ip man 4 ba shalay dhamestay wana u bahna inan ip man wax bdn ka ogado mrkan clipkan arkay waxn is dhahay ma maskaxdada ayay ka war hayan channelkan u got new subscriber 🙌🔥
Aan ku fahamsiyo ip man ma ahan sawirka kuu muuqda ninkaas waa nin actor ah magacisa waxa la dhaha dana yen wuxuna masalaya filmaan laga sameeyey ip man , ip man na waa nin legend martial arts ah dhanla kungu fu iyo wing shu so sidaa u fahan
IP man asigoo filin eh aa daawade. 15 nin ayuu dhulka dhigi karaa walibo asigoo hal nin eh. Lafaha sida loo jajabiyo wuu aqaana. Halkii darbaaxsho uu kuugu dhufto ilkaha iyo gowsaha aa kaa daadanaayo. Asigoo hub isticmaalin 20 nin wuu iska celin karaa. Waa nin ad adag walibo karti leh. Waxaa umaleynaa waqtigan ardey badan oo karate barato in uu macalin u yahay.
@@suldaanabdullahi4407 nio kee hada ahna beentaada , been ayaad maakaxdada Ka dhaadhiciseye , war aniga afarta qeyb waan daawadey ee uu actor Ka caanka Ku ah filimaanta martial arts Ka ee la dhaho magaciiaa { DONNIE YEN }, balse filinka afartiisa qeyb wuxuu Ku dhigaya magaca (IP MAN) . Balse IP man waa nin waa hore dhintey
@@jaallemoha9724 waa sidaa sheegte . Waa ogahay ip man in uu waa hore dhintay. Mark maxaa kale aa rabte inaa iga daa diciso? Ma wexee kula tahay inaa kala aqoonin.
@@suldaanabdullahi4407 waayayhe maxa ula jeeday( Kan hada nool ) ma IP man ayaa nool xiligaan mise actorka Donnie yen magacaas IP man filmka Ku dhigayo ayad umaleysey inuu yahay IP man Ka dhabta ah .
IP Man Afartiisa Qayboodpa Wan Daawadey Balse Aniga Waxan Bartay Ciyaarta Taekwondo Ee Kasoo Aasasantay Koonfurta Korea Waxanan Ku Bartaa Hargeisa Wax Badana Wnka Faa'iday Alxamdulilah
Kun darbo oo uu qof kugu dhufto waxaa kahalis badan 1 darbo oo kugu dhufto brucelee; Waxo kle atoorayaal ah oo kucaanbaxay donnie yen tony jaa jackei jan marital artist iyo kuwa kle aan aqoon
Sawirada aad soo qaaday ee Donnie Yen(ip man ) waa maga uu filka ku mataalaayo waxa uu dhashay July 27, 1963 Tariikhda aad ka sheekeeneeyso asiga maaha Waxaad ma sheekeeneysaa yap man oo dhashay 1 October 1893 Ip man qosada ayuu matalaayay ee asiga maaha mahadsanid
Sxp adan Qoka Janeska {Chanese}- ka ah ee barta xirfada dagaalka waxa la yidhahda wuxuu bartay Karate, halka Ereyga Kong fu loo isticmaalo qofka Wadanka {china} ka barta dagaalka, Qofka {korea} ka barta dagaalka waxa la yidhahdaa {Teakwondo}, waxana ugu qaalisan Kongfu isagoo wata {WEAK POINTS ATTACK} oo loo soo gaabsado {W.P.T}
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
ﷺ
استاذ ايب مان و بروس لي wlhi yaraantaydi ayaan daawan jiray 2011
ip man 4 ba shalay dhamestay wana u bahna inan ip man wax bdn ka ogado mrkan clipkan arkay waxn is dhahay ma maskaxdada ayay ka war hayan channelkan u got new subscriber 🙌🔥
Kkkkkkkk adan sahan sxb wlhi waa yabay ninki ad filimadisa jecla ayaa so gudbisay sxb wlhi aqonyahankena aya tahayn
Sxb ma fahmin ninka uu ka sheekeynayo wllkena
Aan ku fahamsiyo ip man ma ahan sawirka kuu muuqda ninkaas waa nin actor ah magacisa waxa la dhaha dana yen wuxuna masalaya filmaan laga sameeyey ip man , ip man na waa nin legend martial arts ah dhanla kungu fu iyo wing shu so sidaa u fahan
Ip man wuxu soo taba baray bruce lee
@@MohamedHassan-tv1xf ubsulutely 👌
Ragga dagaalada jecel unbaa fahmaya wll
IP man asigoo filin eh aa daawade.
