Hadda ayay ogaadeen ? | Ma rumaysan kartid in aad adiga ka horayso .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 572

  • @zaxaneofficial1775
    @zaxaneofficial1775 Год назад +127

    Aawey dadkii nabiga jeclaa Ku sali Nabi Maxamed scw 🥰🥰🥰

  • @MohamedSaid-gk8rw
    @MohamedSaid-gk8rw Год назад +140

    Waxban joga wadanka Uganda waxan dhigta school Ani iyo dhalingaro kle o Somali ah markay arkan anago wax Isla cunayna cunatada isku darsanay way yaaban sidii filim Ayay nofirsadan ayago leg maxa idin kaqaldan o wax iskula cunaysin marka ogaada Ina adunka wax dheer nhy somaliyey 🥰🇸🇴

    • @amiir5854
      @amiir5854 Год назад +16

      Ogaada inan aduunka wax dheer nahy muslimiiney dheh🥰

    • @MohamedSaid-gk8rw
      @MohamedSaid-gk8rw Год назад +5

      @@amiir5854 okay thanks for telling me

    • @muhamedahmed83
      @muhamedahmed83 Год назад +2

      Lkn sxp dhalinyarada waa la doorinooyaa qaas ahaan schools ka uganda ku yaalo😂😂

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 Год назад +2

      Yurub ayaan 30 sano joogey .aniga ayaa la layaaba qof qof kale cunto øa cunaya .ana lama cuno iyana ilama cunaan nature ka ayaa ku baraya

    • @weenkacadde3221
      @weenkacadde3221 Год назад +11

      @@wadefreeman7340 hee adi dhaqan European wadataa😂 ninkaan dhaqan islaam io dhaqankiiso wataa isku mid matihiiin😂

  • @kingmoha4325
    @kingmoha4325 Год назад +37

    Waa meshii igu danbaysay ee qof laku shegi laha in galbeedka naka hooseyan inay wax na dhamaan iska dhaafe🥰

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw Год назад +53

    We love you our Somali journalist ❤️

    • @Sky.edit55
      @Sky.edit55 Год назад

      Are you somaali 🇸🇴

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 Год назад +19

    Reer galbeedka FAATAALNIMADOODA waaka dharagsanahay ISLAAMNIMADA innaga badan alhamdullilah.❤🙏

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Год назад +30

    Kusaliya Xabiibkeena Suubana ee Maxamed Scw ☝️❤️

  • @Barka0706
    @Barka0706 Год назад +36

    الحمدلله على نعمة الاسلام ❤

  • @Sucdiiina
    @Sucdiiina Год назад +54

    والحمد لله على نعمة الاسلام🕋❤

  • @saciid2024
    @saciid2024 Год назад +25

    الحمد والشكر لله على نعمة الاسلام 💚

  • @shijo2055
    @shijo2055 Год назад +84

    نحن قوم أعزنا بالإسلام
    الحمدلله 🤲

    • @youarethebest2494
      @youarethebest2494 Год назад +2

      نحن قوم أعزنا ألله بالإسلام

  • @Hamza_ali91
    @Hamza_ali91 Год назад +65

    Dhaka Amanka ee dalka turkiga Malin Ayaan ku xayirmay airport turkiga telk ayaa iga damay waxan tagay mesha charge ka ah Wan gaashtay kadib waxan seextay mee aad uga fog waxan is laha telkaga waa lagu tagay balse Wali waa sidisi oo Cid ma taban aniga yaabay wlhi aidee macquul ku tahay is dhahay 🥺❤

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar Год назад +6

      Been kumasheegin waa Run anigaan arkay waxlamid ah

    • @mjanaalechannel977
      @mjanaalechannel977 Год назад +2

      😂😂😂 dabadeena intaas ma iyada wax wayn aha hada Maxad noo dhigi in turkiga nabad galyo badan oo waxba layska xadin dalka walba wax fiican ayaa jiraa reer galbeedka layskuma qaadi karo maxaa yeelay isku meel kuma wada yaalan

  • @abdirahmanmahir3975
    @abdirahmanmahir3975 Год назад +30

    الحمد الله على نعمة الإسلام 🤲🤲🤲🤲

  • @quoteschannel5040
    @quoteschannel5040 Год назад +1

    Aad iyo aad ayaad umahdsantahay Omar in aad sobandhigtid waxbadan o ey dakanaga so bandhigtid markaste dadkanaga waxey sameyaan taqliid acmaa jazaakalaahu kheyran akhuuna.

