Ninkaan Wuxuu Islaamka Dal 98% Dadkiisu Muslimiin Yihiin ! Tajakistan .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 309

  • @User7654suy
    @User7654suy 7 месяцев назад +76

    ﴿لا يَرقُبونَ فى مُؤمِنٍ إِلًّا وَلا ذِمَّةً وَأُولٰئِكَ هُمُ المُعتَدونَ﴾ [التوبة: 10 - 10]

    • @haa8793
      @haa8793 7 месяцев назад +2

      Madamestirna ayada walal

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 7 месяцев назад

      Wll way dhamays tirantahay​@@haa8793

    • @therightcitizen5672
      @therightcitizen5672 7 месяцев назад

      Dugsige soo dhigate niyow marka aayad dhamestiran dheheysid ma dhamestirna?​@@haa8793

    • @yusufabdihagi7829
      @yusufabdihagi7829 7 месяцев назад

      ​@@haa8793 walba mafahantay adi

    • @KhadarAbdibulle
      @KhadarAbdibulle 7 месяцев назад

      ​@@haa8793 dhameystir noh

  • @User7654suy
    @User7654suy 7 месяцев назад +39

    ﴿وَقَد مَكَروا مَكرَهُم وَعِندَ اللَّهِ مَكرُهُم وَإِن كانَ مَكرُهُم لِتَزولَ مِنهُ الجِبالُ۝فَلا تَحسَبَنَّ اللَّهَ مُخلِفَ وَعدِهِ رُسُلَهُ إِنَّ اللَّهَ عَزيزٌ ذُو انتِقامٍ﴾ [ابراهيم: 46 - 47]

  • @yaxye_adenkey
    @yaxye_adenkey 7 месяцев назад +20

    《 يريدون ليطفئو نورالله بأفواههم والله متم نوره ولو كره الكافرون 》

  • @AbdirahmaanHirin
    @AbdirahmaanHirin 7 месяцев назад +91

    Allow hadaan Adoonkaaga ahy Muslimiinta Quwadoodii soo celi

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 7 месяцев назад +20

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 месяцев назад +38

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 7 месяцев назад +1

      Nebiga CSW uma baahna maalin walbo inaa comment dadka ku dhib taan,

    • @abdullahiqaasim7120
      @abdullahiqaasim7120 7 месяцев назад

      @saharachannel1600 kolba wax wanaagsan hadi lagu so celcilyo maalinkasta ceebi kuma jirto

    • @hasanhersi7914
      @hasanhersi7914 7 месяцев назад

      Salalahu caleyhi wasalem SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @SadiikOllad
      @SadiikOllad 7 месяцев назад

      Scw ❤

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 7 месяцев назад

      @@abdullahiqaasim7120 dhib malaha laakin dadka qaar jaahil ayaa ku jiro ee ha nacsiinin Nebiga CSW, meel. Ku HABOON keena

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 7 месяцев назад +7

    ILAAHAAY BAA NOOGA FILAN SHARIIRIINTA DAAQUUDIYIINTA AH SHARKOODA YAA ALLE ISKU TAAGI KARA KHASAARO UUN BUU LAKULMI DOONAA INSHAA'ALAAH XIMAAR ISKA DHAWAAQAY OO DULI AH .

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 7 месяцев назад +4

    Allah ha ka horwereejiyo munaafaqiinta madaxda u ah umada muslimiinta ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah munaafaqiinta hanaga qabto aamiin

  • @Aamina-fb3mn
    @Aamina-fb3mn 7 месяцев назад +9

    Ilahay muslimka haxoojiyo iimaankoodana hau adkeeyo❤😊

  • @AbdulahiCazani
    @AbdulahiCazani 7 месяцев назад +11

    Ku sali nabiga scw scw ❤

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 7 месяцев назад +1

    أستاذ عمر حياك الله aad ayaad ugu mahadsantahay sida wacyiga dhalinyarada aad kor ugu qaadaysid

