhalnoqay Dalxoreeye

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 месяца назад

    Madaxweyne Xasan 10sano oo soosocota isagaa kuutalin

  • @omardualeh7864
    @omardualeh7864 3 месяца назад +1

    Ma tihid Agencies dal iyo dibadba ah waxaan isweydiiyaa cida mushaarka ku siida waayo 24hrs nin hadal bilaa micna ah waawareey Un bas beentaas yaad u sheegee tuugada hooyooyinka canshuurta laga soo qaado u hanqal taaga Uma xumid (Baabuur Bansiin la'aan ma koco) marka sheekooyina bus isku qariskaa ma qaadano xoogaa waxaan mooday inaad intaa dhaantid adiga iyo kuwa kalaba,mucaaradku waa mucaarad qof walibana waa noqon kartaa laakin mucaaradka waa in uu ahaadaa mid aqoonteeda leh iska noqo maaha (Macaaac ) iminka waxaa ku maal gashtay kuwo aqoontoodu hoseyso iyo adigoo aan waxba dhaamin (ku hiifi maayee adigalee ha is hiifin)

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 3 месяца назад

    boqorka Codka waa Xasan Aadan Samatar markii horena asagaa ahaa musuq maasuq ayaa lagu sameeyey

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 3 месяца назад

      Xassan Adan Samatar qamruu iska badiyey oo codkii waa ka xirmay Tubeecna weligiis ma cabbin

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 месяца назад

    Odeyga hassan sh waa waashey yaa umada ka qabta

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 3 месяца назад

    Waa yaab xasan ma madax weynaa mise Waa dilaal? Allah umada Somaliyeed ha ka qabto umada Waa dhibay

  • @ibrahimafyare2415
    @ibrahimafyare2415 3 месяца назад

    afkaad shalay ku amaantay ayaa maanta eeed aan sal lahyn u jeedisay intee laguu raacaaa.

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 3 месяца назад

    Xasan dhul cidan hantidii mood iyo nool waa dhamayey ilaalada villa mudulood ilaaliya waa qooskiisa dib laysugu imanmaayo reer waliba mooshada ayuu goosanayaa wax laysugu yimaadaa ma.hadhin

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 3 месяца назад +1

    Xasan qabuure qode waxbaa kusuu wajahan

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 3 месяца назад

    Talo faro waa ka baxday, hadii QABUURO la fagaayo, dadku waa iney is difaacaan.

  • @نجمهشمال-ب8ض
    @نجمهشمال-ب8ض 3 месяца назад

    istaqfurull. wuxu. coodsaday. m. s. tubeec. iin. lagu. duugo. beerbeera. waxaa. diiday. nagtiisi. iyo. wiilkisi. beerbeera. waaxa. ku. duugan. aabihii. haada. qaadar. alaah

  • @housseinali6471
    @housseinali6471 3 месяца назад

    Aden.madoobe.waa.tuuga.ugu.wayn.ilaahay.masiibo.aanu.filayn.ayaa.kudhicidoonta

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 3 месяца назад

    Muse suudi tageersan difaaco xerada hassan dhiiqo meel iska saar dalka dowlad kama jirto waagi dowlad nadiif ah markaas wareeji lee

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 месяца назад +1

    Xasan luga qalooc inkaari kugu dhacday

  • @JamacdeeQAbdi
    @JamacdeeQAbdi 3 месяца назад

    SYL boy hhh

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 3 месяца назад

    Walaahi shacabka Xamar degan hal gooja oo dhiig ah kuma jira maxaayeelay 4 tan tuug ee Damul Jadiit ee meydkooda xetaa soo qufeyso oo jiif iyo joog udiiday miyay iska qaban waayeen? Mise qabiil anan waxba utareyn ayay kutaageerayaan? waayahaye hadii aadan iska qabaneyn yaa idinka qabanaayo musiibadan idin haysato?

  • @MaxamadShiiqadan
    @MaxamadShiiqadan 3 месяца назад

    Dillaa liinta soomaaliya ee loo soodirsaday buburinta soomaaliya iyo baabinta naf iyo mailba

  • @hamda2342
    @hamda2342 3 месяца назад

    Dacaskaa
    Laggugum
    Qoroy

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 3 месяца назад

    Wcs

  • @saidabdidaoud3388
    @saidabdidaoud3388 3 месяца назад

    Garguurte faaido maleh

  • @abdimoosa1328
    @abdimoosa1328 3 месяца назад +1

    Xasan Sheekh Maxamuud.. Madaxweyne Fashilmay.. Musuqmaasuqa.. wax fikr ah malaha.. Khaa'inul waddan.. been badan.

