Dhinaca Madow ee Nolosha Khaliijka | Maxaa loogu tilmaamaa Nolol Been ah !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 445

  • @inaelayeh
    @inaelayeh 2 года назад +112

    Muuqaalkan waxaan ka faa'iday in lacagtu dhadhanka nolosha kaa qaadayso ilaahayow hanagu imtaxaanin maal aduunyo . Mahadsanid wll cumar

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y 2 года назад +33

    Ilaahow maalka inta aad na siisay noo barake
    Nagana ilaali maal badan oo aan Dhadhan nolosha noogu yeelayn ❤️‍🔥

  • @abdirisakwalayati9324
    @abdirisakwalayati9324 2 года назад +42

    Mahadsanid Cumar inshaar waxaad noo soo gudbisay nolosha dahsoon ee ka jirta dalalka khaliijka,inta wanaagsan iyo fooqyada dhaadheer uun baynu arki jirnee waxa jira nolol qarsoon.

  • @salmansomali
    @salmansomali 2 года назад +9

    Alhamdulilah sacudiga ayaan kunoolahay,hada sidaa waxaa sii noqonaya riyadh oo dhaqanka laga sii tagayo. Shartana ilaahay hakaa ilaaliyo❤️

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل

    Video gaani waa run💯💯✅️ aniga kunool mudo dheer illahyow noogargaar nolol aad u cidhidhi badan oo bilaa farxada malintan imid 21sano ayan jiray mantana walahi billahi qof duqobay baan u ekahay wajiahan iyo jidh ahanba waxkalana maaha waa rafad iyo fikir kol waxad kafikiraysa kiro marna ciqaamad maba dhaamato mushakilka iyo waxbadan oo aanan halkan kuso koobi karayn yarabi yaladiif noogargaar💔💔😭😭🤲🤲🤲

    • @obeeyobeey8223
      @obeeyobeey8223 Год назад

      Waalgu bHdilma. Wlhi sacudi jogaa 3 sano cml lks waxaaaba u ekaane duq hadne bilaa farxd ah🤦🏽‍♂️

  • @ruweydahadem5179
    @ruweydahadem5179 2 года назад +77

    صلوا على من سكنت القلوب محبته ♥️

    • @mahbubdobyare9447
      @mahbubdobyare9447 2 года назад +1

      Scw.❤️

    • @mogadisho24tv50
      @mogadisho24tv50 2 года назад

      🤔Waa mutakibir ismahdiyey weeyna ka shalaayi doonaan sida dadkii ku noolaa jaziiradi yareyd oo maanta Qashinkii aay iska daadin jiray maanta nolol karaadsanayo

    • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
      @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 2 года назад

      عليه افضل الصلاة والسلام سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @ruweydahadem5179
      @ruweydahadem5179 2 года назад

      @@mogadisho24tv50 mawduuc noocma ah ayad ka hadlaysa wll

    • @ahmedeyahmedhangule8541
      @ahmedeyahmedhangule8541 2 года назад

      اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @aduunyo3674
    @aduunyo3674 2 года назад +4

    Ilaah baa iga sareeye wllkey wuxu qaliijka ka sheegayo 💯 waa run walhi ilaahow adigaa mahad iskaleh oo iga soo bixiyey 🤲

  • @muscab8581
    @muscab8581 2 года назад +58

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 💙❤️💗❣️🕋

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 2 года назад +2

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 2 года назад +2

      ❤❤❤الله اكبر ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 2 года назад +2

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
      @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 2 года назад

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @mohamedahmedxusein
      @mohamedahmedxusein Год назад

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @osmansheikh2482
    @osmansheikh2482 2 года назад +6

    Maa shaa alaahu tacalaa ustad cumar barnaamij fiican ayaad diyarisay aad ayaan uku helay jazalalaahu kherr walal alaha ku xifdiya amiin muslimiintana diintooda islamka iyo dhaqanka wanaaksan alaha ku sooceliya adinkana saas usii wad barnaamijyadaada cilmika iyo naseexada ku kudhisan in shaa alaahu tacalaa

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame 2 года назад +23

    Hadaad Muslim Dhaba TahaY Kusali Rasuulka Walal
    Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤😢

  • @AhmedIsmail-nr8xp
    @AhmedIsmail-nr8xp 2 года назад +30

    This is absolutely true story thank you so bro

    • @miraa1755
      @miraa1755 2 года назад +4

      Luqadaada ku hadal adigoo mahadsan

  • @Naamir03
    @Naamir03 2 года назад +8

    Wll omer inshar waxad u malaysaa inad indhaha noo furtay, Masha allah🖤✊

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 2 года назад +16

    Mahadsanid ustaad dhinac aanan ka ogayn nolosha khaliijka ayaad iga tustay.