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 7 месяцев назад +10

    Insha allah masiirkiisu wuxuu noqon doonaa sidii habaar qabe siyaad bare siduu diinta ugalay ayaa loogalaa

    • @CabdulahiZhurayqi
      @CabdulahiZhurayqi 7 месяцев назад

      I a kan iyo kuwo kalo badan atatorki turkiga soo alemaqawan gaalkaas alow narta kuhooji

    • @rahma7561
      @rahma7561 7 месяцев назад

      jahil been ka buuxdo aan dawlad lahayn wax soo baro, siyaad bare AUN,

  • @HildidSigad
    @HildidSigad 7 месяцев назад +2

    Walal cumar inshar qof jecel inu dadkisa Ku xidho calamka xafidu allah

  • @Juleibib_mohamed
    @Juleibib_mohamed 7 месяцев назад +1

    قل با عبد اللذين اسرفو علي انفسهم لا تقنطو من رحمة الله ان الله يغفرو الذنوب جميعا انه هو الغفور الرحيم😢😢

  • @MachadkaTahbir-oe1nm
    @MachadkaTahbir-oe1nm 7 месяцев назад +3

    ويمكرون ويمكرالله. والله خير الماكرين ❤

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 7 месяцев назад +1

    Diintiina sharafta badan kuma nosqaameeyso mid xun o illaheey ka fogaaday o is leh raali Gali gaalo iyo ilma ibliis kuweey Isla yehiin dadkaas Islam ka reer tajikistaan waxeey kasee qaadi doonaan jcl keey o qabaan diintooda kuwa asaga lamid ka ah waxaa ku dhicidoona wax eysan fileen Insha allah allow jabi cadawga Islam ka insha allah

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 7 месяцев назад +36

    Ilaa goorme ka cararee xabiibkeena Muhammad scw 😢😢😢

    • @CAANAMAWAYE
      @CAANAMAWAYE 7 месяцев назад +5

      Yaa kugu yiri waan ka carara😅😅😅😅orod imaan la aanta dadka kala tag

    • @A...A09888
      @A...A09888 7 месяцев назад +4

      Ilaa goorme like kuraadsan xabiibkeena nabi muxamad scw😢😢😢

    • @KaatunTube
      @KaatunTube 7 месяцев назад +2

      ilaa goorma xabiibkeena wax laga cararo ka dhigeysa

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 7 месяцев назад

      Scw

    • @Deka1zr7cc8x
      @Deka1zr7cc8x 7 месяцев назад

      Scw

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 7 месяцев назад +6

    Munaafiqiintu way ka xunyihiin gaaladda,waana ka cadaab daranyihiin.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 7 месяцев назад +6

    Xilgi adagi wuxu soo saara munaafaqiintii marka islaamku guulayista isku dhex qarin jiray
    Ĺkiin isaga xukunkiisa alla bur burinaya miisi talin doono
    Insha allah

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 7 месяцев назад +29

    TAJIKISTAN ALLE HAKA QABTO GAALKAAS CALMAANIGA DIIN LA DIRIRKA AH ❤

    • @STarzevinho
      @STarzevinho 7 месяцев назад +2

      muslim sunni ah waaye wll

    • @TikTokBlend1
      @TikTokBlend1 7 месяцев назад +1

      ​@@STarzevinhowaa gaal

    • @Xidigadahson
      @Xidigadahson 7 месяцев назад

      ​ma sidaa baa islamnimo ah @@STarzevinho

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 7 месяцев назад +2

      ​@@STarzevinho Islam nimada af ma aha ee waa dhaqan qofki kudhaqmi waayana oo aayahadaha qur'aanka mamnuuco Muslim lama dhihi karo

    • @STarzevinho
      @STarzevinho 7 месяцев назад

      @@abdallamohamed5794 asiga maa ka maqashay waa maya

  • @Muxammed22
    @Muxammed22 7 месяцев назад +3

    Daalibaan inay wax ka qabataan rajaynaynaa insha Allah maadaama ay daris yihiin. Oo aysan muslimiintaas ku daawan daaquutkaas, sanado gudeheedna ay meesha uga saaraan isaga iyo xukunkiisa.