15 nin ayuu dhulka dhigi karaa walibo asigoo hal nin eh.
Lafaha sida loo jajabiyo wuu aqaana.
Halkii darbaaxsho uu kuugu dhufto ilkaha iyo gowsaha aa kaa daadanaayo.
Asigoo hub isticmaalin 20 nin wuu iska celin karaa.
Waa nin ad adag walibo karti leh.
Waxaa umaleynaa waqtigan ardey badan oo karate barato in uu macalin u yahay.
sxp 2/12/1972 ayuu dhintay isagoo 72 jir ah waxaana dilay Cancer
@@abdifatahshiine9130 maya bro waxaa ka wade kan hada nool.
@@suldaanabdullahi4407 nio kee hada ahna beentaada , been ayaad maakaxdada Ka dhaadhiciseye , war aniga afarta qeyb waan daawadey ee uu actor Ka caanka Ku ah filimaanta martial arts Ka ee la dhaho magaciiaa { DONNIE YEN }, balse filinka afartiisa qeyb wuxuu Ku dhigaya magaca (IP MAN) .
Balse IP man waa nin waa hore dhintey
@@jaallemoha9724 waa sidaa sheegte .
Waa ogahay ip man in uu waa hore dhintay.
Mark maxaa kale aa rabte inaa iga daa diciso?
Ma wexee kula tahay inaa kala aqoonin.
@@suldaanabdullahi4407 waayayhe maxa ula jeeday( Kan hada nool ) ma IP man ayaa nool xiligaan mise actorka Donnie yen magacaas IP man filmka Ku dhigayo ayad umaleysey inuu yahay IP man Ka dhabta ah .
#Sahanka #xogaha
Janalkaan ugu jeclahay janalada somalida ❤ horay u soco zxp #aadanow
Aadam sahan❤🙌 ip man filimkan afartisa qayboodpa wan daawaday
Inshaa allaah Noogu xigsii taariikhda bruce lee adoo mahadsan.
ciyaartaa inaan heer ka gaadho ayaan doonayaa Insha allah ( Kung fu)
Anba sidooo kle zxp qali
@@Ahmed-li4bw Insha Allah Ilaahay haynoo rumeeyo
hhhhhhhh
@@MJZACK_ maxaad ku qosli nio somaalidu waxba isuma ogala Waa wax jira Ip man Lee labadaa nin waad la.dhacsan tahay oo amaanaysaa iyagoo cadaan gaalo ah anagii baad nagu qosli yaab aamuskaa kuu dhaama qofka mar hadaadan wax ku biirinayn waar nio somaalidu shisheeye jeclaa oo ukala dheerayn jeclaa yaabay yaabay anigu
@@abshirjaamac4416 wax neefa tahye diintada barasho kaga bahan iyo inaad dadka gaarsisid anaga dhaqan galo iyo dagaal dagal hanalaso donanine hadan kugu qoslayna maskaxdadu intay tahay ban la yaabay 😅🤣🤣🤣🙏
Wow ninkan wax yar ka hor fiirsanyy ka wrn💪💯
Sxb inoo soobadi taariikhda ninkaa iyo qaab dagaalkiisa mahadsanid
Wallhi hada ayaan dawanayey film laga sameyey layaab 👍👍👑👑💯✅
Plze wllkey io wllshey igu caawi SUBSCRIBE
Macalin aadan aad ban kuu salamay🖤✋🏿👏🏿
Maanta waad inoo flimaysay mujaahid allah haku dhawro🥰
Thanks Sahanka-Xogaha. Sheekadan waxan ka daawadey film uu jilayo jet lee , inkastoo aanan magacii fllm-ka aanan xasuusan iminka.
IP man nin kasbadey quluubta dadka chena
Adan Sahan
adan dhuubnida maad necebtahay keep going
Ustadh Aadan waxan jeclaan lahaa in aad noo so gudbiso buugaag aad akhrisay walau kana qoraal.
Shukran.
