Caasimada Oromada | Adama Nazret

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 791

  • @fardawsamuumin4663
    @fardawsamuumin4663 Год назад +8

    waxa moda dal yurubta kuyala sey wilashasi muqalada iyo nabada ugu bashalayaan masha allh alle oromada ha usiyadiyo nabada iyo dalkoda

  • @jadidtube1
    @jadidtube1 Год назад +67

    I'm Ethiopia oromo I love Somalia tanks for brother I love you ❤❤

    • @ethiopia9011
      @ethiopia9011 Год назад +2

      Somails and Oromo people are One nation that is Ethiopia

    • @hibohassan8059
      @hibohassan8059 Год назад

      Jadiid as dhufte 😂😂😂obbolysa ko heddu isin jaaladha sin kabajaasi ❤❤🎉nobel naaf dhungadhu

    • @ONEOROMIATUBE
      @ONEOROMIATUBE Год назад

      ❤️❤️ love you brother baga soo Aragte Legend

    • @collector3334
      @collector3334 Год назад +2

      @@ethiopia9011 I think you’re dreaming 🤫😂

    • @cqanimohamedali6382
      @cqanimohamedali6382 Год назад +2

      Not somalia that somaliland

  • @yousephahmeth5461
    @yousephahmeth5461 Год назад +127

    Qeys never disappointes 🥰

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Год назад +48

    Hantida dhabta ah waa caafimaadka ee ma ahan lacagta iyo dahabka. 🙏😇

    • @Libaan10118
      @Libaan10118 Год назад +1

      Rabi haku caafiyo

    • @A...A09888
      @A...A09888 Год назад

      Lacag io dahabka weeye hantidu
      Caafimaadku hanti maaha ee waa nimco ilaahay kusiiyay
      Nin xikmad bdn ha iska dhigine

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 Год назад +19

    Masha Allah. Waa meel. Gurux badan. Viva oromo brothers we love you

  • @abdiazizmohamed3374
    @abdiazizmohamed3374 Год назад +16

    I use to live 22 years ago it is nice city at that time everything was cheap food rent. A lot of memories are there for me.

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 Год назад +3

    casimada oromada adama mahan ee wa finfinnee addis abba abba weyan pro

  • @suldanabdulqadircilmi6746
    @suldanabdulqadircilmi6746 Год назад +37

    The legend is back♥️🙏

  • @yurubdheemanraqiyomahamed1110
    @yurubdheemanraqiyomahamed1110 Год назад +10

    Msh alh meshaan wax badan ban magaceeda maqlay sad no gaysay waa ku mahadsanthy bwe cafimd iyo farxad waarta kurajaynayaa cibadadana badso ilhy xirirfican lalahow insh alh ❤️❤️❤️😍😍😍

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Год назад +19

    Wow this is beautiful Capital city Oromia keep going qays Qayser brother 🥰❤️🥰

    • @FootballNews-yo6zz
      @FootballNews-yo6zz Год назад +3

      The capital city of Oromia is Addis Ababa 😂

    • @Abdiqanisaleban8154
      @Abdiqanisaleban8154 Год назад

      @@FootballNews-yo6zz Capital city is Tikrey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abduqadirbashir
      @abduqadirbashir Год назад +1

      @@yvng4697 free oromo and west somalia thts wht we know

  • @ahmedyasin24
    @ahmedyasin24 Год назад +7

    Sannadkii 2017 ayaan iigu horaysay, wa magaalo shidan. Waxan xasuusta gadhigii aan wadanay ayey ciladi ku timid, markaasa laygu idhi haku hadlin af- somali yaanu ninka mechanic ga ahi lacag badan inaga qaadine 😅😅.

  • @elaminzahmed6004
    @elaminzahmed6004 Год назад +37

    Qays never disappoints 🤩💥

  • @wadani2724
    @wadani2724 Год назад +5

    Waa video wanaagsan, Ogoow magacaa Nazreth ma jecla in loogu yeero Magaalada Dadka Oromada ee iska leh Magaaladaan.
    Adama is the Name and only.