  • @QadiijomaclinAyuub
    @QadiijomaclinAyuub 7 месяцев назад +2

    Wallahi bilahi dhabta hadaa laga hadlo somaliya dhanto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @abdullahisheikh8053
    @abdullahisheikh8053 2 года назад +87

    Bro qaali mashallah you're among the few Somali whom we are (somalis) proud of. Infact I personally enjoyed your videos mainly because they are educative and very well inspiring. Many people gained a lot of knowledge by watching your podcast and videos. All in all I really appreciate you brother.

    • @oronjogaroon3765
      @oronjogaroon3765 2 года назад +17

      Afsomali kula hadal wa Somali Qofku, wuxu hada ka Hadlayey aya Sameyneysa Luuqad an Luuqaddaada ahyn ay Wax kuso Qoreysa Cajiib

    • @faadhigotahliil1371
      @faadhigotahliil1371 2 года назад +8

      Adoo kale ayaa umada isa ga jiro aan ku kalsoneyn jiritankii iyo afkiisa waxaa tahay qof maran walhi😢😡🤮

    • @kooreye275
      @kooreye275 2 года назад +4

      Luuqad baad Leedahay wll luuqadaada ku Hadal

    • @yaazirdejon1570
      @yaazirdejon1570 2 года назад +2

      Kuwa uu ka waramaya tahay

    • @swordie6703
      @swordie6703 2 года назад

      @@oronjogaroon3765 walal waxa dhici karta inusan somali ahayn hade

  • @naasirbashiir358
    @naasirbashiir358 2 года назад +29

    Mahadsanid wllo ustaad cumar mudo ayan joogaa Qatar 🇶🇦 lkn anoo shaqo haysta hadana maalin walba waxan ku fekeraaa inaan iskaga tago xataa shaqada
    Ma jirto sinaan iyo niyad sami waana runtaa wllky

    • @cabdii.m.9068
      @cabdii.m.9068 2 года назад +3

      Dalka hooyo ku so laabo ka dibna ganacsiga furo wllo

    • @obeeyobeey8223
      @obeeyobeey8223 Год назад +2

      Sxb anbo sacudga jogaa khalij waxba isma dhaamaan

  • @UmuSacuud
    @UmuSacuud 11 месяцев назад +2

    Muqalkan waxan dawaday 1sano ka dib walhi wan la cajabay oo dadka khalijka ku fikira aha جزاك الله خيرا أخي

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 года назад +13

    Meeshas haday saas tahay
    Hargaysa iyo Mogadishu
    Dadka kunool ayaa ka farxad badan

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade143 2 года назад +2

    Woow Mowduuc aad u wanaagsan shakhsiyan hadaan iska hadlo aad baan uga helay warbixintaan shukran Cumar inshar

  • @Aqoonbille
    @Aqoonbille 2 года назад +7

    Al ustaad omar ishar salaan sare ku salaamay nin ku dayasho mudan keep going💪💯

  • @cabdiqanikayse224
    @cabdiqanikayse224 2 года назад +16

    INTA U BOGATAY BARNAAMIJKA UU WALAALKEN OMER INSHAAR SOO DIYAARIYEY IYO MACLUUMAADKIISA LA DHACDAY. LIKE 👍 SAARA SAXIBAYAAL

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud99 2 года назад +26

    Aaad baad umahsantahay sxb sidaad noola wadaagtay waxaa muuqata umad xataaradooda dhaqankooda iYo diintooda ku adag inaan nahay hadan nahay somali dowlad unbaa naga maqan ilahahay wadanka nabad hanooga dhigo daciifnimadana allaha naga saaro🙂🤲