    • @rahma7561
      @rahma7561 7 месяцев назад

      Daalibaan waxba ma qaban karaan

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 7 месяцев назад

      @@rahma7561 waynu arki. I.A.

  • @FarxiyoCabdi-uw2es
    @FarxiyoCabdi-uw2es 7 месяцев назад +7

    Markiisaba hore Muslim ma ahayn

  • @ozilaliziyaad
    @ozilaliziyaad 7 месяцев назад +3

    Ilahi ha ugargaro muslimiinta 😭

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 7 месяцев назад +2

    Macalin Cumar Inshaar waan ku salaamay

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 7 месяцев назад

    Illahow u gargaar muslimiinta meelkasta ay ku dhiban yihiin.
    Allahuma aamiin ya rabbal calamiin.

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 7 месяцев назад +3

    Allahu is one❤

  • @maryamhassan4846
    @maryamhassan4846 7 месяцев назад +1

    Subxaana allaah mushkiladu waa dadka aan ogolayn inay iska qabtaan shaydaanka suurada aadamaha leh waayo nolosha ay kujiraan madoonayaan inay waayaan ninkeligii talis ah malaayiin qof waxba kamaqaadi karo saacad gudaheed Bay isaga iyo wixii caawinayaba barta ayjoogaan iskaga qaban karaan dadku iyagaa sida adhiga isaga daaqaya mushkiladu waa dadka qalbiga ka gaalka ah dushana muslimnimo kasheegta waxba yaan laeedayn shaydaan madax Wayne ah.😢

  • @MohaYare-tb1hr
    @MohaYare-tb1hr 7 месяцев назад +3

    الله يحفظك يا عمر انشار ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 месяцев назад +5

    Adduun yaab kama dhamadee!

  • @AbdirahmanShire-yb2pg
    @AbdirahmanShire-yb2pg 7 месяцев назад

    Ilaahay haka badbaadiyo mujribkaa dhibkiisa muslimiinta Tajikistan

  • @abdallaabdi25
    @abdallaabdi25 7 месяцев назад +1

    تذكرة قول الله تعالى (أَتَوَاصَوْا بِهِ بَلْ هُمْ قَوْمٌ طَاغُونَ).

  • @YaxyeAbdibrashid
    @YaxyeAbdibrashid 7 месяцев назад +1

    Taasi waxaa meesha ka cadd in mashruuc gaalo uu yahay
    Mashruuciisu xilligaan maahan mid guuleysanaayo
    Waayo qof kasto oo muslim ah waa uu baraarugay
    ilahay ha u gargaaro walaalaheena reer TAJAKISTAN 🤲

  • @Hiigsasho
    @Hiigsasho 7 месяцев назад +3

    Thanks ustaad

  • @mohamedabdi-qe3ke
    @mohamedabdi-qe3ke 7 месяцев назад

    Thanks 👍 for good update wallalka

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 7 месяцев назад +1

    Mujrimiinta allh kaqabto muslimiinta

  • @Mrdalxiis234
    @Mrdalxiis234 7 месяцев назад +7

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته عمر إنشار

  • @JimcaaleCali-il6kt
    @JimcaaleCali-il6kt 7 месяцев назад +4

    Sxp sobati waan ku salamay❤❤

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 7 месяцев назад

    Maha tajikistan oo kaliya somalida 1991 daaquudkii haystay iyo siday dadku diinta ugu oomanayeen noo soo gudbi bro thanks

  • @TafooEdits
    @TafooEdits 7 месяцев назад +6

    Dalalka Stan. Tajikistan ausbakistan waxaa ku ogahay Umad Diinta islaamka 🎉 Si 100% ugu dhagan oo ay dhaamaan carabta, somalida, waqooyiga afrika Cilmaaniyad fikir diimeedyo khaldan, ilxaad feminist waxaa ay ku dhex faafeen