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Год назад +6

    Wow naasreet waa magaalo shidan soomaali badan baa aamin oromadu inay yihiin dad faqiir ah oo cooshado dagan

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 Год назад +10

    “Xab xab saqajaan noqday” qays is too funny wallahi uu naga qoslisiinayaa laakin this video is very qurux mashallah ❤️❤️

  • @ShatterTheSilence11
    @ShatterTheSilence11 Год назад +44

    I enjoy watching your videos bro, greetings from Germany, Mühldorf am Inn.
    You are doing good job showing the world Africa and places hardly visited, especially your videos about your journey in and around Somalia, beautiful undiscovered places, but also have history, while enjoying yourself and experiencing the world around you, stay focused and true representing Somalia and the world, you Also have great friends who push you to your limits, loyal friends and humble. One love🙏🏼

    • @abdoa7191
      @abdoa7191 Год назад

      You idiot don't try to exploit and display your dirty game? He is from Somaliland not from failed Somalia.

    • @ShatterTheSilence11
      @ShatterTheSilence11 Год назад

      @@abdoa7191 you are a real donkey, who knows nothing about his surroundings, you haven't left your small village, which clearly indicates your lack of understanding of the horn of Africa, but you have the nerve to call someone what you think of yourself, an idiot, go out and walk in the land and learn more about life, I am just congratulating the man for what you can't do but he does it way better than you, showing us undiscovered areas, but you sit there with politics of the 90s, move on, old man.

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 7 месяцев назад

      Do you understànd the somali language bro 😂😂

  • @zainhamsa9499
    @zainhamsa9499 Год назад +12

    Masha Allah Vlog Qurux badan ayaad soo duubtay Mr Qays, Runtii Intaad Magaalada dhex socotay cid si xun kuso eegaysa ama ku midab Takoraysa ma jirto, Marka Inagana dadka Oromadii markay wadankeena iyo Caasimadena imadan inaynu Ixtiraamno oo aynu si fiican ula dhaqano yay Istaahilan... Keep up the good work sxb

    • @ONEOROMIATUBE
      @ONEOROMIATUBE Год назад +2

      Maasha Allah Wll qalbi nadiif Ayaad Tahy
      Lkn Ana Waa oromo Balse muqaalkan Aan imika Soo daawade waa muqaal Ajiiba Hore U soco Bro
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🧡❤️‍🔥💞🧡💗❤💕💘❤❤️‍🩹👍👍👍👍👍

  • @Hooda36
    @Hooda36 Год назад +15

    Salaanti gobtaa Qays qeyser wllo happy new year Masha'Allaah oromada wadankodu waaba nice country 👍hore usocda brother's my Allah bless you ❤️🤲 ❤️🌹🌺

  • @karaama9
    @karaama9 Год назад +18

    Sanad cusub iyo socdaal cusub M.a
    🥰
    Next: diri dhaba insha allah

    • @suhaybmuse4354
      @suhaybmuse4354 Год назад

      qays qaysarow soo badi video wadan oo kale prother

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 Год назад +11

    Waligeey ma maqal magaaladaan waa sababta aan ugu xidhanahay qeys🙌🙏

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 Год назад +23

    Muuqaalka xaqiisa siiya guys 👦 ❤

  • @khalidshaanihayd
    @khalidshaanihayd Год назад +8

    Legen bro nimankaa oramadu waa dad wanaagsan gabi ahaan ethopia soomaalida waxaan leeyahay hooy oromada meelkastoo aad ku aragtaan soo dhaweeya

  • @daoudsaad5632
    @daoudsaad5632 Год назад +3

    Bro Qays Qayers strong mem Keep going brother from DJIBOUTI 💪💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤

