50 XILDHIBAAN OO KASOO JEEDA KFG OO KU HANJABAY TALAABO AY KA QAADAYAN RW. XAMSE HADI USAN MAGACABIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • KALA SOCO YUSUF ABDI SHIRE, WARAR, BARNAAMIJYO, VLOG, MUSIC, MADADAALO & WAXYAABO KALE.
    / yusuf.shire22
    -------------------------------------------------
    | Facebook | / yusufabdishire22
    | Instagram | / yuusuf.shire
    | Snap-chat | @Yuushire
    | Email : info@raadproduction.com
    | Mobel : +254790100052.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia #XogtaShiineMedia #KalsantvMainOffice #DalJireTv100 #safiirkaislaamka #Darwiish391 #GaylanMedia #nadaarashow #HBNOnlineTV #DalsanTV #UniversalTv #MMTV @HoryaalTV #SBC #BRITSOMALITV #XasuuqaQaza #DagaalkaFalastiin #Yuhuud #Somalia #Puntland #jubbaland

Комментарии • 30

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад +9

    Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye guuleeyso waligaa Inshaa Allaah

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k Месяц назад +8

    Laa illaaha illa allahu s c w

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg Месяц назад +4

    Hassanow khsara ou joogayasha somaliland maa mathlana is kaa so cayrii waa basaasin bila damira digla iyo midiflaa iyaa kaga faida badan waayo waa daad koula daganaa kouwami waa qowlaysata caloshoud ou shaqsayala kick t them out bravo hassan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +5

    K. GALBEED 9 ka XILDHIBAAN EE BIMAAL MAXAMAD OO DIR AH, KUMA XISAABTAMI KARAAN.

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 Месяц назад +2

    Aqyaarey dhoola cadeeya xoogaa yar.
    Muuqaalka si uu xiiso u yeesho

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Месяц назад +1

    Hadaad xayeysiiskii nagadeyseen hadaan leg iyo sheerba kuusaareynaa ee kowdhe durba

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад +2

    Xildhibaanada Baarlamaanka sharciga dastuurka in la dhameeystiro ayay diidan yihiin oo waa waa argagixiso caado qaate yaal ah ee Umada Allaha ka Qabto Inshaa Allaah

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l Месяц назад +2

    Maquul miyaa midas

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +3

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi yaash dir nimo viiva❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +4

    Viiva viiva dir nimo❤

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 Месяц назад +2

    Waqooyi maba joogee dawlada ayay dhisteene mxa loo daba socdaa koonfur may isku filnaysiiso kuraasta kursiga waxa xaq u leh konfur galbeed niman aaan cid matalin oo qqxootiya xasan shekh yaanu u joojin

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Месяц назад

    Maxaa loo siinaa xildhibaan cid ma metelaane. Reer waqooyi ha ma dhaafaan!

  • @SABAADAPDI
    @SABAADAPDI Месяц назад +1

    Kuun fuur gaalbeeed waxay hasaataa guudomiyaahaaa goolaahaa shacaaab kaaa somalilaan guuu

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Месяц назад +1

    Waaa waaaa waaaaaa macaaac maaaacaaac wabaaaaa wabaaaaa ????

  • @user-sc6uw1px7g
    @user-sc6uw1px7g Месяц назад +1

    Kuwa cashuurta bixiya siiya

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Месяц назад +1

    Waryaada Munaafaqadiina waaa badatay Aada tuulooyinki aad katimideen hadii kale Xabad ayaan Futada idinka galineyna Wasaqyahay 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Месяц назад +2

    Waxa cakiran ee aad ka hadleysaan waxaa sabab u ah >>>> Xasan Sheikh ku sifoobey Musuqmaasuq,qabyaalad Qaawan, Eex ,Qaraabo kiil, taas baa muujineysa in Xasan Sheikh yahay nin dhinac walba ka qariban, waana ku fashilmay hoggaanka Dalka Soomaaliya. Waa nin dhiiqo dhex joog ah.

    • @xarirmaxamed9291
      @xarirmaxamed9291 Месяц назад

      ARINTU WAA SIDII SOOMALI GABIGEED LAGU KALA SAARI LAHAA WAANA IMTAXAMKII UGU CUSLAA IMIKAY KALA BAXAYAAN BEENTA IYO RUNTU
      BEESHA DIREED WAA BEESHA KU DULMAN KOONFURTA SOOMALIYA
      KOONFUR GALBEED WAXAY HAYSTA FARMAAJO AYAA UTALIYA

  • @AxmedGaagaale
    @AxmedGaagaale Месяц назад

    Kuwaasi waa khadad in ayay isgu haysaan in ay cid matalaan. Waayo cid mamatalaan iyaba way ogyihiin in aanay cid matalin. Cid wax matasha halagu badalo sidaasaa saxa hadii been lagu dhaqmo waxba mahagaagayaann ee runta haloosheego

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Месяц назад +1

    Gabadhasoogelbitaay Udaxariireey Allaninbay Jamaayeey Jookhooy😂😂😂
    Meeye Kuwii Reer Somaliland? Ee Xitaa Markii Injineeradii Kasoojedey Somaliland Lagu Agsirqiyey Kahadlikariwaayey?
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zahrahashi2964
    @zahrahashi2964 Месяц назад

    O kofur galbed parlamaanki ayey madax kayihiine hadaana maxey ku keenen in ey raadsadaan rayisulwasaara ku xigeen hunguri weynaa

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +2

    K. GALBEED XILDHIBANNADODA KA SAAR KUWA BIMAAL DIR OO 9 XILDHIBAAN AH, K. GALBEED MAAMUL GOBOLLEED AHAN UGA MID AHAYEEN, BAARLAMAANKA DIR AYA UGU BADAN, DIGIL IYO MIRIFLE WA 61 XILDHIBAAN.

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Месяц назад +2

    Waan ku raacsanahay hildhibanada gofer galbeed iyaga ugu badan meesha ha adkeeyan muuqufkoda

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi Месяц назад +1

    Wariye Hadanu Nahay. Jamuriyada barakaysan ee somaliland Anaga xagayaga
    Nimakas waa ka winnted
    wana caloshoda u shaqestayal xasan shiikhna
    Waxan kula talinaya Nimakasi wax yeelo moye
    Waxba kuguma tarayane
    Xilka resal wasare kuxigenka waxa xaq u leh
    beelaha konfur galbeed
    Sababto Ah wa muwadilin cashur bixiya yaal Ah
    Nimankan isaaqna waa niman meesha uso shaqa tagay lacag cashurana kuma qabtid lacago mushahara o badan na way qatan

  • @yarowmuhamed2817
    @yarowmuhamed2817 Месяц назад +1

    dalka waa in xilka deg deg loga qadaa madax wey naha
    hada xilka haya