  • @jacobmoha2466
    @jacobmoha2466 7 месяцев назад +4

    Allah aya u tagan diin tisa

  • @cabdishakurowfarax7687
    @cabdishakurowfarax7687 7 месяцев назад

    اللهم صل وسلم وبارك عليه

  • @ConfusedBackpacker-ic9wh
    @ConfusedBackpacker-ic9wh 7 месяцев назад +10

    Allah☝ is one

  • @AliMahamoud-m2z
    @AliMahamoud-m2z 7 месяцев назад +4

    Asc cumaraaw wan ku salaamay niyo kasoo hadal ciidamada lasoo wado somaaliya

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 7 месяцев назад +1

    Shaydaan ayaa u qurxiyay inuu isku dayo inuu mamnuuco arimaha diinta islaamka guulaysana maayo mujrimkaasi afkuu udhici Idamka Alle.

  • @Abdirahman1205-ph3uh
    @Abdirahman1205-ph3uh 7 месяцев назад +1

    Ogansho hambalyo sxb 2million ayaan ku rajeynaa

  • @suleymaancalichannel2720
    @suleymaancalichannel2720 7 месяцев назад

    جزاءك الله

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 7 месяцев назад +2

    Zxp anu tajikistan ìyo madaxweynahooda wan ku hanbalyaynayaa goaanka ay ka gaadhen masiirka umadooda wax inaga quseeya na malaha qof walba tiisa iyo tooda dalkooda ayaa masuul ka saaran yahay qof aan aqoon meel u ku nool yahay ana i aqoon waxba igama galin , xijaab bad sheegte bal muu idhaahdo iswada qaawiya taasi shaqadeena maaha isagaa maamusha dalkaa una ah madaxweyne

    • @MisMursal-ui4su
      @MisMursal-ui4su 7 месяцев назад +2

      Wa runta intii Muslim unbey quseysa munafiqinta iyo galada maquseso arima muslimiinta

    • @Ahmed_Dino
      @Ahmed_Dino 7 месяцев назад

      ​@@MisMursal-ui4su
      Ma sha allah
      Jwb aad u fcn 🥰🥰🥰

    • @MusseMNur
      @MusseMNur 7 месяцев назад

      Ma khusayso gaalo ismoodka madmadow ee adoonka ah, waa muuqaal quseeya muslimiinta hagaagsan madowgooda,caddaankooda iyo cassaankoodaba.

    • @bornleader1653
      @bornleader1653 7 месяцев назад

      Aamus alwaax

  • @maxamedcali9954
    @maxamedcali9954 7 месяцев назад +2

    Ilaahay ha u gar gaaro muslimiinta reer Tajikistan 🇹🇯 iyo muslimiinta kale guud ahaan

  • @sharkasharka8243
    @sharkasharka8243 7 месяцев назад +1

    Qof walba oo dhagar qabe ah Allah ayaa fashilinaayo ninkan wuu fashilmey ee waqtigiisa ayaa dhamaadey

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 7 месяцев назад +1

    Calamo ilahay ha saaro umada rabbi ha ku kiciyo

  • @akhalif579
    @akhalif579 7 месяцев назад

    Omar, waa naxdin balse Tajikistan iyo dhowr wadan deris la ah waxaa ka taagan sanabkii Lenin iyo saldhigyo Russia marka maba xoroobin wali.mahadsanid

  • @AbdirahmanAbdinur-q9b
    @AbdirahmanAbdinur-q9b 7 месяцев назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Kingwalida22
    @Kingwalida22 7 месяцев назад +15

    Wallahi waan oyaay saan miyaa noo danbeesay😭🥺

    • @mohagurey2214
      @mohagurey2214 7 месяцев назад +1

      1.8 Muslims bila micna 😂😂😂

    • @HooyojanoMagaalo
      @HooyojanoMagaalo 7 месяцев назад

      ​@@mohagurey2214waxba ha isqarin ee soowada bax hadalkaaga meeshuu usocda arkaaye