  • @eesy8947
    @eesy8947 Год назад +123

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @nasirofficial5627
    @nasirofficial5627 Год назад +7

    Wixii igulayaab ka badnaa markan qurbaha imid wuxu ahaa musqul aan biyo lahayn Alxamdulillah Cala nicmatil islam 🤲❤️

  • @mohamedshariif537
    @mohamedshariif537 Год назад +17

    الحمدلله 🤲

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 Год назад +9

    الحمدلله على نعمة الاسلام جزاك الله خير 💥💥✔️

  • @abdifatah__kaka__cade1128
    @abdifatah__kaka__cade1128 Год назад +37

    Subxanallah!
    Diinta Islaamka waa hormarka dhabta ah!❣️❣️❣️🌍

    • @liibaanjamac2136
      @liibaanjamac2136 Год назад

      islaamka inta ka khaldan ayaa kun jeer kabadan wanaagga uu leeyHahay

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Год назад +1

      @@liibaanjamac2136 haal waax oo ku khldaan isheeg

    • @liibaanjamac2136
      @liibaanjamac2136 Год назад

      @@blessingchanne1866 islam permits slavery and sexual force on them

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Год назад

      @@liibaanjamac2136 what slavery?? If islam permitted slavery why its does it freed slaves??? There many times mentioned in hadith and quran to freed slaves. How did enslavement come??? Enslaved people are those who are caught in war and then taken as a labour and worker

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Год назад

      @@liibaanjamac2136 sexual force???? Which sexual force???

  • @maryamaahmedali8958
    @maryamaahmedali8958 Год назад +3

    Tankle wad arkeysaa qof ween oo hoyadiis dhulka wafadiisaneyso asna kursi ku fadiyo hoyadu kobahee uwadaa gabaadha wn layaabe taani hadaanahay somalia wa nalagu soo tarbiyeeya ixtiraamka walidiinta alx🤲

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +85

    Magaca Allah hadaad aragto love saar❤️

  • @shuwayxiahmed2528
    @shuwayxiahmed2528 Год назад +2

    Alhamdulilaaaah ilaahayba Muslim nga dhigay thanks you bro 🙏🏽

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 Год назад +10

    الحمد الله على نعمة الإسلام.

  • @fartuunmohammadmohamud249
    @fartuunmohammadmohamud249 Год назад

    iyaah ogaansho mahadsanid wllky wax badan baad na ogaysiisay walahi oo gaaladaan sidaan uqurxoon oo wey ilbaxsanyihiin dhaheeno ma nuucaan baa bisinka saxarada urka badan liska dhaqeenin muslimiinta kwarn oo dhulkooda kunool sey unool yihiin iyakana ma iska titiraan

  • @elizaaraale9556
    @elizaaraale9556 Год назад +1

    Hormarka saxda la sheego wa diinta islamka 🖤🥰🦋

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 Год назад

    Say mansha allah to qatar
    Somaliban nahey muqdisho waxan mqaleynaa
    Ka dhacayee ilaahey ha usiyaadiyo
    Wadankeena ilaahey ha ugargaaro

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 Год назад +5

    Wlhi ustaad Mawduuc Muhiima Ayaad Ka Hadashay Runtii Waana Runtaa Ree Galbeed Dad keena aragtida Gaaban un Wax Kle u Arkee Arin Mahayaan Musqulahoodana inuu Qof kii isagu Biyihiisa Dhigto Mooyee Ma isticmaali Karo Lkn Anu Turkey Meel Ka Fiican Xaga Musqulaha Ma Arag Waliba Airport’kooda 💯❤

  • @DooGeeye
    @DooGeeye Год назад

    Masha allah wll Omar, dhalinyaro badan oo reer galbeedka wax mooday ayaa wacyi galisaaa walaal mahadsanid.

  • @hodanmoha4672
    @hodanmoha4672 Год назад

    Mahadsanid ustaad alle haku sharfo sidaad sharafta noola jeceshhy si ka qurux badan

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Год назад +1

    Xaqiiq wllhi Omar inshaar Wxaan Ku jecelahey runta Alle aqoonta hakuu barakeyo wll wllhi wx badan ayanu kaa faa iidney AlxmdulilaH

