Ninkaan Dowlado Ayuu Latartamaayaa ! Wuu waashay .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 ноя 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 256

  • @عبدالواحد_معروف
    @عبدالواحد_معروف Год назад +111

    Aawey dadkii jeclaa nabigeena Mohamed (scw).🥰🥰🥰🥰🥰

    • @meyranrooble3049
      @meyranrooble3049 Год назад

      Scw scw scw ❤️

    • @mohamedbashiir7
      @mohamedbashiir7 Год назад

      Scw

    • @maxamedaxmedcabdi7892
      @maxamedaxmedcabdi7892 Год назад +3

      saligii nabigana ma wax like lagu raadiyo ayuuu noqday tolow kolay khayr ahan ulama jedide

    • @hayatsalam9384
      @hayatsalam9384 Год назад

      Waa nakaan ❤️❤️❤️Sallallahu Alaihi Wasallam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @safiyoaadanali8533
      @safiyoaadanali8533 Год назад

      Salalahu caleyhi wasalam 😍🥰😍💯💯💯💯💯💯💯

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Год назад +64

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤❤❤💯☪️✅ﷺﷺ

    • @iamlillb
      @iamlillb Год назад +1

      scw

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 Год назад

      War waxaas loogama baahna ee raac sunadiisa oo amaantan micno darada ah jooji cabtooygaa tahay cune uf waxani muxuu ahaa 😤😤😤😤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Год назад +41

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @SOMBE_0
    @SOMBE_0 Год назад +134

    BEST SOMALI EDUCATIONAL CHANNEL KEEP GOING BROTHER

    • @muscab8581
      @muscab8581 Год назад +4

      waaa bil yoner

    • @mohamedabdinour5077
      @mohamedabdinour5077 Год назад +5

      Waar afkaaga wax ku qor af aanad naxwihiisa iyo xidhiidhintiisa garanayn haysku dayin

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 Год назад +1

      @@mohamedabdinour5077 af somalia muhima mahan sabbat ah luuqda calma maha adiga lee ku hadal somalia

    • @abdukadirali4501
      @abdukadirali4501 Год назад +1

      @@efoot-ball845 hhhhhh
      Qofkasata af kiisa ayaa wax u ah
      Ileen ogaansho engilish
      Ku hadlimaye

    • @zakarieismail6672
      @zakarieismail6672 Год назад +2

      @@efoot-ball845 dhaqankeenu waa waxa aynu kaga duwan nahy umadaha aduunka oo dhan hadii aynu luuqadeena inagu ilaashan wayno waxy ka mid noqonayza luuqadaha la izka tuuro aakhirkana expire garooba 😢😔

  • @abdirisakwalayati9324
    @abdirisakwalayati9324 Год назад +46

    Cumar inshaar waxaad noo soo gudbisaa xaalada hadba markaa ka taagan aduunka,kanaalka Ogaansho qofka ku xidhan waa qof wax badan ka og aduunka iyo halka wax marayaan.
    Mahadsanid

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Год назад +53

    Hadaad Aad Aragto Magaca Allaah love saar ❤

  • @eesy8947
    @eesy8947 Год назад +45

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @muscab8581
    @muscab8581 Год назад +40

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw ❤️❣️💘💙🕋

  • @khaliilaxmed1954
    @khaliilaxmed1954 Год назад +20

    Erayga jaxiimo kor kafuran wxn kabartay ogaansho RESPECT 🎉

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 Год назад +9

    Chanel kani wax kastO Hareeereheena ka socda aYuuu Si hagar la’aaan ah inGU soo GudbiYa “1M buuu u Qalma walal Omar “

  • @ahmedguhad7250
    @ahmedguhad7250 Год назад +4

    laa ilaaha ilaah mumada rasuula laah scw

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад +5

    Qoofka sidisa ba lacagta wey badasha santag iyo giiber ayey ledahay dadka waxa u fiican sidudaba iney leyehiin haanti qaayas ah oh haadidan 😍🙏👏❤️ ad ayan ku salamay wlalkey jazakallah khayr illahay haka xiifdhiyo