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 7 месяцев назад

      Waynu guulaysan doonaa wll insha allaah ha war warin

  • @AminBaller
    @AminBaller 7 месяцев назад +4

    Madaxwaynaha Tajikistan 🇹🇯 dadku may dooran Wa mid rusku so digay maysha

  • @Abdi-Raxmaan
    @Abdi-Raxmaan 7 месяцев назад +3

    First one ❤❤

  • @ahmedabdi218
    @ahmedabdi218 7 месяцев назад +1

    Kan sxb isagaa iskaliifay isagaa fudud ee iska tagi doona islaamkana waxba kama qaadi karo bal e waxaan dhihi karnaa korsigaa Allah dhaafinayaa

  • @AbdirahimMaanta
    @AbdirahimMaanta 7 месяцев назад +2

    Soomaalida waxaan kula yaabay, Mujrimkiriintii kacaanka ee aayadaha Qur'aanka inkirayay wee difaacayaan lkn Ataturkiyiinta iyo cilmaaniyiinta aduunka kale waa 'Gaalo' aan laga murmeen.

    • @CabdulahiZhurayqi
      @CabdulahiZhurayqi 7 месяцев назад

      Inu gaal aha shaki cidna ugama jirto marku diinta faraha legalese xukunkiisa masiiware waa my ninkasto qooqa oo diinta ale faragashta masiiwaro aawe qadaafi fircon qarun nabrud ataatorki turkiga saynulcabudiinki tunis huf kana sasa udanbesa

  • @rukiamaliam3276
    @rukiamaliam3276 7 месяцев назад +4

    Macalimka sharafta leh waankuslaamay

  • @keyow151
    @keyow151 7 месяцев назад +1

    Qomiyada reer Tajik ee dagan Afghanistan waxaan rajenayaa iney Dhalibaan-ta kale soo wataan ee is xoreyaan.

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 7 месяцев назад +3

    Qoraalka sare inaga sax 😢😊

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 7 месяцев назад

    Allah hanoo gargaaro mar un sidaan waa Laga gudbidoonaa inshallah

  • @AhmedDiig
    @AhmedDiig 7 месяцев назад +1

    Rabiyow noo hiili

  • @SiciiidApdulaahi
    @SiciiidApdulaahi 7 месяцев назад +1

    TeaM sheikh musttafa one LoVe 🖤🖤

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 7 месяцев назад

    Allah ayaa ceebtiisa banaanka keenay
    Inuu qarsoonaado ayaa darnaan lahayd

  • @Mr-Boowe
    @Mr-Boowe 7 месяцев назад

    Dhamaadka lacagta dollar kaso hadal sacudiga waliba waaa u joojiyey
    Top ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 7 месяцев назад +1

    Ninkan 4sano kahor wxn Dawadey barnamij laga
    Diyariyey dadka wadankiisa
    Ee wadamada carabta yimada
    Ee diinta barta ayey carabtu intay xidhan dib ugu celinayen wadankan iyo xagjirkaan dalay

  • @CabdulahiZhurayqi
    @CabdulahiZhurayqi 7 месяцев назад +1

    Kaas masii noolaan doono I a soo. Habaara walaalayaalow gaalkaas

  • @abdishakuurjeego9101
    @abdishakuurjeego9101 7 месяцев назад

    @ogaansho zxp waxaa ka soo hadashaa digtoor cali mansuur kiyaali

  • @D5dropD5drop
    @D5dropD5drop 7 месяцев назад +1

    Waa yaab Subxana allah

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 7 месяцев назад

    Hal sheydaan ayaa umad dhan diintooda ku xadgudbaayo markaasaa indhaha laga fiirsanaa shucuubta islamka hadaan nahay islaamnimadeena afkeena ma dhaafsiisana hadal majiro oo aan ka ahayn inaan allaah ka barinoo in islamnimadeen iyo iimaanka saxiix ka dhigo si aan guuleysano aduun iyo aaqiro