  • @qaniabdi2442
    @qaniabdi2442 Год назад

    thnks ustaad cumar

  • @UmumuxamedAsal
    @UmumuxamedAsal Год назад +3

    الحمد لله الذي أنعم علينا وهدانا للاسلام❤️💌💚

  • @nasrikhan4047
    @nasrikhan4047 Год назад +1

    MANSHA ALLAH QADAR ALLE HAKA ABAAAL MARIYO SHARAFTII CAALAMU ISLAAM BAY KOR U QAADAY

  • @naciimchannal
    @naciimchannal Год назад

    Wlhy waa mawduuc Aad u muhim ah oo dad yari Ay fahmikaraan
    Alhmdulilaah Alle baan ugu mahadcelinayaa igu abuuray mawduucan oo ah rumaysnaanta ku faanida ku fakarida iyo ku qanacsanaanta iyo waliba farxad ku dareemida MAMDA'IYGA IYO JINSIYADEYDA SOMALIYEED الحمد الله مرة ثانية أشكرك جزيل الشكر يا أخي

  • @shuceybabdikadir4026
    @shuceybabdikadir4026 Год назад +3

    Ustad waxan joka south africa markastana waxey naku dhahan gacmihin ayad is ticmashaan iyo biyo maxa u isticmashaan tiish istic malaa anakana waxan dhahna wax walbo waxa dhaqo biyo dharka iyo guryah iyo baburta iyo wax walbo wa sa qoba gaal waa najas socota

  • @sagalsimanofficial8558
    @sagalsimanofficial8558 Год назад

    mhdsnd omar inshaar waxbarashada dalka qadar waside inogasowrn 🙏

  • @ayaanhersi5591
    @ayaanhersi5591 Год назад +4

    الحمد لله علي نعمة الاسلام

  • @muniishmanka6573
    @muniishmanka6573 Год назад +11

    Wlhi.waxa igu yaabka badnaa markan hong kong transit ku ahaay ee aan wayay musqul leh tubo biyo illa aan so laabto oo an qaatay cagadan biyaha ka cabay ka dib aan isticmaalay
    waxa horay uso maray Dubai waxa usocday Malaysia intaba walahayeen illen wa dal muslim ah alhamdulilah
    muslinimadu waa shey cajiiba🤗🤗

  • @renaadruun940
    @renaadruun940 Год назад +3

    Ust. Omer 2013dii anigoo safar u ah Sudan Jaamacad na u aadaayay, Ayaan transit ku ahaa Jomo Kenyata Airport Gabadha ku qorneyd nadaafada waxaan u sheegay inaan rabo inaan biyo isticmaalo meeshaa rabtid ka keenso lakin dhulka dhibic haku siin ayee igu dhahday. Maba moodeyn in musqul aan tubo laheyn la isticmaalo marka nimaan dhul marin dhaaya maleh.

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Год назад +2

    Masha Allaah Rabi hakuu xafido aaqontada diintada iyo dad nimdada wlky iinshaarow

  • @kabaalowedward6062
    @kabaalowedward6062 Год назад +1

    الحمد لله علي نعمة الاسلام❤

  • @mohamedAbdul98
    @mohamedAbdul98 Год назад +3

    Alx allahow adigaa muslim nimo noo dooray❤️

  • @haa8793
    @haa8793 Год назад +3

    SubxanaAllah Alxmdulilah calaa nicmatal islam wal caql wankasareyna marwalbo cawanta

  • @mohamedabukargutale297
    @mohamedabukargutale297 Год назад

    Thanks bro. Waan jeclahay barnaamijyadaada.

  • @abdifatahomarahmed9157
    @abdifatahomarahmed9157 Год назад

    M.a legend horay usoco horumar wanaagsan kurajeyna insha allah best journalist. Kuwataa

  • @muhsenali123
    @muhsenali123 Год назад +2

    assalamualaikum warahmatulahi wabarakatu wll Omar inshar runtii wanarkay maraankunolaa wadanka Tanzania citcit sacideyso malahan walal wallaa walid waxissaacideyo ma jiraan 🔥🔥🔥🔥

  • @bad_facts7
    @bad_facts7 Год назад +1

    إن الدين عند الله إلا سلام ❤️❤️ الحمدلله على ديننا الاسلام وصلى الله وسلم على سيدنا محمد 💯❤️

  • @mmcf504
    @mmcf504 Год назад +4

    Masha Allah

  • @josephnemeth807
    @josephnemeth807 Год назад +1

    Wll sare Rabi ha ika xafido adun iyo aqiro ba ameen ya rabi 🤲🤲

  • @khalifbarkhadle
    @khalifbarkhadle Год назад +2

    Man sha alah omar ilahay khayr badan hakusiiyo markasta video yadaadu si kasta oy udhaadheer yihiin anoo kuraaxay sanaya ayay igadhamadaan waana xaqiiqada ay kufadhiyaan waxana rajaynayaa qaar badan oy xaqiiqadu ka daboolayd inay kubaraarugaan insha alah