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 года назад +1

      Soo maha shidaal hadi laynoo saaro somali taajiray maxa kasoo socdaad isleedahay

    • @lacag-lacag
      @lacag-lacag 2 года назад +1

      Umad dhaqankeda ku adag baa nahay kulahaaa war dadka ugu xun baan nahay, qabyaalad eex cadaalad daro,

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 Год назад

      @@lacag-lacag qabyaalad meel walbo ayee kajirtaa

  • @glad_44
    @glad_44 2 года назад +9

    Ruuxda waxa ay ku xasishaa dikriga Allah swt

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 2 года назад +9

    M.allh wllky waa runta illahey dadka xaqa hatuso 😢 waxan jogna aduun sii dhamanaya kiliya waxa dhiman calamadaha waa wayn iyo in bunka la yeeriyo yaa rabi ❤🤲☝😢

  • @mariajamac9948
    @mariajamac9948 2 года назад +6

    Anigu wadanka JARMALKA ayaan kunoolahay inaan sucuudiga tago ayaan jeclahay madaama aan isleyahay dad muslimiina oo hijaban oo asturan aad so aragtid iyo adaanka madaama xagayaga ina codka masajidku ka mamnuucyahay iyo kitaabo axaadisa waad kumahad santhy wall information aad isii say jazakallahu khayran💘

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 года назад

      Laakiin qorshahaaga ha beddelin . Madaxda Sucuudigu hadda kuwii imaaraadka ayay la dhaqan noqdeen. Laakiin Sucuudiga waxa ku taal Xijaas oo ah dhulkii barakaysnaa. Muslimiinta oo dhan ka dhexeeya. Waxa Riyaad iyo magaalo shaydaanada ka jira nama khuseeyaan. Waxaan tegeynaa magaalooyinka barakaysan.... magaalooyinka Rasuulka Makka iyo Madina. Dhulkaana Allah ha xafidee kama jirto xumaani.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 года назад

      Laakiin qorshahaaga ha beddelin . Madaxda Sucuudigu hadda kuwii imaaraadka ayay la dhaqan noqdeen. Laakiin Sucuudiga waxa ku taal Xijaas oo ah dhulkii barakaysnaa. Muslimiinta oo dhan ka dhexeeya. Waxa Riyaad iyo magaalo shaydaanada ka jira nama khuseeyaan. Waxaan tegeynaa magaalooyinka barakaysan.... magaalooyinka Rasuulka Makka iyo Madina. Dhulkaana Allah ha xafidee kama jirto xumaani.

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd Год назад +1

    Walaahi rutii cajiiib waaye saxib ilaahoow soomaaliya hanoogadhigin sidaan😮

  • @boojadheere
    @boojadheere 2 года назад +11

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @NasroSaid-o2j
    @NasroSaid-o2j 11 месяцев назад +1

    Hadday dhabtahay noloshaasi dalkaasi see ujirin,😢 macnaha dal aanay muwaadiniintiisu u shaqaynayn mar uun waa burburi😢 allow badbaadi oo u soohanuuni dadkiisa😢

  • @khaliilaxmed1954
    @khaliilaxmed1954 2 года назад +7

    Wll omer inshaar wuxu kamid tahay youtuberada damiirkoodu noolyahay ee wax wax taraya soo gudbiya samo kuwaar wll 🎉

  • @frankrank2574
    @frankrank2574 2 года назад +4

    LEGEND BA TAHAY WALAHI ❤BIG LOVE BROTHER

  • @shahid_hamza
    @shahid_hamza 2 года назад +2

    ان الله لايغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم واذا أراد الله بقوم سوء فلامرد له وماله من دونه موال

  • @chatingchating1082
    @chatingchating1082 3 месяца назад

    ileen nin aan wax ogeen alle ma cadaabo maalin un wan ku fikiri jiray inan khaliijka tago lkn bis ayay iga tahay mahadsanid cumar inshaar

  • @mawlamusse419
    @mawlamusse419 2 года назад +1

    كنت اشاهدك من زمان، لكن لم اري منك نضحا وصل إلى هدا المستوي..نقذ وتحليل منطقي ،،

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 года назад +5

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 года назад +24

    Carabta dhan waxaa ugu aqoon badan masaarida iyo suudan macalimiin iyo dhaqaatir ayaga ka ah sacudi iyo Kuwait carabta kale waa geel jira yaal bas qamiiskooda udheer masar imow hada rabta waxbarasho iyo xadaarad🥰