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 Год назад +37

    Legend weeyan 👊

  • @jaabirismailomar1815
    @jaabirismailomar1815 Год назад +6

    ku SALI NABIGEENA MUHAMED SCW🥰🥰

  • @amiishrif5831
    @amiishrif5831 Год назад +10

    Wll guulayso aduun io aakhiroba dar alle ban ku jeclahy😊

  • @shakirhersi4843
    @shakirhersi4843 Год назад +7

    Masha Allah wll wad kumahadsantahay sidad warbixinada tafatiran ad noola wadagtid jasaka Allah kheyr

  • @Naamir03
    @Naamir03 Год назад +23

    Waalida Guusha u baahan, hadad weligaa caadi iska ahaato Meelna gaadhi maysid, Marmarka qaar Go'aano waalan waa inad qaadan kartaa🙌

    • @mustafedheelaye7624
      @mustafedheelaye7624 Год назад +3

      Waankugu taageersanahy

    • @mudanehaldoor5883
      @mudanehaldoor5883 Год назад

      Wuu waasha kuye! Hadusan guushisa u waalanin ma youtube channel buu furan lahaa?

    • @okashgagaale3650
      @okashgagaale3650 Год назад

      Goaan walba oo waakan oonqaatay waan kuqasaaray 😅.
      Waxaas waa fikradda reer galbeedka.
      Dadkaan Somalia ah hakawaalin hada waxba umaharine.

  • @cumargolden
    @cumargolden Год назад +8

    Cumar Golden voice

  • @yahyemire4368
    @yahyemire4368 Год назад +10

    Go ahead ustaad inshaar 1milion inshalah wan rajenana👏💯

  • @Bashka001
    @Bashka001 Год назад +5

    M. A. Omer inshaar

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Год назад +7

    hadaaad nabigeeena jeceshahay ku sali scw scw scw

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Год назад +6

    Dhalinyaro na soo booqda
    Nagu soo biira
    Oo cimaamada oo na gaarsiiya
    Kun ugu horeeya
    Insha Allah

  • @ShaficiShow0
    @ShaficiShow0 Год назад +14

    Maxa Ka macan badan Saliga Nabi scw igula sali xabiibki illahey ❤️SCW❤️

  • @Lander6656
    @Lander6656 Год назад +21

    Somaliyey igu so duceya inan ninka inaga barajeyo 😁 lkn mid xalaala inshallah.

  • @maxamedibraahum1591
    @maxamedibraahum1591 Год назад +5

    Aligula saliya nibaga scw

  • @mohammeddimaria7635
    @mohammeddimaria7635 Год назад +6

    1M iF Allah SaY🖤🤩

  • @Qurunwareejiiye
    @Qurunwareejiiye Год назад

    Hore u soco Ustaad

  • @ibraahimmoha4420
    @ibraahimmoha4420 Год назад +3

    Tnks walal qali xaqiidio malintaa kugu xirmay bay noloshayda iftiinka usoo baxday noloshayda qayb wayn ka qadatay🥰😢😢🥰🥰

  • @highlights8838
    @highlights8838 Год назад +14

    Wlal Hdad NaBiGa ( scw ) JeceshaHay Like ii saaar❤

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 Год назад +6

    Keep going brother

  • @cabdishakuuraadam6816
    @cabdishakuuraadam6816 Год назад +5

    Asc anigaa ugu horeyo omar

  • @xaawomaxamed9123
    @xaawomaxamed9123 Год назад +4

    Ninkani waa legend weeye 💯❤️

  • @memespubg9846
    @memespubg9846 Год назад +4

    Ilaahey ha ku xafido❤

  • @baabucilmi
    @baabucilmi Год назад

    Shkrn

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 Год назад +2

    Best you TUBE Omar inshar

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Год назад +4

    😂😂😂waaan qosley والله أخي السلام عليكم ❣

  • @abdisalaamhareeri2805
    @abdisalaamhareeri2805 Год назад

    Omar in shaar my brother keep going

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Год назад

    Masha Allah Wax Badan Ayaan ka faaiida Omer inshaar Noolow Zxp

  • @hazzanahmett9893
    @hazzanahmett9893 Год назад +3

    Qofkii ugu horeeyey Ee muuqalkan Alhmlilaah

  • @mohamedqadarinho3799
    @mohamedqadarinho3799 Год назад +3

    Keep going

  • @mohamedbashir1274
    @mohamedbashir1274 Год назад +3

    Nin ku dayasha mudan keep going brother

  • @mohamedmire3935
    @mohamedmire3935 Год назад +4

    Guulayso👍

  • @abdikarimomer2732
    @abdikarimomer2732 Год назад +5

    Anoo muqaalkagii hore anoo daawanaya ayaan kana soo dhacay waan dawaday labada waxna wan kaa faaidnay

