Sirta codka gudahaaga | Qofka aadan arag ee noloshaada kula maamula!
HTML-код
- Опубликовано: 4 фев 2025
- Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
www.aadansahan.com
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RUclips: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
9- Hadhkii Madoobaa.
10- Dhagrtii Weyneyd.
11- Qiraallada Mucaashaqiinta.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- الإسلام بين الشرق والغرب
4- بروتوكولات حكماء الصهيون
5- الشيطان يحكم
6- إسرائيل البداية والنهاية
Ruux tabin iyo talaabooyin dheer dadka kale
Kanaalka xogsamo aad buu kuu salaamaayaa maclin adam
Adan sahan wali maan arkin isago eray English ah ku hadlaya
Waa wadani dhab ah oo luuqadiisa si qoto dheer u bartay dadkana wax ugu sheega ❤❤❤
Sida warsama bade lama soo istaago maybe maybe 😂😂😂 commentgan warsame ku mishin gareya
Niyow aadanow sahan pordcast cadii noso hor fadhiiso lkn chanalkaa sidaan cml wax nogu so gudbi ugaas thank u
Adan sahan ....soo wad bugag ta aad soo tur jumey sid ale ajir ha ka siiyeeee❤❤❤❤❤
Aadbad umahad santahay ustaad muuqaaladaa faaidada leh ee waaqica kusalaysan alle haku xafido
in badan ban Sugayay inad So celiso baramijyadenii Thank you 🤴👑
Wan ku salaamay saxip
Adan sahan guulayso saaxiib sare
Sahanka bulshada waaye channels
Ustaad adanow ❤
Aadanow , ustaad buugaagta aad turjumayso maa noo soo dedejisid
4:03 shukran wll Aadan sahan mowducwalbo ubahanehe wadkasohadhashaa 😂 cajaib islamarka xaladaa kusuganehe cajiiiib😮
Wllo anaa saas ah kii kan ka horaan la yabay saa kanaa arkay yaab😂😂
suhariyiin yeyihiin Mr aadam sahan wana kusalamaya
مشاء الله استاد ءادم❤❤
Adan khadar ali since 2019 wxn school iyo university midna ku dhigan ban ku dhigta chanelka aad ban kaga mahd celinya wxty maclinka umda somaliyeed ❤🫡
Ninka qudha ee aan hadaladiisa sida xadiiska u dhagaysto abti noolow intay nololi jirto😊
Aadan Sahan great 👍 at all
Runti waxad kujirta dadka qiimaha kul3h social media alle hku barakeyo wll adan ❤
AllaaHa Ku BarakeeyoH Wll Aadan SaHan ❤
Alle hakuunaxariisto wll aadan aakhiro iyo aduunba
Amiin allah haxifdiyo wllo
Philosopher mukafir ah ba tahay sxb mashalah sxb dhalinta yaryar waciyigaan way ubaahinyihiin wlahay channels ka somalida oo nacaan ah waa yaryihiin
Yaa salama saxiib adan khadar 🙏
Sahanka 🎉🎉❤
Ustaad,aniga kan aan is haysano waa mid laclaca,hbnkasta arin ayuu soo bandhigaa subixiina wxuu dhahaa,xalay goaanka md ku dheraane cwa si fiican u gorfee,hbn kasta wacaynkaas
Mahadsanid wll Adan
aadan sahan mahadsanid zhp walhi inan ka dhaliyaro ahaan aan wax badan ka faa idono ayaad tahay
والشمس تجري لمستقر لها ذالك تقدير العزيز الحكيم
Mahadasanidi inaseero guulyso
Ilahaya dabiigaga iyo kii walidakab ha dhafo. 🎉
Macalinkygi ❤
Aad baad u mahadsantahay sxp aadan sahan
Great❤
Mahadsanid wllo guuleyso
Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯
hadda ayaad kusoo laabatay wadadii aan jeclaa aadanow cilmigaan noosodaa nagadaaye somali land i.w.m. camaradana hasoo gor fadhiisan ee muuqalada mujinaya waxa aad ka hadleyso noso dhig like this 😂😂
THANKS MY TEACHER ❤❤❤
Shaqsi ahantaadaada wantageeraa
Critical inner voice
Aya layidha
Haa 90-kaba waliba wax aad fulay ah baa igu dhex nool aniga 😢
Of course 😮
Aad buu casharku igu socdaa ustaad
Ku sali nebigeena❤
Soo badi wllo❤
Dhawaqa gudaheeena ka jira marar badan baaan ku badbaaadnaaa
Mahadsanid aadan Walal.
Scholarship Türkiye Buzlari Walal kasoo hadal January buu furmaya.
Muuqaal loo baahnaa weeye ustaad
maxaa ku helay awoowe 🎉
𝐌.𝐚 ❤❤❤
Zxpkay aadan sahan illhay dartii Baan kuu jeclhay xaqiiqduu ka hadlaa
Codka gudahayga yeedha hada ayaan fahmay
Mahadsanid ❤
Scw scw scw ❤❤❤❤❤
Codkaas aniga waxaa kumagacaabaa damiir
Aadanow bugagii miyaanad soo bandhigayn
Adanow arimahii
Shirqoolada dunida
Mad kasoo hadshid
Aad baad ugu mahadsan tahay libaax🤚🏻.
Viva libaax aadan Viva grazian💀
Azc aadan khadar cali roble ❤💯
Sh.adan codkas kisa wanaga kugu baqaya wa (الالھام) kisa sharta kugu baqayana wa waswaaska shaydanka, nafta iyo Hawada.
Indhaha qalbigaa ka eegmo fogoo waaxany arkin buu ogaada
Cabdi malow
Lkn maxaan waxkuu sheegaa waxbakajawaabi mayside
Wcs
MA OGATAHY AADANOW XOOLAHA HADDI CAQLIGA KUGU JIRA ADI HALMAR LA SIIN LAHA MA UMALEYNAYSA IN XOOLA DHAQATADU AY SII HAYSAN LAHAYEEN XOOLAHOODA WXAN KA HADLAYO MA AHAN XOOLO IYO XOOLODHAQATO
Aniguba imika coment soo qor baan ugu dambayn waxaan goaansaday inaanan muuqaalkan wax faalo ah ka bixin
❤
War nio markad videoga diyaarisid valume ka ama codka dheereey si fiican looma maqlo
Chim prodox miyay ahyd, sawirki saaka mad ila haysataa zxp.
Waxay noqotaba muhiimada ka qaado walaal mahad sanid
Waxaan u adeeg sadaa badanaa kuwii kugu jiray maxay ku leeyihiin kuwan lee kawadaa 😂
😂😂😂
❤