  • @zhako4275
    @zhako4275 Год назад +22

    Amazing place ☺️

  • @Herzithoughts
    @Herzithoughts Год назад +10

    The legend one of a kind❤

  • @ahmedsharif367
    @ahmedsharif367 Год назад +2

    Dadka dhulkooda sidaa uegyahy baynu yasnaa ka wrn !
    Wlhi aduunka waan ka hadhnay

  • @Sportspot3
    @Sportspot3 Год назад +12

    I have been there 2012 it was amazing wlhi❤

  • @abdinour36
    @abdinour36 Год назад +1

    Casimada oromia ma ahan adama ama nasiret
    Wa adis Ababa ama finfinee 6 sano kahar ayay oromo casimadooda ku celiyeen adis oo 2005 laga soo raray

  • @ibizawavey8630
    @ibizawavey8630 Год назад +14

    Peace and prosperity. Some people enjoy people, some people like war and trauma. Laillah illallah muhammad rasullah lah. Look at the difference.

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Год назад +13

    It's a beautiful city.

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 Год назад

      1993 ayaan deganaan jiray lkn ma badneyn intaanu joogay waa meel wanaagsan berigaas qoysas aan badneyn oo soomaali ah ayaa deganaa

  • @abdilahiabdi9141
    @abdilahiabdi9141 Год назад +2

    Mashallah zxp qays malaa wadamada aduunka meelkuu dhiman majirto malaa shb

  • @Gilaawe
    @Gilaawe Год назад +1

    Wan Tagay WllHi Anigoo Waliba Tahriib 2017 kii ma iloowo Aadbay u qurux badantay Nazirt 🥺🥺❤️

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 Год назад +4

    Hargaysa ayay ka qurux badantahay cajiib saasaan oromada yasnaa

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Год назад +28

    Khalid ck never disappoint😂😂😂😂😂😂

  • @abdulazizsani1350
    @abdulazizsani1350 Год назад +1

    Walalke madama magalada oromiya no imade sodawow bankuleyax we oromo our somali brothers ♥️

  • @mikesolomon7935
    @mikesolomon7935 Год назад +1

    The gangsters run in adama is Somalians how to show you the real ghetto this is crossing the street you went to the mountain here five generation of love Somalian live in adama

  • @destakumera9449
    @destakumera9449 Год назад +13

    You may correct as the second capital city of Oromia, the capital city of Oromia is Finfinne (AA)

  • @amengamer4163
    @amengamer4163 Год назад +4

    Nazred 2016 Ku Nolan jiray ❤️

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 Год назад

      walaaal dadkeedu ma dad fiican baa soomali dagan ma jirtaa

    • @amengamer4163
      @amengamer4163 Год назад +1

      @@mrsocotraisland1939 Ha Somali way dagan tahay Wana meel jawi dagan ✌️

  • @qopheeentertainment9545
    @qopheeentertainment9545 Год назад +6

    Naazireet maahaa. Adaama dheh! Shukran🥰

    • @dagnnashoonline
      @dagnnashoonline Год назад

      So isgu mid ma ahan

    • @abdaazhasaaan2540
      @abdaazhasaaan2540 Год назад

      @@dagnnashoonline nazareth guumaystaha amxaarada ayaa bixiyay marka oromadu ma ogola ee adama ayay ogooyihiin

    • @abdikaafiahmed9003
      @abdikaafiahmed9003 Год назад

      Somali ya ku baray waryee

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal Год назад

      @@abdikaafiahmed9003 haduu bartay maxaa dhib ah oo ku jira?
      Jaahilnimada iskadaa nio
      Luuqada soomaaliga International baan kaa dhigaynaa nio

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 Год назад +18

    የሚገርም አመሰግናለሁ ወንድም

  • @obsaadan1782
    @obsaadan1782 Год назад +1

    Sxp wiligey man tagin casimadeyda ee sxp burco ayaan ku dhashey ee vidoga noso badii lajan lajan dhaley 😍😍😍💯💯💯💯😍😍😍

