DEG DEG Aden Farah Oo Ujawaabay Demeke Mukonan Kuna Dhawaaqay Go,aan Geesinimo Leh+Sababta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 28

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 3 года назад +1

    GOOD JOB GUYS.. ALIFLE IYO ILKACASE

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 3 года назад

    Nin kaas Aden farax ma aqaan laakiin waa Soomaali geesiya. Warka cad warran waa ka kululyahay

  • @anabbile7556
    @anabbile7556 3 года назад

    Ma sha Allah wan hambalyeynaya mudane Adam farah mowqifka u ka qaatey axmarka sida ba'an u hadlay.

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 года назад +1

    Asc hal suaalaban qabaa wax xumaan ah maujeedo laakin raga somaliyeed ee dowladaha dariska ah kujiro ma wado aadam iyo faarax macalinbaa Allah madleh

  • @MuhammadAhmad-uq4hl
    @MuhammadAhmad-uq4hl 3 года назад +1

    war nimayahow shacabka oromada iyo shacabka somalidu Aawey xage jogaan mise wali wayhurdaan war hurdada kakaca waad maqleysaan Axmmaradu waxay kuhadlayaan wallahi bari mid tankadaran Ayaad aekidotaan

  • @wacdimedia9050
    @wacdimedia9050 3 года назад

    Aadan maharanayo wuxuu la.aamosay hada kahor hadana hadalkan waa hadal fiican

  • @ekb3848
    @ekb3848 3 года назад

    aaadan faarax hadalka kaso yeedhay wan so dhowaynayaa

  • @heydaralii9635
    @heydaralii9635 3 года назад +2

    Soomaalida dhulkooda ayaa laguxasuuqa amhaaradana gobol gumuz aay leedahay ayaa hub loogagaargaara!!!!!!!!!!

  • @siidalimohamed9198
    @siidalimohamed9198 3 года назад +1

    Horta maxaa loo bedelay magicii hore ee SHINIILE?
    Markii uu gudoomiye ka ahaa Masuul kasoo jeeda Mooyaale CAFAR ma nuuxsan karin Tolow hada yaa joogo?
    Cagjar & Farmaajo waa 2 Lagu khasaaray.....

  • @bushraahassencade7067
    @bushraahassencade7067 3 года назад

    Aaden faarax kama soo jeedo gobolka siti ee wuxuu ka soo jeedaa deegaanka soomaalida ama qawmiyada soomaalida

  • @sakisalax3699
    @sakisalax3699 3 года назад +1

    Somalia damiir maleh maxaa guumeystaha ethiopian qashin uraya

  • @muniiraiidahmed4747
    @muniiraiidahmed4747 3 года назад

    XABASHIDU WAXAY ISU ARAGTA INAY MULKIILE KA TAHAY ITOOBIYA OROMO IYO SOMALIANA
    DAD UMA ARKAAN

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 года назад

    HADAAN IDIN DAWAN KARAA BALSE NINKA MOORYANKA AH EE TAGERA MADOOBE IYO JANAN KANA HADLA BURBURKA MUQDISHO IYO HAWIYE DAGALA IYO CAYDA FARMAJO TUUGAS WAA ILMO CABDI ILEY

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 3 года назад +1

    Qaniinyo Qaniinyaa Kaa Fujisa. Canfar,Amxaaro Iyo Cid Kasta Oo Iskudeyda Inay Dhul Soomaaliyeed Boobto Waa Inay Dhintaan Kuli. Midnimo Ayaa Xoog Ah,Midnimo Ayaa Sharaf Ah ,Midnimo Ayaa Horumar Lagu Gaadhaa.

    • @minetoumina5830
      @minetoumina5830 3 года назад +1

      Hush marti ba TAHAY

    • @gutalehashi8860
      @gutalehashi8860 3 года назад

      @@minetoumina5830 Soomaali ayaan ahay arimaha Soomaaliyeed na cidna marti uga noqonmaayo inaan ka hadlo. Malaa Amxaar ayaad tahay adiguye.

  • @geeljire395
    @geeljire395 3 года назад

    War aadan faarax miyuu soo noolaaday??
    Aadam faarax maanta malaha dhiig ayuu yeeshay.
    Aadan faarax waxaan ka sugaynaa in uu arinkaa ka dhabeeyo oo uu gobalka siti booqdaa oo uu dadkaa hubeeyaa.

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 3 года назад +1

    Hadalkaas waa hadal qaawan

  • @maxamedismaaciil7756
    @maxamedismaaciil7756 3 года назад

    Waxaad ka warantaa raysalwasaarhii etopia

  • @mohamedsiyad8457
    @mohamedsiyad8457 3 года назад

    Wasax adaam farax halagu tagero halkasi geeesi

  • @m.6813
    @m.6813 3 года назад

    Maanta. Maalin ka hadal wangsanyahy ma arkin

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 3 года назад

    GOBALKA DOOLO
    DEGMADA BOOK TUULO HOOSTAGTA
    GODORWAAHIS OO BESHA LEELKASE
    KHILAFWAYN ISKU HORFADHIYAAN
    ARIN KHILAFWAYN DHALISAY OO DHAMAAN SHACABKA LEELKASE KASOO HORJEDEEDAAN HALKAS
    OO CIDANKA LIYUUGU. WALI AYSAN GAARIN. BESHA LEELKASE OO HADAAN ARINKA KHILAFKA KEENAY LAJOOJIN COLOOD DHEER BESHA DHEXDEDA KA ABUURAYSA.
    WAR XAQIIQA FADLAN GAARSIIYA
    MADAXWYNHA MUSTAFA MAXAMED CUMAR INSHALAAH

  • @mukhtarmahdi6495
    @mukhtarmahdi6495 3 года назад

    Sawka xiniinyo iska baadhay ninkii

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial5219 3 года назад

    Walalaheyga qaliga ah subscribe igu cawiye hada nabigana jaceshahina 1kg gaari rabaha 30 biis iga dhimana I garsiya walalaheyga qalbiga

  • @abdinaasirmahamed5735
    @abdinaasirmahamed5735 3 года назад +1

    waxina marunba