@MustafaAli-hs2qh GPRS Waa Global Packet Radio Service Waana arin ku xiriirta ama qaabilsan Communication-ka waxaana lagu ogaadaa dhaq dhaqaaqa mobile-lada Ateenada Shirakada is gaarsiinta baana laga ogaan karaa GPS waa Global Position Sattellite waxaa ladhahaa Global isagana wuxuu la xiriiraa sattellite waxaana lagu ogaadaa baarista jasiiradaha cusub ama qariidadaha aduunka iyo waxa dhaca sidoo kale waxaa lagu daba Gali karaa qofkaad rabto wadankuu doono ha joogee badanaa argagaxisadaa loo isticmaalaa si loogu duqeeyo Wax Barta leydin kama Karo 😂😂😂
Xurmadle xshm waxuu Ka mid noqday Tubanka madaxweeyne ee afrika ugu aqoonta fog ilaah ha inoo soo celsho inshaa alaah aamiin yaa rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kan Ugu jaahilsan Waa isaga
afkaada naga xir
💗Shuute waa xaakimka kaliya ee sida wanaagsan udhageysta eedeysanayasha
Wuxuuna dareensiiyaa eedeysanha in uu xaq uleeyahy inladhageysto hadalkiisa M.Allh
Guuleeysta maxkamadeena
Guleysta walikiin Gudomiye ✊️✊️
Hh😊😅
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉
❤
Subxanalah this people are dangerous 😢😮😢
Filinkan ilaa gormo soconaa 2024 lamaroyaa 😎😎😎
Kan shabaab mahan waa nin lakhasbay
Kan inkiraada bdn xarif waye qalid luu usariyay kiska dhan
Vhiqiq😂😂
Guul iyo sharaf dadaal shacab somaliyey hala badbadiyo dilalka qorsheysan
Waxaa layaableh dadkan dadka way kaduwan yihiin sidee loo aqoonsan waayay
Dila doofaarka
dila doofaarka
GPRS miyaa mise GPS waaye
Gprs waa somali
GPS waa english
Marka afka mise afkale
@MustafaAli-hs2qh GPRS Waa Global Packet Radio Service
Waana arin ku xiriirta ama qaabilsan Communication-ka waxaana lagu ogaadaa dhaq dhaqaaqa mobile-lada Ateenada Shirakada is gaarsiinta baana laga ogaan karaa
GPS waa Global Position Sattellite waxaa ladhahaa Global isagana wuxuu la xiriiraa sattellite waxaana lagu ogaadaa baarista jasiiradaha cusub ama qariidadaha aduunka iyo waxa dhaca sidoo kale waxaa lagu daba Gali karaa qofkaad rabto wadankuu doono ha joogee badanaa argagaxisadaa loo isticmaalaa si loogu duqeeyo
Wax Barta leydin kama Karo 😂😂😂
Gprs waa wax lagu ogaan karo qofka jooga afgooye inaad ku ogaato adoo muqdisho jooga
Gps waa wax aad ku ogaan karto qof ingiriiska jooga adigoo muqdisho fadhiya hada ma fahantay
Wax Barta dad kaan laguma karo😂
Vhiqiq😂😂