  • @Oneofakind49
    @Oneofakind49 Год назад +6

    stunning city mashallah

  • @Thereallygoat22
    @Thereallygoat22 Год назад +6

    The legend come pack

  • @taamirhashi5978
    @taamirhashi5978 Год назад

    Kuwo badan o Somalia o magalo qurux badan dhul qurux badan an ku Nolayn hadana dadka yasa mnta wx badan bay arki donan
    King qays 👏👏

  • @iamoromonotethiopia3095
    @iamoromonotethiopia3095 Год назад +1

    Oromiya is always beautiful 😍 & Bless

  • @mrsojan-di9gw
    @mrsojan-di9gw 3 месяца назад

    i am from bangladesh🇧🇩 i love ethopia🇪🇹

  • @dayibibrahim2024
    @dayibibrahim2024 Год назад +3

    Ayaan daro waxa inoogu filan soomaaliyrey in umada ina dawarsata caasimadoodii ay sidaa u dhisteen inaguna muran qabiil uun synu kujirno

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 Год назад +1

    Waa magalo ka qurux badan muqdisho magala madaxda dalkeena ee qaraxa iyo xasuuqa iyo gumaysiga Alshabaab daashaday

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Год назад +16

    رائع جدا 👏👏👏👏

  • @cabdiwahabcarabcalidirie3932
    @cabdiwahabcarabcalidirie3932 Год назад +3

    Mansha allah, dad wadankooda dhistay❤️👏

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +8

    Legend welcome back ❤

  • @zainabdirie3880
    @zainabdirie3880 Год назад +5

    Man sha Allaah ❤️Edo So Proud of You 👏

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 месяцев назад

    Qeys qeysar the one and only legend

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Год назад +8

    I went through that city in 1992 as a 12 year old . I took a truck from Hargaysa to Diri Dhaba and a train from Diri dhaba to Nazret and end up going through Mooyale to Kenya. 😂😂😂😂

    • @naturalbeauty1388
      @naturalbeauty1388 Год назад

      43 old

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul Год назад

      @@naturalbeauty1388 Yes a father of four kids but i am from East Africa i look like 28.😏😏😏😏

    • @xamdashugri2810
      @xamdashugri2810 Год назад +2

      @@naturalbeauty1388 somali iyo age mxakala haysta comentiga wxn uso galay qof u xisabiyay inan arko😄

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Год назад

      @@xamdashugri2810 ma araktay wixi uukahadlayey iyo safarki uu intas magalo kuso maray waxba kamu weydin balse xisabti dada ayu hore isaga dhufsaday bal yaa udirsaday🤣

    • @xamdashugri2810
      @xamdashugri2810 Год назад

      @@hamdaismail6155 wlhi dadkn wa yaab wxnku idhi imika qof hadad ku tira hebel ano intaso sano jira ayn hayay qofkasi wuxu radinaya intu qofkasi jiro siu intad jirto u ogado😂