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 2 года назад +2

      Kuwaas carab maba ahan wala carabey ee taariikh ahan masarida aa ka taariikh weyn carbta

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 2 года назад +3

      Wll ciraq waa aqoonyahanada carbeed kuwa ugu waawyn ayay ku jirtaa,masar kuu gartay lkn sudan ciraq ayaaba ka horaysa dhanka horumarka aqooneed

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 2 года назад

      way ka muuqan lahayd aqoontu ,sacudiga aad leedahay way ka aqoon badanyihiin ayaa ka ikhtiraac badan sanadka lagu jiro

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 2 года назад

      @@adamsaciid4919 wll wadanka xukun milatari buu ku jiraa wax walba hoos ayuu u dhigay cabdi fatàx siisii madaxweynaha masar,lkn intii ay masar xor ahayd xitaa hubka iyada soo saaran jirtay,waa run africa iyo caalamka badigiisa masaari ayaa indhaha u shiday

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 2 года назад

      @@suhaybxasan7725 garan maayo macluumaadka halka aad ka keentay ,haa masar xadaarad ayaa ka jirtay fac weyn kaligeedna maahe dhul badan oo xadaaradi ay ka jirtay ayaa jira lakiin dunidan casriga ah wax ay masaaridu kusoo kordhiyeen ma jirto carabna iska dhaaf , somaina haba soo hadal qaadin

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 2 года назад +2

    Mashaa allaah thanks information bro

  • @abdifitahafrika5673
    @abdifitahafrika5673 2 года назад +8

    Sh Mustafa aya laga haaya
    Carabta hada jirta dabaqyo iyo Laamiyo qurux badan bey dhisten
    Lkin Maxey nolosha ku so kordhiyeeen??

  • @sherom6597
    @sherom6597 2 года назад +12

    Qof la yiri waxba ha Qaban, cafimaafka waa laguu qabaa, waxbarasho waa laguu qabaa, safar waa laguu qabaa, guur waa laguu qabaa, noloshaada oo dhan waa free, qofku ma jireyso wax macna u sameynaya uu darteed u noolaado “ nothing is worth living” . Qofku wuxuu raaxo dareemaa markuu daalo lkn qofaan waxba qaban wlh iyadaa stress ah.

  • @Ekeey98
    @Ekeey98 2 года назад +4

    Firt one ayaan noqday maanta wan ku salam wllal ogaansho❤🎉❤🎉

  • @fatumiina4415
    @fatumiina4415 2 года назад +2

    Xaqiiq wllhy waa run ilahy hana ilaaliyo oo hana sugo dalkeenaa diinteena iyo dadkeenana haynoo ilaaliyo

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 2 года назад +5

    Subxaanallah ilaahayow aduunka waxad noo keentay na garansii🤲🤲

  • @naciimchannal
    @naciimchannal 2 года назад

    wxaad aad ii darensiisey akhii مثل ka ليس كل ما يلمع ذهبا runtii nolosha lagauma qiyaaso Aduun iyo maal lkn waa qiyam iyo dhadhan sax ah. جزاك الله خيرا

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 2 года назад +4

    Jasakumullahu qeyr 🥰😍

  • @rukiakujiki2232
    @rukiakujiki2232 2 года назад +1

    Dawladahas ad dhaqan xumada ka jirta so bandhigtay sharkoda allaah ha kaa xifdiyo anagana waxay no tahay digniin ku dayashada rer galbedka inan iska ilaalino sidaas oo kale aynaan wadamadena u kenin adna allaha ka ajar siiyo

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 2 года назад +4

    Ustaad umar inshaar korkaaga karaamo ha ahaato🔥

  • @soomanemedia114
    @soomanemedia114 2 года назад +8

    Taasi waxey cashir utahy dadkeena somaliyeed aamin dalkaaga
    Waxaan Lenahay Diin suuban iyo dhaqan wanagsan

  • @xirfadtech
    @xirfadtech 2 года назад +6

    Isoo raac oo iga faaiid wax badan oo ku anfacaya Mahadsanid🙏🥰

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 года назад +1

    In badan oo aad sheegtay waan ku soo arkay 🇦🇪 UAE

  • @DeeqsiFunny
    @DeeqsiFunny 2 года назад +7

    Wax yaabo badan ayaa ku dahsoon wadan walba oo qurxan🥺😪

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 2 года назад

    Waa qoom Ilaahay badalay. Oo laga badal qaatay.

