Xaddhaaf , Kaftan Xun : Loonaka Banii Aadamka iyo Bahda Anshaxa Xun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 293

  • @APDIFITAH1
    @APDIFITAH1 Год назад +78

    Ku saliya nabigeena Mohamed scw♥️

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 Год назад +147

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @dalmarmaxamud2019
    @dalmarmaxamud2019 Год назад +38

    Ku saliya xabiibkeena mxamed scw ❤️

  • @abdikhabirmohammed455
    @abdikhabirmohammed455 Год назад +22

    Masha Allah, si tifaftiran baad noogu soo gudbisay dhacdadaas
    Insha Allah jidka EEBBE ayaa guulaysan

  • @aqoonkaab996
    @aqoonkaab996 Год назад +16

    Macalin wan sugayeey casharkan muhiin ayuu ii ahaa inaan wax ka ogaaddo alle haku sharafo macliin omaar inshaar🙏💜

  • @nimanali2107
    @nimanali2107 Год назад +31

    أللهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Год назад +8

    M.allh wllky illahey hanaga badbadiyo sharta ee malegayan yuhuda iyo nasarada illahey umada musliminta jidka tosan hanagu hanoniyo aamiin yaa rabi 🤲

  • @liibaancabdullemaxamed8521
    @liibaancabdullemaxamed8521 Год назад +8

    USTAAD OMAR WAXAN KAGA MAHAD CELINAAYA CANNTA AD CANANATAY XULKA QARANKA SOOMALIYA MANTA FINAL AYAN TAGANAHAY MAR WALBO MAHADSANID USTAAAAAAD👳‍♂️🙏🙏🙏

  • @sakariyejama1505
    @sakariyejama1505 Год назад +5

    Alhamdulillah ilaahy baa mahad leh oo Muslimnimo noo doortay.

  • @cabdixakiinmaxamuud1126
    @cabdixakiinmaxamuud1126 Год назад +16

    Aad iyo ad ayaad u mahadsan tahay ustaad 😊

  • @sharmavich9793
    @sharmavich9793 Год назад +24

    Real Madrid waligey taageri jirey waana taagera waana riyadeyda ina tago stadium barnabu inshallah 🏆🦾

    • @kingg93
      @kingg93 Год назад

      REAL MADRID WA KOOXDA UGU FICAN ADUUNKA DHINAC WALBA

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 Год назад +18

    Mushkilad jirta muuqalkasta OO I cajabiya waxaan isku dayaa in aan ogaado fikirka dadku dhiibteen laakiin somalidu mawduucaba kama hadlayaan wax yaaba kale OO like lagu doonayo ayaa ku warerinaya OO kaftan u badan waxa jira kuwo saliga nebiga ku xasuusinaya scw laakin kuwaa mid ka u horeeya ayaa inagu filan in weliba in qof uu like ku raadiyo rasuulka waa halis somalida muuqalada ay samayso iyo community yadu isma laha madad madhan baynu nahay🤔

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 Год назад +4

      Walh maantadan ayaa ka fikiraye qof ka diga arinkan xun ee in saliga nabiga scw like lagu raadiyo waa arin ubaahan in laga digtoonaado oo dhalinyarada somalidu maanta hadal ay like ku raadsadan ka dhigtee🥲

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 Год назад +2

      Wlhi taas ayaan hadda niyadda iska dhahaayey, mushkilad weyn weeyaan.

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Год назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك
    Insha Allah illahey gusha hana siiyo xaqa islamka kor Allaha ka dhigo yaa Rabi yaa Allah

  • @ahmedabdala4865
    @ahmedabdala4865 Год назад

    Ustaad inshaar aad baan kuu salaamay

  • @wsy3251
    @wsy3251 Год назад +11

    Congratulations my country has reached the final 🇸🇴 U 17

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 Год назад +7

    Ustaad Cumar mawaadiic saameyn leh soo gudbisaa 100% Mhdsanid❤️👏

  • @badribiixi
    @badribiixi Год назад +21

    Wllkei cumar inzhaar aad ayaad u mahadsantahy mar walbo dhirigalintada iyo waxyabaha cusub aad nala socodsiiso wan lasocdaa balse wa marki igu horesy aa comment kuso qoro
    Hormar wacan allaha ku guuleeyo🥰❤️