  • @najmanajj645
    @najmanajj645 Год назад +2

    Qays qaysar wa ninkyga janda inshalah

    • @Kowtharkiin
      @Kowtharkiin Год назад

      Naa kadaa anaa niyaystee🤣🤣🤣

  • @deeqsihiezahmedinagolos5779
    @deeqsihiezahmedinagolos5779 Год назад

    My brothers Oromo we love you adama Naseret is city of oromo

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Год назад +2

    Woow mashaallah the is bon vidéo bro city OROMIYA OK 👌

  • @zeythomer
    @zeythomer Год назад +9

    waxaad socotaba ma oromad ugasheY 😂🖐️

  • @tusaale8945
    @tusaale8945 Год назад +5

    MY FAVORITE RUclips KEEP UP BROTHER 🙏

  • @MR_Rashiid
    @MR_Rashiid Год назад +3

    Itusiya inaan dad leeyahay 😢❤

  • @mrblackmann4796
    @mrblackmann4796 9 месяцев назад

    aad baan yga helay, mar baan tegi inshaa allaah, Mahadsanid Qeysar

  • @ayaanaxmedaadan5064
    @ayaanaxmedaadan5064 Год назад +1

    Masha Allah nasiret nolal fican ayaan kusoqatay waa meel aad uwanagsan

  • @ayanleahmed5128
    @ayanleahmed5128 Год назад +1

    man shallah wlhi waa farxad qaysqaysar waan kugu faana

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 Год назад +1

    Qays qaysar best somali RUclipsr.
    Muuqal cajiiba ayaad nala wadaagtay lkn waxan ku odhanlahaa muuqalka markad duubto musicigada ay caan ku tahy meshasi muuqalka saar .

  • @aidaroussahirsi
    @aidaroussahirsi Год назад +1

    Qaysow inader marka aad magaaloyinka itoobiya tagayso dad si fiican luuqada u yaqaana kaxayso iyo magaaloyinka aad tagaysoba waayo contentka aad soo gudbinayso markaas ayuu ka sii xiiso badnaanayaa waa iga talo mahadsanid sida quruxda badan ee aad markasta noogu soo gudbiso dhulal kala duwan iyo dadyaw kala duwan

  • @AhmedAli-hk8em
    @AhmedAli-hk8em Год назад +8

    The legend ❤

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 2 месяца назад

    Wa qare iyo bocor katiitow 😊 from reer xamar ❤

  • @abwaandheeg9936
    @abwaandheeg9936 6 месяцев назад +1

    Ilahay nabada ha u siyaadiyo iyo ilbaxnimada.
    Bal eeg cid caayaysa ma le

  • @clrizaqdayipfarah213
    @clrizaqdayipfarah213 Год назад +4

    Casimada oramada maheee Apti zidan kuuu zuGaYnaY kuuu xiiizne ma Tik tok kUla macnataY 😂😂😂😂❤

  • @alimahamoud9669
    @alimahamoud9669 Год назад +1

    Q@ys Qeyser legend horey uu soco♥️ 🇩🇯

  • @nimomohammed426
    @nimomohammed426 Год назад +4

    Caasimada sidaas ah haday haystaan maxaa inagu soo itaxaamay waxa uff😩😠😮‍💨

  • @khalidabdilahi4018
    @khalidabdilahi4018 Год назад +1

    My favourite RUclipsr Qays Qaysar

  • @zayidzhucayb4630
    @zayidzhucayb4630 Год назад +1

    qaysow waxan kuLeYay HoRe usoco wadgadhi doonta Habigad Ledaya nin dadaL badana wad tahay masha Allah

  • @maxamuudsiciid6974
    @maxamuudsiciid6974 Год назад

    DALXIIS waxan awooda INAAN INDHAHA KA DALXIISO Waliba inaan inan bartan kugu la DALXIISO🙏🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @jimcalexasan
    @jimcalexasan Год назад +3

    Hargaisa imow ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💢💢💯💯💯

  • @owsanyofetite264
    @owsanyofetite264 Год назад +2

    Magaalada ayaan jooga ma.isarki Karna qesow

  • @mustafamuse-hz1jb
    @mustafamuse-hz1jb 4 месяца назад

    Caasimada Oromada wa ka qurxoon Tahay caasimada Somalida

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +2

    Two Legendary always legendary keeps goings qays qeyser go forwards another's levels 👍👍💯😆😋😋😎

  • @anwarsh.siciid4978
    @anwarsh.siciid4978 Год назад +1

    RUclipsrka gayiga soomaalida nakala baray qays qaysar❤🐐🙏

  • @Israelabyirdaw7
    @Israelabyirdaw7 11 месяцев назад

    It's harder not to find racists and negative peoples this day But you our somalia brother you are so positive that's good keep up the good job