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 Год назад +6

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 jazakalahu khayran cilmi ayaad nasiisay + qosol ,barnaamij 3🏅🏅🏅

  • @abdiwahabmidhka4013
    @abdiwahabmidhka4013 Год назад +3

    الحمد الله على نعمة الإسلام

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Год назад

    Ustaad mar kasta waad na baraarujisa

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Год назад +6

    Kusali Xapiipka Muxamed Scw 👌❤️

  • @abdullmedia
    @abdullmedia Год назад +1

    The best Somali youtuber ManshaAllah

  • @zahruujaabdi
    @zahruujaabdi Год назад +2

    Ilaahay baa mahadleh oo nimcada islaamnimada nagu arsaaqay.

  • @cimranitocaliph2493
    @cimranitocaliph2493 Год назад +1

    الحمدلله على نغمة السلام

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Год назад +3

    Shiikh mustafe xaaji ismaciil ayaan ka dhageystey hada ka hor

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Год назад +1

    وعليكم السلام

  • @zakariyemahamett8883
    @zakariyemahamett8883 Год назад +1

    Omar inshar You deliver great stuff
    mr wlpa ooo wx cusub soo galiso aad pn ula socdaa

  • @sabiriinmaxamud2684
    @sabiriinmaxamud2684 Год назад

    صلى الله عليه وسلم

  • @Caaishomacalincabdullahi123
    @Caaishomacalincabdullahi123 Год назад +14

    Cumar Morocco 🇲🇦 wey hartay sorry 😞 😭😭adbaan uga xumahay

    • @Yungabdi
      @Yungabdi Год назад

      Inee semi imaadeen baa wax weyn ah booska 3aad u tartamayeen lee .

  • @faisaxaashi4851
    @faisaxaashi4851 Год назад

    Walaalo nooga soo waran qadar sida ay nolasheedu tahay iyo kirada guryaha

  • @amirimran6992
    @amirimran6992 Год назад +2

    Cumar waxaas maxaa lagu gaaraa , maalin hore hooyadeey ayaan lacagteyda oga so gaday jaakad mar ayey gabadh isbaanish o aan saaxiib nahay igu tiri ,ma hooyadaa ayaa lacag taada oga so gaday jaakad ? markaas ayaan Ku dhahay hooyadey aniga aye u dhashay I so korisay xaq ayeena igu leedahay ee jaakad yar aan u so gaday waxba ma ahan.

  • @umutamim1102
    @umutamim1102 Год назад

    U r right I saw in ethiopian airport there is no water shataf I shout a lot and say u have modern toilet but no shadaf

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +3

    Kusaliya nabiga ﷺ

  • @hssnh.a.b8064
    @hssnh.a.b8064 Год назад +2

    Waa xaqiiqo aniga waxaan ku nolahy jarmanka galad aan isla shaqayno ayaa markan suliga aad ila yaabo cagad biyo ah markan suliga la galo

  • @Nabaad-podcast
    @Nabaad-podcast Год назад

    Mahadsanid aboowe

  • @sahroaadamduraan2942
    @sahroaadamduraan2942 Год назад

    Waad asiibtay
    Jzaakallahu khyran

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Год назад

    Mahadsanid wll

  • @fadmahasan5335
    @fadmahasan5335 Год назад

    Mahadsanid wllky

  • @josephnemeth807
    @josephnemeth807 Год назад

    Mahadsanid big brother

  • @abdifatahharrehbouh
    @abdifatahharrehbouh Год назад +1

    Tu es legand frr merci a ton information

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Год назад

    Thank you keep going

  • @Dolinho598
    @Dolinho598 Год назад +18

    Bro ogaansho malta ayaan ku noolahy guri aan daganaa 5 sano ayaan usa meynay aniga iyo saaxiiba day hada waana ka guurnay guriga aya dib u dhisid lagu sameynayaa lknse markii uu arkay odayga guriga lahaa wx ayaad ii faa’ideyseenn ayuu dhahy waana uu layaaby markii aan usharaxnay habka aan sarada isaga Nadiifino

    • @husencabdicasis6938
      @husencabdicasis6938 Год назад +5

      Maxaa diinta islaamka ugu sharixi weysey oo u dhihi weysey dhaqankaan diinta islaamkaa na fartey