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 3 месяца назад

    Aadan madoobe waa baaba shacabka. Halaayska eliyo dooladan waa Moyà an ne

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 3 месяца назад

    KOOXDII SZCDIA FIRINBI AAWEY SEE ZYSGOO JOOGA MEYDKA TUBEEC BADZ LOO RAACIYAA AAWEY KII AFKA WEYNAA OO LAHAA ABSGA HADAAN NAHAY BEESHA 5ÀD MADZXWEYNE WAXAAN LEENAHAY HATEGIN GAROWE MUXUU FANAANIA MEYDKIISA UGEYN WAAYEY QABUUTO KALE AMA BURCO LOO GEYN WAAYEY

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 месяца назад

    Maxaa naloo sheegay weeye

  • @xaliimogalbeed1315
    @xaliimogalbeed1315 3 месяца назад

    Balwanow ganacsatada iibsaneyso dhulka dowlada yaa u sgarciyeynayo sow lagamayabo in dowldkale tinado laguna xisabtamo

  • @TaqasusDuuble
    @TaqasusDuuble 3 месяца назад

    Hadalka aadan madoobe waadalka waaburbur rinayanaa yan nalasheegin

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 3 месяца назад

    Yaaba dadka dhulka jecelaa

  • @CabdiAxmed100
    @CabdiAxmed100 3 месяца назад

    Was akaru

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 3 месяца назад +2

    Meesha dawlad kama jito marhadii kas weli ciidama haysto war waxaas halagu Kala tago hawiye weli waa hogiyal kooxeed

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 месяца назад

    Minii La Yaabo Yaasiinka. Aar waxbaa ina soo maray tanoo kalena manoo dambaysey

  • @FadumaAbdisamed
    @FadumaAbdisamed 14 дней назад

    Balawanfaansoomaaliilaunxariitòwalaguuleso

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 месяца назад

    Muse sudi wa in.xerada cidamada.bada lagasosara wa gacan kudhigle.diley dadbadan somaliyed 90jir kas wa intirka lageya

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 месяца назад

    Salam balwan mujahid abdillahi balwan jir oo jog gesiga toshka ku iftimi tuga gaatay wadanka somalie allah haka badbadiyo yeeydan afka dhiiga iyo lafaah ku sidaadta allah ka hosgaleh vampiraad dadaran sheick sharif amankagu katahadere farmajo iyo fahad korsha ah shiiqolkoda sanbalolche dhamestireh maraga maxakabada hawiye waa anigow oday issa ah oo siiti joga iyo odeyga doqonka ah galjecel osman farah iyo xajiada sanbalolche qalli guhad ee igram gatatey iyo waahan marag furena xasuqay ciidamada iyo qaburaha lafaqaayo waah kasto hassan dilo waah kastu gaado dhamantod farmajo kadambeya maraguna waa hoyo qalli shereh osman farah odeyga isse siiti joga maxakabaduna sanbalolche xakunkuna waa hassan dhiqo casimeduna waa hamar hamarna waa dawlede dawleduna hamar marti ut ah hamar waa hawiye anukale magalada farmajo xukuku wadil aba hamar iyo dawlede ilooba daaya oo qadar iyo turkiga naga joga faah iyo farmajow dhaqale badan qaata abaa maxakabada hawiye nixunkumi

  • @SiyaadAskar
    @SiyaadAskar 3 месяца назад

    War kala gartay miyaaa😂😂😂😂

  • @Hadiyadaalle
    @Hadiyadaalle 3 месяца назад

    Balwanow is xisabi afkaga naar haku tagin ilhey ka baq dadka haisku dirin xasane aflagadada kadaa nin ina Aderkaa wllka kgu sukeyo ah wye xasan cadowga hau jabin balwanow xasan caydisa cadow badan farxadisa bey tahy wad dhimanee ilhey ka baq wllkaa ha xasdin

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 3 месяца назад

      Adigu ma dulmi iyo qabiil baad difaacaysaa mise diin see wax kaa yihiin midakale xasan miyaanu madax weyne soomaaliyeed ahayn haduu cayda dhibsanaayo haka dego meesha adna iskadaa jaahilnimada iyo dulmi taageerida xasan jana kugeyn mayee balwaana waa saxan yahay.