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 2 года назад

    Run sheeg أفصح الله لسانك يا عمر

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 2 года назад

    Channel ka OGAANSHo waa mid mudan in lagu xirnaado waayo lama socotid faa iidada uu leyahay iyo barnamishyada uu soo dayo

  • @daganahmed9260
    @daganahmed9260 2 года назад +4

    turkida wa dad hawiyadooda ilaalsda

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 2 года назад

    Asc jzk Allahu kheir wallky ruti wa waxlobahan yahay indha aya ii furtay maasha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @bashiryusuf9557
    @bashiryusuf9557 2 года назад +1

    Dalka Jarmalka kasoo hadal Ustaaad 💯💯🙏🙏👏👏👍👍

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 2 года назад +2

    Runta rabbi aya kugu jecel Cumarow.. Ku mahadsanid barnaamijkaan.

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 года назад +2

    Soomaaliya saan bey socotaa .waxaan arkey hotels,dukaamo,iwl,English lugu qoraalo.dadkii soomaaliyeed English ku hadlaayo qaas ahaan madaxda

  • @Malxomx638
    @Malxomx638 2 года назад

    Masha allah xog mug badan oo iga qarsoon ayad ii bidhaamisay shukran

  • @nasiibkheyr8946
    @nasiibkheyr8946 2 года назад +4

    Allah hasoo hanuuniyo dalalkan. Anagana jidkooda nama mariyo 🤲🏾

  • @abdisalaamhareeri2805
    @abdisalaamhareeri2805 2 года назад

    Omar in shaar my brother keep going

  • @caliwarsame8793
    @caliwarsame8793 2 года назад

    Wlhi weyka muuqataa dhalalka beenta ah Dubai UAE Masha Allah cumar inshar guulayso pro

  • @kingkhalidofficial2582
    @kingkhalidofficial2582 2 года назад +1

    Lacag raadin baa meel walba ka tuuraysa adeer dalkaga dhiso kadibna markaad ka fiicanato talo anfacaysa udir midaas ayaa muhiima thanks my Brother

  • @جنتالدنياءياامي
    @جنتالدنياءياامي 2 года назад +2

    Wax kastoo dhalaalaa dahab maaha
    Anigu waxan ku noolahay dubai
    Dhawaan waxaa ii qorshaysan inaan ka tago
    Khaliijka noloshiisu waa sidaa aad soo sheegtay nolol bilaa dhadhan ah
    Xataa meelaha laga shaqeeyo waa la is adoonsadaa waxaana lagaa qaadayaa baasaboorkaaga malin dhawayd ayaan daawanahay nin galbeedka ah oo ka sheekaynaya nolo xumada ka jirta khaliijka
    Waanad ku mahadsan tahay macluumaadka aad noosoo gudbisay shukran cumar!

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 года назад

      Kkkkkkk ma adigoo ku nool Dubai ayuu nin galbeedka joogaa kaaga sheekaynayay dhibta khaliijka?

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial 2 года назад +2

    🤭🤭🤭🤲🏼🤲🏼🤲🏼wlhi waa run ilaahey ha soo hadeeyo😂

  • @projr7690
    @projr7690 2 года назад

    M.a si fcn ayaa noogu faah faahisy ajar allh halaa siiyo wll omar in shaar

  • @dmohamed
    @dmohamed 2 года назад +4

    Carabtu waa badow aan caqli iyo xadaarad midna lahayn shidaalkaas mardhow lagaba gudbayo ee Reer Galbeedku u soo saaray kaliya ayay leeyihiin wax soosaar kale ma lahan. Mar aan dheerayn fakhrigoodii bay ku laabanayaan.