Cilmiga allh haku barakeeyo wll
Team SahaNka XogaHa Salan sare🖐
Masaha'allah 💪♥️💪♥️💪♥️
Plze wllkey io wllshey igu caawi SUBSCRIBE
Masha allaH wll alla Hakaa Abaal Mariyo Xogahaas Qiimaha BadaN😍
#CODSI ⤵️⤵️⤵️
Introda update kusamee ustaad
Mudo badan ayaan arkenay si xisaha ay oga dhumin
Haa madaxu iga galay introgu
Sahanka xogaha
Wan ku xidhanahay mar walba
Bro Hore u soco
Isha AllaaH
Ip man legend wyy 🔥🔥
Ustaad Walee Aqoontadu Ciyaar Maha Maantana Waad Ka Hadashay Ip Man
IP Man Afartiisa Qayboodpa Wan Daawadey Balse Aniga Waxan Bartay Ciyaarta Taekwondo Ee Kasoo Aasasantay Koonfurta Korea Waxanan Ku Bartaa Hargeisa Wax Badana Wnka Faa'iday Alxamdulilah
Aqoon fcn ayaan uleeyy ciyarta teakwando aniguba waaanbartaa hargyza ayaana ku barty mudo 3yrs ah machaa alh hda meel fcn ayaan ka gaadhy🥋🥋🥋🥋🥋✌️✌️
Hargaysa ka xagee Baa lagu bartaan
@@axmedaamin.9612 Idaacada Agteeda Wllo
@@dragonwarrior4047 waa imisana wll
@@dragonwarrior4047 may siinkartaa what is apka Number wllo
Mzha allh Alleh ha ku sharfo wll
Xirfad yeeelo xogbaaad keeenine
Mahadsanid
M.allah ustaad
Waad mahdsntay wllo😍🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍🥰🤗
Masha allh horay usoco aadanoow 💪💪
Aadan khadar ALi Haku barakeeyo zhp🤲🇮🇹😁
Bruce Lee na video nooga soo samee wll waxa uu dhintay asiga oo 33 jir ah dunidana magac uga tagay
Film kii Ip man 1 ilaa 4 ayaad sheeko nooga dhigtee.😁😂
Sxp soo badi barnaamijkan oo kale
Legend Aadan
Plze wllkey io wllshey igu caawi SUBSCRIBE
wLaHi fiLm Laga MataLaY DaawadaY sheekadaas isLa IP Man Ayaa MataLaya AdeN sahan Ma HubO iNaad fLimkaa Nooga SheekanaYso iyO iNay Run taHaY☝️
Mansha Alaah mahadsanid wll Aadan aleh hakusharfo
❤💜❤💜❤💜 mahadsanid wll
IP man best actor 2020
Thanks bro fadlanka soohadal Bruce lee silamida ip man insha allaah khayr shukran
Ip man ninkii askariga ahaa dhagaha ayuu katumay sawmahaa
Aadan
Mahadsanid macalin
Plze wllkey io wllshey igu caawi SUBSCRIBE
Keep going my best brother adan
Barnamijyo fcn so gudbin jirtay
Manta filimki ip man oo live noga shekaynaysa
mawduuc ka soo diyaari mustaqbalka saxaafadda tvyada
Ma Allah
Plze wllkey io wllshey igu caawi SUBSCRIBE
Thanks ustaad
Maansha alah mahadsnaid wll sahanka xogaha
Sxp you tuber kaa wacan majiro
mahadsanid wll adam
WLL Adam nin fican bad tahay LKN talo na SII hadaan dhalinta nahay waxaan jira 15 waxaan arka umadaydii oo dhiban oo kahala dagaal tamay dhankasta wll talo nala wadaag waxan jeclahay umadayda inaan wax utaro
Sxp halmar kahadal barashada computer mahadsanid
Plze wllkey io wllshey igu caawi SUBSCRIBE
Man sha Allah ALLE HA KU SIYADIYO
thanks teacher
Keep going adaan sahan
Kun darbo oo uu qof kugu dhufto waxaa kahalis badan 1 darbo oo kugu dhufto brucelee; Waxo kle atoorayaal ah oo kucaanbaxay donnie yen tony jaa jackei jan marital artist iyo kuwa kle aan aqoon
Bruce lee waa aktarkii ugu horeeyay ee aan daawado walina waa aktarka aan taageero kamana xiiso jabo daawashada aflamtiisa iyo taariikhdiisa labadaba.