  • @_________top
    @_________top Год назад +2

    Mawduuc muhiim ah weeye

  • @muscab8581
    @muscab8581 Год назад +2

    kusalli magaca nabiga muhammad scw scw scw

  • @zaciim_official
    @zaciim_official Год назад +6

    Aan ku sali xabiibkeena scw

  • @abdirisaqkuule8756
    @abdirisaqkuule8756 Год назад +53

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد

  • @abdulrahmansuleiman9804
    @abdulrahmansuleiman9804 Год назад +15

    16 sano ayaan realmadrid taageere u ahaaa imikana aan u ahay, waxaanan aad ugu faraxsanahay hogaamiyaha kooxdu inuu yahay Wllkeen kariim benzema

    • @Abdirahmangacayte
      @Abdirahmangacayte Год назад

      Xagee walalakaa ka yahay waxaad taageerayso'se Caalamada ay kusoo ciyaar galaan ma adan arkin miyaa caalamada saliibeedka

    • @abdulrahmansuleiman9804
      @abdulrahmansuleiman9804 Год назад

      @@Abdirahmangacayte kariim benzema waa ciyaaryahan muslim ah bro

    • @Abdirahmangacayte
      @Abdirahmangacayte Год назад

      @@abdulrahmansuleiman9804 wuxuu yahay isaga iyo rabigii bay u taalaa lakiin Anaga ilahay wuxu na faray in aanaan gaalada taageerin hadaanu taageernana iyaga in aanu ku diiwaan gashanahay maalinta qiyaame Real madridna 99% waa gaalo marka ka fiirso waxa aad taageeraysid kolay aniga ahaan Calaamada saliibka meeshaan ku arko 100 Nacaladood baan dusha uga tuuraa 😁

    • @abdulrahmansuleiman9804
      @abdulrahmansuleiman9804 Год назад

      @@Abdirahmangacayte ma waxan kuula muuqdaa nin soo raacay oo taageeraya saliibiyiiin muslimiinta soo weerartay! Taaageeradani waa mid sport oo kaliya marka xoogaa hubka hoos uyara dhigo sheekhaygiii,, million lacnadoodna Dusha uga tuur saliibka hadaad doonto.

    • @Abdirahmangacayte
      @Abdirahmangacayte Год назад

      @@abdulrahmansuleiman9804 Niyadaada waa meesheeda lakiin in aad Gaalo dabagaabyo xiran taageertid waa laga fiican yahay wakhtigaaga Ha iska beerdarayn Akhii mahadsanid

  • @salmaannorahmed9879
    @salmaannorahmed9879 Год назад +2

    Omar, ma aqrisay joornaal ka Chicago isbuuci hore, kaso baxay oo lagu bayaaniyay caruurta Kindergarten in loogu bilaabi doono barashada sida ay naftoda u ogaan lahayen jinsiga ay rabaan in ay noqdaan mustaqbalka. Yacni galmada aya labaraya, hadii una jinsigisa kuqanacsanen wuu badalan karaa inta uu yaryahay. Subhana Allah.

  • @MaxamedAxmed333
    @MaxamedAxmed333 Год назад +2

    masha allah waxa mahad iskaleh Alihii ku abuuray Kaana soo dhexsaaray soomali ,waxaa tahay qof aan wax badan kafaa iiday mahad sanid wlll cumar

  • @miig130
    @miig130 Год назад

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @cabdinasir0981
    @cabdinasir0981 Год назад +4

    👍👍☝Aaadaa ugu mahadsantahay so jedintada iyo juhdigada ku tagersanahay 🥰👌🤝👍

  • @wizzkikow8592
    @wizzkikow8592 Год назад +1

    Salalahu caleyhi wasalm

  • @Ciizinho
    @Ciizinho Год назад

    Ku sali Nebigeena Muhammad Scw ❤

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Год назад +12

    Allaha naga qabto kuwaas aduunka unecbahay ani waxaa arkay wilal social media ku jiro oo sida gabdhaha cml uhadlo oo dadka qosol ka dhigtaan wlee waraa udanbeeyo🙆‍♀️

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Год назад +9

    Alle wadada guusha cagta hanoo saaro Sidoo kalena hanaga badbaadsho cuqubada dunidan ka dhalanayso 😭