  • @mohamedhussein9241
    @mohamedhussein9241 Год назад +3

    Omg. This is another level😮

  • @Zack12504
    @Zack12504 Год назад +3

    The next step in Turkey 🇹🇷 🙌
    Dawladii cusmaaniyiinta

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 Год назад +1

    Ilhoww ituss hargeisa oo looso dalxiis tagoo qurrux darteed🤲🥺🥰

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal Год назад +1

      Aamiin wll imikaba hargeisa waa qurux badan tahay

  • @mahamedabdi9097
    @mahamedabdi9097 Год назад

    maanshaa allaah muqaal qurux diisa dhan walba ka wata horay u soco wll Nin taageero wayn u haya ayaad tahaye

  • @apdihafidahmed
    @apdihafidahmed Год назад +5

    Abtio
    Horumar Facan Baan Ku Rajaynaya 😍♥️

  • @inaxaaji1935
    @inaxaaji1935 Год назад +5

    This where my dad died may ALLAH have mercy on his soul but we buried him in burco somaliland 😢😥

  • @hibohassan8059
    @hibohassan8059 Год назад +1

    Dubba ayya ladhaha oo cuntada lagu darsada ❤😊

  • @mohamedyacquub2973
    @mohamedyacquub2973 Год назад +6

    3:35 jaaskaa caadi mahan 🤣🤣🤣😅

  • @RealMadridfans115
    @RealMadridfans115 Год назад +2

    Qays qaysar LEGEND WALAAAHI

  • @hodanahmed6769
    @hodanahmed6769 Год назад +4

    Dhulkaygii hooyo♥️🌳

  • @jaraadama4572
    @jaraadama4572 Год назад +2

    Correction !! This is Not Nazeret, This is Adama
    This is not capital
    Capital of oromia is Finfine/Addis Ababa

  • @amiinriyaad4528
    @amiinriyaad4528 Год назад

    The one only legand aad baan ku salamay
    Shp aad ayaan ku tageeraa kaama degaanka somalida iyo casimadii 5ta somaliyed ee jigjiga ahyd

  • @nimcomohamed4612
    @nimcomohamed4612 Год назад +7

    Ala hadaan orom danbe lacag siiyo from somaliland 😂😂😂😂😂😂😂

  • @apdirahmn
    @apdirahmn Год назад

    Khaalid cabdikariin waa ku salamay zxp waa qare yare

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад

    Hadal afka kasoo baxo waxaa uwngsan saliga nabiga
    😰❤🌹Hadad aragto magaca Nebigena muhammed scw scw Like saar

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Год назад +1

    Qays is king of somali youtuber 💎

  • @soomaalinimo1
    @soomaalinimo1 Год назад +1

    magaalada Nazret ama Adama, horay waxaa la oran jiray Haadaama. Taariikhda waxaa la sheegaa in ay magaalo soomaaliyeed ahayd oo qabiilo soomaaliyeed ay dagi jireen xilligii AXMED GURAY (qarnigii 15aad iyo wixii ka horeeyay)☹. dadka soomaaliyeed ayaa ka qaxay magaaladan kadib markii la jabiyay AXMED GURAY cadawgii xabashida iyo Portuagal oo isla socday😰😞. wixii jabkaa ka dambeeyay oromada ayaa soo dagtay magaalada soomaalida gacanteediina sidaas bay uga baxday. taariikh murugo leh 😭😭😭

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 Год назад

    Meeshan bari aan tahriib ahaa ayaan xasuusta uu amateedku iga xumaa waa meel qrx bdn nasireet oo markan adis galneyna intan meel biyu udoontey ayuu baskii iga dhaqaaqey waniga daba cararey xasus😊

  • @user-vi6ic4zo9z
    @user-vi6ic4zo9z Год назад

    Waxa qurux badan muraayada khaalid ck❤ legends hore usocda❤

  • @yunishajjz
    @yunishajjz Год назад +1

    SSC haa nolatoo🇸🇴❤️🙌.