Somalia mise Maldives? | Xog ku saabsan Muslimiinta Caalamka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии •

  • @aniisaidiris2533
    @aniisaidiris2533 2 года назад +18

    Masha Allah dhaman waxaynu nahy muslimiin
    Alxamdulillah

  • @somalilandigabadan7588
    @somalilandigabadan7588 2 года назад +13

    Kusaliya rasulkeni subana muxamed scw scw scw

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 года назад +60

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲

  • @enggorod34
    @enggorod34 2 года назад +11

    Alxamdulilah alle aya mahad iska leh oo muslim naga dhigay

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 2 года назад +10

    Alxamdulilah waxanu nahay muslimiin ❤

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 Год назад +1

    الحمد لله الدي جعلنا من المسلمين الحمد لله على نعمة الاسلام ❤

  • @abdikadirabdijama6352
    @abdikadirabdijama6352 2 года назад +7

    mash aaalah alah barakeeyo somalida iyo islaamkaba

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 2 года назад +6

    Masha Allah ❤ Muslims ☪️

  • @fatimaismail-oj8cy
    @fatimaismail-oj8cy Год назад +2

    ماشاء الله تبارك الله الله أكبر

  • @Akhris24
    @Akhris24 2 года назад +4

    Mansha allh waan jecelahay barnamijkaga mudo dheer ayaan kugu xiranahay sadex sano

  • @CraxmanDahir-f4d
    @CraxmanDahir-f4d 9 месяцев назад +2

    الحمد لله رب العالمين

  • @muzamilhajji8048
    @muzamilhajji8048 2 года назад +9

    الحمد لله على نعمة الإسلام والإيمان

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil Год назад +2

    Jecliyaa Muuqaalkaan camal Alxamdulliah ♥️♥️
    Wall Nosoo badi, Wax yaabaha ku saabsan muslimiinta hada nool iyo kuwii hore axwaashooda

  • @mahadak3452
    @mahadak3452 2 года назад +3

    Waad ku mahadsantahay soo jeedinta quruxda badan❤❤❤❤

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 2 года назад +1

    MASHA ALLAH CADE.
    ALLAH HA BARAKEYO
    SHUCUUBTA ISALAAMKA
    IYO DHAMAN SHACABKA
    SOMALIYET MEL KASTA
    OO EY DUNIDA JOGAN
    ALLAH HAKU XAFIDO.

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 2 года назад +5

    Tanaad runtii waa ninka uguu haysta dhinaac geographic land-ka somali, waa nin ay ku salaysanyiihin aqoon iyo run waana xoog la heli Karo hadada baadho. Mnshllha hore walal oo baadi doorkagaga shaqo 5:31

  • @kubaayomedia
    @kubaayomedia 2 года назад +3

    Msha allah wllo mshadsanid guulayso wxd tahay shaqsi aan ku xidhanay aadna u dhagaysto wx badana aan ka bartay ka ni wuu ka duwanaa casharadii hore aadna muhiim ayuu u ahaa alle haku barakeeyo wllo

  • @cabdixakiim1527
    @cabdixakiim1527 2 года назад +11

    Sxb tanaad 2019 ilaa hada wankugu xiranahay ustaad keepgoing

  • @mohamudabshir8161
    @mohamudabshir8161 2 года назад +3

    mshllh dadkena allow u siyadi nimcdaa

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 года назад +17

    Somalia 100% waa muslimin qof somali gaal ah oo somalia ku nool majiro

    • @cabdirisaaqcumar3357
      @cabdirisaaqcumar3357 2 года назад +3

      Wa ruunta balse galadu waxay xisabisa somali mell uu ku nolyahay ba markay ku leeyin 100/99 ta macnehedu wa kuwa qurbaha joga ee dinta ka baxay bay xisbta ku jirtaa lakin kuwa wadnka joga wa wad muslim ilahay ha inagu suuge inta in kabadna inay galo dufsatay wadan