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Год назад +2

    INSHA ALLAH MAR MAR WALBA GUUSHA WAA XAGEENA ALLE ❤❤❤💪💪💪

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw Год назад +14

    We love you our Somali journalist ❤️

  • @kingg93
    @kingg93 Год назад

    Qoomkaas waaye waxa na hor istaagan guurka maxa ay i helay xaga maaliyadda iyo xaaga afkaarta ba faro kulul bay ku hayaan taas waxa sababaysa in u yaaraado guurka illahay hana qabto khaniisiinta (amiin) insha allah illahay ha dabar gooyo

  • @ismaanyare4179
    @ismaanyare4179 Год назад

    masha allah jazakallahu qeyr xaq iyo baadil marwalba xaqqa ayaa xoog badan taasina wa qudratullaahi.

  • @shucaybnuradin616
    @shucaybnuradin616 Год назад +3

    Viva madrid🤍🤍

  • @usaamaxasanmaxamuud3398
    @usaamaxasanmaxamuud3398 Год назад

    Mawduucaan Saan U sugaayay Ustaad xadgudubkoodii Ayay sii wadaaan Waana Ka Daray Markaan
    Tnks Ustaad

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi Год назад +1

    Walaal cumar beryahaan qoraalka cinwaanka wuu kaa yara qaldan yahay adoo mahadsan iska sax kuna mahadsanid soo gudbintaada wanaagsan🙏

    • @cabdixakiim1527
      @cabdixakiim1527 Год назад

      Nio war qurxon so qor videoga iyo qoraalka wey is lee yihin nio dhibata lagu sameyey videoga ma taqanid ee iskaa amus

  • @taiwaniharder9338
    @taiwaniharder9338 Год назад

    Omar inshaar sharaf ku noolow 🥰🇸🇴

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Год назад +1

    وَاِ نْ تُطِعْ اَكْثَرَ مَنْ فِى الْاَ رْضِ يُضِلُّوْكَ عَنْ سَبِيْلِ اللّٰهِ ۗ اِنْ يَّتَّبِعُوْنَ اِلَّا الظَّنَّ وَاِ نْ هُمْ اِلَّا يَخْرُصُوْنَ
    *"And if you obey most of those upon the earth, they will mislead you from the way of Allah. They follow not except assumption, and they are not but falsifying."*
    (QS. Al-An'aam 6: Verse 116)

  • @shucaybsaalo8806
    @shucaybsaalo8806 Год назад

    Subxanalaah ilahay ha inaga nabad galiyo

  • @saadaqsireed7905
    @saadaqsireed7905 Год назад

    Asc mcln OMAR xiriir maka dhaxeya qowka qaniisinta iyo yahuuda sahyunida ah . Gplt yaana fangareeyo

  • @juleibibmohamed5476
    @juleibibmohamed5476 Год назад

    thanks ustad Omar Inshaar

  • @abdullahibeezaani8246
    @abdullahibeezaani8246 Год назад

    Thnkz ustaad Omar inshar

  • @abdiqadar1968
    @abdiqadar1968 Год назад +2

    Omar inshar sxb mar walbo wan kula socda wlh wax badan aya ka faidey xaqiiq🙏

  • @khalidirshaad9678
    @khalidirshaad9678 Год назад

    Jazakalahu kheyr walal omer waad mahad san thy hore uu soco

  • @faraskacadd9529
    @faraskacadd9529 Год назад +3

    Aniga weligey ciyaar ma aan taageerin wlhi maba kahelo iyaar iyo dhaqamada rer galbeedka

  • @badrimustafa10
    @badrimustafa10 Год назад

    Allaha ka ajarsiiyo

  • @abbdalehinamohamed9189
    @abbdalehinamohamed9189 Год назад +3

    قال الله تعالى ( واصحاب الشمال ما اصحاب الشمال) 😭 hadda ayey magacii qiyaamaha loogu yeedhi lahaa hadda ayey lasii baxeen 🥺

  • @Daud612
    @Daud612 Год назад +2

    Thanks Ogaansho 😊

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 Год назад

    Mhdsanid wll omer inshaar

  • @abdimajidadan3981
    @abdimajidadan3981 Год назад

    Waa arin ubahan in lagu bararug Sanado ka dhalinyaro ahan runti wacyigaga aad bad ugu mahdsantahy