    • @A...A09888
      @A...A09888 Год назад +2

      Wllhi waa wayaab Dad saxaradaba sida la iskaga maydho garanayn sidi caruurta ayaa leh dadka kle waan ka hurumarsan

  • @faayawil6530
    @faayawil6530 Год назад

    Mansha allah

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +12

    Legend always legend keep going omar inshar another's levels ogansho interests people's 💪💯💯😆

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 Год назад

    Alhamdullilah

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 Год назад

    Futadaa wada ureyso gaalada ❤️ الحمدلله

  • @cfataaxfaarax
    @cfataaxfaarax Год назад

    Mahadsanid zhp

  • @Nabdonka1614
    @Nabdonka1614 Год назад +3

    الحمدلله على نعمة الإسلام 🥰🥰

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Год назад

    Masha allah Diinta islaamku Waa Diin Xaqa Oo Nolosha Bani,aadamka Loogu Talo Galay

  • @fatushmuqtar4748
    @fatushmuqtar4748 Год назад +13

    الحمدلله على نعمة الاسلام

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Год назад +5

    Hada kahor ba waxa la dhahay nin gal ahan jiray ba muslimay wuxu yiri waxa nadafad iyo caraf igu horaysay marka muslimay waxu dhahay ina busto huwado ama go an huwado waxu yiri istijo la an wa uru jiray yacni saxro iskaman dhiqi jirin الحمد الله على نعمة الاسلام ❤

  • @abdihamidgamer8279
    @abdihamidgamer8279 Год назад +1

    Masha allah ❤

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 Год назад

    Mahadsanid

  • @Nihaalmohamet
    @Nihaalmohamet Год назад

    ALxamdulilah ilaahigii muslim naga dhigay🤲☪️

  • @Zaamboy
    @Zaamboy Год назад

    Alx for everything’s allow noo siyaadi nimcadad qurux badan ❤❤

  • @updijaliilozmaan2091
    @updijaliilozmaan2091 Год назад +2

    Hore USOC Walaal ❤️

  • @ismaaciil8088
    @ismaaciil8088 Год назад

    Mashaa Allah cumar inshaar walaal yaa oo ma iska dhaqaan najaasada subxaanallah

  • @ruwaydaruwayda7843
    @ruwaydaruwayda7843 Год назад

    Mahdsnid wll wax badan ayn ka faidny jaza alkalh

  • @AlCarmawi
    @AlCarmawi Год назад +4

    Ma ihi dadka commentiyada qora lkn waan is haysan kari waayey dabcan:
    Kheyr Allaha kugu abaaliyo walaalkey Cumar Inshaar, Umaddan wacyigeeda in kor loo qaado channel kaaga faa,iido badan garan maayo.

  • @hawalula7963
    @hawalula7963 Год назад +12

    🤣🤣🤣🤣hoosta nadiif kama ah walhi waan qoslay

    • @muhamedahmed83
      @muhamedahmed83 Год назад +1

      Wlhi sax wye africanta aaba ugu sii daran marka aragto african xaarka aan iska dhaqin qubeesan neh 😂😂

    • @samraaabdihashishire3113
      @samraaabdihashishire3113 Год назад

      @@muhamedahmed83 meel africada kamuda adoo iska siconeya baaba lagu hor fariisanaa warqadaaba sheganaye 😁😁😁yaab wallaahi🤔

  • @Zahruush
    @Zahruush Год назад +2

    Cajiib😂😂😂 mhdsanid ustaa....💯

  • @nadiramaxamed9579
    @nadiramaxamed9579 Год назад

    الحمد لله علي نعمة الإسلام

  • @SurprisedBlueMackerel-xc4gs
    @SurprisedBlueMackerel-xc4gs 5 месяцев назад

    الحمد لله على نعمة الإسلام ❤❤❤❤🎉🎉

  • @Samiir881
    @Samiir881 Год назад

    Musqulaha adiss Ababa ayay dhibkaasi igu qabsatay hal suuli oo biyo leh waan ka waayay Airport ugu wayn uguna caalamisan Africa ee adiis .

  • @65nuuryare
    @65nuuryare Год назад

    Musuqsha wa muhiim waraaqdaas maba la wada help biyona ma lahan reer galbeetka

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 Год назад +1

    Waan ogahay waayo ma ahan yurub bas gaal walba ayaan isticmaalin

  • @shaamhappy1450
    @shaamhappy1450 Год назад +1

    Keep forward ⏩

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 Год назад +3

    Waxaan Ku Rajo waynahay hadii Alle idmo inaan mar la kulmo Al Ustaad Omar inshaar انشاءالله ❤️