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 года назад

      Wadankena korka muslim wye cidi wax uqarson yihin allah ba og lkn galadu hda 99% ayay kenen ayago so dalishaday kuwa galbedka kugaalobay

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 2 года назад

      kuwa galbeedka statisticska wadamada ee joogaan ee ka mid yihiin

    • @cabdirisaaqcumar3357
      @cabdirisaaqcumar3357 2 года назад

      @@ayubmohamedhassan kamid maha ee somali bay kamid yahin wax kasta asal kisu ku labana labada ku ku dhashay bay xisab sadan see ka isaka yimi ee ay sharci siyeen wa somali magan galyow qatay xata docments qofka way kuqoran tay

  • @hadillaium
    @hadillaium 2 года назад +3

    Alx video oo kle wn ku farxaa wlh😭🥰🥰🥰 mashallah proud to be muslim😊

  • @kingboyyoung1167
    @kingboyyoung1167 2 года назад +7

    Rabi ha'inagu simo diinteyna islaamka ah' waayo diinta islaamka ma'ahan midkuu fasaxda waxwalba inaad sameyso' sida diimahakale' diinta islamka qofki kabaxana waa qof iimaankiisa daciifay' waayo waa diinta kaliya xaqa ah' kugu hogaamiso wadada saxda ah" rabi hanaga dhigo kuwii diintooda kudhaganaado ee aan waligood iimaankooda daciifin 🤲aameen🤲 yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲💓🙏

  • @user-mahamethahmeth
    @user-mahamethahmeth 2 года назад +5

    الحمدلله على نعمة الاسلام

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 2 года назад +3

    Macalinka dalxiiska iyo wax barashada

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 2 года назад +2

    Thanks Ustaad

  • @jilaajaaniswayay7852
    @jilaajaaniswayay7852 2 года назад +1

    Mnsha Allah alle ha barkeeyo muslimka

  • @Abdallahaaji37
    @Abdallahaaji37 2 года назад +2

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 года назад +3

    Asc wallahi mar dhaweyd ayaan ku lahaa nin sxb an nunahay tanaad sidii horey ayuu 9 bilood maq naan doo na malaha xaged tag tey Macalin kheyr alle haku siyo lkn mar maad meel tageyso no soo sheeg Macalin cafi maad iyo cibaado suuban baan ku ra jey nayaa wll nabad galyo

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 2 года назад +3

    Allhamdullh❤️🤲

  • @abdikadirabdijama6352
    @abdikadirabdijama6352 2 года назад +3

    go forward bro its great program

  • @khadaribrahim8442
    @khadaribrahim8442 2 года назад +2

    My favourite youtuber
    Tanaad

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 2 года назад +1

    Thanks Mo Allimuu

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 2 года назад +2

    Maansha allah mahadsanid walal

  • @cabdilecabdileck2310
    @cabdilecabdileck2310 2 года назад +2

    Golden voice ✨️ Tanaad one of the best RUclipsr 👌 somali

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 года назад +1

    Masha.allh keep going tanaad

  • @kurana289
    @kurana289 2 года назад +1

    Mashaalah guuleyso sxb tanaad 👑😍🙏

  • @qacsiiye
    @qacsiiye Год назад

    Sxb tanaad Ramadan mubarak ugaasoow waxaa tahay youtuber ka kaliya ee aan mar walba raadiyo waxa uu soo galiyo allaha ku xafido ugaas waxaan kaa bartay taariikh aad u fara badan