  • @atlastv2712
    @atlastv2712 Год назад +2

    manta anigaa ugu horee wn ku slmy ogaansho

  • @sadiqadanfarax61
    @sadiqadanfarax61 Год назад

    Ninkaas waa ku raacsanahay inuu noqdo wixii uu rabay, sbbto ah aduunkaa waxa kaliya ee shaqeeye waa the power of maney , sidaas darteed wixii lacagtiisu ugawso ayuu samaynayaa

  • @hakiimzack9320
    @hakiimzack9320 Год назад +4

    First ❤️

  • @abdirabiabdullahi2390
    @abdirabiabdullahi2390 Год назад +3

    First view and first comment 🎉❤❤❤

  • @Apanduledragoz
    @Apanduledragoz Год назад +1

    Best RUclipsr 🙏🏿🙏🏿

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 Год назад +1

    Allaha ku xifdiyo wllky

  • @abdirahmanmahdi6894
    @abdirahmanmahdi6894 Год назад +1

    Waa nin aragti hel Walaal maaha RUclipsr wax turjuma. Waana uu soo dadaalay.

  • @hamzakhaireh5418
    @hamzakhaireh5418 Год назад

    Omar allah ku xafido

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 Год назад +2

    Horey usoco wllkay♥️🤴

  • @Xamudi-1
    @Xamudi-1 Год назад +3

    The legend

  • @sudeysabdullahi3778
    @sudeysabdullahi3778 Год назад +3

    Hormar waxan wll

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc Год назад +6

    Elon musk waa nin raaxeystay lkn waxaani waa imtixaan only waana nin wuxuu rabo ku fikiro😂

  • @billalupdyqadir
    @billalupdyqadir Год назад +1

    1M COMIN SOON I.A wll oMar inSHar

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 Год назад +2

    Wcs ustaad Omar

  • @sacadyare8733
    @sacadyare8733 Год назад +5

    Asc

  • @AbdulahiSaed
    @AbdulahiSaed Год назад +3

    First comment 🙈 yes

  • @lderow2192
    @lderow2192 Год назад +2

    Cumarow waxaan kuu sheegayaa in anad la soconin waxyaabaha keenaaya qalalasaha waxaa jirta ninkaan waa cadaan wadankaan USA waxaa xaraan ku haysta yahuuda dhinac kasta markaa ma rabaan nin iyga ka horeeya wuxuu taageeri jiray xisbiga dimoqraadiga wuxuu xaruntiisa ahayed californiya waa kasoo guuray wxuu soo dagey Texas sabastoo canshuurta ayaa uga raqiisan maalintaa ayey ku bilaabeen dagaal mudo badan ayuu soo socday sabaabtoo ah gobalkaas waa xarunta yahuuda dhaqaal badan ayey ku qabeen tan kala cidaan ma jecla qof iga ka lacag badan xisbiga dimoqraadiga waxaa xaaran ku haystayahuuda dalkaan fidnada waxaa wada waa nimankaan waxuu kasoo horjeedaa qaniiska markaa hada wuxuu taaro u yahay rebablikanka ayaan dhaweyd si cad ayuu u yiri taageera rebablikaanka waxaan oo dacaayad nimankaan ayaa wada hada waxaa ka jira guux wayeyn ka socda mareykanka oo cidaan looga soo horjeedo isagan dagaal ayaa kala dhaxeya markaa xaalada waa sidaa

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 Год назад +1

    legend from

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Год назад

    I like your reports omar🥰

  • @cabdirisaqcabdiqani1837
    @cabdirisaqcabdiqani1837 Год назад +3

    Anaa ugu horeeya legenow

  • @queenliza596
    @queenliza596 Год назад +4

    ELON MUSK LEGEND

  • @araabooy4079
    @araabooy4079 Год назад

    Best..💯

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 Год назад

    Wcs macalin.