Wd ku mahadsanthy walaalkey sida hufan ee aad taariikhda IP Man noogu soo diyaarisay
Mahadsanid sxp
Thanks wll Aadan
Pro keep going .....for alah's sake.
Sawirada aad soo qaaday ee Donnie Yen(ip man ) waa maga uu filka ku mataalaayo waxa uu dhashay July 27, 1963
Tariikhda aad ka sheekeeneeyso asiga maaha
Waxaad ma sheekeeneysaa yap man oo dhashay 1 October 1893
Ip man qosada ayuu matalaayay ee asiga maaha mahadsanid
Sxp adan Qoka Janeska {Chanese}- ka ah ee barta xirfada dagaalka waxa la yidhahda wuxuu bartay Karate, halka Ereyga Kong fu loo isticmaalo qofka Wadanka {china} ka barta dagaalka, Qofka {korea} ka barta dagaalka waxa la yidhahdaa {Teakwondo}, waxana ugu qaalisan Kongfu isagoo wata {WEAK POINTS ATTACK} oo loo soo gaabsado {W.P.T}
Keep going zhp Aadan khadar
Plze wllkey io wllshey igu caawi SUBSCRIBE
Ninkan muqalkan inyar kahor ayaan dawanayey waa active si fcn ayuuna uyaqaan xirfadaaa
WLL KA SOO HADAL SIDA LOO BARTO LUUQDA CARABIGA🙏🙏🙏🙏😥
Allh ninkaan waan tageeraa filimaanta laga sameyay waana jeclahay ciyaartan kunfuuga meel aan ka barto ayaan waayay somalidu mataqaan ciyaartan
Way taqana waxanay ku tala Hargaisa
Flim aan dawanay we IP man was qiso sax miyaa Ustaad ado mhdsan
#Ipman waa macalinkii macalimiinta dagaalka
Ninka Ip man walhi dhawr jer ayan dawadey
Masha allah
Wcs mahadsanid sxb
Asc magacu somali ahan waa ib man englisch na wa sa'un o uqoranta ip man ee maha eyib man od ugu dhawaqaysid ip man
Wadmahad 'santahay
Asc waad mahadsantahy sxb barmaamushyadaada sxb.
Donny jen laftiisa xataa kasoo hadaltaariikhdiisa
War maanta ana ugu horeya liketa yaan layla dhaafin dhalinyaro
Plze wllkey io wllshey igu caawi SUBSCRIBE
Keep going zxpqali
Hore u soco walal
waa nin layaab leh
Keep going pro
Soomaliya hadi ciyartan lagu baran lahaa wey fiicnan lahayd nolosheyda inan barto waan jeclaa i.a wanan ka rumeyn dooonaa
WLL NUMBERKAAN WAC WAA LAGU BARAYAA
#252615442718 #252613356225
✊✊😍😍
Asc wll Aadan adoo mahad San soo badi
Sxb nin mucjiso ah ayaa tahay barnaamijyada waa kuwo xiiso badan
Bruce Lee noga waran wll qali
Aadan sahanow waad soo daadisee soo kala rubuc rubucee
Sxp AADAN waan ku haya ( Caqli ahaan..!! )
🤔
Filiman ayaa laga sameyay ninkan qisadisa
Maansha Allah
Ip man 💕💋❤🤩
Ip man nin adag waaye😄😄😄😄
Brusli ninka la yidhahdo tarikh nololed kisa nala wadaag
Macalin adna Khdr
Axmed gurey tariikhdisa ka soo waran
Plze wllkey io wllshey igu caawi SUBSCRIBE
أعطانا الله القوة
Asc sxb qisada aad tawineeso waa yip man. maaha ip man, waana macalinka
bruce lee
ruclips.net/video/2TpQcAnfNbU/видео.html
Abwaan gariyaa idhi " dagaalku maaha xoog lkn waa tab iyo xeelad".
Aac wll adan sahan waxaad kasoo hadashaa mxaa ka jira in fanaanka HARRIS J oo muslimka aha uu ku biiray Kooxda ALLUMINATI-GA
hadaad 1.25X ku dhagaysanayso like
Soo badi wall qisoo yinka noo can ah