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle 2 года назад +2

    Mazha allah kanaal faaido badan mahadsanid wll

  • @barkodiiriye4186
    @barkodiiriye4186 2 года назад +5

    Asc aboowe macane masha allah ♥ ❤ ♥ ❤ ♥ ❤ ♥ ❤ ♥ ❤

  • @LibanJirdeProduction
    @LibanJirdeProduction 2 года назад +6

    Our golden voice is back plz@❤️

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 2 года назад +1

    Maashaa allaah ilaahay haku barakeeyo aamiin aamiin

  • @ayuupcade6954
    @ayuupcade6954 2 года назад +1

    Islam wa diinteyda muslim waa aniga alxamdulilah

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 2 года назад +7

    Sxp kasoo hadal dalka kyrgyzstan 🇰🇬 ♥ plz

  • @mohamudabshirmohamud3799
    @mohamudabshirmohamud3799 2 года назад

    Mahadsanid wlalky waa barnaamij xiiso leh

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 2 года назад +1

    Islaam waan ahay Muslim neh waan ahay OO waa hal

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 2 года назад +5

    Ustaad waa mahadsan tahay waxaa rabaa inaa muuqaal kasoo sameeyso maagaalinka
    bukhaara
    Samarqanda
    Khuraasaan
    Marwo
    Shiekh mustafa ka dhageestay inee maagaalin qadiimaya yihiin faah faahin dheeraada kaa rabnaa

    • @shaakirabdi9422
      @shaakirabdi9422 2 года назад +1

      Hdaad English ka fahnto waxay ku jirta RUclips ka walaalo

    • @heeganguurer7521
      @heeganguurer7521 2 года назад

      Sax weye Ana wan ka codsan

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 года назад +1

    Jazakumu allah

  • @awdal
    @awdal 2 года назад +3

    Tannaad

  • @adenroho7429
    @adenroho7429 2 года назад +3

    Wllkey thanks

  • @abdirahmansergio1857
    @abdirahmansergio1857 Год назад +1

    Allhamdulilah

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 2 года назад +1

    الله أكبر ❤

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 2 года назад +1

    ماشا الله

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 2 года назад +2

    MashaAllah

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 года назад +1

    Alhamdulilah❤

  • @omararreh8029
    @omararreh8029 2 года назад +2

    team tanaad ad iyo ad ayad noga haqabtirtan barnamijyadina mabroukkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 2 года назад +3

    Asc. Macalin tanaad waxaan kuu aqoonsanahay raad raac.

  • @nalayhassan364
    @nalayhassan364 2 года назад +2

    Macalin wxn ka rapaa in aad noo sharaxdid
    "Oogada dhulka iyo dhadhabyada "
    amasa macalin qaacidadanE=mc2🤝

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 2 года назад +2

    Tanaadow say barnaamij yadada sey u qurux badan yihiin iyo sidaa update aadan u ahayn. Isma laha
    Sxb Update noqo.

  • @abdirazakkofi7548
    @abdirazakkofi7548 2 года назад +1

    Best youtuber

  • @wardamohamed
    @wardamohamed Год назад

    Maldevies, I have good friends from this country. They are all Muslim ❤

  • @ashrafshijaaci4565
    @ashrafshijaaci4565 2 года назад

    Mahadsanid ustad

  • @abaa774
    @abaa774 2 года назад +4

    ❤️TANAAD❤️

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 2 года назад +1

    First one

  • @sacdiyogaciye9638
    @sacdiyogaciye9638 2 года назад +1

    Scw scw scw

  • @Cr71251
    @Cr71251 2 года назад +3

    Brother kasoo hadal dalka Kyrgyzstan 🇰🇬❤ plz

  • @askarjanagalemuslim1440
    @askarjanagalemuslim1440 2 года назад +1

    Mashaa allah Asc wll ma aha shanjeer oo wajiga dhuka ladhigo ee waa in uu SHANJEER UU TUKADAA