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Год назад

    Mahadsanid wll cumar

  • @hassanbulshaale7401
    @hassanbulshaale7401 Год назад +19

    اللهم صل على علي بن موسى الرضا المرتضى الامام التقي النقي وحجتك على من فوق الأرض ومن تحت الثرى الصديق الشهيد صلاة كثيرة تامة مترادفة متواترة كأفضل ما صليت على أحد من أوليائك❤❤🖐🖐

    • @najiibzaney3139
      @najiibzaney3139 Год назад +1

      Inaad nin shici ah ilahow kusali inaad dhahdo maxad wadaa ma shiicaa tahy

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn Год назад

      Maxuu shegaya ninka cali man maqlaya 😢

    • @jabra1216
      @jabra1216 Год назад

      Shiica nimada dadka ha qaadsiin

    • @dhawackarsade2488
      @dhawackarsade2488 Год назад

      Sʜɪᴄᴏ sᴏᴍᴀʟɪᴀ ᴍᴀ ᴛɪᴍɪᴅ ʜᴅɴᴇ

    • @Fiokee2pc
      @Fiokee2pc Год назад

      Naclatullah calayk Yaa Shiici

  • @m.abdi_jubo_prolong7449
    @m.abdi_jubo_prolong7449 Год назад

    Shukran cumar

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ Год назад +2

    Masha Allah waad ku mahadsantahay horay usoco.

  • @weheliyenuur
    @weheliyenuur Год назад +1

    @OGAA_NSHO ugu horeen cumar inshaar
    السلام عليكم
    Magaceygu waa khaalid nuur waxan rabaa inaa kula wadaago oo aad iga yeesho inaad iska dhaafto dadkana aad ka wacyi galiso kalimada **DABIICI** .
    Ma jiro wax la dhaho dabiici ee waxa jiro wax la yiraahdo *RABBAANI* sababtoo ah wax kasto oo unidan ka dhaca alle ayaa ka masuula oo ma jiraan wax iska sameysmay oo dabiici waa wax dabeecad ku sameysmay.
    Mahadsanid

  • @cabdulahimaxamad7380
    @cabdulahimaxamad7380 Год назад +4

    The one an only🥰 ased hagio inta tagerto wani wtaa😄

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Год назад

    Waadmahadsantahay cumar inshaar ilaahay khayr haku siiyo aamiin aamiin

  • @cabdiwahaabjamac3459
    @cabdiwahaabjamac3459 Год назад

    ALXAMDULLILAAH ALXAMDULLILAAH ILAHOW WAKUBARYAYE IGA BADBAADI QOWMU LUUDKA SHARTOOODA SUBHANNALLAH ILAHOW TAAGEERO NASII ILAHOW DHAMAN DIIMAHA CALAMKA HAKASOO HORJEESTAAN QOWMU LUUD AAMIIN AAAMIIN AAMIIN

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 Год назад +2

    Ustaad omar ado raali ah sidii u arktaa kuwaan somalida kudhax faafayo social media la buun buninaayo.

  • @qisas599
    @qisas599 Год назад +2

    Somaliyey qeyr Allah idin siiye please isoo booqda

  • @Hforcrypto
    @Hforcrypto Год назад

    Well done pro ogaansho

  • @Zahruush
    @Zahruush Год назад

    Mowduuc cajiib ah😊✍📖😍ustsad omar 🥀❤

  • @updisalam4260
    @updisalam4260 Год назад

    Qadar🔥

  • @saabiraadam4445
    @saabiraadam4445 Год назад

    جزاك اللهُ‎

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Год назад +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 Год назад

    Subhanallah wa aduunyo gadoon

  • @cabdisamadcali3440
    @cabdisamadcali3440 Год назад

    Aad......iyo.......Aad baad u mahadsanthy
    Cumarow

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f Год назад +4

    Acuudu billah 😡
    wllhi ilaah wuu hanuunin karaa gabadhas lkn Allaha soo hanuuniyo 🤲

  • @ahmedomarwiilwaal4879
    @ahmedomarwiilwaal4879 Год назад +2

    Firs coment e like isara bas ah 😒❤🙏

  • @gemes1
    @gemes1 Год назад

    Thanks

  • @apdimaalikapdirahmaanisak2557
    @apdimaalikapdirahmaanisak2557 Год назад

    I.a wllaalkena guushu waa xageena

  • @memomm9539
    @memomm9539 Год назад

    Masha Allah 💞

  • @saadaqmaxamed4276
    @saadaqmaxamed4276 Год назад +2

    700 k coming soon inshaalah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdinajibabdirashid7745
    @abdinajibabdirashid7745 Год назад +2