  • @DekaAhmed-c2c
    @DekaAhmed-c2c 7 месяцев назад +1

    اللهم أ عّز الإسلام والمسلمين

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 7 месяцев назад +1

    Zxp dadku iney dhaqankoodi soo jireenka ahaa u noqdaan waa wax aan laga maarmi karin madaama oo la isku soo gabadey dhaqan carbeed oo umadihii islaamka khamiis iyo cumaamad cas looso dhoofiyey , iyo dhaqamo kale oo aaney fahmayn shucuubaha islaamka ahi markaa qof walba dhaqankiisa iyo luuqada hooyadii ha difaacdo

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 7 месяцев назад +2

    Qofkaste o DIINTA ladagaala meel xun bu udembeyn 💯✔️

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 7 месяцев назад +1

    Walahi caadi ayuu diinta ula dagalamaya ninki lasito buuraha jinka loo bidh bidhiya insha allah
    Sii joogi maayo ninkani dhowan alla ciqaabtiisa kuso degaysa insha allah

  • @ducayzane
    @ducayzane 7 месяцев назад +1

    Waa in la dilo kaas oo kale. Waa nin kaliya iyo dad malaayiin ah… in meesha laga saaro ayaa ah muhiim midka noocaan ah

  • @Enjet8
    @Enjet8 7 месяцев назад

    Wan kuraacsanahay in ay Tajikistan in ay badasho qaanuunkeeda waayo wadamada argigixisada kubadantahay oo qofka xor uusan aheyn oo lagu handadayo shacabka iyo malcamada qur aanka lagu barto kufaafiyan fikirkas isqarxinta iyo global crisis Islamic laakiin hadii uu go aankiisu badalin wuu guleysaneyna 🎉🎉

    • @maxameddeeqcabdale961
      @maxameddeeqcabdale961 7 месяцев назад

      Waa sax sxb ma xasuusata wiilashii daacish ka tirsaneyd ama islamic state ee weerarka ka sameynayey magalada moskow ee ruuska wadankan ayeey kasoo jeeden Tajikistan waana meelaha khawarijta looga adkaadey runtii waliba khawarijta Tajikistan sxb aqligagaa waa uu shaqeynaya hagaag islaamka ma aha mid argagax leh ee khawarijta ayaa ka dhigeysa mid argagax leh

    • @JelaGedi
      @JelaGedi 7 месяцев назад

      Gaal Waa un Gaal
      Doqon aan xishood iyo xisaab laheyn

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 7 месяцев назад +1

      Awalba gaal asikoo kale naa wax fiican laka sugiy3 orod wax kale kuuma dhimnee tan kale argagaxisada macnaheeda mataqaanaa muslim kaliye utaqaano umalaynaa galadaas ayagaa daran wal8gaana lakuma arag adoo yahuuda iyo mareykanka duqesmaha ay ka fuliyaan wadamada islaamka 😮

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 7 месяцев назад

      ​@@maxameddeeqcabdale961waayahayee haduu argagaxiso ladagaalamay9 muu la dagaalamo teeda kalena diintan maaha mid argagaxiso 4 qafoodvwax ay fulyeen diinta looma dhaleeceen karo ragaas iyaga sida kashekey lacaga daraateed saan usameeyeen

    • @Enjet8
      @Enjet8 7 месяцев назад

      @@Cabdilaahicumar-y3b carab caabudka way sonikinayan waxaa tihiin kuwo carab caabudka ah maxaa idiin sameyna teede Kale noqo qof xor ah dhan walba marka aniga idinka cml ma ihi oo xor aan ahay teede kale wadan go aan qatay aa kahadlay fikradiisa teede kale argigixiso aan Islam aheyn majirto Israel waa wadan argigixisada dagalameyso way dhaman doonan

  • @AbdikarimMohamed-fh8jo
    @AbdikarimMohamed-fh8jo 7 месяцев назад +1

    Waa Guul uso hoyate shacabka Tajikistan

    • @HassanAli-qg4tg
      @HassanAli-qg4tg 7 месяцев назад +1

      Maxaa guul ah dumarka hays qaawiyaan ayaa guul ah ma mamnuucida dhaqanka wanaagsan ee Islaamka ayaa guul ah . Alle haku soo hadeeyo ninkaw waad ambatee.