  • @yacuubjama2706
    @yacuubjama2706 Год назад

    Ilaahaaha qalbiyadaa roogroogow qalbigayagaa xaqaa ku suug

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 2 года назад

    Masha allah

  • @abdikafimk5292
    @abdikafimk5292 2 года назад

    M.a ...guulayso..zxp

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 2 года назад +2

    Tanaad👏

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 2 года назад +1

    Maldives 🇲🇻 is better country 🥰

  • @abdirazakkofi7548
    @abdirazakkofi7548 2 года назад +1

    Good voice

  • @theangelasma8634
    @theangelasma8634 2 года назад +1

    First ♥️

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 2 года назад

    AlHmduLilaH ❤

  • @anfacinaahmett-ze9hj
    @anfacinaahmett-ze9hj Год назад

    M.a ❤❤❤

  • @mohasheikh706
    @mohasheikh706 2 года назад

    Ow barkhad Ama yuusuf Alkowneyn

  • @abdirazakkofi7548
    @abdirazakkofi7548 2 года назад +1

    Fist comment

  • @geeseyjaamici2993
    @geeseyjaamici2993 2 года назад +1

    m.a tanaad

  • @Aalia858
    @Aalia858 2 года назад +1

    Somaliaaaa

  • @Hassan.Garaaad
    @Hassan.Garaaad 2 года назад

    Scw

  • @husseinmaggale
    @husseinmaggale 2 года назад

    golden voice

  • @axmed556
    @axmed556 2 года назад +3

    Surname oo ka tirsan qaarada America waa inta badan Muslim ah
    Muuqaal kasoo samee

  • @hibaq1635
    @hibaq1635 2 года назад +2

    Waa 2 billion hadda 2014 waxay ahayd 1.6 billion

  • @cadecade3308
    @cadecade3308 2 года назад +4

    ❤❤❤❤

  • @Muzamil9337
    @Muzamil9337 2 года назад +1

    illahow islaamnimo nagu dil, illahow wadankanaga dhibka kasaar, illahow dadka somaliyeed ijecleysii, illahow qabiilka quluubtanada kasaar,, illahayow madaxda nohagaaji, illahow walidiinteena udambi dhaaf aduun iyo aqiro , illahow fidnada imaandoonta ee masiixul Dijaal dhinac naga mari , illahow kuwii Nabigeena suubanaa rafiiq kula noqda (janada) naga dhig .

  • @gaaniapdilaahi1556
    @gaaniapdilaahi1556 2 года назад

    Sxb soo badi

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 года назад +2

    Somalia wax la yidhaahda ma jirto ee waxad tidhaahda dadka Somalida ah

  • @excellentmryaralow6581
    @excellentmryaralow6581 2 года назад +1

    Waxas wax jiro maha warkaas Islaamka waa dadka ugu dhalmada badan dumarka markey ugu yar yihin 5 bay dhalan inta ugu badan 10 iyo wax ka badan ayee dhalan wlllllll barnamijka aad soo gudbineyso iska sax

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 2 года назад +1

    ❤️❤️Tanad Channel❤️❤️

  • @AhmedHassan-fo6rb
    @AhmedHassan-fo6rb 2 года назад +1

    Asc tanaad sxb meerayaasha kasoo hadal cilmiga hawada sare pls mahad sanid🙏🙏🙏

  • @abdullahifarah
    @abdullahifarah 2 года назад +1

    Sxb qaarada Antarctica muuqaal nooga soo samee

  • @aminaomar5550
    @aminaomar5550 2 года назад +3

    Brother Warbixino Wadamada africa nooso Badi fadlan Sida wada jaziirsdaha ah

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 года назад

      Seychelles&Zansibar miya

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan 2 года назад +2

    Ruuxi soomali ah ee gaalooba somali MA ahan

  • @mohamedhassanyunis2607
    @mohamedhassanyunis2607 Год назад +1

    نحن الاسلام وذالك إسلام مصدر أريد اسم الفاعل

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 2 года назад +1

    Tanaad waa kanaal aan ku faano

  • @libaax_fx3399
    @libaax_fx3399 2 года назад

    The big lagend

  • @excellentmryaralow6581
    @excellentmryaralow6581 2 года назад

    Awalbo aduunka Islaamka ugu badan dadka ugu badan ee aduunka kunool waa Diinta Islaamka

  • @xaajicabdiraxmaan3504
    @xaajicabdiraxmaan3504 2 года назад +2

    alahow nimcadaa noogu wad

  • @mrmasalo6507
    @mrmasalo6507 2 года назад +2

    Mhdsnid ugaas lkn hanaga raagin

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 2 года назад

    Sidaa ow eybadanyihii muslimiintu lkn waa #daad_xoor