DEG DEG: Abiy Oo Hada U Jiheystay Dekada Eriteria | Itoobiya Oo Hal Arin Isaga Dhaftay Badii Somalia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 8

  • @shirmakefarah1419
    @shirmakefarah1419 19 дней назад +1

    Maxaa kaagalay tirada kunool itoobiya ilaasho dhulkaaga

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 19 дней назад +1

    Hadey xataa kun malyan maxaa naga galey hadey baahan yihiin Africa oo dhan baa iska baahan

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 19 дней назад

    Ereteriya maaha sida soonaalida dad wadankooda iibsha oo itoobiya u ogol in ay cagaha soo dhigto

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 19 дней назад

    Waxa jiray heshiis dhexmaray etopia and eritrea xiligii xuriyada la siinayey in dekeda casab ee ertira loo sameeyey corridor u agolaanay in ay isticmaasho

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 19 дней назад

    ABİYA axmed barwaaqo oosiinin allaah ayay raadinee abiya waa waalanyahay icuna soomalya Hanolato 🇸🇴✌️💙 itoobiya abiya tirada itoobiyanka dadka cabsii ayuu isleeyahay doqon yaaka cabsanaa itoobiya dagaalka badni iyo yaran maaha waa yaa dagaal yaqaaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️

  • @JamaalCumar-ct7ud
    @JamaalCumar-ct7ud 19 дней назад

    Itoobiy beenbaad kasheegtaan irdeeda waa 100 milyankaliya

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 19 дней назад

    Been bern been waxa ugu fudud badda soomaalida ertria marnaba uma suuroobayso inay qabsato

    • @qabyoninweyn88
      @qabyoninweyn88 19 дней назад

      Somalia igu soo orod ma ahan. Dhulkeda we difaacan