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 7 месяцев назад

      ​@@HassanAli-qg4tgdadka Tajikistan, they do not know where Somalia is.

  • @abdisalaamtaatiko4372
    @abdisalaamtaatiko4372 7 месяцев назад

    Wa siyad bare oo kale 😢

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 7 месяцев назад +1

    Waan sidaa aheen 70 kii gabdhii qawanaa oo iskoolka aadi jiray

  • @YuunisCali-tu3wj
    @YuunisCali-tu3wj 7 месяцев назад +3

    Sheydaan bi aadam, ah. Wasye

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 7 месяцев назад +1

    Gaal fadido maleh❤

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 7 месяцев назад

    Ardo an masar ku bartay 2014 ba ishegay Inay dhib ku qaban say diinta ku baran no dugsi no masjid yacni aad by igu adkayd xata no xijab marka waxan hada ma bilaban. Dad aad diinta. Ugu dhagan oo naga fican bay ahaayen wa tajakistan iyo usbakistan. Wan so xasusta waxay silac shegayeen 😢😢

  • @caytolyrics7467
    @caytolyrics7467 7 месяцев назад

    wll omer
    TITTLE ka muuqaalkan wax baa ka qaldan waana lagu wareerooyaa fahamkiisa

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 7 месяцев назад +1

    Hadiiba hal nin u dad 98% Muslim ah u diintoda kahor istagi kara let him do it

  • @FarahDoodi-sp5ve
    @FarahDoodi-sp5ve 7 месяцев назад

    Asc wll wn kusalaamay ma na tusi kartaa inta wakhti aad galiso diyaarinta hal video ❤ uma malaynayo in ay dadku dareemayaan dhibta laga maro wax fudu baan u haysanaaye

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 7 месяцев назад

    Waatu doonayey siyaad bare inu umada gaadhsiiyo iyado uu kuwo badan uu xalaleeyey sida khamriga iyo kuwo kale lakiin alle mahadii
    Ciidu hoos maray

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 7 месяцев назад

    Ilaahow naxoree

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 7 месяцев назад +1

    Wcs walal cumar

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 7 месяцев назад +3

    Mey afganbiyan

  • @88mahamed
    @88mahamed 7 месяцев назад

    Nin hayoo cilada aad leedahay waa inad warka waad cajiinta e fadlan naga jooji

  • @off473
    @off473 7 месяцев назад +3

    Arrintaan Calmaaniyadda berri hore ayaa noogu danbeysey hadda ayey soo noolaatay

  • @BoqolJirow-z2f
    @BoqolJirow-z2f 7 месяцев назад +2

    M.a mcln ❤❤❤❤

  • @Cumar3
    @Cumar3 7 месяцев назад

    Ani waanba yaabaye yuhuuda yaa madax ooga dhigay muslimiinta

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 7 месяцев назад +1

    2024 baad waxa maqlaysaa man islahayn ilahay ninkaa sharkiisa gaaladu adeegsayso umada ha ka qabto shicicbkuna waa in ay ka dhidhiyaan iyadoo casrigan la joogo waa in aaany aqbalin

  • @ShukriQurux-w4z
    @ShukriQurux-w4z 7 месяцев назад

    Alxamdu lillah

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 7 месяцев назад +3

    bilaa calayk cumaraw carabi warka kugudbi

  • @cabdiqafar668
    @cabdiqafar668 7 месяцев назад +1

    M.a❤

  • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
    @Cabdiraxman..Gaalkacyo 7 месяцев назад +3

    Reer galbeed baa dabada ka wada baan filayaa, kolay isaga kaligiis go aankaas ma uusan gaareene

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw 7 месяцев назад

    Sxp wanku taageeraa wllhi😢❤

  • @Xidigadahson
    @Xidigadahson 7 месяцев назад +1

    Ninkaan dad ka daran ayaa Somalia 🇸🇴 nala joogo