    Keep going 💞😘

  • @Allah599
    @Allah599 Год назад

    Yes like

  • @ragehchannel8743
    @ragehchannel8743 Год назад

    Cumaraw anigu aad bn ugu faraxsanahay in reer galbeedku wada duloobaan Oo wada khaniis noqdaan waayo 100 sano ka dib way dabar go,ayaan haday sidaa ku socdaan

  • @openers5742
    @openers5742 Год назад

    Good my pro ....

  • @kadarfeisal123
    @kadarfeisal123 Год назад

    wllkey cumar inshaar aad baad oogu mahadsan tahay inaad noosoo gudbiso barnaamijyadaada wax ku oolka ah iyo wakhtiga kaga baxayba

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 Год назад +1

    بسم الله

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 Год назад

    Allah hku sharfo zxp

  • @aadenmohamed5956
    @aadenmohamed5956 Год назад

    waan taageersanhay BARNAMIJYADA aad soo diyaariso 97% intaan dhagaystay waxaabad moooda inaad kadhexdiyaarsay qalbigayga. kudarsoo waxaa qayb libaax kaqaata "CODKAAGA IYO HABKA AAD NOOGU DIYAARSO" runtii waa aqoon guud waxaanse aad ujeclaan lahaa inaad ku soo darto qayba gaara oo dadkeena aqoonta kakaaba sida "mathematics,physics and chemistry and biology
    WAAD MAHASANTAHAY

  • @zaabirjamac1915
    @zaabirjamac1915 Год назад

    Wcs istaad Aaway barnaa mijgi jimcaha ahaaa thanks

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Год назад +3

    Steve Harvey maxaad markasta sawirkiisa uso qaadataa ustaad ? Could you answer me this question?

  • @smartcode5800
    @smartcode5800 Год назад

    Ogaansho kun sadar hoos dhig...
    Xaqiiqan macalin Omar inshar waxan kugu abaal gudo garan mayo inan Ku duceeyo mahane.
    Mahadsanid

  • @saciidahmedqantoor9236
    @saciidahmedqantoor9236 Год назад

    mahadsaind usataad

  • @abijaabdirizaaq9405
    @abijaabdirizaaq9405 Год назад +1

    I fan real Madrid

  • @saedmoh1450
    @saedmoh1450 Год назад

    Insha Allah waynu Guulaysan inta u Allah swt garab keena yahay

  • @idilhaaji7270
    @idilhaaji7270 Год назад

    Firt comment ❤

  • @marwanhussein2901
    @marwanhussein2901 Год назад

    Mhadsaniid walal

  • @nam12865
    @nam12865 Год назад

    Reer yurub say dadka qawaaniintooda ugu khasbi jirtay qatarna ugu khasbaysaa yarab🤲lajir Qatar hana kayeelin sida dulliyo badan oo aan ku adkaan mabaadi'dooda saliimka ah..

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Год назад +2

    Best RUclipsr💊🦁🦁

  • @ahmetcazka7334
    @ahmetcazka7334 Год назад

    ustaad🤗

  • @bluelinesports8268
    @bluelinesports8268 Год назад +2

    Waar zxp maxaad usoo qadataa sawirka steve harvey

  • @Abdifatah773
    @Abdifatah773 Год назад

    Omar inshaar

  • @shaaficinuur3011
    @shaaficinuur3011 Год назад

    Ilahey ayaa nodhaxeyo dadkaas aan anshaxa laheen

  • @Mohammed_Jacob
    @Mohammed_Jacob Год назад

    Waan la dhacay runtii Waana sax cumarow lkn Hana illow siinin islamnimadii sida aaynu ugu hayno biniaadam

  • @abdisookaxay
    @abdisookaxay Год назад

    Inasha allh waxaynu gadhayna 700k 🎉

  • @mohamed25250
    @mohamed25250 Год назад

    Insha Allah bani adamka wu guleysan dona

  • @AnwarKhan-re9tz
    @AnwarKhan-re9tz Год назад

    wcs utd omar👋