  • @Siad101
    @Siad101 Год назад

    Walal cumar si fiican ayaan ula soconaa aduunka sababtuna waa adiga mahadsanid 🥰

  • @mowlidjigre7426
    @mowlidjigre7426 Год назад

    keep going

  • @eesy8947
    @eesy8947 Год назад +1

    O God pray on Muhammad and the family of Muhammad as you prayed on Ibrahim and the family of Ibrahim, you are Hamid Majid

  • @abdallayare
    @abdallayare Год назад +1

    Walaal omar inshar

  • @abdirabiabdullahi2390
    @abdirabiabdullahi2390 Год назад +3

    First one 😮😮❤

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Alle mahadii weye omar inshaar sodaa mulkiilaha twitter ka

  • @Kalsooni100
    @Kalsooni100 Год назад

    keep going bro

  • @ayubpro
    @ayubpro Год назад +2

    Wcz omar inshaar

  • @shariifmohamed3650
    @shariifmohamed3650 Год назад +3

    First

  • @omarhassan1666
    @omarhassan1666 Год назад +2

    Ustaad koobka aduunka qiimaha Hal kii Tikit meeqa waaye oo aaan daawanaayo ciyaarta
    Jawaab mahadsanid

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 Год назад +3

    هل يمكنك أن تلتقى شيخ عبدالرشيد صوفي وتسجيل مقابلة

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Год назад

    SHALASHOOYIN FARA BADAN BUU HAYSTAA---CD SA US

  • @ruwaydasmile7597
    @ruwaydasmile7597 Год назад

    1m coming soon🥳🥳🥳

  • @abdihakimislamicmedia
    @abdihakimislamicmedia Год назад +2

    Walaal omar inshaar waxaa kasoo hadashaa qabiilka ( garre ) ee dega dalka ( chad ) asal ahaan ma soomaali baa mise maya?

  • @madadaalochannel8265
    @madadaalochannel8265 Год назад +2

    Comment from kebridehar

  • @hassan5896
    @hassan5896 Год назад +3

    Waalida haddii lagu noqonayo taajir wayba fiicantahee

    • @hassan5896
      @hassan5896 Год назад +1

      Allaah caafimaadka ha ii siyaadiyo

  • @bayle1k
    @bayle1k Год назад

    Walaalayaal 1k igaarsiiya

  • @amaarakorhaan9922
    @amaarakorhaan9922 Год назад +3

    ❤❤❤❤

  • @Prattygirl.777
    @Prattygirl.777 Год назад

    I love elon

  • @ibrahimmustaf228
    @ibrahimmustaf228 Год назад +3

    Hantidu waa indhaha nolosha 💰💰💵🌏

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Год назад

    Kulan danbe xiiso leh wll 🥰 asc kabtan Ayuub

  • @apdiwaaxidgrancho494
    @apdiwaaxidgrancho494 Год назад +2

    first one

  • @maxamedsiyaadsaciid6460
    @maxamedsiyaadsaciid6460 Год назад +1

    Xayran waaye elo maski horay usoco hhhhhh

  • @xuseenaxmed8027
    @xuseenaxmed8027 Год назад

    Ninkaan waa sax sanyahay waa u gaartay.

  • @hamzeahmed8046
    @hamzeahmed8046 Год назад +2

    Ògaansho omar inshar asc

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 Год назад

    Waa layaab

  • @Alhamdulilah234
    @Alhamdulilah234 Год назад +2

    Number one😂

  • @geelleyare
    @geelleyare Год назад +2

    secondly👏🤚

  • @caliaw5140
    @caliaw5140 Год назад

    Elec ku soco go'aanadaa

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 Год назад +1

    Waa in ragga.
    Wuu dhaamaa gaalada aan ishayno 🤣

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 Год назад

    Mahadsani

  • @cumargolden
    @cumargolden Год назад

    M.a

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад

    Wcs wll

  • @AhmedMohamed-ko5pi
    @AhmedMohamed-ko5pi Год назад

    Asc ustaadi ugu horeyn wn ku salaami hayaa mida ke waxa kaa codsanayaa ama kaa codsaneynaa inaad noo soo gudbiso siyaasada anaga na guseyso hadii aynu nahay somaaali f......h....s....668