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 года назад

    Masha Allah ustaad insharow

  • @mohamethdeeqsi9455
    @mohamethdeeqsi9455 2 года назад

    Xog xaqiq ku salesan Runtii
    mhadsanid Ustaad

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 2 года назад +2

    Wlle.. kuwa badan oo inaga midah dhalaal kaas bey moodaan horumarka rasmiga ah!.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 2 года назад

    Waa run waa caasimada naagaha jidhkooda ka ganacsada

  • @AdamIbrahim-zj1dx
    @AdamIbrahim-zj1dx 2 года назад +3

    masha allah legendy always legendy

  • @abdiwakildagaqool
    @abdiwakildagaqool 2 года назад

    Thnks wlal omar

  • @hudayousuf3646
    @hudayousuf3646 2 года назад

    Waligay ba waan jeclaa lkn oo luuqadana kabaro ayaan islahaa lkn wad iga walaacisay mahadsanid wll cumar.

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 года назад +1

    Acaadu bilaahi mina shedani rajiim

  • @abdikafijama5133
    @abdikafijama5133 2 года назад

    waa runtah dubai aniga joogah waxad shagasid oo dhan wan ku arkay wlhi

  • @naaziftech
    @naaziftech 2 года назад

    Waaqica jira in aad noo soo gudbiso Waad ku mahadsantahay cumar

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 2 года назад

    Waa xaqiiqada dhabtah ee jirta bilxaqiiqa

  • @maandeeqhassanmuhammad7281
    @maandeeqhassanmuhammad7281 2 года назад +2

    Ogansho chanel aan in mudo ka xirnhy kaga kory maskx ahaan 🥰

  • @WariyeIndhoos
    @WariyeIndhoos 2 года назад +3

    Absolutely 💯

    • @GuledcabdiGuledcabdi
      @GuledcabdiGuledcabdi 2 года назад +1

      Wll qaliya wa kugu xidhana hay ee wax so tabisa nolasha Doha iyo u dhexesa yurub

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 года назад

    Asc alle mahadi weye omar inshaar wll sodaaa warka

  • @abdishakuralijama9855
    @abdishakuralijama9855 2 года назад

    Sxb ogaanshi arimo aad u waawayn ayaad kasoo warantaa masha allah keep going

  • @abdirahmaanahmed572
    @abdirahmaanahmed572 2 года назад +2

    Dhul carbeed hadaan aadayo Makah iyo madiino aadaa

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 2 года назад

    Manshallah waa run waxaad sheegtay

  • @Idirismohamed153
    @Idirismohamed153 2 года назад +1

    Masha allh saxib Omar inshar Chanalka kilya Wax an kafa,ido

  • @abdulahiabdirahman7053
    @abdulahiabdirahman7053 2 года назад

    Ustaadi mhdsnd

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 года назад

    Somalia qabiil qof lagu qoro sida abgaal iyo habargidir aniga Cali saleban mj

  • @dhaaycali3831
    @dhaaycali3831 2 года назад +1

    أن تلد الأمة ربتها، وأن ترى الحفاة العراة رعاء الشاء يتطاولون في البنيان

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 года назад

    Wll waan ku salaamay waxaad tahay nin aragti fog waad mahadsan tahay

  • @ahmeyibrahim6902
    @ahmeyibrahim6902 2 года назад +2

    you inspired me bro, keep going one love.

  • @caydaro1664
    @caydaro1664 2 года назад

    Aad iyo aad ayaan ula dhacay sida xeesha dheer eed u diyaarisay

  • @abdilaahihasan1624
    @abdilaahihasan1624 2 года назад

    Halkeen kala xidhiidhaa omar inshaar3

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 года назад

    Sxp beec miyaa dubia

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 2 года назад +1

    Yes it's like big company

  • @salmoonabdilahinuur5072
    @salmoonabdilahinuur5072 2 года назад

    Taasi wa xaqqiq jirta wll

  • @Fotbal276
    @Fotbal276 2 года назад

    legen ina thh dod ya ka qabo keep going

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 2 года назад +1

    Mowduuc dadyari fahmi karaan

  • @allworld5719
    @allworld5719 2 года назад

    Mahadsanid ustaad Omar

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 года назад +1

    Asc, markii ee igu horeysay aan tagaya Adu Dabia aad iyo aad baan u naxay waxaan ka helay in ay dadka dalkan ay yihin dad la hesta ah oo aan waxba dhadhan aan laheen.

  • @skyboy7675
    @skyboy7675 2 года назад +2

    Alxamdu lilah iam Somali❤

  • @ABC-or6fg
    @ABC-or6fg 2 года назад

    Kolley wxaa tahay nin caqli badan 🪬🌇mashallah horey u soco